HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 июн 2023
  • HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD EE NUKLIYEERKA XAMBAARA. PUTIN OO DIGNIIN CUSUB SOO SAARAY.
    #hbnonlinetv #subscribe #hbnonlinetv #hbntv #mowliidhajiabdi #MowliidXajiCabdi
    👉 / hbnonline
    👉 / hbnonline
    👉 / mowliidhbntv
    👉www.hbnonlinetv.com
    MAXAAD KA TAQAAN AALADA CHATGPT EE KAAGA JAWAABAYSA WAX KASTA?
    • MAXAAD KA TAQAAN AALAD...
    QORSHAHA DOOLAR DIIDKA AH: DALALKA KHALIIJKA OO LAGA YAABO INAY KU BIIRAAN
    • QORSHAHA DOOLAR DIIDKA...
    SHIINAHA OO SALDHIG SIRDOON KA DHISANAYA CUBA & WELWELKA MAREYKANKA
    • SHIINAHA OO SALDHIG SI...
    MAXAY TAHAY KAARTADA YAABKA LEH EE RUUSHKU UGA HORTAGAYO WEERARKA UKRAINE?
    studio.ruclips.net/user/video2HKB...
    MAXAA LOOGA HADLAYA KULAMADA QARSOODIGA AH EE IRAN & MAREYKANKA?
    studio.ruclips.net/user/videoqh9B...
    SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
    • SHURUUDII SADAAM XUSEE...
    HALKUDHAGII XASAN SHEIKH EE SOOMAALI HESHIIS AH MA HALIS BUU KU JIRAA?
    • HALKUDHAGII XASAN SHEI...
    MADAXDA AFRIKAANKA EE NABADDA U SOCDAY MAXAY KALA KULMEEN PUTIN & ZELENSKY?
    • MADAXDA AFRIKAANKA EE ...
    GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
    • GANTAALKA CAQLIGA LEH ...
    XIJAABKEEDDA DARTIIS AYAA LOOGU GEYSTEY DHIBKAN - QISO XANUUN BADAN
    • XIJAABKEEDDA DARTIIS A...
    YEY DAN UGU JIRTAA ISBEDDELKA LALA DOONAYO GOLAHA AMAANKA?
    • YEY DAN UGU JIRTAA ISB...
    MAXAY TAHAY SABABTA ERDOGAN U BEDDELAYO DASTUURKA TURKIGA?
    • MAXAY TAHAY SABABTA ER...
    HALIS DAGAALKII 3-AAD: RUUSHKA OO GANTAALAHA NUKLIYERKA GEEYAY BELARUS
    studio.ruclips.net/user/videorJEp...
    ERDOGAN OO ALBAABKA KA SOO XIRAY SWEDEN GODNA KU RIDAY RAJADEEDII
    studio.ruclips.net/user/videoyvyu...
    MA LAGA YAABAA IN MAGACAAGU KU JIRO LIISKA SIRTA AH AH EE FBA-DA?
    • MA LAGA YAABAA IN MAGA...
    QODOB KU AADAN DAGAALKA LAASCAANOOD OO LAGA SOO SAARAY SHIRKA IGAD
    • QODOB KU AADAN DAGAALK...
    GO'AAN KU AADAN GUBISTA KITAABKA QURAANKA OO SWEDEN KA SOO BAXAY
    • SWEDEN OO LAGA SOO SAA...
    MUXUU YAHAY ISBAHAYSIGA MAREYKANKU DOONAYO INUU KU JABIYO SHIINAHA?
    • MUXUU YAHAY ISBAHAYSIG...
    MAXAA LAGU HAYSTAA GABADHA KALIYA EE KU JIRTA WASIIRRADA ERDOGAN?
    • MAXAA LAGU HAYSTAA GAB...
    WAA KUMA ERDOGAN? TAARIIKHDA AAN LA OGEYN EE HOGGAAMIYAHA LA LOODIN WAAYAY
    • WAA KUMA ERDOGAN? TAAR...
    IRAN OO SOO BANDHIGAY GANTAAL MUCJSIO AH & ISRAEL WADNAHA FARTA KU HAYSA
    • IRAN OO SOO BANDHIGAY ...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 58

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  Год назад +19

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @nageeye3759
      @nageeye3759 Год назад +1

      Insha Allah

    • @muxaadarotv
      @muxaadarotv Год назад +1

      Mowliidow gantaalkaan asigoon madaxyada nuclear lagu xiran lama isticmaali karaaa

    • @AlamirSami-pw5hu
      @AlamirSami-pw5hu Месяц назад +1

      ❤❤😂​@@nageeye3759

  • @maxamuudaxmed5589
    @maxamuudaxmed5589 22 дня назад +1

    Maraykanka iyo ruushka midkee baa gardaran fikirkayga maraykanka

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 Год назад +3

    Waad ku mahadsantihiin wararka sugan eed soo aruurisaan nagana hanqabtirtaan kuwa aduunka iyo dalkaba

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 Год назад +3

    Ingiriisku Waxa Weye Jasiirad 1 nuclear Aaya Ku Filan

  • @ahmethassan6232
    @ahmethassan6232 Год назад +2

    Howliid Xaaji iyo Maxamed maxamuud cadde waxaa tihiin halyeeyo soomaaliyeed waxaana idin leeyahay horey usocda shaqadanah halkaasi kasii wada...

  • @abdurahmanadenaden4542
    @abdurahmanadenaden4542 Год назад +1

    Hayeey London 😮👌💯🤯🤔🤔 🏃‍♂️

  • @sharmarkejama781
    @sharmarkejama781 Год назад +1

    Koleey mareykan uma jeedo
    Waase Reer yurub ee
    Mr Putin. Naga buufi bahalka👍

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 Год назад

    Thanks for your information

  • @khadarwarsame3327
    @khadarwarsame3327 Год назад

    Wad mahadsntihii n fahfahinta wararka calamka❤❤😊

  • @AhmedAli-sc5hd
    @AhmedAli-sc5hd Год назад +2

    Aad iyo aad ayaad u Mahadsantihiin daadihiyeyaasha wararka hbn ,sida aad noola socodsiisaan xaaladaha adduunka kolba ku soo kordha.

  • @Adoonalle22446
    @Adoonalle22446 13 дней назад

    Siyaasiga ween kudheereeyo falaqeeta

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Год назад +1

    guuul putin ⚘👍👍👍⚘⚘⚘🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺

  • @maslaxmaxamed2291
    @maslaxmaxamed2291 Год назад

    Asc mawliid xaaji iyo maxamed cade HBN Asaxaabta

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад

    🥺😓😓🥺. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
    252 617313184
    Muuqdisho

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Год назад

    ASC HBN TV MOWLIID IYO WERIYE M.M ADE GUULEYSTA

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Год назад

    Great

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 Год назад

    waad mhdsan tahiin mudanayaal war fcn.

  • @cabdinuurxuseen1504
    @cabdinuurxuseen1504 21 день назад

    Asc

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 Год назад +2

    🇹🇷🇷🇺🇨🇳💪💪💪💪

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Год назад

    Nuclear iyo iswalkas ma shaqeyyo

  • @cabdilaahimahad255
    @cabdilaahimahad255 Год назад

    Mawliid xaji cabdi salaan sareee❤❤❤❤

  • @justomar9554
    @justomar9554 Год назад +1

    Weligiis aas dignin soo dirijiray wadan kasta waala heestaa nuyugliyeer wax ku booteenaayo waa ruushka iyo Maxamed cadde

  • @NuurGeelbuxuur
    @NuurGeelbuxuur Месяц назад

    Ruushka.inta.uu.booteynayo.amaa laboobsiiyaa

  • @iddjabas3501
    @iddjabas3501 Год назад

    Amaan waar soo rid Nukliver
    Waa kii ran yurub iyo American

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Месяц назад

    Allaahu akbar

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Год назад

    waad mhsntin ❤❤👍👍👍

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur Год назад

    Kooda uma jeedaan miyaa xeyndaabka ay ku sameeyeen ruushka inta saldhig uu ka sameysteen hareeraha ruushka

  • @cabdicilmi8037
    @cabdicilmi8037 Год назад

    Asc mowliidow nin wax taxliilanato dhinac ayuu ubadan yahay waana taageere ruushka

  • @GaaniMaxamed-ot3ne
    @GaaniMaxamed-ot3ne Год назад

    Asc Asc

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Год назад

    War xaqiiq ah mahadsanidiin

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Год назад

    Afgambi ciidan oo ka soconaya rushka ayada dabaanadka ciidanka la soo dhobay caasimada Moscow iyo magaaloyin kale

  • @M.D.Allaale571
    @M.D.Allaale571 Год назад

    Marka 1aad Tvga HBN waan salamay, waanan uga mahad celinayaa wararka hufan ee ay noosoo gudbiyaan.
    Marka xigata ohamed mohamoud cade, waa khabiir falaanqeeya arimaha caalamka, hadaba si loo dhadhansado warka waxoogaa caajiska haka saaro hadal oo ha yara dadajiyo waayo warkii oo dhadhan leh ayaa hadana lagu caajisayaa.

  • @user-lh7cq2iv9o
    @user-lh7cq2iv9o Год назад

    Sheekadi ugu dambaysay maxaa ku dhacay caawa?

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 Год назад

    War naga daa benta

  • @aadansaladjaamac7676
    @aadansaladjaamac7676 Год назад

    Lkn 🤔 sheydaanka 1waad waa kuma

  • @abdurahmanadenaden4542
    @abdurahmanadenaden4542 Год назад

    Dadka inagrisak jogo qatarta😂1 one ☝🏿 u ah 😢😂❤

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Год назад

    Gaalo nuclear ilama aha inay isku ridi

  • @NuurCabdi-b8v
    @NuurCabdi-b8v 20 дней назад

    Buutin
    .

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 Год назад

    Waan ku faraxsanahay in ree galbeed godkoods biyo ugu galaan tabartoodana latuso wecelada

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Год назад

    Halista ruushka maha ee waa in ay reer galbeedka riwaayada iska daayaan

  • @cabdulqaadiraadam5213
    @cabdulqaadiraadam5213 Год назад

    Aar marhoran lake saare sodaa wararka asc

  • @engilyas44
    @engilyas44 Год назад

    Nuklerka iyo hubkan cassriga ee rush iyo gallbedku iskugu han jabayan 1991,ila manta dadka muslimta ah waa lagu istiicmalay sida ciiraq bomka clastic bob uranium iyo kiimiko kalla duwan aya lagu reday baad iyo bariba libiya afganistan jijniya suriya dhulka ay nollyiihin suniga iyo suntii nuklerka ee baada somaliya
    Sida awged markii ay rer gallbedka iyo rushka ay dhandhamin lahayen xanunka iyo dhimasho waddaredka

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 Год назад

    Aduunka waxa qasaya waa marekan
    Yuuken waa masaakiin
    Lagu riday ceel aysan kasoo kaban waliged
    Ruushka waxaa dhibaba
    Reer galbeb yuukaen daadka ruushka ayaa qaaday mar hore ruusha ayaa la dagaalamaya yuukaren wax kama jiraan
    Ruushka waxaa digaal kula jira
    Reer galbeed diidan magaca ruush
    Doonaya ruush in laga tirtira dunida
    Ruushka waa dowlad dhoorsoon
    Kuma xad gudbaan muslimiinta
    Ruushka waxaan jeclaa inuu soogala diinta islaamka una towbad keena
    Alle weyne ha qarxaan reer galbebka
    Islaamkana haku farxe dunida waxaa
    Wareerinaya waa mareekan rabiyoow
    Marekan dunida ka qaba

  • @cfataaxcali4467
    @cfataaxcali4467 Год назад

    Yarednugusu

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 Год назад

    gaalo Alle haysku jebiyo

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 Год назад

    Allah ha naga mootiyo

  • @justomar9554
    @justomar9554 Год назад

    Booto aas haayaa butin halsano iyo kabadan well meeshii aaska bilowdayaa well la joogaa

  • @maxamad7790
    @maxamad7790 Год назад

    Somali qud mdwto umda kla wydwdn brmj kin bast

  • @shermarkeabdullahi5500
    @shermarkeabdullahi5500 Год назад

    Max’d cadde sida aad wax falanqayso runtii inta badan heer-sare lkn marka ay noqoto ruush iyo reer galbeed waxaa la’mooda in aad dhinac ka rarantahay oo aad buun-buuniso awooda ruushka, haddi ay sidaa tahay muxuu u qabsan la’yahay kiyev.

    • @cabdinaasir-ce4xj
      @cabdinaasir-ce4xj Год назад

      Ruushku wuxuu ladagaalmyaa marekanka iyo reer galbeedka Ukraine kliya mahn taas maankaaga ku hay

    • @shermarkeabdullahi5500
      @shermarkeabdullahi5500 Год назад

      @@cabdinaasir-ce4xj sxb haa waa runta reer galbeed hub iyo hantti ayay ku tageeran lkn intaasi waa gar-gaar oo kaliya lkn cidan maraykan iyo nato midna magalin ,2 waxaa lagu taageera gantalaha lidka taangiyada iyo kaarayal intaana ruushkaba waalagu taageera oo iran kuriyada woqiya iyo shine ba way ku tageeran dagaalku wuxu socda sanad iyo badh 48 saac ayaan ku qabsan ayu yidhi putin meeyay midakale diyaarado wali laguma taageerin lkn putin wax aan nuclear ahayn oo u ku hanjabo ma’hayo

    • @cabdinaasir-ce4xj
      @cabdinaasir-ce4xj Год назад

      @@shermarkeabdullahi5500 Putin nuclear kliya kuma faanyo wxa kunayaa hubkiisa casrigaa uu kaligiis heysto sida hypersonic Missile sidoo kle wuxuu ku faanayaa hubka uu ka bur buriyay reer galbeedka iyo marekanka ay soo dhigeen Ukraine, tankle wxaa xusud mudan Russia 24 hours gudohood buu qabsan karaa kyiv laakiin wxuu u baqayaa shacbka kunool oo wx danbiyaa aan kulaheyn dagaalkaan socda raalina ka aheyn wxa uu kusameynayo madaxweynahooda Zelensky taasna yay kaa hoos bixin.

  • @mohmadbashi6183
    @mohmadbashi6183 Год назад

    Waaan sugi la ahay
    In u istecmalo
    Rabba hubkaas
    Adunka walakala baxa
    Markas ninkasto
    Xanin yahiisa
    Ku tashan laha

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Год назад

    wararka sodajiya