DEG DEG Xasan Sh oo Masar u duulay, & Calanka Somalia oo Ruxay Itobiya, Heshiiska Somalia oo Dhinac

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2025

Комментарии • 58

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 13 дней назад +1

    Ethiopia 🇪🇹👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 14 дней назад +4

    Dagaal lacaan in ad guulesato ayaan ku rajeeneyna . Allah ku garab gelo

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 13 дней назад +2

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 13 дней назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 13 дней назад +1

    Dameerka Xasan Gurguurte ah waa in Soomaali iska qabato

  • @Ismaciil-w7m
    @Ismaciil-w7m 13 дней назад

    Jawaabtu waa maya

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 13 дней назад

    Meeshi ay ugu DHAMMAAN lahayd waaye weligiin hay warsanina hadaanay udhammayn ama hasumeeyeen ama ha mishimeen keliya inta uu ciilay soomaalida bes maaha waa suudaan ereteriya masar intaba Yemen calan maayo wuxuu boobay

  • @ShariifWarsame-mw1tp
    @ShariifWarsame-mw1tp 13 дней назад +1

    Haduusa tegina waxay oran.lahaayeen.muxuu.u.aadi.waayay.soomaali waa sunta.dalka iyo dalka

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 13 дней назад

    Muhiim Ayuu Ahaa Asagaakamasuula Wadanka

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 13 дней назад

    Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💙🇸🇴🇸🇴💙👌👍🏽

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 13 дней назад

    Xassan sheekh 😂😂Dalka ayuu iibiyey😂 sababtoo a Somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 13 дней назад

    XASAN WEJIGEE BUU ULA TEGI MASAR ?😂😂😂

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 13 дней назад

    war ninkaan miyuu waa lan yahay runtii caadi ma ahan ninkaa waa MENTAL HEALTH

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 дней назад

    Adeer.xasan.iyo.abii.way.is.ogyihion.wassiyaasad.xasan.inlasoodhaweeyo.somaslidaa.lagu.qaldayaa.somaliyay.ogaada.badii.wala.saxeexay..iibkeeda

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 13 дней назад

    Mucardka somalida wadan jacel kama aha e wa fordon kuwa u tagan waxa laraba mucaradka inay ka horyimadan emaradka somalida ma yaqanaan muwadinimada ma yaqaanen

  • @SahroHussenmahamud
    @SahroHussenmahamud 13 дней назад

    War somalidaan wax qor qoraya edeeb darana wamaxaay waxa eey qorayaan ganaha kasiiba madaxweeynaha wuxuush yahay wada xanuunsaan oo qabileesta yaasha ah

  • @Terza56
    @Terza56 13 дней назад

    Hassan Munaafaq Waa Lala Gedinaa Bahasha Siyaasada La Yiraa Sababta Hassan Baaaac Maba Ogo Danta Laga Leeyahay 😡😡😡😡😡

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 14 дней назад +1

    CLAHI YUSUF FARMAJO ITOBIA HOOS FADHIYEN LAKIIN DALXUREYE ALLAHA INOO DHAAFO

    • @mussejama311
      @mussejama311 14 дней назад

      Niikadii jigjiga maa dal xoreehaay!!??

  • @JAMAYUSUF-l4p
    @JAMAYUSUF-l4p 13 дней назад

    Waxwalba oo laga qoray maanta hasan birri wax kaloo oran! War wuu waashay

  • @mohamudyahya5409
    @mohamudyahya5409 14 дней назад

    Madaxweynuhu wuxuu ku beddeshay waa Qiimaha Qaadka in xoogaa laga dhimo.

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 13 дней назад

    Wuu sax san yahay M X sheikh in uu Sooo xiro Xiriirka Daba dhilifyada reer land iyo Ethopia

  • @aj1478
    @aj1478 13 дней назад

    Lacagta uu garguurte marwalbo diyaaradaha ku raacayo la isma weydiinayo miyaa waa yaabay anigee😂😂😂,

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 13 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 13 дней назад

    Ummada soomaaliyeed way illawday nabad iyo heshiis wixiila odhanjiray shir dhedooda ah iyo mid shisheeyaba iyaka waw shir qiyaano soomaali maxaa talo u noqonkara mooyaan

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 13 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa waxaad haysaa waa sheeko parallel aanay ciddina kaa dhegeysan karrin.

  • @tahliilj
    @tahliilj 13 дней назад +1

    Dalxoreeye wuxuu lasoobaxay siyaasad cusub oo waxtar leh guul guul guul doowladnimada soomaaliyeed

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 13 дней назад

    Naagahisana haa ogu daro hadu rabo .anaagu dumarka soomaaliyed hadan nahay rag malihin.mida kale maxad sheegayan nimanka soomaalidaw inaad hadashan maa idin banana uf.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 13 дней назад

    Soomaaliyeey xasan itoobiya dadbuuxa Ku caayaayay wuxuu isbidaayay wadani mida kale itoobiya iyo masar waxay geed dheer iyo geed gaaban u fuuleen danta dalalka wadanadooda iyo rabitaanka shacabkooda waxaanse idinka waydiiyay xasan ayax danteebuu wadaa mise waa Nin aan aqoon wadan wuxuu yahay oo iska tamash laynaaya oo laçag urursi Ku jira dal iyo dadna ogayn waxay yihiin ceeb iyo foolxumana layahay wax wanaagsan

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 13 дней назад

    Xasan waxu qaatay shekadi ismacil gele rufiyan iyo muse judan ee irir sample ama urur sample waxay ku andaconayan oromo ayan walal nahay ayago kacararaayo daarood lkn waxa balance ah daaroodka laga cararayo in aay difacayan dalka taaaka dhulkena kamid ah in lugta soosareynin urur samalow waxad ogatan ragi ingiriska kaxoreye aya jooga soosocda

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 13 дней назад

    Ninkan keligii ddlka ah yaa dalka ka qabta?

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 13 дней назад

    Ninka adis ayuu kadoolay isagoo waa hits u duulay!waa nin 100 years ka hireeya kuwa siyaadiyiinta isku sheegaya,hadii uu Aby ka amar qaadanayo sidi farmaajo Qaahira ma aadeen (farmaajo diyaarad masar oo Dawood waday ayuu u diiday iney xamar kadegto cabsi uu Aby kaqabo,Dadka ethiopia wakiilada u ah waligood xasan raali kaniqonmayaan )

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 13 дней назад

    Waar nacaskan kolba calanka soomaalia kolba meelooga taagayo yaa inaga qabta itoobiya danbayleeday xasan waamaxay dantuu uordayaa horaan uidhi ninkani wuusixranyay balufiirsada

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 дней назад

    😅سفره مثل السفرات الماضية ولا معني لها 😮ما عدي لانه يحب السفر 😮وضياع ما كان ينجزه في مكتبه بمقديشوا من عمل😂 وعدم استشارة نوابه وا لعمل لوحده يفشل جميع الاعمال الموضوعة علي المكتبية، وواضح انه ضاع كل شيء كان من المفروض انجازه في وقته😂

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 13 дней назад +1

    Asc maamo aduun lama arag nin madaxweyne dhahaya dalka iyobadaba paado laakiin maamulgobaleed idildil waxaan rabana iipapabo marka pofkaan farihiisa aan kala apoon wixii dalka udhiibay ayaa paladkaas leh aapiro iyo aaduunba iyagaa wax laga weydiinayaan soomaaliya allaha u naxariisto sawiskaana illaahay kapabtodalkaiyo dalkaba

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 13 дней назад +2

    Xasan sheikh bareesharkii gudaha kaheystay wuxuu kukalifay in Ethiopia oo ah Cadowga SOMALIA 🇸🇴 inuu laheshiiyo una tanaasulo taasi waa nacasnimo iyo sumacd xumo SOMALIA 🇸🇴 kudhacday waana siyaasad xumada siyaasiyiin Somalida kudhaqmaan 😢

  • @jimcaalecolaad6587
    @jimcaalecolaad6587 13 дней назад

    Wax walba waxa iga daran axmad madoobe inad wax igala qabatan

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 14 дней назад

    XASAN WUXUU DOONAYAA IN UU KALIGI TALIYE NOQDO ABIINA UU KALA SHAQEEYO ABIINA UU QAATO BADDA IYO BIRRIGA SOOMAALIYA !!! WAA QAABKII MUUSE BIIXI I AQOONSO DALKANA QADO !!!

    • @HamdiCali-k8r
      @HamdiCali-k8r 13 дней назад

      naga amus garac yohow war sobaro intadad hadlin kahor

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 13 дней назад

    Ina malin walba caydo madaxda hada irsiq ku radinayso aniga maanta igu dan Audi Chanel kaga waxii ila aragtiya unsubscribe dhaha byeee

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 13 дней назад

    Amxaar ayaad u shaqaysaa Tvigan waa wakiilka ku hadlayaa magac amxaarka Afrikas ayuu ku hadlayaa sida Kan oo kale ogow dawladu way taqaanaa wax ay doonaysee adigu kabo waad amxaar ayaad tahay

  • @CalisaladGeele
    @CalisaladGeele 14 дней назад

    No

  • @Siyaadcali-q1t
    @Siyaadcali-q1t 13 дней назад

    Juba landing ayu ila qabta leeyahay😊

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 дней назад

    Socdaalka xasan waa isdhiibi iyo doqinimo halkii ugu danbaysey

  • @GayfaneSalaad
    @GayfaneSalaad 13 дней назад

    Itobiye siirta siiyasade ee wuxu Raba abi iinu booboo dalka somaliy

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 13 дней назад

    Ninkan Xassan Sheekh waxan uu arka nin jaweraysan dhinac aleh uu kaco garanla wayo dawladdo is cool ah ayu ku wereray uu marba mid uu taggaya daanaha uu ka filanaya lama garanayo iyo waxu ka donayo Lakin ITOBIA waxay ka donayso Somalia wuu cad yahay Ninkan arinkisu fari kama qodna hasee ahatee waxa no muqata inay ITOBIA daminki ay uu dhigay uu ku dhacay iso cidna kala tashan dadkisa oo ad ugu degdeg Siyaasadi iyo diblomasinimadu mid meel gadhsisan maha ee waa madhaleys ruunta marka lagu hadlo waa nin meraysana Hadaf lahayn uu wixisa sidu uga heeli laha aqoon ee meel cidla hahabaya Aqirkana ITOBIA aya ka gulaysatay oo heladi ay shegi jiray uu meel martay Xulufadisi isbahisaga aha waxba ka yaabsan yihin sidan ula dhaqmayo shaki weyn ayabay ka qaban wayo xaaladi odhan ayu isku walaqay oo wax go'an lahayn ayay uu arkan marka yaguna goni ahan bay uga tashan doonan durufaha socdo awged

  • @YaasirCabdirisaaq-t5n
    @YaasirCabdirisaaq-t5n 14 дней назад

    Waan kaxunahay kulankas

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 13 дней назад

    Somalia not for sale