DEG DEG Xilibandii &Gu,Aadan Madobe oo Foodda Is daray,Fadhigii Golaha ShacabkaOo la isku fara-saray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 24

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Месяц назад +3

    Maashaa'allaah xildhibaanada maanta waa ay is biimeeyeen

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 Месяц назад +1

    Baarlamaan yaa doortay

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 Месяц назад

    Sultaan ka soco baarlamaanka y.m.

  • @XasanAxmed-n3y
    @XasanAxmed-n3y 22 дня назад

    Faa izo wiligaa nooloow

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Месяц назад +1

    Koorom iyo sharci midna ma ilaakin karo aayow barako tuugsi wax ku sookoray miyaa madax istaahila

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 Месяц назад

    Barashada--Habka--Barashada English Language and Somali

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    NISA AYA HOWSHEEDI GABTAY

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 29 дней назад

    Waa adduunyo gedoon nin jaahil ah oo xukuma nin aqoon leh

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Месяц назад

    Sheekh rusheeye miyaa quraanka saaray xildhibaanada?

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Месяц назад

    Sax

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 Месяц назад

    Barlamaanka 11 ee soomaaliya waa mid aan waxtar u lehayn ummadda soomaaliya
    Barlamaanka 11 ee soomaaliya waa mid u shaqeeya shisheeye iyo shaqsiyo gast ah

  • @mariohasterok2616
    @mariohasterok2616 Месяц назад

    sax

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Месяц назад

    MAANSHA ALAA WAXA GODAY QADAAD WAAYN IYO GUDHUU XALAY XAMAR

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Месяц назад

    QARAXAAN QARAX YAA KA HOREEYEY XABSIGA KOW MAAHAN UGUMA CAANSANA WELIGEED EY MEEL DHALINYARO JOOGAAN LA QARXIN JIREY HADABA WAAD SHEEGEYSAA IN AFRICA LAGU DILEY HADANA QIF EY RABEEN LEE INTAA WAQTIGOODII DHAMAADEY UDHINTEEN WAXBA YAAN KSGA DHIGIN IN MUQDISHO AMAANKEEDII FARAHA JABAXDEY WAQTI AAN FOGEYN QARAXA SUTIMAANKII UGU YARAAN 3 ILAA 4 BERI MARBA MEEL KA QARXINAATEY KAN BAA YIMID ITADOO MUDO LAGA NASTEY HADII LSGA NASTEY SIW IN ILLAAHEY LOO MAHAD CESHO MAAHAN XILDHIBAANKA WAXA KAKEBA JAMA HADLI JIRINE MA DAD AYAA KAGA JIREY

  • @CaniYare
    @CaniYare 17 дней назад

    X

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    Istaqfuallah masiibada soomaalida iyo falastiinb falastiin waa ummad lagaran waxay u dagaalammayaan xasuuqan soomaaliduse waa masiibo kalle

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Месяц назад +1

    Aadan Madoobe ma laha karti uu ku hoggaamiyo Baarlamaanka, degdeg Xilka halooga Xayuubiyo

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Xildhibanada mashqul galinaya ciidamada kan dagaal alshabaab galin waa xarig

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 Месяц назад

    Please find 🙏 To your support "English--An Somali Language

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f Месяц назад

    Baarlabaan.laaluush.doonaya.maxay.yihiin.

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Месяц назад

    Waxay ushaqeyaan Cadowgasomaliya??

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Месяц назад

    Halaxidhxidho Qowleysatadu?

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад

    Golahameesha fadhiyoow wax idiinyaala majiro wax idiinhadhay majiro wax shacbiga aad u haysaan majiro barlamanow meesha Ku kalataga dalkii iyo dadkii xabaalo ayaad Ku rideen