ITOOBIYA OO XABSI DHIGTAY GABADHII SOMALIDA EE LAGU BAHDILAY DIYAARADA ITOOBIYA AIRLINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Комментарии • 111

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Месяц назад +6

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 Месяц назад

      ADIIGA MAA AHAA IN AAD DHAAHDO XAAQ AYUU UU LEYAHEEY XAAQ UU MALAHAA SABAABTO AH DAYARADA WAA GANACSI ILA CANADA AYEEY IMAATAA

  • @yurub5288
    @yurub5288 Месяц назад +3

    Waa bilaa somali gabadha somaliyeed waxaa sidaa u galay raga somaliyeed 😮😮😮😮

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад +2

    gumaysiga itobiya soomsliyey ka aarsada arligena hooyo ka eryoo ugadhsada waa abees kucunaye waligaa ha aaminin allow noo aargoo aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲😭😭😭😭😭🙏

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад +3

    Gabadhani Gob Maaha waayo
    Waa Soomaali Oo Duliya Dumar kooda insidaa Loola Dhaqamo
    Rag Maahee Riyaa dhalay habalaha
    Soomaaliyeey

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 Месяц назад +5

    Well my Somali brothers and sisters release your super comments on social media supporting our sister against Ethiopian airline 🇸🇴🫡🇸🇴

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 Месяц назад +1

    Dow ladu yay u shaqay neesa hadii shacab keedi baanay Soomaaliyeey Allah hanoonaxariis to 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад +1

    Waa runtaa sidaas ayaa lagaa rabaa wariye waa inaad guubaabisaa dhalin yarada ajar ayaad heleysaa hadaad dhulkaaga iyo magaca Soomaali u hiilisin InshaAlaah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Месяц назад

    😢😢wa kaxumhay waxa kudacay walashen somalia 🇸🇴 somaliyey itobiya sas ayey ugasha qof kasto o somali ah idinkan jeclada amxarada e u hees somaliyey midnimo damirka allah idinka qado qabyalad iyo qurun ayad taqanin

  • @Ummzak
    @Ummzak Месяц назад

    Mashalah you’re right bro

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Месяц назад +3

    Diyaarad etobiya hadaanbo raaco sidaas ha ii galaano

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад +1

    Itoobiya Hanoolaato Nebigaa u duceyey Habalaha Xabashida lama
    Sina sababta Rag Ragaa dhalay
    Iydana Orgibaa dhalay riweeye
    Axmaarku hagaraaco

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Месяц назад +1

    Gabadhaan lacag ayaa u soo carfaysa .
    Markii ay tagto london Lawyer ha qabsato
    Somaliyey haku safrina diyaarada ethopia.
    Cashar ka barta waxa gabadhaan ku dhacay

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j Месяц назад +1

    This is the norms and values of Ethiopian people boy cott, boy cott

  • @YusufIbrahim-i8u
    @YusufIbrahim-i8u Месяц назад

    sxb waxas wa gumeesi wana gabar muslimad ah omana qalanto waxaas waxan leeyahay wa laguu aari insha allaah abaayo

  • @yurub5288
    @yurub5288 Месяц назад

    Waa bilaa somali

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 20 дней назад

    Ader xabasha iyo oramo afka kuu dhankadan ayay kuuka qananan

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Месяц назад

    GABAADHA WAXAA NIIN KENYAAN AH

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад

    Waabinaan ka aarnaa oromada joogta gobolada Soomaaliya iyo itoobiyaan ka muqdisho jooga waa in la eryaa itoobiyaan ka Soomaaliya ku soo qulqulaaya war soomaaliyeey kaca sheekadii Falastiin dhulka looga qaatay ayaa socota erya itoobiyaan erya Falastiin Alaha guusha siiyo Aamiin cadawga islaamka Alaha jabiyo Aamiin

  • @abdirahmanf72
    @abdirahmanf72 Месяц назад

    asc gabadha xagee u socotay imager xageena. ka raacaysay?

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 Месяц назад

    Awey ninkeydi raga Somali Wa iska duli kuwa imika joga sidey nagtisa rag ugu xanjabayan. Ta kale nagtu wa uk 🇬🇧 citizen dowlada uk aya laga raba iney cawiso

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂kumanaan kun oo dayaaradda saarnaa , ayaa kaligeed lagala soo baxay kuye , markabkuba intaas miyuu qaadi karaa , waa somali, BAQ-BAQDA ayuu quutaa 😂😂😂😂😂😂😂😂.

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Месяц назад

    Soomaali iyadaa isbahdishay cidna mabahdilin dawladii dhamayd awoodi weydey iney kamamnuucdo kudaha soomaali diyaarada itoobiya

  • @halimab5796
    @halimab5796 Месяц назад

    Sharaftii Koofur ayaa halkaa dhigtay oo noqotay Mooryaan Cimaamado wadata oo eax qatxin, mid wAx kufan oo xaaskoodA gubi iyo Mid mAdaxa oo qabri iyo kheyrad iibsan.

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Месяц назад

    Waxay kele ookaadamacsinyihiin ayaakabada soomaaliyeed hadadtashanweeysaan injireey afkoodauraayo hakubahdisho
    Laxmeeshaayisdhigto ayaalaguQalaa
    Soomaaliyeed raadiya caQligiina
    Itoobiya Waxay damacsantah diida waxanlahadlayaa cajuus xaarankunaax ma ahan waadhalinta mustaQbalkaleh kaca kaca kaca dhalinyerey
    Injireey iskagaara

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 Месяц назад

    Gabadhaas ka hor ayaan maqlay dadkeey alaabta ka xadaan oo waagaas baaban kabaqay.

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 Месяц назад

    Atinkaan waa in ay Dowlada Soomaaliya bàar taa kana soosaar war bixin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 Месяц назад +1

      Hurdada walaal ka kac dowladda wax kuu baareyso xagge joogtaa

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr Месяц назад

    Somali waa dad Lita hormar tadkisamen laha waa dhalan yarda dhalan yaradan qabin ayaa lagu beray wax an qabil eheen kama shaqeyan siyasiyibtenana waxa ey jecelyihiin Dantoda kaliya in ey firsadan qof somali ah ciil ayuu udhintay waxana usabab ah hogamiyashena mararka qar waxa ku qabaneysa aqbar dhan hadhageysan talefon dhan in an iska daleydo in adan midiya isticmalin midiyaha Aya ku qabaneysa waxana usabab ah wax Yamaha kadhacayo soomaliya fariin makugu kobikarii e ilahey soomaliya nabad noga dhig soamliya fan an lala qabin ayeey wadan waxena yihiin Africa dadaka ugu Lita adiga ahaantadana midiyaha waa isticimasha wax kadhacayo wax loo dulqadankaro ma ahaan 😢😭🥺

  • @rodahassan2678
    @rodahassan2678 Месяц назад

    Adigu markad suber jeclato ayan iswada jeclanayna wa tusale ahan

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi Месяц назад +2

    Kkkk yayidhi axmara somali jecel haday kuhelayan wakucuni lahayeen

  • @mohamedomar-mn8ks
    @mohamedomar-mn8ks Месяц назад

    diyarda ethiopia ayuu ku imaday imikana wuu ku noqonaya 7dhaxdiisa ia dhip ma arki doono b/c wadankale oo uka raco uma dhawo DDS HADII NAHAY DIYARAD MA HAYSANO DIYARDA WAXAA QASAB NAGU AH INAN ISKA RACNO🥲

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Месяц назад +1

    An xasuuqno kuwa ina dhex jooga ayan oranlahaa shacabku ha kaco

  • @saacidjanno8824
    @saacidjanno8824 Месяц назад

    Ma dhacayso

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад

    Ninka ma anagaaba aragnay

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 Месяц назад

    Turkish and Qatar airlines R very expensive for us😂😂😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Месяц назад +2

    Gabadhaas inay raadiyaan oo dlaan ba laga yabaa ee ha iska ilaaliso

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 Месяц назад

      Waxba kama qaadikaraan inshallah!

  • @DramaReeles
    @DramaReeles Месяц назад

    Kkkkkkkkkkk! Yaa najecel? Aduunka waanagalanacay!

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад +1

    Gabadha Somaliyeed qabiil maa laha,ninkii Somaliyeed oo ay ka hesho ayey nolol la qaysataa,carruur u dhashay,meel xun ayàan maraysaa qabiilka awgi.

  • @mumtaazmohamed5467
    @mumtaazmohamed5467 Месяц назад

    Maxaa uraceysan diyaradooda uf waxan uraayan maxa diyaradahòoda niisaaray anigo ujeeda diyarada Qatar Airways ilaahow an racin waxan somaliyey haisbahdilina lacagtina ayaa wadataan kajooga

  • @haayoliin956
    @haayoliin956 Месяц назад

    Arin dowlada somalia in ay gasho ay aheed. Waa muwadin somaliyeed. Meeye dowladeeni?

  • @mohamedissack4832
    @mohamedissack4832 Месяц назад

    Zakibin xaaji ku away kumajeedo

  • @marwonur8178
    @marwonur8178 Месяц назад

    Itobiya waa cadow Somalia wey neceb yihiin

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 Месяц назад

    Aaway dadkii dhahayay ethiopia ayaan walaalo nahay
    Ha idinka saarto

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад

    maskiin idhaheeda cabsi ayaa ka muuqato

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Месяц назад +1

    Diyarada ma somalia🇸🇴 Le mise 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹??

  • @caishailyas2950
    @caishailyas2950 Месяц назад

    Ethipiayanka somalia jogo hala fijiyo

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Месяц назад

    Walał soo kor waa yartahaye sidee diyaarad qof ku yeeshaaa ayagaa iskaleh ku lahaaa😂😂😂😂😂

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад

    yaan la raacin diyaaradooda

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 Месяц назад

    iyada maxaa saarey diyaaradooda

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Meyed keenii baa eyedu Cunayesaa
    Weligeen isku Soonoqon Mayeno
    Inan la Xidhay baaka Hadal essan
    Taarbaa lagu Ceejiyey dad ka
    Somalilnd Ragagii Xamar lagu laayey
    Ka warama Qadaad weyen

  • @AbshirAbshir-100
    @AbshirAbshir-100 Месяц назад

    Injirley ha la mamnuuco in la raaco baqtigooda..

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 Месяц назад

    Maraacin waligeey manarabo inaan raaco.

  • @Giyomedia
    @Giyomedia Месяц назад

    bro halqalad iyo qof dad dhan looma naci karo shisheeye waa shisheeye viva somali

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 Месяц назад

      Abaa adiga maa gaalada Ethiopia ah

    • @Giyomedia
      @Giyomedia Месяц назад

      @@mahadociise25 maya somaliland baan ahay

  • @HanshireRuqiyo
    @HanshireRuqiyo Месяц назад

    We Lawsuit and competition and apology against Ethiopian airlines and Ethiopian government she have a powerful country passport that's my advice here and I'm really so sed😢 what's happening are sister and way they treat you we love you sister 💓

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Месяц назад

    Yaa bilabay qabyalada iyo qurunka aad sheegayso

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Месяц назад +1

    Somalia 🇸🇴 airline ad raci doonta abaayo mcn sorry 🇸🇴🫡🦁💎❤️☝🏽💪🇩🇯🫡

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Месяц назад +1

    sorry

  • @Umo580
    @Umo580 Месяц назад

    Dadna wauniikiyaan Alaciil badana xasanwo waka dadkaagii

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Месяц назад

    Waa beentiisa lama xirin wa lawareestay o kaliih

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад

    Waan inaynu u hiilini naa gabdhaas
    Oo diyaradooda joojinaa ethopia airline

  • @yusufbeder3
    @yusufbeder3 Месяц назад

    Usheega muwaadinka American somaliga ah inusan racing eithopian diyaradeeda anigu weligay maraacin hadana waa iga xaraan beder gurhan

  • @yurub5288
    @yurub5288 Месяц назад

    Somalidu waa dad xun u sheeg kuwa caya somalilaan waxay ka Adag tihiin cayda somalilaan u sheeg somali somalilaan Ayad ka Adgtihiin cayada somalilaan 😮😮😮😮😮

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Месяц назад

    Zakiyow aniga waxaan leeyahay aan la raacin DIYAARADOODA!!!

  • @LuulYuusuf-w9i
    @LuulYuusuf-w9i Месяц назад

    😢😢😢walaahi waa arin xun😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Месяц назад

    HADEEY TALEFONKEDA KA TIIRTIREEN MEEL WAALBA AYAA LAGU HAAYA

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev Месяц назад

    Fadhiga kakaca soomaliyey xabashka aanu iska dhicino

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka Месяц назад

    war waa ku fiican tahay waayo cadowgaaga ayaa lagaa kari la yahay ka leexo oo ha maalgin kii ku dili lahaa maalin walba cadowgaaga lacag siineysaa itoobiya arleins hadii ley dhaho 1 doolor ku raac walaahi ma raaceen waayo cadowgeyga lacag ma siinaayo dadka soomaali sidaas oo kale ayaa laga rabaa diyaaradooda yaan la raacin caqligu ha shaqeeyo hadaad diidaane qof walba raaco sidaas ayaa sugeysa itoobiya ilaahey baaba nacaladey

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Месяц назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Месяц назад

    Anagaa isqabyaaladeyney anagaa iskuubnaan weynaa anagaa isbaheysan weyne anagaa iskaashan weyney sababtoo ah hadaan shirkad duulimaad samaysan weyney mar calaacal waxba ma taro

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 Месяц назад

    Alaha sahlo

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 Месяц назад

    Zaki gabadha meesha ay joogto yaan la sheegin basaasiin ayay u dirsanayaan sey doonaan bey ka yeeli ilaa ay ka tagto meesha ay degan tahay yaan la shaacin sharkooda alaha ka xijaabo kufaar aan caqli u kala hara laheyn soomaali naceyb cunug yar saa u galay xumaan ay soomaali u qabaan ayay qarsan waayeen qaraar soomaali ma gaaraan reer qurmuune horey afka iyo korkooda oo dhan baa qurmuun gaalo nacala talaa caleek ikacay dhiigaa ikacay kuwa dhahaya waa caadi somali iyo amxaaro ayaa iska dhalay

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Месяц назад

    Baq baq badana waligiinaba hadal lee wada iyo cawaad

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Месяц назад

    aqoon daran itoobiya waa adoonsi urayoo ufanaysyo weyaan oromaduna kasiidaran abaalkodu waa gumac laguso afjarsye soomaliyey ugaadhsada aargoosta oo kaca aqalada halagu gubo axmad guray sidisii adoonsiga jabiyoo inagumedka layoo soomalay dhamantiin sidii sayidkii dagalamo galkaseefta kalabaxa tola ay ax aaway wadani ax axmed guray maudhiman magoblamin darwiishkii geenyadu madalana way oo way soomaliyey ficil kumidoba sumcadeenii sooceliya afrikan inaga xoraynay iyagoo lsiibsado oolawada adonsado inagaa ilbixine eber eber halaga dhigo gumaysigan gardarane gabadhahena bahdilay gayigeni damaciyay cadwgas maalin wadaguba🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲😭😭😭😭🙏

  • @Giyomedia
    @Giyomedia Месяц назад

    zaki bro runta ku dhimo lakiin dadku waxay ka hadlaan wax aan jirin

  • @AliIssack-hc3up
    @AliIssack-hc3up Месяц назад

    Ethiopian airlines hall weraro

  • @AminaJele
    @AminaJele Месяц назад

    Kufsi wey ka fayoow yahiin horta soomali baa edeb daradaas taqaan mayaqanan kufsi

  • @user-jz4jh3hl9v
    @user-jz4jh3hl9v Месяц назад

    Somalilida waa dhib badane

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Месяц назад +1

    Munaafaq qadaadweyn

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Месяц назад

      Kkkkk qadaadka ka jab gabadha somaliyed dhibka ku dhacay gaalo jacayl ayaad la arki weysay

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 Месяц назад

      waa isaaq sey wllhi meel kasta isaaq ayaa lagu wasaa jabkoodana wey qarsanayaan kalab kalab dhaley jaad cun badan ha lagu fuulo siilka hooyadaa was

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 Месяц назад

      @@mohamedabdiyusuf519 adiga Somaali maba tahid waxaan ku arkey adigo ceynaya hawiye darood isaaq rufyaan nagu dhex jiro isku dirayo Somalida aa tahey dixriyahow waan idin fahaney wasaq yahey aan saxarad iska dhaqin

  • @user-zf4dp9rp4u
    @user-zf4dp9rp4u Месяц назад

    Sorry abayo wakugu dhacday midaas ciil badnaa

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад

    Kumanaan kun kuye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 Месяц назад

    Kuwani waa daayeerro iska hadlayo , markaad wax sheegeysid , wax kaamil ah ayaa la sheegaa . Gabadha xaggeey dayaaradda kasoo raacday , xaggeeyse ku socotay ? Wey un iska baq-baqleeynayaan . Somalida 85% waa daayeerro, banuu aadam ma aha.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

    Kuwa Ethiopian ka ah oo Somalia joogo hala garaaci awsaakhdan.

    • @raaqiyo9999
      @raaqiyo9999 Месяц назад

      Kuwa somalida ah oo etopia ahne see yelayaan markaas

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka Месяц назад

    war hadaad diyaaradooda u deysaan maxaa idinka baaya ood turki qadar iyo diyaaradaj kale raacdaan itoobiya ha shiidee istubid dog itoobiyaan

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 Месяц назад

    Waxa kudhacay waxaa kadaran waxa idinku dhici doono intaad uqaybsantihiin. Qabiil iyo gobol maruun madaxwayne idhaha

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 Месяц назад

    Waxaa bahdile gabdhah soomaaliyeed raga soomaaliyeed waxawalba waxay kadoorteen qabiil Sorry sister

  • @Giyomedia
    @Giyomedia Месяц назад

    somaliland air inshaalah 2025 soon

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Месяц назад

    Sorry oo gabadhu maba tegin miyaa maxay ino dheheen turkish baqaaday

  • @user-zz4bz4kx1e
    @user-zz4bz4kx1e Месяц назад

    Sorry 😭😭 somalinimo

  • @IntisaarAhmed-p2f
    @IntisaarAhmed-p2f Месяц назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Месяц назад

    Si fiican baad u fikiraysaan hal gabadh oonin ithopian is afdhaafeen diyaarad dhexdeed waxna ku dhex yeeli karin baqbaq baqbaq caac sheekada somaalida iyo mugeeda caqli iyo somalinimada lagu hadaaqaa waa intaa kkkkkkkkkk

  • @user-jz4jh3hl9v
    @user-jz4jh3hl9v Месяц назад

    Sax

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Месяц назад +1

    Waxa qudhunka ey konfuur kasoo jeeda lama hubow inay somali saxa yihiin waxan somaliland kasoo jeeda mooyiye

    • @wabarisaaq5290
      @wabarisaaq5290 Месяц назад +1

      Oromo oroma dhalay ayaad tahay oo eey eey

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7km Месяц назад

    waaruuntaa beentama aha

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Месяц назад

    Waar beenta nagadaa🤮👎

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Месяц назад +1

    Qadadweyn yarey channel kaadu munaafaqada ka sheykeynasa adigo adoon ah oo laga yaabow inu hooyada adoon kiiniyati ah amba jareer ku dhalwy inad waceyl tahay an somali tahay ayaa cadeyn kara

  • @hibaaqcumaraadan661
    @hibaaqcumaraadan661 Месяц назад

    ᴋʜᴀɴɪsᴏᴡ ᴍᴀxᴀᴋᴀɢᴀʟᴇʏ ᴄɪᴅᴀɴ ᴅᴏɴᴀɴ ᴊᴇᴄʟᴀɴᴀʏᴀ ᴍᴀxᴀɴ kahisana

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d Месяц назад

    Gabadh dabecad xun weye dulqad la hayn