XASAN SHIIKH WAXAA HUBAAL AH IN CAAWA KAAMARA QARSOON LAGA DUUBAY OO SIDII LA DOONO LAGA YEELAY. BERRI WUXUU NUGU SOO NOQON DOONAA ISAGOO WAJI KALE LA IMAAN DOONO. SHIIKH SHARIF AYAA HADA KA HOR KAAMARO LAGA DUUBAY WAA GARKII XIIRAY OO DIINTII MEEL ISKA DHIGAY OO ILAA MAANTA QEYLADA JOOJIN WAAYEY.
Somalia Dawlad Ma Leh. Nin jirjole ah ba xukuma. Alla kuwan ha dhafiyo dalka. Side ba hal qoys wadan u xukumi karan. Somali wa huruda iyago hurday god dheer ku dhacaysa
HBN- awel aad baan u dhaliili jiray waayo dadka ay waraystaan waxay difaacaan dawladda Federalka oo gacan shisheeye ku jirta. HBN- hadda ka dib fursad badan ha siiso Amb. Diinaari✌️
XASSAN XABASHI, DALKA HA LAGA GAARO INTA UUSAN SAXIIXIN, XASSAN XABASHI , RAGGA SOMALIYEED WA IN AY XILKA KA QAADAN XABIS DHIGAAN, INTA UUSAN DALKA IYO BADDA IIBSAN.
Somali inte siyasinta talada uhayan hormar lagaro ISKA dayee ina dhulkena laqabsado Ka baqaa shacab wax fahamayo ma jiro qabyalad ba ladagtay war aan gacmaha is qabsano somaliyay Ku wan aan is dhafsino madax isu shega ah laba wajila yasha ah
Good Q Mowlid, in somalia la aamino point maahan aniga waxaan u arkaa ethio_masar iyo Turkey in madaxa la isugu dhufanayo. Ethiopia wasiirka gaashandhiga iyo taliye ha sirdoonka soo xamar ma begin? Muxuu amb dinneri la ooyaya waa mar xassan meesha ii banney lkn xaqiiqda gobolada ka jirta waa wada ognahay. I dont like addis aadisteeda iyo deked ganacsi siin toona lkn waaqaca ma inkiri karo. Where are Egptian troops for a year or just talking? What eritrea can do if tomorrow war breaks out. Just defending by mouth, we saw that 2007 was just an office. Thanks for that😂Afeworke, egpt didn't say even a word.
@Shaamil-BasayevMUJAAFAQADA REER KOONFUREED AYUUN BAAD ISKU CADAYNAYSAAN!!!!. BADEENU BEEC MAAHA!!!!.ETHOIPIA WAA CADOW!!!!!.ETHOIPIA LA HADLI MAYNO ILAA AY MOU DA KA NOQOTO!!!!!.MUNAAFAQIIN, MUNAAFAQIIN DHASHAY!!!!!!.
Ninkan waxba ka garan maayo wuxu ka hadlayo, ethiopia way ka noqotay MoU da wayo waxay tidhi waxan aqoonsanahay midnimada somalia. Waxa iswaydiin mudan waxa qabiilada isku aragti kadhigay. Daarod o dhan wa isku af wana wada mucaarad.
Somaliya May Diidanay Dhul Iyo Bad Soomaaliyeed Oo Ay Itopia Qaadato. Laakiin Xaasidnimo Somaliland Bay Ka Ahayd. Waayo? Itopia Dhulka Somaliya Bay Joogtaa, Oo Cabdillahi Yusuf Baa Keenay Xabashida Muqdisho. Farmaajona Afar Badood Buu Siinayey, Xasan Sheekhna Bad Buu Siiyey.
Ku dal Ereteriya waxaynaga Rabaa 2 arrin Kow Cod U.N. inaa cunaqabateynta hubka laga qaado iyo . Bada cas inaan Ethiopia imaanin.. iyadoo og in haddii ay timaado baddacas ay casab weereridoonto
Masuul kasta oo qaran Somali ah hogaaminaya waa iska caadi in uu Ethiopia ka danbeeyo una fuliyo danaheeda, isla markaana uusan ka hor iman . Dhaman siyasiyiinta, waxgaradka & culimamada Somaliyeed sokuwa u soo kala baratama Ethiopia maxaa been la isugu shegaa , tan 🇪🇹 sacabkaa loo wada tumaa, xaqiiqada maa la isku sheego
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Maashaa allah danjire diinaari gadaashaada baan nahay hadalkaada waa codka shacabka soomaaliyeed waan kula qabnaa hadalkaada somalinimada ku saleysan noolaaw danjire diinaari.❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Ilaahayow umada ka qabo ku horgalayaalka ah iyo Xasan Aamiin
Masha Allah abashatoor wali baa tahey guuleyso wall ❤
Manshallah...ninkan waa nin ilaahay garasho iyo damiir fiican uu galiyay
Masha Allah Tnks brother Diinari real politician somali
Thanks dinaari
Maashaallha. Free. Somaliland. Go. Head. Guuuuuuuul. 2025
Safiirka si fiican buu u hadlay masha Allah
Asc mawliid iyo anbasadoorka waan inisalaamayaa❤❤❤❤❤❤❤❤
Heshiis kasta oo caalami ah waa in baarlamaanka iyi dadka soomaaliyeed ogolaadaan.
Diinaari Wuxuu Ka Mid Ahaa Horgaladii Itoobiya TFG Haddda Miyuu Itoobiya Necbaaday
Maalinba moowjad baa naloosaarayaa
Wallahi illaahay baa jooga
Xasan Tuug waxaa loo gelbiyey caawa Abii Ahmed Faraxumeyntii labaad aa caawa lagu sameynaa Xasan Ma xishoode
XASAN SHIIKH WAXAA HUBAAL AH IN CAAWA KAAMARA QARSOON LAGA DUUBAY OO SIDII LA DOONO LAGA YEELAY. BERRI WUXUU NUGU SOO NOQON DOONAA ISAGOO WAJI KALE LA IMAAN DOONO.
SHIIKH SHARIF AYAA HADA KA HOR KAAMARO LAGA DUUBAY WAA GARKII XIIRAY OO DIINTII MEEL ISKA DHIGAY OO ILAA MAANTA QEYLADA JOOJIN WAAYEY.
Walle Nurtu Uu Kadlay Odegani Masha Allah
Soomaaliland is not Somaaliya Somaaliland Maha Somaaliya waa laba dal oo kala madax banaan Soomaaliland guul guul guul
Safiirku halyeey somaaliyeed
Diinaari afha yeenkii ina Yuusuf weeydii ayagaa Ethiopia keenay hadana waa wadani Xasan Shiikh kuwii ka horeeyey wadadoodii ayoow maray
Somali waxaa Xukuma Siyaasiin maangaaba iyo iimaan laan hayasto iyo daniir laan hayastato iLaahay halabaryo inuu kuwan ka hor gaado waar aamiin aamiin aamiin
Mawliidoow Ama Qayliya Ama Waasha Soomaaliland daljira Weeye Badeedana Xorbay utahay
Mr.diinaari waa iloobay waqtigii cabdulahi yusuf in uu la shaqaynayay gabre oo dadkiisa xamar ku xasuuqaya maantana wadani ayuu iska dhigaa!.
Guul Somaliland.
oromo
Somalia Dawlad Ma Leh. Nin jirjole ah ba xukuma. Alla kuwan ha dhafiyo dalka.
Side ba hal qoys wadan u xukumi karan.
Somali wa huruda iyago hurday god dheer ku dhacaysa
Xasan sheekh ilaahay hainaga qabto
Horgali diinaari
CALANKA SOMALIA HADDI SAR KORKEDA LAGA TAAGAY, MAXAY SHEEGEYSA, CALANKEENNA DALKENNA IYO SAFAARADAHENA AYEEY BIRO DHAADHER LA KOR SURAY.
Calan meel la suray/sudhay muxuu qiimo leeyahay? Doglamaasiyadu waa dantaadu siday ku fulayso..
HBN- awel aad baan u dhaliili jiray waayo dadka ay waraystaan waxay difaacaan dawladda Federalka oo gacan shisheeye ku jirta.
HBN- hadda ka dib fursad badan ha siiso Amb. Diinaari✌️
Free. Somaliland
Nin gurigisa lagu ilaliyo ninmaha
XASSAN SHEKH WAA XASSAN XABASHI IYAGUUNA U SHAQEYA, BADDENA AYU KA IIBINAYA, WAR XASSAN XABASHI QARANKA HA LAGA GAARO INTA UUSAN DALKA CEEL KU RIDIN.
illahow noo sahal hogamiye diinta iyo dalka noo hogamiya Haleey wanagsan
Siyasada somalidu dan joogta ah iyo saxiib joogto ah na male lakiin musuq joogto ah ayey leedahay 🇸🇴
JAHA WAREER BAA JIRA DADKAAN DAD CAAFIMAAD QABA MA AHA
KEE SUGAYA TAAGEERO MUQDISHO AY KA WAAYEEN GARSOORE SALOOL IYO GARYAQAAN MAYKAL MARYAMA IYO HANTIILE CALI NUUR ?
Itoobiya waxay ogaatay in madaxda soomaalida meesha ay kadaciifsanyihiin ee ay ka hogaaminkaraan. Waa Nasiibdaro ku dhacday soomaaliya
dinaari wuxuu ahaa afhayeenkii markii cidamada ethopia mogdisho dadka ku xasuuqayeen ninkii dhihijiery walalheen gurmad iyo badbaado ayeey noo sameeyeen 50 ku oo qof ayeey ethopia mogdish ku dishey wuuna beeninjirey in mogdisho dhibkajiro maantana wakaas ethopia oo laga adkaaday dhankasta beenta iyo barabagaandada lafadhiya asaga ookale in lagu inqaabo denbigii uu umada mogdisho ka galay ayeey aheyd maxa xamar afku dhiigle jooga iyoiiman laawe aan lala xisaabtaben
Dawladnimo somalia ma rabo xasan shiikh maxud
XASSAN XABASHI, DALKA HA LAGA GAARO INTA UUSAN SAXIIXIN, XASSAN XABASHI , RAGGA SOMALIYEED WA IN AY XILKA KA QAADAN XABIS DHIGAAN, INTA UUSAN DALKA IYO BADDA IIBSAN.
Anagaa kudhalanay Ethiopia oo degen hadana layaaban xiligay Ethiopia ugu xumayd ee dhexdeeda iskhilaafsan oo dagaalo xadhkaha goostay ay ka socdaan miyuu madxwyne Xasan sheekh is hoosdhigay? yaabay walaahi ! Mafahmin ujeedkiisa kii aan Anaga SOMALI Galbeed aan kufaani lahayn xaguu Somalia kuwadaa Xasan sheekh ?
Aad iyo adad but u mahadsanyahaay Ambassatora wadaninimada ka muuqato
Shicibow Massan 🇪🇬 Yahooda 🇮🇱 & Reer galbeedka 🇺🇸🇬🇧🇪🇺 ayaa wata sida Turkida 🇹🇷 iyo Imaaraadka 🇦🇪 loo keensaday si ay Somaliya u khiyaamaan iyagoo Islaamnimo ku gambanaya walahi indhaha fura InshaAllah ilaahay khiyaamadooda dibaduu soo dhigi kulligooda Ethiopian ayay garab ku siinayaan in Dalka ay isku balaadhiso iyo Badaha wayna ku hungoobi walahi dhalibta xalaasha ah waa diyaar ha’soo wada galaan gudaha siiba Masaarida walahi bakhtigooda ayay ka’carari InshaAllah Ethiopiana jabka soo gaadhaa kumanaanka sano ayay ka’sheekayn inshaAllah iyo kuwa gadaal kataagan ee Islaamka neceb iyo Kabaqaadkooda Xalane laga’maamulo iyo Arsenalka ay maalgaliyaan kufaarta nacald rabbi haku’wada rido bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Xasan sheekh iyo kuwa maanta la shaqeeya waa baa ba,
Somali inte siyasinta talada uhayan hormar lagaro ISKA dayee ina dhulkena laqabsado Ka baqaa shacab wax fahamayo ma jiro qabyalad ba ladagtay war aan gacmaha is qabsano somaliyay Ku wan aan is dhafsino madax isu shega ah laba wajila yasha ah
Waa wariye Abashatoor ma ahan dhuxulow ayuu kamaseersanyahay
Mowliid somali noqo
Xasan munaafiq xaalkiisu waa, NEEF GOWRACAN GEEDO KAMA WAABTO.😂😂😂😂😂😂
Safiirka Diinaariga sida quruxda badan u hadlaya hadii aynu madaxweyne ka dhigano baritoole isagoo leh Ethiopia waa walaal uun baynu arki, Hassan sheekh intii aanu madaxweyne noqon sidaa safiirka iyo si kasii fican buu u hadlay
Somalia waxa u mihiima itoobiya waayo waa laba wadan oo isku xiga waxana waadaaga laakiin masar iyo eleteeriya Somalia wax faaiido u ah kagama xidhana jaarna maaha
Good Q Mowlid, in somalia la aamino point maahan aniga waxaan u arkaa ethio_masar iyo Turkey in madaxa la isugu dhufanayo. Ethiopia wasiirka gaashandhiga iyo taliye ha sirdoonka soo xamar ma begin? Muxuu amb dinneri la ooyaya waa mar xassan meesha ii banney lkn xaqiiqda gobolada ka jirta waa wada ognahay.
I dont like addis aadisteeda iyo deked ganacsi siin toona lkn waaqaca ma inkiri karo. Where are Egptian troops for a year or just talking? What eritrea can do if tomorrow war breaks out. Just defending by mouth, we saw that 2007 was just an office. Thanks for that😂Afeworke, egpt didn't say even a word.
Runtii cuqdad baan ka qaadnay embasadorks. Waana truly speaking
Somaaliya was kudaysay
Falastiin baa jano noqondoonta
Hadaan illah noogargaarin
Allow noo gargaar
Ethiopia maslaxadeed ayay usoo dhaweysey lkn somaliya maxaa dan ugu jirta,karaamadii wadanku dhulka ayuu yallaa waxana sababay xukuumadaa jilicsan.
Difaaca Xasan sheikh iska dhaaf
❤
Waana isweydiin leh dalka soomaaliya ayaa masuul ka ah
Gabadh miyaa mise waa nin
ilawsha dhawaa ma dhilaa
Madaxweyne SIISI isagaa ethiopia u saxiixay inay biyo xireenka dhisato.masar ethiopia challenge kulama jirto ee turkey ayey somalia kula tartamaysaa.
Abdiraxman dinaari runta ayuu ka hadlayaa iyo waaqica jira
Heshiishkii, MAU-da waxaa soo afjaray in ay Etiopien ay ogalaatay midnimada iyo wadajirka
Somalia .
MIFNIMADA.IYO WADAJIRKA MA ETHOIPIA AA HAYSA????.WAAD CAQLI XUNTHAY!!!!!.ETHOIPIA MA U MDLAYNAYSAA SOMSLIYA IN HAGAAGTO AYAA DANI UGU JIRTAA????.
Bye. Bye. Somalia. Freesomaliland
Inuu ooyo ayuu u dhawyahay ninkani lakiin ma oga wax dawlad layidhaa inaanay Somalia ka jirin
Waxuuba waxay uxsuull dubanyiin xinka iyo xasid nimada Somaliland allow dhoor Somaliland ayaanbadan cdadowgeedu badanyahay
Xasan waa ku dagdag😂 itoobiya
Soomaliya waxaa madax u ah madaxweyne ama waalan doqon ah, waxaase ka liita umada soomasliyeed ee afka uunkaga hadhay.
Golaha wasiirada iyo baarlaaankana miyaa la sixray?
Nio Ayaas ka hadlay saa xasan Guur Guure Fiqar badbaan idin sii ayaa Kala Saar cadowtinimadiina ayaa cad alaha naga kiin qabto soomaalln cadow Gerad alaha ja iyo soomaalln guul wey guul ayaan isba amaah cadow gee Dana wey Habi isga alaha alaha naga kiin qabto cadowga naGu soo duulay soomaalln guul allow jaNo cadawgeeda
Aad oo weyn mudane safiir
Somaliland bay ku khafiifeen hana cawriinina😮😮😮😮😮😮😮
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa gobol Somalia ka mid yahay diid ama yeel 😂😂😂😂😂
@Shaamil-Basayev In your dreams🤭🤭🤭🤭
@Shaamil-BasayevMUJAAFAQADA REER KOONFUREED AYUUN BAAD ISKU CADAYNAYSAAN!!!!.
BADEENU BEEC MAAHA!!!!.ETHOIPIA WAA CADOW!!!!!.ETHOIPIA LA HADLI MAYNO ILAA AY MOU DA KA NOQOTO!!!!!.MUNAAFAQIIN, MUNAAFAQIIN DHASHAY!!!!!!.
@ adiga riyooonayo ee riyada ka gac ee allah iinaa barido
@ adigane MUNAAFAQ iyo xoolo nar ku rid 🥩🥩🥩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Weligeed ethiopia mey tanasulin, somalia tanasusha tusaale 1988 horaanti dawladii maxed siyaad tanaasul u sameysey itoobiya
Shirkii baxardaad may25/1988 mingistu iyo maxed siyaad
Kolkaa midnimada gudaha dalka
Aa adkeysa qurxisana siyaasada
Dibada,
Madaxwayne xasan Sheikh waa madaxwayne dhiiran oo aan ka baqayn xilka uu udhaartay waxaana cadayn noogufilan wixii adisababa kasheegay sanad kahor markaas oo dowlad kastaa dib ujoogsatay markii uu dadka isbarayna maantay kusoo qatimay wanaagan iyo kabadana dulqaadkeeda ayaan leenahay ee dariiqa sharciga caalamiga ah soomara ilaah wixii wanaagsan oo aaqiro iyo aduun ah hakugu duwo illaahna haini xafido
Itoobiya waa cadow soo jireen ah mana doo nayno waxaa doo naynaa dhulka nooga maqan xasan sheekh magaran karaa midaas mise wuu hogan sidiisii come on
Xassan sheekh soomaaliya wuu gatay ee hadal wax tari maye halaga qabto
Anigu waxaan dhihilaaha haloo aroosiyo abay axmad sifiican haloogaraacee
Xagee sharci adduun ka shaqeeyaa?
ilaahoow Somaali Nasoo Kala gaadh hadaanu nahay somaliland Somaali Waa cadawga Koobaad ee aanu leenahay iyaga ka xun kun jeer itoobiya
Qaran somalia ladhahaa waxaa uu dhintay 37 sano ka hor waz qaran somalia hada la dhahaa ma jiro
Qaran somalia ladhahaa waxaa uu dhintay 37 sano ka hor waz qaran somalia hada la dhahaa ma jiro ninka midnight somaliya ku fakiraayo wllaahi billaahi inaanu waligeed arkahayn ninkastaaba siddur midnimo u sugaayo ayuu ku dhimanayaa sidaa
Ethiopia wa wadan burburay fashilmay hadana raba xooga ciidana in uu somalia ku baado
Waa nin iska heyraansan siyaasi caafimaad qabo ilahow nookeen
Be able khaayin shalay xiligii c/lahi yusaf waadicjita maintenance haye munaafaq
Ayaan daro Somalia Soo martay weeyaan xasan khaayin alwadan
Dawlad somaliya la dhaho majirto
xasan in ladilo weeye khaayinnn umadiisiii khiyaameeye duli allllle ku bad xasan waaa khaaaaayimmmmm xaaraaaaaami
Xasuuqii ethoipia ee xamar yaa masuulka ahaa daarood cabdilaahi yuusuf farmaajana futada ayuu
Abiy umaydhayay
Haa runtaa abasadoor
Waxaaba ayaan daro eheed in lala fadhiisto mar hadii eey ku soo xadgudubtay midnimada wada jirka Somalia kuwaani waa yuhuuda madow ee africa Etiopía waa cadawga Somalia in la saaro ciidamada ethopia waa Qatar weeyn xaga amniga iyo deganaashaha geeska África qof kuleh hadaan maanta awood uyeelan weeyno bari caruurteena baa oofin doonta ineey helaan Bada Somalia
Mdxweynaha ayaa doonaya iney itoobiya gacansiinin maamul goboleedyada ayna taageerto isaga markuu doorashadiisa isku caleemo saaro markale itoobiyana waxay doonto siiyo sida Kenya.
Dan jiraan ayaan ku raac sanahay asago ka caraayo Juba land iyo budlan in ow ka gooyo wa dantiisa ma mid soomalia u Dan ah
Ninkan waxa ka muuqata nacayb u uqabo hassan sheikh
Ninkan waxba ka garan maayo wuxu ka hadlayo, ethiopia way ka noqotay MoU da wayo waxay tidhi waxan aqoonsanahay midnimada somalia. Waxa iswaydiin mudan waxa qabiilada isku aragti kadhigay. Daarod o dhan wa isku af wana wada mucaarad.
Don't bring back this man to your show, he's spreading misinformation!!
DAN. DIINAARI WUU MAHAD SAN YAHAY, WAXUXU KAHADLAY, JAAH WAREERKA SIYAASADEED MW XASAN SHEEKH DHEXDA UGAJIRO, DAMACA ETHIOPIA IYO HALISTA WADDANKU DHEXDA UGAJIRO,. IYO HOGAANKA DADLKA OO XAALKIISI YOOYOOTAN UMUUQO, ISAGOO BALOONIGU HORTIISA YAALO.
Xasan gurguurte wuxuu itoobiya maanta u tegey dhamaystirka iibka bada soomaaliya
Hassan waa nin jilicsan, I don't understand why he let them to be Somali security still!!!
hasan sheekh halagu mudaharaado luuluuqa uu gelayo waan la soconaa hadaan nahay muwaadiniinta somaliyed
Somaliya May Diidanay Dhul Iyo Bad Soomaaliyeed Oo Ay Itopia Qaadato. Laakiin Xaasidnimo Somaliland Bay Ka Ahayd. Waayo? Itopia Dhulka Somaliya Bay Joogtaa, Oo Cabdillahi Yusuf Baa Keenay Xabashida Muqdisho. Farmaajona Afar Badood Buu Siinayey, Xasan Sheekhna Bad Buu Siiyey.
Kordad waa wada aqli siyaasada somaaliya waawejiyabadan,waxaan ognahay in casumaad loofidiyay somaaliya qilaafkiina shirkii turki ayaa leesagasoodhawaaday marka in madaxdeena la'aamino sihoosana loosaxo warka itoobiya iyo keeni horay uniri islatuur laakin dantaada dal iyo dadba inaad kafiirsato laakiin yeeynoqon weelka hadaanan anigu culeeyn waamarax waawaxa halkaan nadhigay.
Ku dal Ereteriya waxaynaga Rabaa 2 arrin
Kow Cod U.N. inaa cunaqabateynta hubka laga qaado iyo . Bada cas inaan Ethiopia imaanin.. iyadoo og in haddii ay timaado baddacas ay casab weereridoonto
Cabdilaahi yuusuf iyo farmajo ayaa somaliya hoosgeeyay ethoipia
Markaa muse bixi iyo xasan sheekh way ku qasbanaadeen in ay madaxa ku qaataan amxaaro
Masuul kasta oo qaran Somali ah hogaaminaya waa iska caadi in uu Ethiopia ka danbeeyo una fuliyo danaheeda, isla markaana uusan ka hor iman . Dhaman siyasiyiinta, waxgaradka & culimamada Somaliyeed sokuwa u soo kala baratama Ethiopia maxaa been la isugu shegaa , tan 🇪🇹 sacabkaa loo wada tumaa, xaqiiqada maa la isku sheego
Shalay ayey ciidankii bay xasuuqday waa layaab
Asc Xasan waa ninwalan waxana shegey Doctor culusow Xasan wuxu kuficnay inuu dumarka somaliyed inu ujawab
Aad oo weyn safiir
Wuu saxanyahay Ethiopia inay no imado xasan Sheekh wuu nacebey