FARXAD: Ninkii Ka Dambeeyey Qaraxyadii Liido oo shuute la Horkeenay, Maxkamadeynta Maanta+Xogo kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

Комментарии • 55

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi Месяц назад +6

    Ilaahayahooy u gargaar soomaali waa wadan gaalo iyo israa iil oo ashabaab u ay u tashatay iyo in badan oo nolol maalmeedka kala qaalisan yahay dawladnimada xagaan aadnaa tolow aniga iga dhiga madax wayn budo iyo buunsho ha loo kala baxee

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Месяц назад +5

    Waxaan gaajada xeytahay ee umada lagu saladey Subxanallah

  • @AyaanSalfaabdi
    @AyaanSalfaabdi Месяц назад +4

    ❤❤❤❤

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 26 дней назад +1

    yaa allhhh subhan allhhh

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭 Allaaha ku naxaristo cadidan 😭😭

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад +2

    Dadkena Rabi haaa bar garo Io dalkena Rabi haa Nabad ka dhig o😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 Месяц назад +1

    Alla haw naxariisto marxumka kuwana illahy haka qabto dadkk allow somali dhibka kasaar

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 Месяц назад +1

    Scw scw scw scw kusaliya nabiga waa jumcee

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 26 дней назад +1

    inalilhh

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +2

    Fadalan askatan lugn bin Alshan Lagaqabn Alshan ku dhxejira xasan hdhanen aspartam isku tashtana Daladan wax läsaren Alshan 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaycalIdrissmoussa
    @FaycalIdrissmoussa Месяц назад +1

    Ilahy haa uu gaargar somali

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 26 дней назад +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Месяц назад +2

    Wll please iska sax waxaad meesha ku soo qoreysid awaye qaraxa liido oo sheegeysid yahu

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y Месяц назад +2

    ilaahoow rabiyoow umada kaqabo qawaariij waa masiibo umada soomaaliyeed loosoodiray ineey dhiigooda cabaan maalinkasta midbaa laxiraa midkalaa soobaxaa ilaahoow nagaqabo qawaariij

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Месяц назад +3

    Cadaabka alle kugu fogey walalhiis somaliyeed u hardware ku laayey

  • @aydarusali758
    @aydarusali758 Месяц назад +2

    Waxad sugtaan ba waa shuute oo maxkamadda dhexdeeda lagu damiyo. Somalay raggaas meel iska saara ama gacmaha taaga.

  • @zakariya55bana38
    @zakariya55bana38 Месяц назад +5

    Xasid sanaa

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 29 дней назад +1

    Taliyahan wixii loo soo qoro ayuu iska akhriyaa . Marka waxna waa sax waxna sax ma ahan.

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Месяц назад +3

    Hawiya caqaligu 12 habeenimo u imana jiraya dadka maxakamada hora fadhiye ee nooca u ega ma isaaqa baa waxaa tihiina munaafaqiina

  • @user-pu6zt8yf9v
    @user-pu6zt8yf9v 16 дней назад

    Moxoga ayaa i xanuunay subxana lah

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 19 дней назад

    Manshallah ciidan keena way dadaalayaan lakin shacab ma haystan 😢😢😢 siday iyagu isugo xiran yihiin maxa inaga ino diiiiday😢😢

  • @YaasmiinCqaadir-cc4nc
    @YaasmiinCqaadir-cc4nc 21 день назад

    😢😢😢

  • @abdisoomaane3034
    @abdisoomaane3034 Месяц назад +3

    Waxso dhanbo dawlda khaldka leh dad shaabab aha baa askr la qoraya iyo shaqoyinkle ayagiba hdana si hose idin lanayo war aqli xuma kuwi isaso dhibo xta in lo dhameyo ama in laxiro ehed

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Месяц назад +2

    SHACABKAAA BEEN BEEN LOO DIYAARIYAY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    SI CEEBTA LISKAGA DHOWRO
    DADAA LADIYAARIYAY OO JILAAYO IN LASOO QABTAY CML YAA LA GAADAAA😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад +1

    Alx

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +1

    Hana hadai latogann dhaqasiy lotogan Somaliya bainayan Ashbakan

  • @AliHasan-zt7sw
    @AliHasan-zt7sw Месяц назад +1

    Adeer waa wixii aad waqti heshid ku aheydeen ee been shuutay naga daaya.

  • @user-cl4xg2rn6z
    @user-cl4xg2rn6z Месяц назад +4

    Subxan alaah somali iyagaba is cunasa

  • @CaashoCabdi-o4o
    @CaashoCabdi-o4o Месяц назад +1

    Calaya taxal ragi Mala qabty😊

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Месяц назад +1

    Kkkk raga qoorta halaga gooyo

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 Месяц назад +1

    Waxa odhan hadad oged maxad UGA hor tagiwayday mar tadhamady ad noshegin

  • @DayaxxirsiDiiriye
    @DayaxxirsiDiiriye Месяц назад +1

    Hala dab zaro qofka😮

  • @user-ll3in9wt1c
    @user-ll3in9wt1c Месяц назад +2

    Ilahay ha unaxaristo waalalkay caydid

  • @user-cl4xg2rn6z
    @user-cl4xg2rn6z Месяц назад +3

    Ilahoow somaliya u hiili😢😢😢

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 27 дней назад +1

    😂askarti abniga logu tala galay maxkamada Hala keno nin dhintay hano kenine wasiro iyo xildhibano basabor shasheye watan ilmahoda Somali ka bishan shacabka dhigoda

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Месяц назад +1

    Wxaay rabaan ayey kuusheegayaan masaakiin inta so qabtaan taas angay nagu dhicijirtay wax lagugu qabtay mataqaanid dambiilaad tahy 😢😢😢😢 kuwaan waa tuugo yugaandhees ayagaa kadaran

    • @user-if8ye1kl3u
      @user-if8ye1kl3u 26 дней назад

      adi cadeeyan ma heysaa walala

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d 26 дней назад

      @@user-if8ye1kl3u adiga miyaan kucadeeyaa waad nasiib badanthy muqdisho ragaa kudhiban adiga saas dhahayo waxba kalama ogide cun oo cabee seexo muqdisho saan Bajaj ugu buraayey luuqwalba Ayaan kagaranayaa adna su,aashaan iwaydiinaayo inadan kala garan ayaa laga yaabaa hadaad rag macquula ahaanleheed imaaw waydiiseen cadeeyn somali dhaba Ayaan ahay Mahi qabyaaladiiste iska hadle ee waxaan ahy shakhsi aqoon ulehe waxa uu kuhadlayo oo la kulmay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад +1

    MAXKAMAD XUKUNKEDA AAN FULIN LAHEYN WAXBA MATARO.

  • @cabdulaalhicalinuur9183
    @cabdulaalhicalinuur9183 Месяц назад +1

    Duf kabax beenta maxaa lagaa siiyaa

  • @NoloshaNoolaha
    @NoloshaNoolaha 14 дней назад

    ASKARTAAN QAADKA AYA DILAY MA EHEE MARHORE DOWLAD NOQON LEHEED

  • @FatixMohammedbiile
    @FatixMohammedbiile 14 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 Месяц назад +2

    Waxa iiga daran axadkan kuso qoray ninki kadanbeye qaraxi liido oo shuuta la horkenay soqoray
    Away he
    Video mabo ka arkee
    Xad beenta kugu wate

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk Месяц назад +1

    Liido maaha dadka beenta kadaa

  • @adanmohamed4164
    @adanmohamed4164 Месяц назад +1

    Kuligood boobsiiya

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 15 дней назад

    Soomaaliya illahy dhibka ha kassaaaro
    Lkn
    Meel
    Kii odaygaa
    Kii askarisagi
    Naagtii
    Inankii yaraa
    Kii weynaaa
    Kii cidaanka ahaa kii dr.ka ahaa
    Dhamaaantoodod is wada shirqoolaynaaan side nabad laggu gaaryaaa
    Waar nanadiiina u dhinta
    Oo dhiigna u shubba
    Si inta idinka danbeesYsaaaa
    Nanad igu nooloto
    Lkn hdaad sidan wax ku wadaaan dhamantiiba sidAan baa idin danbysa

  • @bario1091
    @bario1091 25 дней назад

    Dadkaan illah makacab sanayaan miyaa

  • @abdikadirhillow1820
    @abdikadirhillow1820 Месяц назад +1

    Halawada togto wacalada

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Месяц назад +2

    Dawladi kama jirto meeshaas rag alshabab soo ahaa ayaa hadana askar ah
    Shakay kuii ubwawayna alshabb ee shaamow ka fadwoonyay ee fukisay Ya maanta ah wasiirka dint iyo awqaafta
    Meesha toos haloogu dhiibo shabaab
    Kul qarrax lag raysto say doonaan wax haw maaluane
    Anigu caawa waxan tagersanhy in alshbab dalka xukunto
    Intii lab gacmood oo hooosta la wad shaqynaya dhexdooda lagu madhan lahaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 15 дней назад

    Somali aboow miyaa askariga xarisyadi shinaha iyo isaaq marki doowlada dhacday jogay wadanka melan kuarkay isago qori hesto awalna nabad sugida inuu familki yahay uu iikenay anigo aqon oo mel leygeynayo garaneyn waa lugeyna maracay baabur kudhahaya nag garaneysa tiri saldhig oo nabadsugid mageynkartan lugta babur masareyso mana niraceyso askari labisan sadhiga kasokaxeyso side udishay nag maanin dilikarto maba dagalin si kadis eeyiskuqabsaden markas wax kadhaxeyay maleh weydiden saa darajo lasobaxday sidas ogoladen iney tagaan marki leskuboda lakala xogbadiya lacag isbuc kaamil jiko ugujurnay sadex kala meel cimarado badan ladhisay hal albab lagasogalo gabaru turAy marku sidagataqinay iskada dheh magay saa fer ilasolalay kadurgay gacanta alwax kuhestay musmar laha igafakaday dhig hadan arkay san goan waa cararay lami hormara yamuslim nimanka lacagta qora shah bilas casiki ugeya isagas qurac igulaha bilash nagta kale qado midan wax masineyn maxa usogazhay lacagta laxisabalaga goyna qofqof kuli mar alwax waqadanjiray degan kumalahen isbuci mar guryahen tagi jirnay babur raca kuxisabtameyn fuley waa kaaulobadanyahay usha wehel uarkayay sadex musmar kalafug oolaban adag nabar lix kukawan jiray sacudiga hata wakuqadan jiray waxay ogaduwaned funanad goyo gacan dher dhexda kagilin jiray dugsi fod oo xarad tugo kuyalo geyn jiray tashadi ubadan kuyilay barxad boyado ladhigo cidlo kutiilay banoni kudhelan nasibka nogalay agaraden buux dugsi somali dadal iskol dowlada lataga dowlada wadanka adimaleh afka carabiga baratay adina aadan aqoon