Waxaanu Nahay Somali Kiristan ah!!Barlamanka magali karnee Noo Hiliya Qiso Cajiib ah Ambassador Afay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Комментарии • 42

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +4

    Asc maa shaa allaah soomaalida kenya noolaada allaah ha idin barakeeyo meel wanaagsan yaad noojogtaan ✅✅🌎✅

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 месяца назад

    Masha allah somalia alla hau gargaaro culeyska alla haka dul qaado mid alla haka dhigo cadowga alla haka qabto yaarabi guul iyo horu mar ayaan urajeynayaa 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 месяца назад +2

    Ilaahay gaalo nagama dhaliyo yarab oo ilaahay Cadowga wata ilaahayna hajabiyo oo sixariir ha’u’dilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AdeegaSuleymaan
    @AdeegaSuleymaan 3 месяца назад +9

    Allaah ha u naxriisto Siyaad Bare wuxuu ahaa halyeey Soomaaliyeed oo dhab ah.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 месяца назад

      Ilaahay naarta hagaliyo iyo wixii la’shaqeeyay ee bakhtiyay iyo Kuwa maantana hadhay Muuse ugu horeeyo ilaahay cadaabta haku’wada kulansiiyo oo fircoon haka danageeyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 2 месяца назад +2

      ​@IbiEntertainment wll 8naadan cilmi lahayn baa kaa muuqata eeadiga naftaada uun cadaab ka badbaadi , Alle iyo uunkiisa adigu Amar kuma lihide xishood oo Diinta baro .

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 месяца назад

      Xiligii siyaad bare ayeeyba jireen somalidaas waxaana lagusoo koriyey SOS hadii aadan ogeeyn dadka kaa waaweeyn soo wareeyso magaalada ayageey ushidneeyd mootooyin ayeey magaalada Ku Mari jireen naag baadariyad ayaa soo korisay😂

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 2 месяца назад +1

      Allé uma naxariistahaa camalkiisii ayaa haysta oo an aqoon qabiilkaad ugu hiilinayso yaa Nadal fil calamine

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 месяца назад +7

    Soomaalinimada madhimmandoonto weligeed way noolaandoontaa insha allaah

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 месяца назад +4

    Nin karishtan ah wadanka xaquuq Kuma laha oo cidna mamayalon

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 месяца назад +1

    Illaahow hana baadiyeynin nagu a sug diinteena xaqa ah, aamiin,

  • @suleimanmohamed6603
    @suleimanmohamed6603 2 месяца назад +3

    Subxanallah!

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 2 месяца назад

    Soomaali kirishtaan ah ma jiro mana jiri karo. Kow Qofka Soomaaliga waa inuu Muslim yahay inuu Soomaali ahaado. Shukran.

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 3 месяца назад +5

    Qaar baa soo dhuuntey oo barlamaanka galey. Waa la isku maqan yahay!

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 месяца назад +9

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 2 месяца назад

    Kiristanimada Allaha kaa soo hanuuniyo Gabow kuuma dhina hadaa soo hanhund weyso Jahanamo iyo jaxiimo ALLAHA KUUGU BISHAAREEYO

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +1

    Aac maa shaa allah maskxbuu u isticmaaley ilahay yaa kutoosiyey qabiiladiina aada ✅🌎✅

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂 awal ba waad fool xumayde diinta nooga bax bax waryee 😂😂😂😂😂

    • @seed3966
      @seed3966 2 месяца назад +1

      @@AbdiYare-ff7xw
      War maxaad soo qortey diinta allaah hakaasaare

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 месяца назад

    Qofka Islaam aaan aheen Somali manoqon karo oo Diinta Haduu kabaxo lacag daraadeed waa in Lagowracaa Somalina xaq kuma laha waa dastuurka wadanka waligeed lagu dhaqayay waana xaq InshaAllah kii badalaa waa in la’ljaarajiyaa InshaAllah

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 месяца назад +1

    Waangalaa uma hiilin siyaad ee waxoow uhiilisay gaarisa gubaa

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 месяца назад +1

    XASUUQII WAAGALA WAANU NAQAANAA HADAANU HAHAY REER SOOMAALIYA

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 2 месяца назад

    Ogow darood ayay soomaliya ka dagi la'dajay ee xaroodoow isku caqli celiya oo jacayl muunaafaq illahay ayaa jabinaya ee somalinimo waa laydinku fahmay cid aad waliciin ka xoogweenaatena majirto ee naga fadhiista allah yahdiikum

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 3 месяца назад

    Mr afay allaha kuxafido.soomaalida kenya maxay wax naga daranyihiin

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 месяца назад

    Maxamed abdi afey wixii kala qabsaday. Dawlad dhiskii somalia

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 месяца назад +1

    Taaalaa ficaan madaan sinin ninkas wad ufududeysay say rabeen bad udhahday

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 месяца назад

    Baar lamaanka hada jooga imisaa kiristan ah

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 месяца назад

    Ambassador Afey waa ku mahadsan yahay siduu dowladnimada soomaaliya uga soo qayb qaatay
    Kooxdaas Cristian ka ah waxaa dhici karta inay maanta ka Buuxaan Baarlamaanka iyagoo is Qarinaya

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 месяца назад

    MAXAMED CABDI AFEEY INAAD TUUG TAHAY ANIGAA MARQAATI KA AH.

  • @abdisaid242
    @abdisaid242 3 месяца назад

    Yaa

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 3 месяца назад

    Waxad sheegtay inaad ahad wkuxigeen hadana waxad sheegtay wasiir

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 месяца назад +1

    amastor beentaa. Maaha yaman ? Ayaan joogey idheyga ayaan ku arkey dadsoomaali ah ay untu tiri hada krshtaan qaadataan waa laidinwadayaa oo ogolaadey gabar ka shaqeneysay ayaa itustey iyi ku fidinaayey diinta kirshaanka oo la qabtey oo mareykanku ka soo daayey

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 месяца назад

    Maanan arag inwax qasan yihiin ⁉️⁉️⁉️

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 3 месяца назад

    wacal

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 3 месяца назад

    R

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 3 месяца назад

    Turjumaan iyo dawa dhilifta kenya ayaad eheyd somaliya siyaasadeeda atadaa ayadaa wadate buugaaga taariiq xigmed leh Uma arko horu dhaciisa 😮

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 3 месяца назад

      Waad u dhiman uun hadaada iska daaweyn

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 3 месяца назад

    Sharaftu waxay tahay in lagu gubo oo Markad bislaato eeyaha lagu gu casuumo oo ay kugu qadeeyaan.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад

    Cabdi Hersi kii Bax safka ahaa ee Canada iyo USA wanted ka ah kolkuu kufsaday dumar suuxsanaa oo dhakhtar yaalay. Google gareeye cabdi hersi wanted in Calgary or Abdi Hersi Minnesota kuwaasaa la dhagaystaa xagaa iyo huwan daaroodism fake somalinimo ku maxaafsanaya

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 2 месяца назад

      War Alle kaxishoo oo waxaad sheegayso kafiirso oo diintaada hagadanin.
      Canada iyo America mawaad moodey in nin waxuu doono iska sameeyo hadana halka uu doono uu iska maro suuragal maahan adigana iyo umadana waad ogtahay ee Sxb adiga sharafkaaga waxba u dhimim inta aad isleedahay cidkale wasakhee.