DAAWO: Shacabka Muqdisho oo iskuugu soo baxay Banaanbax Alshabaab looga soo horjeedo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 170

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Месяц назад +30

    Qawariijta iyo inta la jirta allow naga qaabo o dalka iyo dadka noga qaabo aaamiin aaamiin yaa allah ❤❤

    • @user-vv4ng2bs7d
      @user-vv4ng2bs7d Месяц назад +1

      Wallaahi shacabka hadow kaco alshabaab iyo shabaab kal kaalba waa u dhamaatay guul insha allaah

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Месяц назад +9

    Is ilaaliyaa ragu way idinla socdaan qaar kamidaa lagayaaba inay idinla banaan baxaan yaan

  • @FarxiyoAdendiyaad
    @FarxiyoAdendiyaad Месяц назад +7

    Ilahow shabaab umada ka qabo 🥺😭 yaarabi 🤲🤲🤲

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 Месяц назад +10

    Allaha ajar kaa siyo inta dhimata Allaha u naxariisto janatul fardowsa Allaha Ka warabiyo amiin yaa rabi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад +3

    Dawladu waa Shacabka ❤Dawladu waa Shacabka❤ Dawladu waa Shacabka❤ Cadawgu wuxuu ka baqaa waa Shacabka ee kama babaqo madaxda iyo ciidanka waayo dawladu waa Shacabka waa inaadnoqotaan.dhamaantiin wada sirdoon❤❤😂❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +4

    WAA BANAN BAX, LAGU TAAGERAYO, DOWLADDI XILKEEDA GABTAY.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад

      Khawaarij ALLAAH jebiyo & cadowga reer Muqdisho oo dhan !!!

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Месяц назад +3

    Dhalinyarada SOMALiyeed illahow noxafid guuuuuuuuuuul iyo gobanimo inshallah SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @user-uv4ut3nj4u
    @user-uv4ut3nj4u Месяц назад +1

    Wilkas Geesiga ah Naa abwemcn jiir oo joog ban leyahay insha Allah Cadowga Rabii haka Qabto insha Allah amin thanks Markasto

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Месяц назад +8

    Qawariijta Allaha tirtiro Allaha jebiyo Allaha suuliyo eeyaha naarta

  • @suuzaanareyz3527
    @suuzaanareyz3527 Месяц назад +6

    Qaraxa xalane in lagasoo abaabulay waad qarineysaa doqomayahow

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад +4

    SHACAB NAAGO WAXBA DHAMIN QEYLIGODA WAXBA KAMA DHIBAYO YAHUDIGA MADOW WECELADA SHABAB. BERI IYO BERI KALE SIDAAS AYAA IDIN QARHINAYAN.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад +2

    Wiilkaas Geesiga ahee Naxariista
    Badan Allah haku xifdiyo
    Raga Soomaaliyeed
    Habaryar Waxaad Tahay 100/ 10

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Месяц назад +2

    Masha Allah gacmaha isqabsada reer muqdisho oo meel ugasoo jeedsada alshadaadiin cawaanta Allah ha baabiiyee sidaasaa laydiinka baahan yahay

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад +3

    WAR ISWEYDIIYA MAXAA SABAB U AH MASIIBOOYINKAAN UMMADDAAN HAYSYA MUDADA DHEERE ?
    HADDA OGAADA WAXAA JIRO MAASIIBOOYIN KUWAAN KADARAN OO HAYSTA DALKAAN IYO DADKAAN MUSLIMKA AH LAAKIIN NASIIBDARRO UMMADDA BADANKEEDU MABA DAREENSANA!!!!!!!!

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад +1

    WAALID KASTAA HA KA BILAABO GURIIGIISA IYO QOOYSKIISA BAADHITAAN LA SOCDA DHAQDHAQQA MARTIDA IDIIN SOO HOYATA EE EHELKA WAA IN AY ARXAN LAAWAYAASHU WAAYAAN MEELO AY KU GABADAAN ILAAHAY HAYDIN GARAB GALO❤❤❤❤

  • @ismaelmahamoud3917
    @ismaelmahamoud3917 Месяц назад +3

    Allaha babiyo al shabab iyo culumo isku sheega ee diinta ku gabanayo iyo madaxda qacan sasinayo

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Месяц назад +2

    Inti dhimatey alle swt ha u naaxariisto aaamiin aaamiin yaa allah

  • @maryammohamed9315
    @maryammohamed9315 Месяц назад +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Месяц назад +1

    Inalilahi waa inaileyhi rajacun illahey ha unaxariisto dadka an waxba galabsan shacabka reer muqdisho guul iyo gobanimo ✌️👍❤️🙏😭

  • @user-rs5hw2wg3e
    @user-rs5hw2wg3e Месяц назад +4

    Dadkayga guul inshaa,allaah

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Месяц назад +1

    Mudane gudomiye madaale ben ha shegin wa xalane galada iyo munafiqinta EE ha nagabaxaan 😭😭😭

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 Месяц назад +3

    Dawlada wxa laga rabaa in amaanka xamar ay sugto

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Месяц назад +2

    𝗕𝗮𝗹 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗦𝗼 𝗞𝗼𝗿𝗱𝗵𝗶𝘀𝗲𝗻.✌️

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад

      Inaaney Khawaarijtu waxba cabsin gelin karin, dadka deegaankana aysan tirtiri karin !!!

  • @FaayMacalin-sg1we
    @FaayMacalin-sg1we Месяц назад +2

    Axma qiin kuwa xalane jooga lee mel iska sosaaro hadaad waxtareeysaan qawaarijled kuheysaan hadi adila arko lkn shasheeyaha dhibkiisa maxaa idhihiina ka daahsaaray

    • @maymuanhasan2803
      @maymuanhasan2803 Месяц назад

      adiga ayaga maa lashaqaysaa ma dadkii dhalinyarada dhameeyay maa l qiil uyeelee ILLAAHAY ka cabso tan diin ma ahan diinteena waa tasteexo xanta aa la diiday in qof qof kaloo walaakiis wax ka sheego haduu yahay wuu xantay haduuna ahayn qofka uu wax ka sheegayna waa ku been abuurtay diinta sida ay na farayso kuwa jooga xalane yaa keenay ayaga ayaa keenay wadankeena gaalo nama maamuli jirin ee waa abnilaan marka abniga ayey kuugu yimideen saas darteet adiga iyo wixii kula mida aa saas u fikiro ALLHA na soo hanuusho baleetkeena ALLAHA ka dhigo baladal amiin inasha ALLAAH ALLAAH waclan

  • @user-zc3ll4zn5p
    @user-zc3ll4zn5p Месяц назад

    Sidaaan marka ay iskugu imadaan ayaan ka cabsani in hadana la qarxiyo
    Ilaahoow inta dhimaty unaxariiso

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 Месяц назад +2

    Xerada xalane iyo shabaab waxba isma dhaamaan Xerada xalane sidii loo xeri lahaa haloo banaan baxo

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Dadkaas Allaha u naxariisto gacan ka xaq daran ayaa dishay. Gacnaha is qabsada shacaboow ee cadowgiina isku meel uga soo wada jeesta ee Dowladiina la shaqeeya ee soo jaajuusa cadowga, si aad nabad waarto u heshiin Inshaa Allaah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    DAWLADU WAA SHACABKA ANIGIINA ILAALIYA KASOO SAARA GURYAHA AY KU DHUUMANAYAAN SHACABKU INDHAHOODA HAFURAAN .CADAWGA MANAXAYAASHA AH MEELAHA AMA GURYAHA AY U HOOYADAAN OGAADA ILAAHAY HAY DIN XAFIDO GUUUL GUIUL GUUUUL❤❤❤GUUUUL

  • @user-uv4ut3nj4u
    @user-uv4ut3nj4u Месяц назад

    Inaa Lilaahi Wainaa ileyhi Rajacuun ilahow U Wadha Naxariiso inta ku Shahiiday Meshas inta dhawacana U Boga dhaaay Ameen Ameein yaa Rabii Ilahow adiga Umba Dadkas Garan Inaga so dhax Sar amin Iney Xita i Nagu dhax jiran xita yaa Og ayaga Dadka Dhax tagan ilahow Musibo Rabani ah Ku Riid Amein Ameen yaa Rabii oo Maradha Eey Qaban ku guub inta Umada Dhibeyso yaa Rabii ameen

  • @kamalvlogs1526
    @kamalvlogs1526 Месяц назад

    Kuwaan naftooda may naceen inta ayey ku dhax jiraan hayaay is ilaaliya😢😢😢😢😢

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim Месяц назад

    Masha allah

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Месяц назад +2

    In meel lala soo istaago qatar ayaa lacag bixiso ma dadkaada oo isla dad soomaali xasuuqayaan ayaa qatar lacag kaa bixineeysaa bal aqli xumadaan arka. Carab lacag ku siin meeysee dantiina garta

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад

      Waa xaqiiq 💯
      Wax badan baan ka ogahay oo marqaati bay leedahay arrinkaa !!!

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Qawaariijta argagixisada arxanka daran ilaahoow umadaada dhaafi yaa Rabi Inshaa Allaah

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 Месяц назад

    Hawiye action group +shabaab+ Raxanwayn

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Waa wada khawaarij madaxdiinu

  • @MohammedBudul
    @MohammedBudul Месяц назад +2

    Somalia waa meesha kaliya suit laso xirto marka banan baxyo jiraan

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Месяц назад

    Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Месяц назад +1

    Is ilaliya ilahay ha idin ilaliye yan mel leysugu imanin cadawga wukafaidesana

  • @MahamedMusdhaf-n7q
    @MahamedMusdhaf-n7q Месяц назад

    Maashaa Allaah❤❤❤❤❤❤

  • @maymuanhasan2803
    @maymuanhasan2803 Месяц назад +2

    iska celsha qawaarij maxaa u fadhidaan nabad hadii rabtiin iska baxasha xamar sayahayt waa la yaqaan qabiil xaga dhiga is raaca wadamada dariska waa nabad maxaa 14 sano qarax qax abaar qabiil qayaano isku tashata soo ciliya qaranimo say ugu baxdo qabiil wax lagu doorto aduunka ma jirto dowlad qabiil lagu doorto insha ALLAAH nabad

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад

      Taasi waa markii federaalka laga tago oo maamul-goboleedyada la baabi'iyo, balse intay jirto, "hashan annaa leh, hashaaduna way naga dhaxeysaa" waxba hagaagimayaan.
      Waxaanse reer Muqdisho ALLAAH uga baryayaa in cadowgoodu ka qabto..Aamiin.

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Месяц назад

    Banaanbax kaligiis wax ma taraayo ee waan in danbilayaasha argaagixisada ah dil toogasho ah lagu xukumaa haddii kale maalin kasto sidaan baa lagu jirayaa. Dowlada waa in ay dhag jalaq u siinin hayada ha gaalada ah ee dhahaayo yaa la dilin argaagixisada, waa in dil lagu fuliyaa khawaariishta waa haddii la rabo nabad.

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 Месяц назад

    Hadey run katahay alaahu akbar maxey ugu dhawaqi waayen
    Iyo qawaarij bentey shegayan

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x Месяц назад +1

    KHAWAARIJ WAA DAD BAHALO AH EE AAN ISKACELINO.

  • @user-vv4ng2bs7d
    @user-vv4ng2bs7d Месяц назад

    Guul insha allaah soomali ha is raacdo cadow geena waa hal

  • @Fiirso14
    @Fiirso14 Месяц назад +1

    Ciyaarta ka daayo umada. Hadii aad wax u qabanaysaan dooni meyno wadan kaa fog logu talagalay ee caqliyad kale u baahantahay xamar. Xamar waa hooyada umada soomaaliyeed ee shaqo loo baahanyahay.

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 Месяц назад

    HAWIYE ACTION GROUP !!!

  • @zeinabahmed5426
    @zeinabahmed5426 Месяц назад

    Shabaab ha ku mucaaradina ee Xanale dooni meyno daha

  • @Red_CCC
    @Red_CCC Месяц назад

    Ilahay uh naga waadpoot💪🏼💪🏼💪🏼😿😿😿

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Месяц назад

    War doowladaaba ahe cidahaase iska fiiriya 🎉 meel cidlaa ha is daalilinaah 🎉soomaali weyn 🎉

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад +1

    XALALANEE HORTIISA TAGA MAXAY MARKAY OG YIHIN IDINKAAA QABAN WAYEEN SIDAY U OGADEN WAR UMADAN IN LA ISKA CELIYO WEEYE

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Месяц назад +1

    Kuwani waa ku dhihijiray cidamadii ilatariya waa lalaayey waye falan ku shubo waaye xasan ayaa ku soo shubtay qeylada ay qeylinayaan

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Месяц назад +1

    Alshabaab ahel beyleyihiin kuwaas maadilo dee hadii run aad sheegeesiin dee

  • @yaakcon
    @yaakcon Месяц назад

    Hawiye Action Group.

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow Месяц назад +1

    Aamiin yaa rabi

  • @NAFIZOADAM
    @NAFIZOADAM Месяц назад +1

    ilahayow adowga nagaqawo

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Месяц назад +1

    Dam Aljadiid ayaa u sahlay in shacabka la xasuuqo

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Месяц назад

    Dowlada shacabkeeda mashruuca kuqaadatay iyadaa kamasuula ka ah dhibka haatana inaheeysa Somalia xilna ma istaahilaan kuligood waa daniistayaal xilka umaqalmaan

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад +1

    Taa maqbo hooyo xuna ku dhashay abo xun ku dhalay qawarishta ayaka ku filan o yaqan

  • @AxmedxussnGure
    @AxmedxussnGure Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FalisCabdi-lz8si
    @FalisCabdi-lz8si Месяц назад

    🎉amin amin❤

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar Месяц назад

    Ha lagaqado talabo xogan xududaha amiga dalka iyo. Gudaha dalka. Ha lafadhexsaro. Musqmasuqa. Kaxun. Horumarka dalka.

  • @user-lt5xd6zv5n
    @user-lt5xd6zv5n Месяц назад

    Dalka shishe intey joogan soomaliya nabad kama soo socoto xalalane hala galo

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Месяц назад +1

    QArax soma gali karo ee madaxda soo gudbisa go.aan haloo sheego

  • @abdullahisharif2382
    @abdullahisharif2382 Месяц назад

    Mooryaantu iyagaa habeenkiina alshabaab ah maalintiina Dowlad iska dhiga. Munaafiqiintii idin dhashay wasa.

  • @nadiifomaxamed6321
    @nadiifomaxamed6321 Месяц назад

    Allahusalaada 😢😢😢😢

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    SHACABKA WAA INAY IDHAHOODU CAMARAD HA NOQDAAN MIDA KALE WAA IN AAD HAYSATAAN TELEFOONADA CIIDAMADA AMAANKA SI AAD UWACDAAN MARKAAD QOF KA SHAKIDAAN

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi Месяц назад

    Shabaab.qaylo.waxmayeesho.ee.iska.dulqaada.qaraxyada.xasana.hadadiyaariyey.iSka.jira

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed6506 Месяц назад

    Way ku dhex jiran khawarijitu😢😢😢😢😢

  • @maxcali863
    @maxcali863 Месяц назад +1

    Kwariijta Xalane aya laga biila, hadaad run sheegeysiin 24 labaatan saac Xalane MI6, CIA, Iyo MOSSAD ka NGO ahaan kujoogo aya wadanka kabaxa kudhihi leheedeen. Dowlada wey ogtahay meesha nalaga heysto. ATMIS iyo XALANE qarax ee kusii joogan, caalamka lacag kaga dhuuqan aye ubaahan yihiin, Dowlada na ayaka aya keensaday, Soomali wax umaqan oo ilaahay eheen majiro.

  • @dibjir.m
    @dibjir.m Месяц назад

    Shacabka Somaliyaay hadad wax aragto wax sheg farta ku fiiqa alshabab kabilaba kuwa komatida qoraya o dawlada kaso horjeeda !

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Месяц назад

    MAXAAD DIIDAAN DAWLAD. SHACABKEEDA. JECEL MAJIRTEE KUWAAD. KADZCWOONAYSAZN BAABA USHAQEEYEE

  • @AsffAsdc
    @AsffAsdc Месяц назад

    Koleyba waa dhimaneysane sharaf kudhinta reer xamareey

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Месяц назад

    Qawarij Kama dambeeynine runta maa la sheego yaa soo daayay gawarida qaraxa macala askariga dowlada iyo adiga hadlayo madaalow waa la idinka shakisan yahay is cadeeya oo dadkii loo soo qabtay qaraxan toos tiirka haloo geeyo yusan xiliban soo daynin mahadsanid

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Месяц назад

    Sax sidaasaan rabaaa hawiyoow dhulkiina iyo caruurtiina ilaashada cid kale oo idiin ilaalinaysaa majirto..siday somalida kale amnigooda uga shaqeeyaan idinkuna uga shaqeeya

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Месяц назад

    Wa Ayagii Alshabaab Wa Islaayagii Argagixiso

  • @LiimaHassan-cn9if
    @LiimaHassan-cn9if Месяц назад +1

    War alshabab waxakasidaran kuwakale xalane hadanan ilgar ah lagufirin xlada maficno

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Месяц назад

    Waaa labada beri eee hore qiiradda soomaalida.halkaaas ayey ku dhamaataa

  • @osceroscer6006
    @osceroscer6006 Месяц назад +1

    Ciidamada ayaa dadka laayay sidaan xaq maahan

  • @user-cb3jf2bs2m
    @user-cb3jf2bs2m Месяц назад +1

    Wll markale yaan laydin qarxin😢

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals Месяц назад

      usheeg waywareer san yihiin AS maxeyka dhibeysaa dooni meyno

    • @user-cb3jf2bs2m
      @user-cb3jf2bs2m Месяц назад

      @@PinaBinianimals haa wllhy qaar kamidaa hadadaa kujira

  • @CaliJamac-in8sm
    @CaliJamac-in8sm Месяц назад +1

    Kuwii.idin.,asuupay.oo.kaantaroolada.kasoo.fasaxay.ayaa.idin.horsocda.piip.iskull.parinaya.oo.iSka.oOkinawa.haayadda.abnigu.wattached.sababtay.fAlka.dhacay.

  • @AhmedMohamed-nx6hn
    @AhmedMohamed-nx6hn Месяц назад

    This is too risky though

  • @mohameddubad7663
    @mohameddubad7663 Месяц назад

    LACAGAHAAS AAD SHEEGTAY LAGU DEEQAY YAA KA ILAALINAYA DADKA MUSUQMAASUQA WAXKUCUNAYA ARMAA DADKA WAX LOGU QABANWAAYO

  • @CaliJamac-in8sm
    @CaliJamac-in8sm Месяц назад +1

    Maxaad.dhegeysanaysaan.waa.kii.idin.dayacay.

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад

    Geesi aan marwalba la heli karin Alle hku gargaaro malinta qiyaamaha

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Hada Shabaabkii baaka kabuuxa
    Meesha Subaxanallah

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад +1

    BOOTOOLAYAAN ARRINTU AF MATAGNA GACANBAY TAAGAN TAHAY ISKA CAMUSA SAGAARO WAXBA MADHANTAAN.

  • @kamilobarre9118
    @kamilobarre9118 Месяц назад

    Cadiifad kama dhamaato somali.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Месяц назад +1

    Dawlada aan Shacabkeeda nabadeeda ka shaqeeyn kareen ayaa Somaliland u hanqal taageysaa oo weliba sheeganeysaa. Shacabka Xamar ayaa uga baahan, wexeey Somaliland ugu yeeraneeyaan Hassan iyo dowladiisu. Shacabka Somaliyeed horta ha idiin dambeeyse, bal horta kuwa Xamar jooga wax u qabtaa..
    Somalida kale ee aad sheeganeysaan iska Ilooba.

    • @dinfarsatacklare2229
      @dinfarsatacklare2229 Месяц назад

      Allah ha ka dulqaado dhubka haysta xamar, kan isqarinaya ee isqarxinaya iyo kuwa soo abaabulayaba Allahayow adigaa og oo aan waxba kaaqarsooneyn ee tirtir Rabiyoow

    • @dinfarsatacklare2229
      @dinfarsatacklare2229 Месяц назад

      Nasri dagdaga Allow sii reer Muqdisho, Diinta Islaamkana kusug dhaöinteeda iyo waayeelkeedaba

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 Месяц назад

      Inader digashada😂inaga daa..wax fiican maaha Somalilander anagaa ah balse dawladeena meshan ookale haku soo qaadin

    • @dinfarsatacklare2229
      @dinfarsatacklare2229 Месяц назад

      Allaha baryada adomadiisa aqbalow Muqdisho dulmiga lagu haayo ee ay ku hayaan kuwa u dhashay iyo kuwa u soo shaqo iyo shaxaad tagayba kaqbo qabasho dhab ah Rabiyow adigay qabashadaadu cidna ka baxsan Karin, Yaa KARiIm

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Месяц назад

    😢😢😢😢😢

  • @user-es1jv2iq1s
    @user-es1jv2iq1s Месяц назад

    eedyaal war iyo muda harad qawaarijtu wax kama dhibaan ee qoryo soqaata hadii kale xafadaha joga

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Месяц назад

    Wa xalane e is kadhacsha

  • @hbhbhbhb8581
    @hbhbhbhb8581 Месяц назад

    Shababk. Msib alhkurida

  • @user-yu7ci7ym6l
    @user-yu7ci7ym6l Месяц назад

    Hada uunbaa wada fiican la qaaday hadaad dhab ula shaqaysaan ciidanka nabadsugida talaabo ay qaadi karaan ma jiraan

  • @suuzaanareyz3527
    @suuzaanareyz3527 Месяц назад +1

    Xalane maa ka mudaa haradaan

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Месяц назад +1

    Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl ❤❤❤❤❤🎉

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Ku Jira ee wanaagii ku hadhaye ka
    Carar Xamar Yaan lagu Dilin wanaaga
    Iyo Safalkaa Xamar lesku dilaaye
    Waresiga iska dhaaf Dadbuu dhibayaa

  • @XasanowLoxus
    @XasanowLoxus Месяц назад

    Somasliyey waxaan idin leyahay dad damiir leh miyaa tihin ama dad damiialeh ha dii aad leedihin iskufinoqda

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Месяц назад

    Xalane

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk Месяц назад

    Doni meyno waxaba ma tareyso in ad dontana ma idmka rabana ee wax iska dhiciya cadowga umada somaliyed nin an shantadad ka rebin sharci kama rebo ee kaca oo cadoga so shega sona qabqabta oo waliba shaqabka haso shegan meyshey ku arkan hadi shacabka iyo dowalada wadad shaqeyan oo ad si dacad ah dowlada u shaqeyso in ad cadowagas ad wadanaka noga sari kartan wadanka dadki udhashey wuxu uqeybsamey kuwo wadanki ka cararey oo qaxoti ah iyo kuwa wadanka malin waliba lagu leynayo ya nomaqan marka war runta hala isu shego cadowagan waxa jiro dad dowalda ku jiro oo la shaqeynayo ee ilaho calamd kaso ifi kii qiyano qaran umada ku dhaxwado oo madaxisa umada lagu xasuqayo malin waliba wayo wey iska cadahey arintan in ey dad fudeydinayan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Месяц назад

    Kan daroogaysan iyo kuw suuqa fadhiya laga faa,iidaysanayo xeryaha askarta Ku xareeya.dafka la shaqeeyo so qabta waad taqaanan kuwa ay yihiin
    Meeshan dhalinyarada cid wax qabanaysa ma jirto ee wa laga shaqysta looma shaqeeyo dadkan illahay masiibadan haso afjaro.