Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Xog Itobiya oo kulan-siineeysa, Deni& Biixi, N & N oo Iska fogeeyay warkii Abdi saciid Muuse..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 авг 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 18

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 25 дней назад +2

    Butlan wa khatumo khatumana wa butlan sidas la soco

  • @ahmedyusuf5077
    @ahmedyusuf5077 25 дней назад +1

    Abdi Saciid Xisbiga N&N Waa in lagasaaraa Xisbiga Anigu Xagaygii waan Saxeexay in lagasaaro Xisbiga

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 25 дней назад

    Dani waan macsalaameyn karnaa

  • @ahmedyusuf5077
    @ahmedyusuf5077 25 дней назад

    Muse Biixi & Dani Ma'midobikaraan Waa Riyo arinkaasu

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 25 дней назад

    War.ethiopia.naxashka.ayaaybasaarantahaye.maxaayhesheesiineysaa

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 25 дней назад

    Weriye warkaagu saxmaaha pudland iyo khatumo waa iskumid

  • @calibare1641
    @calibare1641 25 дней назад +1

    Ssc deni madifaacijirin balse waxadifàacaayay shacabka reer buntilad shacabkiinawaajoogaalasoco

  • @user-hg1te4qi7j
    @user-hg1te4qi7j 25 дней назад

    Khatumo ilahay bay leedahay cidna dulmimayso wixii dulmiyana allay ka hoos gelaysa,allana talo ku filan

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 25 дней назад

    Waxaas oo dhan waxaa waxba kama jiraan ka dhigaya, cuqdada qabiil ee xasan gurguurte ku jirta oo ilaa hada aqoonsan la'a SSC iyagoo kor u haya calanka Somalia, marka Hasan sheikh qabiil nacayb ayaa uga weyn qaranimada iyo wadajitka wadanka, hadalkaagu waa isku dir. Balse waxaad ilawday in hartinimadu sababtay in dulmiga laga suuryo SSC,

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 25 дней назад

    Oo macurya minkaraan

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 25 дней назад

    Hadeey dhacdo in dani uu Biixi uu wadahadal loo gu furo waa dani tii uu ku baxay waxaan imaaneyso Daarood iyo dani inay kalla qeyb samaan

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 25 дней назад

    Deni iyo muuse mawada kulmi karaan deni waa harti nindhulkayaga iyo dadkayaga sherganaya lama kulmi karaan

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 25 дней назад

    Shacab farmaajo iyo nadab iyo nolol raban majiran

  • @FaysalMaxamad-xc1zq
    @FaysalMaxamad-xc1zq 25 дней назад

    deni hadi ulafaristo muse oo u khatumo khiyano majogidono butlan

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 25 дней назад

    Waxaasad dadka kujaah wareerisaan idinkaan figrakrad u lahay ka aamus umada

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 25 дней назад

    Ssc waxba kama qaadi karaan waana la ogaa marki horaba ineeysan buntland aqbaleeyn maamulkaas balse eey qiiq isku qaris iyo jajuub dhalyo iyo qeeyladhaanta heeybta darteed eey si xamaasadeeysan uga hoos baxday ssc kkkkkk