Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии • 100

  • @SicidOmer
    @SicidOmer 17 дней назад +5

    Mashaa Allah Somali Great come insha'Allah taacaala

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад +10

    CADOWGA CADOWGA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH ❌️😭❌️😭😭❌️😭❌️😭❌️😭❌️😭❌️😭❌️😭❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад +29

    GUUUUUL guuuuul Somalia 🇸🇴 CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA ISKA DIFAACA CADOWGA SOOOJIREEN KA EE AXMAARO ITOOBYA QUSHAAASH

    • @Amina-co2fd
      @Amina-co2fd 18 дней назад +2

      wax ciidan nsomali ladhaho majirto tuugada

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 18 дней назад +7

    Xasan would la heshiiyay kan noo sheegayow waxaa tahay isaaq ama majeerteen xasan waa idinka horeeyaa xurmadle xsm cadawgaada gudaha hajabo aamiin❤❤❤❤

    • @faizaosman6214
      @faizaosman6214 18 дней назад

      Kkkkkkk

    • @Fatima-vp5fm
      @Fatima-vp5fm 18 дней назад

      Isaaq iyo majeerteen dhulku filan oonabadeey joogane idinkeey idinku dameeyneeysaa hadhaaw hanoo soo qaxinini 😂

    • @SaidMohamedElmi-z9l
      @SaidMohamedElmi-z9l 17 дней назад

      ​​@@Fatima-vp5fm IDINKA JOOJIYA HESHIISYADA AAD LA GALEEYSAAN ETHIOPIA OOD UGA SOO HORJEESARAAN BIRMADE XASAN SHEEKH.
      SEE THEY DO THIS SHIT TO HAMPER AND DEVELOPMENY AY DOWLADDU DAMEEYNEE6SO.
      BULSHIT
      WE NEED A LEGISLATION TO GAURD OUR SOUVEREIGNTY.
      IN OTHER WORDS , HEADS MUST ROL ANYTIME AY CUNAWABATAYN SAMEEYAAN DOWLAD GOBOLADDA CUQDADAYSAN EE PUNTLAND AND SOMALILAND . IYO NOWADAYS JUBA LAND + SOMETIMES KOONFUR GLBD.
      FUCK IT.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад +5

    GUUUUUL GUUUUUUL IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 18 дней назад +3

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul ayan urajeyna

  • @252Somalia
    @252Somalia 18 дней назад +2

    Thanks falastin 🙏👍

  • @samir7657
    @samir7657 18 дней назад +4

    Qaraxa Turkiga ka dhacay wa laqdabadu nagula kacay anago aaminay.

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 18 дней назад +4

    Itobiya intabadeenii lasiiyey ayaa hadana laguraadinayaa haka ayadu imaanalaheyd soomaaliya ileen ayadaa danlehe wlhi sharafu dhimatey

  • @JamacMohammed-i3l
    @JamacMohammed-i3l 18 дней назад +3

    Guul iyo gobanimo Somali

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 18 дней назад +1

    👋 Weriye Iimaan.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дня назад +1

    CIIDAMADA MASAR, WA WALALAHEEN AAN LOOGA BAQANEYN IN AY BAD IYO BARRI MIDNA NAGA XOOGEYNIN, LAYAAB WEEYE WUXU MD. XASSAN SHEKH, DALKENNA U SOO GEINAYO ITOOBIYA OO AH CADOWGA SOMALIA.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 18 дней назад

    👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дня назад +1

    ITOBIYA DHULKENNA IN AY CAG SOO DHIGAAN DOONI MEYNO, SHACABKA AAD AYEY XASSAN SHEKH TALLABOYINKIISA XABASHI JECEYLKA UGA NAXSAN YIHIIN, BADDANA KA IIBINAYA, ORDOGAN OO AH SIYAASI DANEYSANAYA, AYA QARANKA SOMALIA HOG DHEER KU RIDAYA, DALKIINA SIYAASIN IYO RAG XASSAN DALKA KA QABTA MA JIRO.

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 18 дней назад

    Guulesta ciidan ka somaliya iyo dowlada somaliya

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 18 дней назад

    Xasan sheekh xaalkiisuwaa beerka jecliyaa xaydha jantayaa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад +2

    HANOOOLTO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 CADOWGA SOOOJIREEN KA EE AXMAARO ITOOBYA QUSHAAASH HADHACDO ITOOBIYA QUSHAAASH

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 18 дней назад +9

    Waxaas waa riwaayad Ethiopia 🇪🇹 iyo rer galbeed Xassan wuu lahi shiiyay ee yaan dadka la iskaga dhigin dad wax qabanayay waa inaan dalkeena ka difaacanaa gaalada iso soo baheysatay

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su 18 дней назад +1

    Turkiga iyo masar waxba Somalia
    Umaqabanayaan

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 18 дней назад

    👋 Weriye Ibraahim Hassan Garabey(Daandurey).

  • @CumardheereCumardheere
    @CumardheereCumardheere 18 дней назад

    Lifii afa oromo

  • @hirsi8905
    @hirsi8905 18 дней назад +2

    Allaahu akbar masar hadii ay cid wax u tarayso rafax ha u furto umada lagu xasuuqayo😮

  • @ابوامحمدبن
    @ابوامحمدبن 18 дней назад

    Allaha Tosiyo Somaliya

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 18 дней назад +1

    Siyaasad xumo wa tan oo kale.waxan la heshiinay masar iyo itoobiya wax is qabanaya maaha

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 18 дней назад +1

    I am from Awdal, Ethiopia waxay noo haysta inay siyada iyo maamulka soomaliya ay sitoosa ufaragallin nayso maalinkasta qaybi hadda hubsii haden baden ku qaddo , yaab ciidankii somaliya ayey laysa hadda ogaw waddankayaga ayjoogan Maha meshu Ethiopia waa somaliya kaga sii daran damac indha beelka ayey wadda taa waar cadawgan inalla jooga haddana leh nabad baan ka shaqeyn nayaa Maaha mid maqkuulla iney baxdo waa wax aan suura gal ahey dawladiina waxaa lagu qasbay iney samayso hadii kalle jubaland bana hayn iyo goobaha kalle ayjoogan , waar aan Sarno cadawgan soomalida iyadda iska heshiine waddan kulla jooga hadda badda raba Maha mid macqulla

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 18 дней назад

    Ordogan waanu Ku garanay .

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 18 дней назад +2

    cadawga kowaad ee soomaali waa Ethiopia Somalia go,aamo adag ayaa laga raba lama rabo inuu daciif noqdo xasan sheekh

  • @MacashAbdullah
    @MacashAbdullah 17 дней назад

    😢😢😢

  • @MaxamudCise
    @MaxamudCise 18 дней назад +1

    Jamhuriyada SOMALILAND Guul Somalia way kudaysay

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 18 дней назад +1

    Etiobiya ma aqoonsana wax la YIRAHDO dowlad soomaaliyeed

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    فورسه كبيرا للسومال لي مثروجودها تتحرار من الاستعمار الاتوبي

  • @AyaanXasan-s4y
    @AyaanXasan-s4y 18 дней назад

    Markan candi ayaan ujabanay wadankaaha halgugu dul Mamulo😮

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 дней назад

    Xasan go,aan ma leh abiyena balan ma leh sidaa darteed waa in laga Saaro itoobiyaanka iyo kenyanka dalka somalia Laguna bedelo masar iyo eritrea

  • @cabdishaafikhadar
    @cabdishaafikhadar 18 дней назад

    Asc

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 18 дней назад +1

    Waanku sodhawabeynaa hishiiska xaqa iyo xaqiqda oo umada udhaxeyo qas wadayasha waanu naqan waa axmad madowe

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 18 дней назад

    Weey weeraren Ethiopia wa cadowga 1aad Somalia 🇸🇴

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 3 дня назад

    Wararkiiaduundugu

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 18 дней назад +1

    Turkida alaha u siyadiyo qaraxyada iyo dhul gariiryo waweyn

  • @Ramadaan1977
    @Ramadaan1977 18 дней назад +1

    Ordugan ey ey dhale 😡

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su 18 дней назад

    Balan yahuud balan malaha amxaro wa yahuudi afrika

  • @ibraahimahmed9130
    @ibraahimahmed9130 18 дней назад

    VOA waxaa loogu talagalay dad ka aan wax qorin wax na akharin saas ula socda 😂😂😂😂

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 18 дней назад

    Wxba jiraan wx masar kasoo yeedhay waa ay dharaar ciyey undee

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 18 дней назад

    Hassan shaik aya heshiis la aha Ethiopia waa in xilka lagaqaado

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 18 дней назад

    Itoobia waxaa raba dadka ay lajoogaan magaalooyinkooda xasan iyo kooxda xaraash qaran na lagama rabo

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 18 дней назад +1

    Ethiopian waa cadowga Somali hala cayriyo cadowga cidamada sharafta leh la diriiray xasraanta uf ayga iyo dabadhilif waa isku mid fuligu shaydaan shar ah

  • @husseinnoorhillow
    @husseinnoorhillow 18 дней назад

    Arintaa in itoobiya ay weerartay xarumaha dowlada soomaliya EE doolow anagana Sagan doolow

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 18 дней назад

    Aqas waar doqmoyohow run hakamoodina run iyagaakafanberya

  • @bitihanduule2080
    @bitihanduule2080 18 дней назад

    Hal abuurka dhalinyarada waxa caqaladaynayaa in laga xado hal abuurkooda ku socota ciiday khusayso

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 18 дней назад

    Masarta aad sheegaysid iyadu ha is ilaaliso yuhuudu ku soo duulayso ayey iska qaban lahayed

  • @mustafecalu
    @mustafecalu 5 дней назад

    f🎉😮❤

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 18 дней назад

    Apportez ce que vous considérez comme la vérité. J'ai dit que si la Somalie est arabe, pourquoi sa langue maternelle ne peut-elle pas être l'arabe ?

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    وجود. مصر في السومال. تتحرار السومال من اتوببه مو اكد الدفاع المشتريك

  • @cabdiqanimohamed2008
    @cabdiqanimohamed2008 18 дней назад +1

    Waalaga yabaa in ey sax tahay warka itoobiya,sababtoo cbb oo kale waye kuwa qas wada yaasha ah oo farmaajo daba u dhaqo

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 18 дней назад +1

    Walee. Ogaadeen. Iyo abgaal. Meeshay wadankan. Marinayaan. Waxaan ka baqayaa. Inay gumayte gacanta ka geliyaan labadaba. Waa. Dad lagumaystayoo. Iinbay leeyihiin. Iintiina. Way. Muuqataa. Labaduba. Gumaystayaashay. U dhega nugulyihiine. Abgaal. Mar haday. Ninkan wadanka. Ka. Qaban waayeen. Runtaanu. U sheegaynaa.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад

    CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH WAAAN INAY ISKA DIFAACA SHACABKA SOOMALIYEED CADOWGEEENAAAA SOOOJIREEN KA EE AXMAARO ITOOBYA

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 18 дней назад

    Ninkii sujuudayay inuu maantana wafdi ninka la muufaysta ee ay isku reer ka yihiin u dirsaday itoobiya xasan gurguurte isagu inta uu rabay waxay ahayd xaqul qalin intaas waa la siiyay laakiin umada soomaaliyeed haddii ay wax fahmi waydo itoobiya oo guuraysa ayaa nin walba aqalkiisa soo hor fadhiisan doonta.

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 14 дней назад

    Ethopia laga yelimayo waxa ay rabto madaxda somalidu wey fahmeen cadawada ethopia

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 18 дней назад

    War waxaan cali balcad horkacaayo aqoonyano somaaliyeed halagaqeeyb galiyo Bada cas yaanlageeynin Ethiopia Indian Ocean

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 18 дней назад

    SoomaliyaWaameel cidkasta usooshaqatagayso xasan sheikh waamasiibo kale oo soomaliya loosodiray

  • @mahatadan84
    @mahatadan84 18 дней назад

    Xasan halacaawiyo si data umada somaliiyeed.dadka danaha shishiye inay fuliyaan ugujira siyaasada dalka.HaKAFARIiSTAN SIYAASADA PLEASE

  • @mohamedabdinur75
    @mohamedabdinur75 18 дней назад

    For Iqra and the many likes Somali youths who are graduates
    We cannot all be Engineers, we cannot all be Doctors, We cannot all be teachers. Yes there is a high unemployment rate in Somalia but look at the case of Iqra, a graduate in Community nursing, she is in business, after she accumulates some savings she might opt to do private practice(Cisbital private) the graduate engineers can open a consultancy construction firm, etc. The government should stop importing employers while Somali Youths are graduating in thousands and not being absorbed!
    Dowlada Somalia wa in ay Dhalinyarada gacan qabata!

  • @QaalidmualimAbdalla
    @QaalidmualimAbdalla 18 дней назад

    Ethiopia waxee ciidankeedu kadagaalameen kudaha dalka Somali ayagoo kuxadgudbay
    Xerka milateriga

  • @bossman1024
    @bossman1024 18 дней назад

    Walal xagay jogta dowlad somaliyed waayo inuu gobolo erratically yidhahdo somali ayan
    Madaxwayne u ahay reerkoda miya kaligii dowlad noqon labada wafti Hal reer kaliya weeye

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 18 дней назад

    Waxaan siannan la koobi karrin ugga xumahay maamul xummida Belled Weyne .
    Ka bixidda Mareykanka waayo ARGIGIXIDA ay sheegayaan iyaga ABUUREY siay ucurya miyaan dowlladdaha diiddan siyasidooda waana gummeysi dadbban oo ay donayaan inay kalla dhantalaan oo inaguba ay nagu sameyeen. M/sanidiin.

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 18 дней назад

    GURGUURTE OO QOF KA ARADAN DHINACA SIYAASADA AYAA WEFTI U DIRAY ETHOPIA TAASOO CEEB KALE AH WAAYO WEFTIGI INUU MUQDISHO YIMADO OO LAGA SOO DIRO ADDIS ABABA AYAA AHAYD AJANDAHA MEESHA YAALA EE MAAHA ADIGA OO MARTI LAGUU YAHAY INAY KABAHA U QAADO DADKII MARTIDA KUU AHAA TAASINA WAXAY CADAY U TAHAY ARAGTI XUMADA IYO SIYAASADA LOWGA AH EE GURGUURTE IYO KOOXDIISA AAN AQOONTA LAHAY😥❌

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 18 дней назад

    Xasan sheikh madifaacikaro meel kabaxsan dhulka Hawiye masuuliyadna kama saarna dhulka kuwii deganaa xabashida kusoo hogaaminayaan,runta hadii aan lasheegin been laguma faaiido ,Daarood &isaaq ethiopia iyagaa raba ,hawiye inta uu defo hadifaacdo ciidamada lageeynayo Gedo &kulbiyow yuusan kujirin nin aan dadka dega aheyn waayo dhabarka ayey katooganayaan.

    • @AhmedHasan-q1g
      @AhmedHasan-q1g 18 дней назад

      Rental ayaad sheegtay balse beenta xamqr taalla ayaa ah in xasan lagu sheego madaxweeynaha soomaaliya oo dhan. Xasan sheikh maxamuud waa inuu qirtaa inuu madaxweeyne u yahay beeshiisa Hiraab iyo dhulka Hiraab oo keliya. Intaa ha caddeeyo.😅😅😅😅

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 18 дней назад

    Hanaga baxdo Ethiopia waa cadaw waayo dalkeena ayuu nagu layn nayaa baxdheh

  • @IbraahimCabdisahal
    @IbraahimCabdisahal 18 дней назад

    Waxan qirayaa inaytahay run ar dada jamacadaha kabaxa in any shaku helin aqoon toda sidaa dar tee qabii ka ayaa kasareya aqonta

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 18 дней назад

    Hassan culusow. xaarkiisa ayuu fandhaal uqaatay . mana rabo inuu is dhiibo bisada waa ka indho adag yahay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 18 дней назад

    Xasan dhiiqo fulayoow ethiopia waa u jeeddaa waxeey sameeyneeyso maxaad u aamusantahay alla ha ku dulleeyo. Waad na dulleeysay ethiopia injireey aya maaro nalooga la,ayahay adaana u sabab ah.

  • @rermagalcashaq5570
    @rermagalcashaq5570 18 дней назад

    Heshiiis hanogu shegin ee fadlan si somali nimo nogu so wari warka kolayba Mel american ayad nagala so hadlaysabe

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 18 дней назад

    Hanaga baxdo ethiopia,
    Hanaga baxdo ethiopia hadii dalkeena loo rabo nabad

  • @DeeqaIbrahim-t6q
    @DeeqaIbrahim-t6q 16 дней назад

    No

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 3 дня назад

    HiSACADCACABDI

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 18 дней назад

    War been ma aha askarta ethiopia oo calankooda garabka kaga dheganyahay. Ayaa dagaallamayay sideey ku inkiri karaan.

  • @AhmedHasan-q1g
    @AhmedHasan-q1g 18 дней назад

    Mooryaan-land waxay noqdeen naag dhillo ah oo fattaalad ah

  • @abshirhussein7987
    @abshirhussein7987 18 дней назад

    Why why why who needs why why why ilaah Xasan sheikh ka qabo umada somaliyed meel xun ilaah ha geeyo tuug dal iyo dada dhacay maant baddi bu Ethiopia ku barayay why why somali Ethiopia u adeen ma iyaga badda raba why sidan o dhan somali lagu ceebenay

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 15 дней назад

    😂😂😂 VOA. SOM. IYO BBC SOM WALAAHI WA JAAJUUS. LOGU TALAGALAY IN EYSAN DAGIN. SOMALIYA HURDADA KA TOOSA. CADAWGA OO DHAN WA IN AN FAHANA.
    SOMALI GUUL GUUL GUUL

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 15 дней назад +1

    😂😂😂 VOA. SOM. IYO BBC SOM WALAAHI WA JAAJUUS. LOGU TALAGALAY IN EYSAN DAGIN. SOMALIYA HURDADA KA TOOSA. CADAWGA OO DHAN WA IN AN FAHANA.
    SOMALI GUUL GUUL GUUL

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 15 дней назад +1

    😂😂😂 VOA. SOM. IYO BBC SOM WALAAHI WA JAAJUUS. LOGU TALAGALAY IN EYSAN DAGIN. SOMALIYA HURDADA KA TOOSA. CADAWGA OO DHAN WA IN AN FAHANA.
    SOMALI GUUL GUUL GUUL

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 15 дней назад +1

    😂😂😂 VOA. SOM. IYO BBC SOM WALAAHI WA JAAJUUS. LOGU TALAGALAY IN EYSAN DAGIN. SOMALIYA HURDADA KA TOOSA. CADAWGA OO DHAN WA IN AN FAHANA.
    SOMALI GUUL GUUL GUUL