Al shwaab nin dowlada ka tiran oo asgari ah dagaalna ugu yimid meey dhafayaan sidee uqaleen kuwii coosweyne lagu qabte telegram soo dhigeen saas ayaa loo qalii lahaa ee ciidankaan ayagaa ka Tirana al shawaab
@@decocade1659 Wll si caadiyan isaga leedahay lkn ogow ineey dhicici karto in lagasoo raaco commentgan ado Iska dheh u dhahaayo ,,,,wax yaabaha qaar ha ku kaftamin ,salaaam
Nimanka.sidii hore ma ahan update ee noqdeen xarfantana kas ee usoo qarxiyeen war xataa mobilda screanka ah waa lasoo maree wadada awal walajabin jiray marka xarfanta xarfanee naqdeen😂😂😂
Aniga waxaan qabaa inta xiran in aan la dilin dagaalka ithopia laga hor geeyo si camal wanaagsan u shaqestaan kuna dhintaan jihaadka ee rabaan kaas ayey jano ku galayaan 😅😅
Hadii aan is dhaho qiyaas teyta hadii nimankani al shaabta ay lashaqeynayaan muuqaladooda lama soo qarxiyeen ee lashaqeynta matkey diideen ayaa lasoo qarxiyay
waxaan ka codsanaa in la cadeeyo nimankaan maxaa yeelay waxa dhib badan u geeysta umada waa dhagar qabe is qariyey lana baaro in badan si eey ugu noqoto digniin kuwa ka danbeeya ee sunta ku dhex ah shabaka masaakiintaa oo dulmane u ah maalin kasta 😢
Qof dowlada u shaqeynaye o shabaab gacanta ku dhigen asigo ayey so deyneysa. Waxuu ku hadlayo arka xita waxuu ku hadlayo ilmaha kuma hadlan kuwa jirjiirole yaal waye waxey galen labo denbi qayaano qaran io qawaarijnimo wa in xukun adag lagu xukuma
ilaalada shacabka aasaaskii fahad kuli waa shabaab, waxan oo dhan xaramka ayay ka soo jeedaan😮 War safka waa ka buuxan ee still hala baaro😮 laamaha amniga kaliya ma ahan dawlada oo dhan bey ka buuxan😮
Mahadsanid Wariye sare Abdulkadir Isse shaqo wacan ayaa noo noo guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤
👏 m.a
Waa run ciidankaas baardheere waa lahagraday wayna kala baxsadeen. Dhamaantoodna shabab video yo ayay kawada duubteen wayna iska fasaxeen, waan hubaa ciidankaas in laciilay oo sixun loola dhaqmay
Waaa maquula hala hubiyo ya lagu fududan
Al shwaab nin dowlada ka tiran oo asgari ah dagaalna ugu yimid meey dhafayaan sidee uqaleen kuwii coosweyne lagu qabte telegram soo dhigeen saas ayaa loo qalii lahaa ee ciidankaan ayagaa ka Tirana al shawaab
Markaa yaa hagraday wll
Waa kuwii Mogadishu u soo gudbin jiray qaraxyada
Hee
😅😅😅😅😅😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😅😅😅😅😊😅😊😊😊😊😊😅😊😊😅😊😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😅😊😊😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😊😊😅😅😅😊😅😅😊😊😊😊😊ⁿ¹@@decocade1659
Hadambaabin cadeen kumahaasid Allaah kaaga aqoon badan
Askari Somaliyed oo dhahaya baardheere deegaankena maaha waxas aaminsan oo direeska uu wato umaleeya deegaan gaar ah inay leeyihiin ama beeshiisa ledahay dirayskan yaab😂😂😂😂😂😂
Qabyaalada baa dhashay waxaas.
Xataa deegaanka uu sheganayo Uma maleynayo in uu ka difaacin lahaa
Waxn jeclahy inan dalkyga difaaco dumarnima iciilaysa 😢
Marka dumar nimada ilawdo iso mar😂😂
Wakuwato wllshy zaaz kumacilin ee si aqliyesan aad kudifacii karta hadaba 🥹🥹
Wadanke difacysaa naftada mazuul kanqo wadankan waxa badan baa.isku qasan shabaab iyo dawldad way wada shqystaan dhaliyarada mesha lagu dhameeyaa😅
Ana garab ku sinaa kalay qaab ad ku difacdo
😮😮
Waa sumeysan yihiin ee yaan la aminin ciidanla yaan lagu darin waa jaajuusiin yey inadagin xabsiga haa la dhigo
Cabdulqaadir Ciise Salaan Sare the best
Dowlada weey dadaaleysa guul iyo gobanimo ayaan u rajeeynaya
Aamiin
Shabab abahiis wa ninka Roobow amu masuur ah somali haaf oo dilay hada wasiir oba iska fadhiya wali diinta iyo owqafta subxanallah
Kuwan wa wa labo shatiyaal le asaga dhalay wadankas nabad laga suga😢😢
Abdiqadir Issa Aya Saray codkaa.Mashaaalah
❤❤❤❤❤❤❤
These guys are obviously innocent
Al shabaab ayaa soo qarxiyey miyaa waa soo daayeen nala shaqeey cml markeey soo noqdeena weey kacaga jiideen lkn waa soo qarxiyeen
Guutada magaceda kuwa u ek ayuu kuqaldomay ee xuriyadisa halow celiyo askariga qarankisa inu udagalamo usow labtay buga naxrista geysiyasha kaadidoda sow cabay waxe umada somaliyed leyihin xoriyadoda halow celiyo wa raghawsri sow dilay ow haleya qaran ❤
Hdii wada shaqeyn ka dhaxeeyso Dil Ma aysan geesteen
Ninkaani muxuuam udifaacaa dulmilayaasha
Askari yaa la aamini shuta macal shaki noga jira😂
Munaafaqiin umadda Soomaaliyeed ku dhex jiro gaar ahaan shaqaalaha dowlada qeybaha kala duwan ilaahay calaamad iyo cudur aan dawoowin allaha kasoo saaro 🥺😡
Waxaa sual ah muxuu ka yahay cabdala maxkamada ma isagaa xukuna ama shuute
Ricki naftiisa badbaadinya xitaa haduu yimaado in xarak loogu badalo waa wax aad looga Naxo dawlada waxaan ka codsaneynaa anagoo ah dhaliyarada ku Nool magaalada Nairobi Xukunka haloo diciifiyo
Sheekadaas shuuto mamareysaa iyo indhaha shacabka soomaaliyeed
Maxaa
@@decocade1659Adi reply walbo maxaa u galoosaa⁉️yaa tahay
@@anzalmaxamuud alshabab ahay🤣🤣
@@decocade1659 Wll si caadiyan isaga leedahay lkn ogow ineey dhicici karto in lagasoo raaco commentgan ado Iska dheh u dhahaayo ,,,,wax yaabaha qaar ha ku kaftamin ,salaaam
@@anzalmaxamuudhayeeey 😂
Shabab Malaga waantoobo miyaa yaa Allah
Kuwaan indhahooda ima bagin 👈🏿👇
War kan yar oo askariga ah oo hdlaya farahiisa maxaa ka qaldan😮
Hadii lagu dhaho
Shuute abaal marin
Sii maxad ku abaal marin laheyd
Aniga
Madaxweynaha 🇸🇴🫡
Tilabo ku habon ha lagu qado kuwan wa khawarij waliba ma naxayala
Ninkaan beeenushegayaa maxuu ushegi la'ayahay xarunti ukatirsanaa' tan labaad hadalkisa ayaba ligafahma beenta sidi is ugu xidhxidhay iyo isbihinbihiskisaa marka dagartisaa Haa leyska ilaalsho
Taliye. Shute hadaan Fiiriyey Warkaaan. Nimankan si Xamar uga Shaqeeyaam. Ayaaa. Loo soo direy. qoreyaaan shabaaab ka qaaadaney. waaaa wax beeen ah. Waxaaa loogu Tallo galay in Xamar imaaadaaan. oo ragaaas shaqo uQabtaaam
Nabad sugida iyo police ayay u shaqayn jireen 😳 hada khawaarijta. Ciidanka waa in baaritaan lagu sameeya.
Shdaaimae 1:40
Ismadhiya somaliyadulli
Ilaa iyo inta ad jsl faraha
Kala baxaysan
Magaca Somaliland uma qlantaan waxaa magaciinnu sax ku yahay Munaafaq land muutuu biqeydikum Ama caradiinna ku dhinta
Intuu citirafkuijiraynabadiidiinjirtaaxaqiiqtaaskubiyocaba😂😂😂
😊
Wa macquul in la qasbay qof walbo naftisa waa jecel yahay
Hadad tihin ciidan caadiya tihiin iyaga idin layn lahaaye
Waxa cad inaad wada shaqynayseen
YAAN la aminin Xabaiga halagu haayo
Waawareey ninka timaha badan haduuba jir u ekyahay
Ma ila aragtay weliba jirka bulacadahaa wasaqda galo 😂😂😂
AS maan dooriye istucmaala
Yaa loo sheegaa
Shuute hadii uu saan ku firiyo aallha ku aruuriyo
Wayab
Nuucan waa Kuwa laba shatilaha ah
Mansuur Roobow kaamirooyinkii uu ka Soo muuqday ka warama Wasiir ayuu idiin yahay ee ciyaalkan maxaa karabtaan
Lkn nimankaan shabab maha ha layska daayo
Waxarta mise waxar😂😂😂
Waxay ku leeyiin Arsenal baa na qabatay oo nasii daysay anagoo ciidan ahayn😂
Nimanka.sidii hore ma ahan update ee noqdeen xarfantana kas ee usoo qarxiyeen war xataa mobilda screanka ah waa lasoo maree wadada awal walajabin jiray
marka xarfanta xarfanee naqdeen😂😂😂
Waa been cad al shabab aya ciidan siidaysay
Suashas a is waydiyay😂 nin Askari dowlad ah qoray wato iney qabten hadana aso qori wato ay so celshaan😂
@@farduusmohmud975way ogyihin inaysan waxba kuqabin askarinimada hada ma alshabab maajira waa kuwa xiriir isla sameya dawlada waana wax xubna dawlada oogyihin waxkasta oo alshabab samayso hada waa shaqa wadaag alshabab iyo dawlada illahay baa shacabka umaqan
Abdikadir isse❤
Ish abakaatahaan waaba qaa'in weenaaday yaa aaminaayo
Aniga waxaan qabaa inta xiran in aan la dilin dagaalka ithopia laga hor geeyo si camal wanaagsan u shaqestaan kuna dhintaan jihaadka ee rabaan kaas ayey jano ku galayaan 😅😅
𝘌𝘵𝘩𝘰𝘱𝘪𝘢 𝘮𝘢 𝘭𝘥𝘢𝘨𝘭𝘦 𝘤𝘢𝘦𝘯 𝘺𝘢𝘩𝘰𝘸
@@cabdimuniirmaxbuub8759 af jini ma aqano sory
Hadii aan is dhaho qiyaas teyta hadii nimankani al shaabta ay lashaqeynayaan muuqaladooda lama soo qarxiyeen ee lashaqeynta matkey diideen ayaa lasoo qarxiyay
Qareen kaan meel xun lee muxuu wax ugu raadiya in ilmahiisa xumaan ku korsado maa dan ugu jirto ilaahey ha ka baqo
Dadka muqdisho iyo kofurta somaliajooga qiyamaha ifka ugusobaxay illow ugargar
Dalka shaqa abuuur haloo sameeyo ileeen hadey shaqo jirin dadkan waxa u fududaaneysa iney Argagixisada ka mid noqdaaan.
War ragaan maadama aad ciidanka ka saarteen mxd shaqo abuur ugu samaanweydeen
waxaan ka codsanaa in la cadeeyo nimankaan maxaa yeelay waxa dhib badan u geeysta umada waa dhagar qabe is qariyey lana baaro in badan si eey ugu noqoto digniin kuwa ka danbeeya ee sunta ku dhex ah shabaka masaakiintaa oo dulmane u ah maalin kasta 😢
Nimankan alshabab maaha Alle halaga baqo wejigooda hala fiiriyo nimanka 😢
Cidamada baardheere wala hagraday nafley bayna ahayen
Waan maaamul ma ahan
Ani qariinka layaabanahy
Weligay ma maqal askar dawlada ka tirsan oo Shabaab qabteen oo la sii daayay. Maxay ku mutaysteen in Shabaab sii daayo?
Xalane waa meexun joog markaste canirkaa ja khaldana
Laya Kha iminta waa ehlu nare
Qutadad omer bin qatab kulaha😂😂😂😂
Qof dowlada u shaqeynaye o shabaab gacanta ku dhigen asigo ayey so deyneysa. Waxuu ku hadlayo arka xita waxuu ku hadlayo ilmaha kuma hadlan kuwa jirjiirole yaal waye waxey galen labo denbi qayaano qaran io qawaarijnimo wa in xukun adag lagu xukuma
Xaaraamigii udoodi jiray ninkii xaaskiisa gubay maantana wuxuu difaacayaa Alshabaab kkkkk
Baardhère dhulkooda haduusan ahayn nabadoono ujoogin maxaa geeyey
War ninkan cabdala wuu iska hadlaa shuutow adaa saxane Ninkan cabdala waa qabiilliste
War mesha nacnacda kalataga alshabaab kama adkani kartaan hadaa 100 sano jogtaan xitaa😊
Al-Shabaab iyo hooyadaaba waala wasaa shuubaa Ku dhashee madax yar
Waxarta sanaaa😳😳😂
Baa baa baa aanka fahmay bes
Masaakiintaan Khawaariij ma ahanee haloo caqli celiyo ,waana iska reer baadiyayaal shabaab ku shaqaysatay
Nimankaan waa sirdoon waa in si fiican loo baaraa dadka iska dhigo masaakiin iyo filimaanta layska dhigo dhibanayaal waa mowduuc sirdoon mana fahmi kartid
Waligood shabab ma fasaxin askari ay qabteen
balaayo kuqarameysay qaranku xageejoogaa waa dowlad dadka lagubaarto
RAGGAN WA RAGGI HAGGAAYAY, DULAANKI SHABAAB E COOS-WEYNE SIDA MUUQATA O ISKA CAD.
Awalba caxasn waa wixii la dhoodhoobay markuu xasan shiiq yimid wiila yaryaroo lasoo ururiyo yaahuuu
Tuuga Shabab ah waya..hadii ay aheyn xitaaa waaa askari shaqadisa gabay-canshuur bixiyaaal ku dhintay--madaxa ha laga wada toogta 🥶
Ma waalan yihiin macnaha
Sheqyasha😂😂😂
Wiilashaas yaan lagu degdegin qofka hadaan debbigiisa lacadayn oo markhaatiloohelin ama uu san isaguqiran wixiidhib ah ee logaysto waaxadgudub
A❤❤💝💝🎉🎉
War ethopia iska celiya haku mashquulina wax aan wax wen aheenee
Ethiopia ayaa Dhaanta shabaab waayo cidba ma badbaadiso
wara odoygaaan xitaa iska dhigayo qareen asigab ah shababa hal xiro dab bile kiste waa uso tagan yahay
Haday isasoo dhiibeen dhaqan celin ha loo sameeyo hana la cafiyo siduu hishiisku ahaa
Waryahas unba ku dawada codkisa wu kugu socodsin😂
Waxba kama jiran wixina masaakinta ayunbad erytan xasan daahir aways iyo roobow aya muqdisho jooga midna wasir yahay maxad kuwa udili weydey hadad run sheegaysan
Raggan xabsi hala dhigo inkastoo dan ay sheeganayaa lkn hab sharciga dan mayaqaano haddii aad AS lug kuyeelatey waa un xabsi
Haddii ay shabaab yihiin ma ay dileen
Nimankaan hala hubiyo waxa laga yaabaa in aysan danbigaan lahen
Lacala birito markey umada somaliyed laayan maxa ku jawaabi rabtaa
Haddii ay lashaqeynaayeen Mee Soo QarzinnLahaayeen?
ilaalada shacabka aasaaskii fahad kuli waa shabaab, waxan oo dhan xaramka ayay ka soo jeedaan😮
War safka waa ka buuxan ee still hala baaro😮 laamaha amniga kaliya ma ahan dawlada oo dhan bey ka buuxan😮
Maxaa yaab isdaba yaal
Nimankan ayagaaba takanobay lasoo baxsaday naftooda
Dambi ma lahan hdii sharci jiro
Waa halis nimankaan yaan dadka lagu sii deyn waa qorshe loo soo dejiye mudo kadibna ineey dadka isku dhex qarxiyaan ayeey rabaan askarna yeeyna ka mid noqon. Tankale hadii video ineey duubaan lagu qasbay markii hore inaa la xiriirtaan yaa idinku qasbay?!
Kuwaan shabaab u egyihiin hada 😂
😂war labada shaabab waa wada shaqystaan aniga iweydiiya ana askiri haramcad aaha wlahi waa iskaga baxay waxuba way isku qasanyihiin cidan saraakiil cid aad.aminto waad wayeysa hadad dacad noqoto waa. Dhimanysaa😂
Faatale warkaada run iyo been waxaan kala bartay sheekadii muxuu unoolyahay!!!
Dhaw dhawdu, dhacar uma dhacsana! Dalka sidaas ah ayaa xasana diyaarad iyo lacag raadis ku jira!
Dhaliyaradaan video laga dubaay wa mid ay argagixisado ay Ku qasbeen ? Wax Danbi malahan Sida u arko
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
nimanka yay yihiin intaa goaan aynaan idinla qaaday kk sbbto ah qabyaalad ayaa lagu xiri kara ma aamineeno shabaaab iyo dowladaba kkk
Kuwan yaan lagu dagsagin😊😊😊
Qareen maaha tuuganiye isagaa Katirsan Aarsinaasha
😅hasey alshabab so bandhigi lahen lama ogan lahen dowlada maxey qabane
Meqo qarax so dayen cidanka ayago alshabab la shaqeyna