Deg Deg: Banaanbax Muqdisho Askari wiil dhalinyaro ah u toogtay Lacag baad Ah & Shaca..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 54

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 Месяц назад +5

    Askarta ma al shaabab dhalinyarada somaliyeed inlaayo mashruuc miyaa lagu soo qaatey askarta dadkii waa dheeyeen askarta muqdishu hala badalo 😭😭

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pb6vx4eq8o
    @user-pb6vx4eq8o Месяц назад +4

    Wiilka waa ehelujano kii dilayna waehelunar ilaahay haunaxaristo

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Месяц назад

    Socdaal asxaabtisa mid ka mid ah ba laga dilay hees usoo qaad cusub, masha allah xamar banaan bax

  • @SiradNour
    @SiradNour Месяц назад

    Wiilka waa ehelujano kii dilayna waehelunar ilaahay ha u naxaristo àamin aamin aamin ya rabi

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Месяц назад

    Allhu naxariisto amiin yaarabi

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Месяц назад +3

    shuuto soo in lookeeno ma aha

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Месяц назад +3

    الله يرحمه😢😢😢😢😢😢 ويصبر أهله

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 Месяц назад +2

    Allhah unaxristo aamiin aamiin

  • @Koyama548
    @Koyama548 Месяц назад +1

    Xasbunallah wa nicmal wakil xamar Allah umaqan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Месяц назад

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад +7

    Illaahay muqdisho how gargaaro waa bahalooben dadkaasi sorry shacabka

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +2

    Somalia-Talyani dadkeeda ayaa Burburiyay. Dadku iyagaa dhista dalkooda. Reer Somalia-Talyani ma anfacayaa 5 maamul Qabiil oo aan waligood Qaran noqonayn. Dadkan idin duleeyay iska kiciya oo Cadaalad iyo Qaranimo u doona wadankiina dumay. Cadaalad doonta.

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Месяц назад +1

    yaa waaye ninka ladile

  • @adnaali8112
    @adnaali8112 Месяц назад +1

    Qabiil aa dadka qaar madaxa ka galay Walahi wad xanuunsantihiin meeshan dad shacaba aan waxba galabsan Ayaa la laynaya aan waxba galabsan Oo ubixii wadanka ah Marka Waa in ay kacan cidna wax uma qabanayso haday San hadlin maalinkasta maalayacni Ayaa dadka Lugu laynaya ubixii wadanka ilahayow sidaan si khayr ugu badal umada somaliyeed aamin yaa lah😂😂

  • @prosl11
    @prosl11 Месяц назад +3

    Alaa maxaa somalia demi kaa socda

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Месяц назад

    Scw scw scw

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад +1

    MA ASKARTII BAA DADKII BAADHANAYSAA MISKIIN XAMAR KA QUUSTA HADI ASKARTI SIDAAS SAMAYNAYSO

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 Месяц назад

    Hadaa hakani waad soo daahden
    Mar Horaa laidinka rabay

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf Месяц назад +2

    Shacab masaakiin ah sidii ladóno ayaa loo laynayaa

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdulaahiLeo
    @CabdulaahiLeo Месяц назад

    Askari sharaftisa waxay dhimatay marku dhul boobe yimid wuxu laya iyo wuxu ka dhikay tuugo insha allah nasriga allah wa iman askar dacada way iman

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Месяц назад

    Maxaad marka hore uga mudahaarid weyseen qaraxa khawaariijta

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 Месяц назад

    Socdal needs justice

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Месяц назад

    Cadalaad xamar kamajirto marxumad luul ALLAH uu naxariiste aweey cadaaladeyda

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Bisinka lacag baad ah ayaa loo dilay aa Bisinka ma mooryaantii ayaa soo noqotay oo askartii Umada ineey badbaadiso la rabay miyaa dadka baad ka qaadeeyso.SubxaanAllaah

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Месяц назад

    ALLAHA UNAXARIISTO QABRIGA ALLAHA UWAASICIYO KITAAB KIISA MIDIGTA ALLAHA KASIIYO

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Месяц назад

    Looma ooyaan miyuu ahaa
    Kuwaasi askar ma ahane ummada allaha ka qabto
    Mooryiaan baa tuute loo xiray baa umadii baabi isay subxaanallaah

  • @FarhaanAhmed-c7y
    @FarhaanAhmed-c7y Месяц назад +1

    Halke owkadh caay banam baxa

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Месяц назад

    Dawlad ma jirto cadaladna alle haya iska samra ama ka qaxa wardhiigley waa xero dhiige

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 Месяц назад

    Kuwii doraad dadka layay kama banan baxayseen Dowlada kudhegantahiin war hooy

    • @Naisa641
      @Naisa641 Месяц назад +1

      Caafimad ma jira
      Qof qof Muslim dilay miya qabiil leh

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +1

    Dowlad maa jirta ?

    • @Nima.Mahmoud
      @Nima.Mahmoud Месяц назад +2

      haaa wa jirta , uduceey 😢😢

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Месяц назад

    Xasan dhiiqo Cadaalad mayaqaane ilaahay xagiisa ha idinka siiyo, cadaalad amiiin

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

    War wadanka jaadka halago joojiyo wR askartu waa garoogeystayasl war umada jaadka halaga qabto waaawareey waawareey war umaa askartasn tuugadaa ee baada u tasgan ee jaadka unaayo ee maalin waalbo lalaayo umada war waa warey war xamar waa lagu hoogay

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад

    Xitaa kuwii liido gumaadka ka geystay ee reer beydhabo hadalkooda dowladu ma baarin dad loo soo qabtay iyo cid denbigii qaadato maleh.xitaa xiligii qabqablayaashii sidaas liido looguma dhiman sidaas beyna u buuxsaneed dadkeeda meel walbeey ka yimaadaan

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Месяц назад +2

    Daadka somaliyed iyo dhalinyaradi somaliyed San ma utan beysay Diinta iyo dalka u naxa fisqiga xalane ka socda khanisnimada xamar kasocota shabaabka in lenaaya xalane ay ka buuxan xildhibanada barlamanka dadki lalayey wax ka damqanayo mairto war dhalinyarada Kenya ma ka xunthiin is xoreya

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Месяц назад

    FAQASH SOMALIA DILKU WAABA KA CAADI CEEBTOODA MAAHA

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1v Месяц назад

    Rere muqdisho wa masakin walahi 😢😢😢😢😢 alaa hargaysa mayahato

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Месяц назад

    My nigga Shuute do something man Askar umada dileyso is not right

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Месяц назад

    ALLAH uu nxaariisto

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    laba shabaab ismadhaamaan adeer iska celiya ha ooyinee qoriga qaata oo mooryaantaiska qabta nacalada

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 Месяц назад

    Dawladu waxey sida hooyo
    Looga oohiyo laakiin mataqaan
    Cadaal iyo maskax fag askarta ka bixiya magaalada muqdishu 😭😭😭😭😭

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Месяц назад +1

    Dowlad majirto mooryan dadka Iska dilaysa dhac iyo boob Ka dhinac cadowgii Aya dadka qarxinaya Allah U gargaaro umada masakinta ah

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 Месяц назад +1

    Cadaalada xagee joogta😂😂😂

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare3389 Месяц назад

    Waar waxan wadan mahe iino iibiya meelaha qoxoti ku noqone

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Месяц назад

    waa ku daba jirnaa intii lagu daba jiro qarax labaad yuusan idinku dhicine ee meel haisgu imaanina dadkiina xamar ku nool ee wada marxuum socda

  • @Saidalihusein
    @Saidalihusein Месяц назад

    Dhurwaayaa wadanka haysta

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Месяц назад

    Hassan sheikh he is rubbish leader i