Masar oo qaaaday talaaabo ka nixisay Imaradka & Itobiya, Jabuuti & Somalia ooKu farxay Go,anka Masar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 14

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 21 день назад +7

    Suldaan waxaa uu noqday afhayeenii damujadiid.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 21 день назад +4

    maxan share dhahna tarikhda maso qoreysid afkana ksma shegeysid war isasax o ha katsgin12/7/2024 sida u so qor si lo ogado bisha iyo malinka 12/7/2024/ malintu wa jimce

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 21 день назад +2

    kkkk carab waa cadawga somaalia masiibo allah kurido carab falastiin yaa dilay carab

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 21 день назад +1

    Adeer soobaro sida loo aqriyo idaacad hadalkaagu waa isku qasanyahay

  • @hiesharbiodowa6405
    @hiesharbiodowa6405 21 день назад

    Egypt airways dheh

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 21 день назад

    EGYPT AIR

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 21 день назад +1

    Diyaarada masar ma bilaashbay ku qaadaysaa shacabka kkkkkkkkkkkk

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 21 день назад

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah isagaa loo baahanyahey in lala xisaabtamo Waa In baarlamaanka Somaliya Ay la xisaabtamaan xassan dhiiqo oo Ayax hadii aad tihiin baarlamaanka Somaliya Waxaanu idinka Rabnaa last two years dowlad kasta Waxa ay Somaliya Siisey iyo Meesha lagu bixiyey iyo inta canshuur ee Soo gashey iyo Sida loo isticmaaley xassan diirato Waa In lala xisaabtamaa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 21 день назад

    sildanka rv maxan shere

  • @MubYus
    @MubYus 21 день назад

    Masar, itaal daro awgeed wabiga Niilka ayay Ethiopia ka difaacn kari wayday, Zoomalia waxba uma tari karto.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 21 день назад

    si kasto ay muuse cidan loogu tababaro waxay tari oo ay soo birin ma jirto wax bena oo aan suuro gal ahayna way isu shegen waana labo nin oo midna caafidka maskaxda ka fayobayn taas oo salkeda yahay itobiya dhul soomali ledahay iyo badeeda tona ma imaan karto waxna uga suurobi mayan oo ayadaba itobiya gilgilanaysa talo iyo tabar tona ma hayso ninka itobiya tagero ka sugayana waa nin xunbo cuskaday. tan muusana dhul somali ledahay iyo bad tona ma bixin karo wayo dhulka dadki laha way so jedan ayagana difacan hadaba labada warkoda wax uu badali ma jirto mw xasana talabada ku habon waa in uu ka qaato kuwa danbilayasha ah ee hagardamada ku wada umada somaliyed

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f 21 день назад

    nin daad qaaday xunbo cuskay masar itoobiya haday wax kaqadayso waabigii niilka bay diifacan lahayid

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 21 день назад

    Sun bay siddey

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 21 день назад

    Egapty air dheh