DEG DEG Shir Jaraaid Masar iyo Turki O Kudhawaaqay in Somalia Difaacayaan Kana So Horjedan itoobi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 31

  • @AnfacMedia
    @AnfacMedia  2 месяца назад

    Asc Dhamaan Asaxaabteenna Waxaan idinka Raaligalin Codkale O Si Qaldan Nooga Dhexgalay Daqiiqadda 4aad waxyar O Cod qofkale Warmaya Waan ka Xunnahay

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +2

    Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +2

    Guul Dowlada somaliya insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Wa Guul uso hoyatay umada Somaliyed

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 месяца назад

    Somalia umadeeda ALLAHA u naxaristo😢, masar iyo turkida soo dhaweeya

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад +2

    Somalie ciidkale difaci meyso ee uuskaggan xasan sheekh talada hala dhafiyo isaga babiye ciidanki qaranka

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 2 месяца назад

      Soomalia reerbaaa ku qadhaaabanjiraaa tahay

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 месяца назад

      Xassan Shiekh is doing a great job 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 2 месяца назад

    ( islaan baa tidhi Lugtanay marba NIN ku qaad)FIQI oo Loo turjumayo Ayaa Bedelay Abbasator Dr CAWAD.

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 месяца назад

    Dhamaan waa daba dhilifyo fiqi turki masar

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 месяца назад

    Masha allah guul, lkn meesha 2 idaacadood maxay aheed waaba lugula maamulaye lol

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 месяца назад

    Kkkkkhhhhh. Walee. Waa. Yaab. Abii. Badeena. Ayaa. Dhaxda. Ugu. Jiraa. Walee. Somaliya. Ma. Garanayo. Axmaar kaan. Xoog. Baa. Lagaaga. Soo. Saarayaa. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa

  • @_22260
    @_22260 2 месяца назад

    Dowlada somaaliyo hadalka badan ha iskadeeyso dadka hamideeyso daneheedana haraacato hadeeysoogasho waan iska celineynaa turkigu sowma oran bada somaaliyo anaa lawareegey oo illaalinaya maxuu noowaalayaa

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 месяца назад

    Marka hore qasa u hiiliya

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 месяца назад

    Falastiin bay difaaaaci lahaaaayeeeen kuwani 😂😂😂😂😂

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 месяца назад

    Anakaa wasna masar iyo soomaaliya indhihiina oo shana ayuu hirgalayaa MOU kaalaya idinku joojiya hadaa taag uhaysaan masar waxay difaacanlahayd wabiga

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 месяца назад

    Fiqi wasiir miyaa mise ambassador .
    Ar weriyaa magaciis ba'ay..
    Masar booto ayeey haysaa

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i 2 месяца назад

    Turkiga waa saxiib weyn oo ay somalia leedahay waa ineey ka iibisa diyaaradaha dagaalka ee ee casriga ah ee Tb2 iyo Tb3 iyo f 16 iyo f 35

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 месяца назад

    Dagaal la'aan( Dilomasia) ayuu president Hassan ku difaacay baddeena! Dal&Dad xoreeye!! Haay hogaanka ushaqeey umadda....China&Russia ha moogaan!

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад

    Cabdi qasin kuma quusanin miya gogoshi eey dhigen jabuti wliba isago iscasilay wadanki oga daba imaden kalabaxen dibada kafirsaneynay dalka dadka awododi dacayadeyen kibadalay cabdulahi yusufna bahdil isagana wadanki eykukala waregayeen logugestay

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 2 месяца назад

    Somaliyee siyasad ahan wad ka adkate ethiopia siyasad arrimaha dibada haday tooste . An sugno tilabada hegta

  • @muusediiriye6537
    @muusediiriye6537 2 месяца назад

    Filinkaas waaladaawaday masar iyadaa riyo haday dibleeyihiin kuqarasan lahaa dabadooda

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад

    Ninyohow wa maxay labadan war

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 месяца назад

    Galad 2 kuhadlaysan

  • @Mustafa-v8m
    @Mustafa-v8m 2 месяца назад

    CUDURKA KAA GALA FARDAHA,
    HADII LAGA GUBO DAMEER,
    DAWADA LAMA GADHAYEE
    ANOON WELI KUU GAD BIXIN
    GEED DHEER BAY SAARAN TAHAY.
    TURKI IYO MASAR MA QULUUBTA SOMALI BAY ISKU SOO JEEDIN?????.MA AJAANIB BAA WADAN KUU DHISI????.
    MA DAD AAN IS DOONAYN BAY CIDI ISKU SOO JIIDI KARTAA?????.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Masar aaaaaaa? fadlan jooji aflagaadada xoolo mad noqabtaa cadowga islamka masar waliba kaliita yahuuda

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    kkkkkkkk masartee nacaladi kudhacdayda haday wax difaacaayso falastiin baa carab ah oo aay difaaci lahaayd

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 2 месяца назад

    Kkkkkkk msar daba dhilif yahudeet marka somalia ma difaaci kartoo

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 2 месяца назад

    Beenale dhalay masar.maxay walaalahoida falastiin dhukoida u ilaalin waayday intad leedahay waxay ilaaninsa midnimada soomali oo africanka.waxasad qiil ka dhiganasa waxyo samadiisu Aanay wanaagsanen

    • @ibrahimmahmoud8860
      @ibrahimmahmoud8860 2 месяца назад

      Beenale waliba waxuu doonaya isago Cid gaara tageeraya ayuu ku soo qadanaya hadal nin iska yidhi oo isagaba tiisu.cuslaysay ayuu kula soo hoos galaya waxanu anagu doonano ayaa soconaya lakin masarba sidaa tidhi maxay ku qaban karasa masar

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Masar aaaaaaa? fadlan jooji aflagaadada xoolo mad noqabtaa cadowga islamka masar waliba kaliita yahuuda