Xogta Shirar Xasasiya oo Xalane ka Socda, Xamse oo deni ku tilmaamay saqiir siyaasadeed, Madaale oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 45

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад +1

    Saeed A. Dani, iyo XSM, ayaga isyaqaan ee annagu ma naqaan waxaay qasaayan, kumana faraxsanin siyaasadood.

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 месяца назад +1

    Reysalwasaare Hamze bare waa Runtiis. Saciid Dani waa Diktatoor ee Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 месяца назад +1

    Waa Runtiis gudoomiyaha Gobalka Banaadir

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 2 месяца назад +2

    Deni waa guddoomiye gobol, waana inuu xurmeeyo oo ka amarqaato madaxdiisa

  • @XersiRooble
    @XersiRooble 2 месяца назад +1

    Xamsa waa runtis

  • @saciidjicaale351
    @saciidjicaale351 2 месяца назад +1

    Dani waa danayste gaara bas ayuu yaqaan dawladnimo dan kama lahan

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 2 месяца назад +1

    Asc wwb, waxa ay isku haystaan waa xaq darro waa tii ay Madaweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo, ay kaftan ugu dhibi jiree Xassan sheekh iyo siciid danini nimankaan Allah kama baqayaan ummadda soomaaliyeed ayey arkeen inay seey doonaan ka yeelaan,wallee xisaab waa dambeysaa

  • @abdikadirdaud860
    @abdikadirdaud860 2 месяца назад +3

    Walaal.garta waxaa xaqa udhow.Reysalwasare xamsa Ayaan runsheegi

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 2 месяца назад

    ❤❤❤❤dani waa ikaduubay wiiixii oodhan

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 2 месяца назад

    ❤dani mzacada wuxuuurabo

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 месяца назад

    Madaxweyne xassan sheikh cidna u gama haboona inuu talada hayo inshallah sii weyn ayaanugu rajeeynah in uu hogaamiiyo dadka iyo dalka Somaliyed 3odanka saano oo sosocodah, rw Hamze wa kagar leyaahay Mr Dani iyo mamulkiisa

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад

    Waa sax bangiga dhexe oo kaliya inoo qaado umdax bananado banka dhexe waa sharic aad uficaan taasi

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 месяца назад +2

    Deni waa imaanlaawe farmaajo ayuu dhibay xasan wuu ku fahmay

  • @BalakaxmedFarasle
    @BalakaxmedFarasle 2 месяца назад

    Xasan xalane nooma taliyaan

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 месяца назад

    Adeer angà Horta waxaanu Aragon nugu Insha sarcaadin mauusan daduu xasan wax hagaajinaayo muxuu laxintamaayaa muxuuse tastuurka karnaa danina danina waakasii liitaa ninja yiri itoobiya colmaahan waxba mala oga xasanba daacad iyo waxtar midna ma ahane isugàn laba jaahil weeye mikoona waxma ahane illaahay labadana Hana dhaafiyo kuwakhayr qaba hanoogu badalo xamsaa maisagaa a shaqo Jaya wuuba waa jaajuusiin

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 месяца назад +1

    Xamze waa faariidRun shee ah doqon an doonaynayn hinaase😅

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 2 месяца назад

    Waxaa wanaagsan in md dani uu joojiyo ka hor imaanshaha dowladda iyo mashaariicdeeda kuna qasin wixii ka dhaxeeyo dani iyo xasan

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 месяца назад

    Dowlada Maamul waa iney ku caadiso beesha caalinka nin la shiri karin beesha caalinka iney uga danbeeyaan dowlada fidaraarka soimaali

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 2 месяца назад +1

    Tuugo.lama.raacikaro.deyn.cafis.maxaad.kakeenteen.shiidkii.baa.sookordhay.xaraash.masaakiinta.laboobayo.yaa.kamasuul.ah.xamse.waa.iskahadlay

  • @_22260
    @_22260 2 месяца назад

    Puntland buuq oma baahna waa dad nabad heeysta waxna qabsadey 1k oo nabada heeysta nin guri kuxiran hadal kiisa micno maleh adiguna waad edebdarantahay sawirka kuusaaran baamuujinaya nayeebka kaa muuqda

  • @CabdifitaaxAxmedjaamac
    @CabdifitaaxAxmedjaamac 2 месяца назад

    Gubar.natoor.cidii..madax.weeyne.kadhigtay
    Weey.dii.garta

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 месяца назад

    Waaryah duuliyohow dhaarerahaya Mdaxweenah haanogah koormatagiin. Xaamse kaabaweeneh dhiiqo buh guuryaha uutiirtiirah condomah uuyahay. Daanay oh dowlada Dhiqo uutalayah haa, awod iyo Hannah waanagsan kaakuh dag dagin xamso maxbus aasagah saqiirey

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 2 месяца назад

    Suldaanka tv is ka daa warka mooryaanta yeysan sumcadaada dilin

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 2 месяца назад

    Suldanka TV meeqa ku qaadatay reer dhiiqo taageeradood

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад +1

    Warya suldaanka tv qofka saqirka wa la yaqan wa marxun xamza oo xalay hadalka lo so dhibay waxa u so dhibey adrka xasan gorgurde tuug tuug dhalay

  • @CabdirasaaqSiciid
    @CabdirasaaqSiciid 2 месяца назад +1

    Xamse waamaxruun beenlow ah waayo
    Slaan
    Oosoomaali diidey waalasiiyaa mashaarijcdeeda

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад +1

    Dawlada ma ha waxa xamar ka jira deni baa sax san

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 2 месяца назад

    Xamse mayahay R/wasare mise waa xogheynta xasan dhiqo wain laysweydiya mamadxbananyahay xamse .

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад

    Xamda haysata Somaliland waa la siya maxa loo didy timi butlan ilahaw umada ka qabo xasan iyo xamse

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 2 месяца назад

    Nagadaa marxuumka warkiisa

  • @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam
    @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam 2 месяца назад

    Dani aya gar leh marka an runta isu shegno xamse marxum wa nin lagu adegto madaxweyne Dani hadusan nin waxgala aheyn saxib dib loma dorten Dani ilahey ha ino days was muwan somaliyed masulkastana isaga ka leh e nac nac iska daya

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 2 месяца назад

    Maxruum maxruum

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 2 месяца назад

    Xassan dhiiqo iyo daba dhilif maxruum

  • @elabeawali9760
    @elabeawali9760 2 месяца назад

    Hassan travel has to leave because he can not lead the country and he is only likes travel and he incapacity to take decision to fight with Ethiopia..

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 2 месяца назад

    Wixii uu sacbinayey baa ka liita

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Horta dadoow umadii soomaaliyeed ee runta ahayd hada majoogto dalka sidaa darteed xamze mayahay nin aqligiisa ku hadlaayaxsm iyo xamze waa dameer iyo xaadhintii saciid sax

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 2 месяца назад

    Waxaa garle dani maxaayeelay xasan waa tuuga kkkkk mala aaminokaro dalgate

  • @ZakariaMohamed-ot8sv
    @ZakariaMohamed-ot8sv 2 месяца назад

    Munaafiq jaajuus Etiopia ayaa tahay nacalad yahay

  • @BalakaxmedFarasle
    @BalakaxmedFarasle 2 месяца назад

    Ma soonolaaday marxuunkii

  • @BalakaxmedFarasle
    @BalakaxmedFarasle 2 месяца назад

    Dani waa punt land waa dani