Suldaanka TV.
Suldaanka TV.
  • Видео 452
  • Просмотров 7 278 877

Видео

MW Jabuti oo Moqdisho Kusoo wajahan,Sh shariif oo Aadan Cade Soo gaaray& Farmajo, 4 Dhawac oo gaaray
Просмотров 7 тыс.6 часов назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Masar oo qaaaday talaaabo ka nixisay Imaradka & Itobiya, Jabuuti & Somalia ooKu farxay Go,anka Masar
Просмотров 11 тыс.8 часов назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Ismaciil Gelle oo salka dhulka ugu dhuftay Muuse Biixi,Villla Somalia oo Shirqool u dhigtay Xilibano
Просмотров 18 тыс.9 часов назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Xiliban Maxamed Abiib &xubno kale oo Xasaanadii laga xayuubi rabo,Xil Abdi Samad oo ku kacay fal
Просмотров 23 тыс.11 часов назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Itobiya oo kulan-siineeysa, Deni& Biixi, N & N oo Iska fogeeyay warkii Abdi saciid Muuse..
Просмотров 8 тыс.19 часов назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Geelle oo Kun askari kuso fasaxay Xadka S/land, Itobiya & Imaradka oo Ciidamo u dhisaya S/land Oo ..
Просмотров 9 тыс.21 час назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Warkii ugu naxtinta Badnaa oo kasooNabad & Nolol, Farmaajo Ma AS ayuu raali ka yahay, Kenya oo q
Просмотров 15 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Jahbada Amxarada oo heshiis la galay Eritrea & Abiye miyuu is dhiibay, Hargeysa & Moqdisho
Просмотров 10 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG Ceerigaabo oo calankii BaluuggaLaga taagay, & S/land oo talaabo lama filaana qaaday, Abiye &
Просмотров 11 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG RW Itobiya oo Qarka u saaran in is casilo, Xasan sh oo waji kale laso baxay,& Laba daran mid
Просмотров 9 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xogta Shirka Golaha Wasiirada oo la isku fara-saaray & RW Xamse oo Bakoorad la galay,Xasan Sh Taliye
Просмотров 31 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Tareenkii Xasan sheihk oo laga wada dagay, &UPD oo kala jabay,Ciidankii Itobiyaoo Dagaal adag gA
Просмотров 15 тыс.2 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
DEG DEG MW Xasan sh oo W/Difaaca ku dhex canaantay Wasiir Jamac &Taliyha Xogga, Muuse Biixi oo..
Просмотров 15 тыс.4 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Sirdoon RW Xamse &Taliya Nisa oo Heshiis 3Geesood ah la galay Xuutiyiinta& Iiran,Amiiro Ajaaniib
Просмотров 6 тыс.4 часа назад
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Xog Muuse Biixi oo Sokorti ku kacday, Mamulada oo ka Booday Tareenkii XasanSh,Sarkal Uganda oo
Просмотров 8 тыс.4 часа назад
Xog Muuse Biixi oo Sokorti ku kacday, Mamulada oo ka Booday Tareenkii XasanSh,Sarkal Uganda oo
Xogta Jabuuti oo Aqoonsa Karta AWDAL STATE, & Ali Baxar Sharuud lagu xiray,Abiyeoo Weeraray Turki-ga
Просмотров 26 тыс.4 часа назад
Xogta Jabuuti oo Aqoonsa Karta AWDAL STATE, & Ali Baxar Sharuud lagu xiray,Abiyeoo Weeraray Turki-ga
Fadhigii Golaha Shacabka oo wax Xiliban Yimaada la waayay&Aad Madobe oo afka furtay,Nisa oo Xilibano
Просмотров 28 тыс.4 часа назад
Fadhigii Golaha Shacabka oo wax Xiliban Yimaada la waayay&Aad Madobe oo afka furtay,Nisa oo Xilibano
Xog Itobiya oo dhabarka xijisay S/land,DeniOo dagaal ku Qaaday Aaran-jan, Mooshin xoog badan oo miik
Просмотров 20 тыс.4 часа назад
Xog Itobiya oo dhabarka xijisay S/land,DeniOo dagaal ku Qaaday Aaran-jan, Mooshin xoog badan oo miik
Xilibano Hub la galay Xafiiskii Aadan Madobe, SSC 8 bil ayey IGAD ku gaartay, S/land oo 33 Sano la.
Просмотров 23 тыс.7 часов назад
Xilibano Hub la galay Xafiiskii Aadan Madobe, SSC 8 bil ayey IGAD ku gaartay, S/land oo 33 Sano la.
Xogtii ugu danbeeysay Kulankii Xasan sh &Afwerki, Eritrea oo ciidan Bad u direysa Saylac, Xilibandii
Просмотров 9 тыс.7 часов назад
Xogtii ugu danbeeysay Kulankii Xasan sh &Afwerki, Eritrea oo ciidan Bad u direysa Saylac, Xilibandii
Xog Abiye oo Wacad ku maray burburinta Jabuuti &Gelle oo madax kale Paspor-kii kala laabtay,Maxabiis
Просмотров 28 тыс.7 часов назад
Xog Abiye oo Wacad ku maray burburinta Jabuuti &Gelle oo madax kale Paspor-kii kala laabtay,Maxabiis
Xog Gelle &Abiye oo Foodda Is daray, &Jabuuti oo Canshur kusoo rogtay Gacansigii Itobiya, Amxaarad.
Просмотров 39 тыс.7 часов назад
Xog Gelle &Abiye oo Foodda Is daray, &Jabuuti oo Canshur kusoo rogtay Gacansigii Itobiya, Amxaarad.
Daawo: wasiir Fiqi oo Burco & Hargeysa Ciidamo ka qoraya, & Cod Sir,Xasan sh oo Jabuuti Kusii jeedda
Просмотров 13 тыс.7 часов назад
Daawo: wasiir Fiqi oo Burco & Hargeysa Ciidamo ka qoraya, & Cod Sir,Xasan sh oo Jabuuti Kusii jeedda
DEG DEG Firdhiye oo Wacdaro ka dhigay Jabuuti, & Gelle oo Aqoonsaday SSC, Xasan sh oo Asmara ka....
Просмотров 19 тыс.7 часов назад
DEG DEG Firdhiye oo Wacdaro ka dhigay Jabuuti, & Gelle oo Aqoonsaday SSC, Xasan sh oo Asmara ka....
Xogta S/land oo Imaradka ku dacweysay Itobiya,Safarka Xasan sh Asmara, & Afwerk oo weeraray Itobiya.
Просмотров 11 тыс.9 часов назад
Xogta S/land oo Imaradka ku dacweysay Itobiya,Safarka Xasan sh Asmara, & Afwerk oo weeraray Itobiya.
RW Xamse Miya Paspor-ka Itobiya iska celinaya, Fahad Yasiin oo 3 Dil ka badbaday, A/Gudlawe & Roble
Просмотров 16 тыс.9 часов назад
RW Xamse Miya Paspor-ka Itobiya iska celinaya, Fahad Yasiin oo 3 Dil ka badbaday, A/Gudlawe & Roble
Xogta Saciid Deni oo Gacmo maran kula laabtay Garowe, Firdhiye mala shirqoolay Mise Guusha Khaatumo
Просмотров 9 тыс.9 часов назад
Xogta Saciid Deni oo Gacmo maran kula laabtay Garowe, Firdhiye mala shirqoolay Mise Guusha Khaatumo
DEG DEG Kacdoon ka Socda Dab-damiska & Ciidanka Booliiska oo dhulka dhigay Guryahii Shacabka,Nisa oo
Просмотров 17 тыс.9 часов назад
DEG DEG Kacdoon ka Socda Dab-damiska & Ciidanka Booliiska oo dhulka dhigay Guryahii Shacabka,Nisa oo
Xog Abiye Ahmed ma waxa uu S/land Ku dari rabaa Itobiya,Dagaalka Moqdisho &Hargeysa, Xilibano jajuus
Просмотров 2,6 тыс.9 часов назад
Xog Abiye Ahmed ma waxa uu S/land Ku dari rabaa Itobiya,Dagaalka Moqdisho &Hargeysa, Xilibano jajuus

Комментарии

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn Час назад

    Waa runtii Abdi siciid hadaanad qotiga iska Céline karay'

  • @alihajiyousuf
    @alihajiyousuf Час назад

    Lagama yaabo in heshiis khawaariijta lala galo fikradaas madaxiino

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 часа назад

    Farmaajo ka dib waxaanu nahayba ma naqaan.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 часа назад

    Nin rageed nin rageed dhalay nimcaan nin kastaa dadkiisa ayuu wax ku yahay.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 часа назад

    Waxa dhuunta laguu geliyey weynaa>>> Farmaajo baa lagu duldhigay!

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 3 часа назад

    qotiga muuse shaani ee horjoogaha u ah Goonigoosatada waqooyi galbeed markuu sidaas u hadlayo ma Dowlad baa isagu la aqoonsanyahay waa maxay xidhiidhka uu la yeelankaro Ethiopia tankale waa maxay maraykanku dhaqdhaqaaqa uu ka wado muuse shaani iyo ithiopia. waa in lala socdaa dhaqdhaqaaqa maraykanka waayo wuxuu ku shaqaynayaa talada gaalka ingiriiska sidaas daraadeed waa in laga digtoonaadaa maraykanka lama aamini karo.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 3 часа назад

    waxan wariye lama oran karo wayo warka tarikh malaha 13/7/2024 miya mise wa 13/7/2024 aya og akana kama shegayo mana qoraya

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 часа назад

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah isagaa loo baahanyahey in lala xisaabtamo Waa In baarlamaanka Somaliya Ay la xisaabtamaan xassan dhiiqo oo Ayax hadii aad tihiin baarlamaanka Somaliya Waxaanu idinka Rabnaa last two years dowlad kasta Waxa ay Somaliya Siisey iyo Meesha lagu bixiyey iyo inta canshuur ee Soo gashey iyo Sida loo isticmaaley xassan diirato Waa In lala xisaabtamaa

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 часа назад

    😂😂😂😂😂 CABAADWAYN BEENBADANAA

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 часа назад

    Lacag waa la cuni codkuna waa kulmiye horaa loo ogaa

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 3 часа назад

    Gudd sow ma heystan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 часа назад

    Cirro chinaha ayuu dhaqaalo xoogan ka helay

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 часа назад

      Kkkkkkk dhaqaale laguma iibsan karo masiirka muwaadinka

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 часа назад

      Dhaqaaale waxba laguma helo cod waaa kulmiye

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 часа назад

    Adiga ayaa kawka ka ah cadawga soomaaliya idaacadii b b c ma waxay noqotay alsh

  • @MamaFoos-tu1kj
    @MamaFoos-tu1kj 4 часа назад

    Dhinac ayaad jirtaa

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 4 часа назад

    Below ayaa tahay wariya matihid tuug qabileysta ayaa tahay oo qabiilkaaga siyaasada kufashilmay xayawaan

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 4 часа назад

    Qofkasta marka uu Xil ka waayo Dawladdii uu ka tirsanaa wuxuu u hadlaa ssidaas, maba ahan kii shalay

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f 5 часов назад

    nin daad qaaday xunbo cuskay masar itoobiya haday wax kaqadayso waabigii niilka bay diifacan lahayid

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 5 часов назад

    Waryaa ninnkan waad ku qafiiftaye xasan yaa ka xagjirsan

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 5 часов назад

    Cabdi siciid jajusenta somalida ayuu ka mid yahay hadalkiisuna wa mid ay kutala galeen farmaajo iyo fahad sharif iyo argaxiisada

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 5 часов назад

    EGYPT AIR مصر للطيران. WAA EGYPT AIR; MAAHAN EGYPT AIRLINE EE SIDAAS ULA SOCO.

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 часов назад

    Ninkaan waa in lasoo xiraa kuwa xabashida iyo shabasb u shaqeeya. Oo qolesatafs sh.

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 5 часов назад

    Sun bay siddey

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 5 часов назад

    Wixii Qaran dumis lagu arko waa in si deg deg ah Sharciga loola tiigsadaa, Dawlad dhisida tacab badan baa la gelshay lama ogolaan karo inay shaqsiyaad ama Koox danley ah ay dumiyaan wixii lagu bixiyey Naf iyo Xoolo

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 5 часов назад

    adeer ninkaas warkuyirih waxba haa nobon bunine nagadaa been ta hee cayahay😅 xasan diihqo baa Sihdal kuguso Suhbay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 часов назад

    Adeer itoobiya wax qiil ah uma heleeyso ineey doowladeena shabaab ku eedeeyso waxa kale oo aad shegeysana waxba kama jiraan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 часов назад

    Ninyohow soomaaliyu doolar ayeey heeysataa cid kasta ayaana usheqeeyneeysa waxaana nasiible cidi eey shaqadeeda ubogaan

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 5 часов назад

    Xildhibaanka wadankiida ka soio hirjeestaa waa khaayimul wadan,markaa waa in laga xayuubiyaa xasaanada uu u hayo wadankiisa. Xildhibaanadaasi in badan ayuu Qaranku u dulqaatay,waayo Xasaanadu maaha,sida aad doonto u hadal.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 5 часов назад

    si kasto ay muuse cidan loogu tababaro waxay tari oo ay soo birin ma jirto wax bena oo aan suuro gal ahayna way isu shegen waana labo nin oo midna caafidka maskaxda ka fayobayn taas oo salkeda yahay itobiya dhul soomali ledahay iyo badeeda tona ma imaan karto waxna uga suurobi mayan oo ayadaba itobiya gilgilanaysa talo iyo tabar tona ma hayso ninka itobiya tagero ka sugayana waa nin xunbo cuskaday. tan muusana dhul somali ledahay iyo bad tona ma bixin karo wayo dhulka dadki laha way so jedan ayagana difacan hadaba labada warkoda wax uu badali ma jirto mw xasana talabada ku habon waa in uu ka qaato kuwa danbilayasha ah ee hagardamada ku wada umada somaliyed

  • @MubYus
    @MubYus 5 часов назад

    Masar, itaal daro awgeed wabiga Niilka ayay Ethiopia ka difaacn kari wayday, Zoomalia waxba uma tari karto.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 6 часов назад

    Xasanaadu Hall kay jirta Somaliland ba majirtee ? Xasaanad isaaq miyad ka wadan ?🥸

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 6 часов назад

    Weriye warkaagu saxmaaha pudland iyo khatumo waa iskumid

  • @user-ku6vd4fc1o
    @user-ku6vd4fc1o 6 часов назад

    Suldaan ma waxaay bilaawday naageska garguurte ayadoon ku Ogden dhex dhex xaad

  • @hiesharbiodowa6405
    @hiesharbiodowa6405 6 часов назад

    Egypt airways dheh

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 6 часов назад

    Ha guuleysto sultaanka tv

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 7 часов назад

    Diyaarada masar ma bilaashbay ku qaadaysaa shacabka kkkkkkkkkkkk Shirkad kastiba shaqa abuur ayay u tartamaysaa, waxase ka qurux badan inaad lahaatid shirkada iyo diyaaradaba si aad ula tartantid.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 7 часов назад

    kkkk carab waa cadawga somaalia masiibo allah kurido carab falastiin yaa dilay carab

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 часов назад

    Alshabaab halagu wareejiyo waa raga ugu xun wax lagu hadloba maha waa wax laga argagaxo sheekada ethiopia lasafadku isna waa layaab hadee halagu wareejiyo ethiopia wixii soomaaliya la odhan jiray waayo isma maamuli karaan soomaalidu

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 7 часов назад

    Adeer soobaro sida loo aqriyo idaacad hadalkaagu waa isku qasanyahay

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 7 часов назад

    ilaahow ha naga yaabin oo ma waxa xildhibanadi somaliya ma waxaa Laga helay kuwo alshabaab tageray waa wax la yab leh lama arag iyo lama maqal kuwaas waa in lalaayo sida alshababka loo laynayo si la mida Hal mida oo la cafiyo yuusan jirin ha lalaayo tiirka togashada waa wajibkoda kuwa itobiya tagerayna waa in la masaafuriyo oo itobiya loo so masaafuriyo ha la dhaho wataa itobiya tag dalkan itobiya ma laha waayo muwadiniin ma aha kaso kale waa in la tarxilo waa saas

  • @user-xe9jy7zf7e
    @user-xe9jy7zf7e 7 часов назад

    Kkkkkkk anaku hadan jibouti naahay maan oginba Somaliland ee waxan ognaahay hoyada somalida oo xamar ah 8:31

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 7 часов назад

    Benale.nagaxishow

  • @khadanhirsi2947
    @khadanhirsi2947 7 часов назад

    Been able Ismail yaree issues Ditka beelaha walaaloha maxaa kaagalay soomaalilang Doqonow daarood inaad tahay

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 7 часов назад

    😂😂😂😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 часов назад

    DJIBUTI, WAXAY SOO DHOWEYSAY, HORJOOGAHA KHATUMA STATE IYO HORJOOGAHA AWDAL STATE, HAMBALYO MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GELLE.

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 7 часов назад

    Beenale Beenale 👹 Beenale 😂😂

  • @AliSouleiman-ko8rw
    @AliSouleiman-ko8rw 7 часов назад

    Ok

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 часов назад

    BAARLAMAANKA FEDERAALKA JAWAASISTA KENYA , ITOOBIYA IYO IMARAADKA HADDAN LAGA SAARIN SOMALIA WA LOO YAABA.

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 7 часов назад

    Xanaanadda ha laga qaado waa jaajuusiin wariye Sidaas noogusoo gudbi wararka saxda guuleeyso wariyaha suldaanka tv

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 часов назад

    MUCAARAD WAA KII QALADKA FARTA KU FIIQO, SI CADNA U MUUJIYA SIDI UGU HABOON EE DALKA WAX LOOGU QABTO.

  • @Sarta100
    @Sarta100 8 часов назад

    2:46 Waa in la maxkamadeeyo xildhibsanada dalka iibsaday qiyaamay ama shabaab ama itoobiya la safan maxkamadna looga yeeraa si loo maxkamadeeyo xasanadana loogab qaado hadii dambiga lagu helo. Kuwa utagay iyo kuwa lasafan cadawga.lana qabqabtaa laguna soo bedelas xildhibaano wadaniyiin la keenaa waa xili xabashi ay noo soo dhigteen in sy dhulkeena xoog ku qaataan ayagoo leh dowlada ka difaaceynas shabaab waa been ayaga raba inay la wareegaan dalka cadawga kiinya iyo xabashida qof kasta oo soomaali ah waa in uu ladagaalas xabashida muxasfad iyo mucasrad xataa shabaab cid kasta waa dilaayasn xabashida meeshii lagu arko dhegta dhiiga haloo daro halagu dhifto wax kasta xabashida duulaanka waa in ka garaacaa waa xaq. ah. Xoog iyo xeelad waa ku qaadaneynaa soomaali dhulkeeda ayay taagan tahsy. Xabashida ...