Dhibaatada Dalkan ka jirtaa ah Cadalad darada biritoole rag badan ayaa wadadaas qadayan oo qayaano qaran sameynaya xukunkooda waa u jeeda kaliya shan sano waaba hadii la soo ogaado hadii kale howshiisa uu wadanaa DALKEYGOW ALLAHA KU NAXARIISTO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aad ayaan uga xumahay Dadkan Dowladda u shaqeeynaya oo dersiina siinaya Al Shabaab ka, Illah ka cabsada arintaan oo kale sida ay wax u dileen in bulshada loo sheego😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walaso qaldee orad utag wlhi naxariistiiba katagtay kuwaan cid ay kanaxayaan majirto waxa lagu taba baray hoyada haday kaa hor imaato ado shaqada kujira dil
@@Aniga-qn9iv Iimaan la'aan iyo Lacag raadis.. ayaa ku dhacay Iimaankooda ma xasilo... aduun iyo Aakhiro war uma hayaan.. dhiiga aadanaha gaal ba ha noqdo xaq daro lagu dilay.. culees ka uu leeyahay ma yaqaanaan.. lacag ayaa u daran
@@faadumozahra94. Abaayo reer Muqdisha hadii aad tihiin adiinkaa isu xoog weyn. Dadkaan dadka Soomaaliyeed in ay dhameeyaan oo wadanku nasal qaasatan Muqdisha ayaa lacag lagu siiyey oo hadhoow wadan la idiinka qaado ee daba gala, fibro gaara ku haya, qofkasta wax kuuma aha ee dowlada u sheega ha la edbiyee. Hadii kale is cuna adiinka.
@@faadumozahra94 Wiilashaas yaryarka ah aad beey u qurxoon yihiin maxay kuugu taalaa ticketkii toogta ayaa loo jaray waan ka xumahay waalidkii dhalay beer beerka ALLE ha u qaboojiyo. Miskiin.
Wiilki yaraa ibraahim sxbkiisa ayuuba xabad kuduftay ilaahey ka shifay laakin asigana dil in lagu xukumo ehed mise xabada halmar soomada ridin bal iga jaahil bixiya
@@MaxamedSanka99-qm6mgquraankeena wax loo dhigo ma jirto lkn kuwana magac diin kuu so huganaya deedna qabiilo gooni ku kaynayan sheeko haysaaye waa lays fahmay nimankani waa raxan wayne maxay dhulkaas uga dagaalami waayen muqdisho ka so dooneen se diinta In dadka lagu badbadi loo soo dajiye maxa dadka loogu laynaya magac diin sucuudiga Xaramka agteda qamriga lagu cabaya haka so jihadan halka iyo falastiin
Waa dadkii tuugsan jiray dadkan dadka laynaya maan horta sadaqa la siin ilen waxa sadaqada loo so dajiyay waxa kamida si dadka dawarsada ayna dadka xaasidnimo ugu qaadin 😮subxanallaah diinteenu macanaa lkn kuwan kama muuqato diif ee xasidnamada waa wax lagu so koriyay Ila bay bakool iga imanaya siday ree muqdisho ulaayaan bal ka waran mashaqadaa 😮
dhaca ugu wayn ee qof lagu sameeyo waa inaad maskaxdiisa ka duacdaa ood mid kale ku shubo. nacasnimada ugu wayne waa inaad aqbashaa in maskaxdada lagaa badalo ragan waxaa ku shaqeystay rag kale oo ciyaal kooda iyo ayqgaba rabin in saan cml u dqnbeyso
Waa in laqabta askariga kale yaalatan ladhahay waayo waxaa laga yabaa marxumka ladilay in uu basaasaye askari WA askari maxey u dhahen hadii aad tabatan waa la idin dilaa askariga kale muxuu oogu ridi waye qoriga Askarigaas Hala Soo Qabto
Waa khalad xukumadan dhalinyartan lagu dabargaynayo xataa hadii shabaab ay galeen inla laayo maha eewaxay ahayd inloo dhaqan celiyo laakiin waa dal ba ay
xakunkas waxan u arka qalad nindilayashi kamid ah 10 sana laguxukuma waqalad wa dilay tiirka inlasara ayey ehed kanjajusay askariga wa lamid dilayaasha bahalada noqday
Hala dilo dhaqar qabe wixi umada somaliyed kuu fikiiraya iney dilan siden aya idin wada dambeyn ciidanka police ka somaliyed hampalyo sida uu so wada qabateeyn shaqada wanagsan halka ka sii wada from Djibouti
Luuq yada waain la xiro ama kaamaro lugu xiro waa meeshay u baxsadaan
wey ku xiran tahay dadka mra hore la qabtay
😊😊
😊@@beryalex1798
oo9ooooooooooooooooooooooooi9àaaaàa8 I'm@@MaxamedcabdiMaxamed-om8zy
Subaxanalah ilahow ilahow dhagaratodaba nagabadabadi waa bahalo😢😢😢😢
Waa Oromo Dii 80s nogu yimid qaxootiga ilmahoodii, Ethiopia ciyaar fiican ayey nala ciyaareen walahi
Waa Muslimin gaalo dila
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw
ش❤❤❤❤❤❤😂😂🎉😊
Scw laakin sidan waa laga fiicanyahy😢
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Caruurtii bahalo ayey kadhigeen
Walee khawaarij caruurtii waa kuciyaareen
Nacam. Kuwo badan ALLA maxay waarid murugo mariyeen.
👍! Laakin, waxaa wanaagsaneed in Ibrahim isna la qisaaso.
Haa waa in lawada laaya foolxumada aqli xumo iyo aqlaaq daro ku darsaden juudanku 😮
an iyo kii askariga ahaa ee la socday iyo kii soo shirqoolaayey ee ciidanka laga saray la leeyahayba in la toogtay aheyd dilka wey wada fuliyeen
@@amiiraahmed7385qisasta dinta Sas qabto de
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Xukunkaan Xaq ma ahan maxey tahay 10 sano xabsi ah hadiibu uu la dilay ninka waa dil toogasho xataa hadii uu xabada uu riday eysan ku dhicin mida labaad askari soo shirqoolay saxibkiis sidee 5 sano xabsi ah loogu xukuminkaraa wax ayuu ka dilay marxuumka ayuu goobta keenay marxuumka waa carari karay lkn isagoo isku haleynaya askarigan ayuu is dhigatay ninkaas isagana waa in dil toogasho ah lagu xukumaa hadey cadaalad jirto ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾🇸🇴✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
WAA WAX LAYAAB LEH ASKARI BASAASKA AH AYAA UDARY 5 SANO LAGU XUKUMAY TASO KA DHIGAN IN HADI UDHAMATO LASI DAYNAYO
Malaha xaagimka isku qabiil yihiin Is idhi ileen ninka danyn ma lhene dil buu ahaa
@@Aliinaliiban1780 maya jareer iyo abgaal kala yihin
aduunka askari qiyaano wadankiisa waa la qisaasaa sababto ah dhaartuu ka been sheegay
gaal iyo muslim ba way dilaan askari waxan cml sameeyo
Dhibaatada Dalkan ka jirtaa ah Cadalad darada biritoole rag badan ayaa wadadaas qadayan oo qayaano qaran sameynaya xukunkooda waa u jeeda kaliya shan sano waaba hadii la soo ogaado hadii kale howshiisa uu wadanaa DALKEYGOW ALLAHA KU NAXARIISTO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Horta khawarijta intan latogan si waali ah haloo ciqaabo xiniyaga biinso halogaqabto
Nin ciqaab fcn shegayo ku maleynaye biinso iyo dil yaa fcn 😂
😂@@adrianwiilkahooyofaadumo16
@@adrianwiilkahooyofaadumo16😅😅😅😅😅 nin walbo ciqaabta si ayu uyiqana
NINKA 10ka lagu xukumay waa uu yaryahay 10sano ka dib ayaa la xukumidoonaa ? Inshaa alaah waxaay waxaay Kala dambaayn doonaan ilaa iyo 5sano- 10sano
2daba iney dad dileen wa qiraal soomaahan shuuti muxu ukalarebay wa in dib loo eegaa
Askariguna waxa uu qeybkaqaatey Dilka marxuumka hadii uu soshirqoley siduu tiirka ugabadbaadi karaa
Xukunka sidhaba halodarso
Labadaba way dileen lkn mid ayaaa dil lagu xukumay midla kalena 10 sano xarig lkn mxaa loo kala reebay
@@abdullahhussein9638midka xabada ku duftay la qisasay
waleee wiilisheena meel xun ayee usocdaan naf dhan oo qaali ah ayee 100 dollar ayee ku badasheen walhi aad ayaa ugu xumahay kama fikirayaan miyaa in maalin un lasooqabadoono lkin shuute manta wax fiican ayuu sameeyay haduu uu wada dilin wiilisha good job shuute 😍🥰🥰🥰🥰🥰
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Somaliya. Gool
Aad ayaan uga xumahay Dadkan Dowladda u shaqeeynaya oo dersiina siinaya Al Shabaab ka, Illah ka cabsada arintaan oo kale sida ay wax u dileen in bulshada loo sheego😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masaajidyada, waain kaamaro lugu xiro.waa meesha ay ku kulmaan.
Masjidka afkda kala bax wa gob cibaade mel aysan jogin malhn dadkas
@@AaminoAbdirahman-ly9no Dil kastee masajidkan u ku jiraa
Ninkii ma dhintay mise waa noolyahay iisheega bal
Inaalilahi wainalilahi raajucuun waa wiilal yar yar Oo la soo qalday
Walaso qaldee orad utag wlhi naxariistiiba katagtay kuwaan cid ay kanaxayaan majirto waxa lagu taba baray hoyada haday kaa hor imaato ado shaqada kujira dil
Shabab rer konfur galbeed bis maku Haray wanba layaabe
Haa. Shabaab kaliya ma ahan lacag ba haday kaa helaayaan wax walba way sameeynaayaan xitaa hadaad dhahdo foorarso waan kaa galinaayaa
hooyadaa miyaa maogaatey ileen iyadaa eelaay eheee
Reer maxaa ku dhacay😢 Allah ha soo hanuuniyo
@@Aniga-qn9iv Iimaan la'aan iyo Lacag raadis.. ayaa ku dhacay Iimaankooda ma xasilo... aduun iyo Aakhiro war uma hayaan.. dhiiga aadanaha gaal ba ha noqdo xaq daro lagu dilay.. culees ka uu leeyahay ma yaqaanaan.. lacag ayaa u daran
Weligoodba iyagiw badnaa
Mooyi sababta
Fadllan warbaahinta SNTV qoraalada hagajiya
Duqdi wuxuu leeyahay ma hooyadiisbaa! 😮🙄🥺
Haaaaaaaaaa, ma yaaban tahay sidayda camal😮
Waa sidii eeyaahee Hooyo camal
@@heybecaano3274 aad iyo aad 🥺
Raxanweyta hooyada duq weeydhahaan islaanta eey qabaana habar beey uyaqaanaan
@@AbdirisaqMahamud-lc4gw😂 waa cilmi manta ann bartay
Askarta lamabarin miyaa in ay baaraan qof kasta oo ay lakulmaan xitaa hadii uusan waxbo samayn si amaanka loosugo????? Rag iyo haweenba? Xitaa caruurta halabaaro, maxaa yeelay waaa la adeegsadaa amaba lacag ayaa lasiiyaaa kadibna waxaa ladhahaa shaqadan inooqabta.
Waa ka naxay asaga kaliya mahan ee dhalaankeena mustaqbalkooda ayaa sidaas halis u ah
Subxaanalaahi alle ayaa ka nazahan xumaan allow umadaan adaa u maqan
C/di qaadir isse maxaa ku dhacay
Waa Mida Aan Ula YabaY Malin Kasta Wxa La Kena Dad An Utaba Barneyn Xirfadda Saxafada.😂😂
Dhagarta inta wada alaha ku celsho
Subxaana Allah ilahow awlaada no hagaaji mustaqbal seeg aduun iyo Akhiro, xasbuna Allah
Muqdisho waxa qasayo mar kasto wa dadkan gowolada ka imadan lkn qof xamar ku dhashy malga yawo inu dadkisa dhiwateyo
Part two aaway heeee......
Askariga kale oo ordaye wax la ogyhy Hala so qabto
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh
WAR KUWA DHARKA IYO BADIILADA WATO HALEYSKA ILAALIYO, WAA DILAAYAAL INTOODA BADAN
BADIILADA KUWA WATO GODADKA AYEEY QODAAN EE WELI MA GOD AYAA LAGA QODAA MUQDISHO?
@@niyaalademBabur aya qashinka qaado, lkn kuwa wali wato badiil waa arkaa 😂😂😂 kuwaas faraa ku godan dheh
@@faadumozahra94. Abaayo reer Muqdisha hadii aad tihiin adiinkaa isu xoog weyn. Dadkaan dadka Soomaaliyeed in ay dhameeyaan oo wadanku nasal qaasatan Muqdisha ayaa lacag lagu siiyey oo hadhoow wadan la idiinka qaado ee daba gala, fibro gaara ku haya, qofkasta wax kuuma aha ee dowlada u sheega ha la edbiyee. Hadii kale is cuna adiinka.
@@faadumozahra94 Wiilashaas yaryarka ah aad beey u qurxoon yihiin maxay kuugu taalaa ticketkii toogta ayaa loo jaray waan ka xumahay waalidkii dhalay beer beerka ALLE ha u qaboojiyo. Miskiin.
$100 bishii miyuu Khawaarij ugu shaqeeyay🙏
Duqda hooyadii Moow kawadaa
Haa dofarka hooyo asigo dhihi kari ayuu leyhy duqda
Wiilki yaraa ibraahim sxbkiisa ayuuba xabad kuduftay ilaahey ka shifay laakin asigana dil in lagu xukumo ehed mise xabada halmar soomada ridin bal iga jaahil bixiya
Da' ahana walo firiyay umalena
Xabadiisa ninka kuma dhicin sidasay ubadantahy xabdi u farxan riday lee askariga dishay mahee wa la dili lahaa
Allaha ka qabto Ummadda Dhamaantiin Somaliyeed waa la Khasaariyey.
Subxana allh ilahayow somali Bogoda burcad isku mari😢😢😢😢😢
waxbarasho oo dhan ancaam ow ka gaaray ma qurux badna. ee iska jiraa walaalayaal
Rag iska dhicin iyo Rabbi kacabsi meel islama galaan
Quràanka ilaaheey qofkii hal suurad kabarto wuxuu dhaamaa nin 3jaamacad kaqalinjebiyaye maxabashi agka yaqaanbaa thy
@@haaneedcusmaan9181 mxaaD kawadaa
Qur anka kariim mxa barshdiisa ka qiimo bdn
@@MaxamedSanka99-qm6mgquraankeena wax loo dhigo ma jirto lkn kuwana magac diin kuu so huganaya deedna qabiilo gooni ku kaynayan sheeko haysaaye waa lays fahmay
nimankani waa raxan wayne maxay dhulkaas uga dagaalami waayen muqdisho ka so dooneen se diinta In dadka lagu badbadi loo soo dajiye maxa dadka loogu laynaya magac diin sucuudiga Xaramka agteda qamriga lagu cabaya haka so jihadan halka iyo falastiin
Ilaa an caam inla gaaro miyaa wax yar ah ninku war xumaa quraanki oow liidaa wax qurxana maaha ale u noqo walaal
Ma diin inuu heesta modaa
Subxaana Allah,kuwaan halamariyo abaalkooda,iyga iyo naagaha lashaqeeynaaya.waa munaafiqiin
Eeley iyo raxan wayn iyo jareer baa hawiyihii dhamweyey ....kol toogtaan iyo kol ay qarxiyaan ...ku laqabtaaba ..maxay fadeysaa 😂😂😂
Eelay iyo jareer ha u gefin waxaan waa caruurtii oromadi qaxootiga eheed 80s ilmahoodii marka waa inaad caqli yeelataa oo qabiilka jooojisid
Hum
Ragan maskahiyan normal maaha
Hanounkoga laga faìhday
Dadkan Si Fiican Haloo Wareesto
Shirkada Hurmuud Hala Geeyo Shaqaale Dowlada ka mid ah Oo Weliba Xalaal ah
Ilmahaan waa Ethiopian af Somali bartey ee Somaliyey ha la Is ilaliyo
Subxanallaah
Eeley wiiq umada waa dhameysey subxanallah
Waa dadkii tuugsan jiray dadkan dadka laynaya maan horta sadaqa la siin ilen waxa sadaqada loo so dajiyay waxa kamida si dadka dawarsada ayna dadka xaasidnimo ugu qaadin 😮subxanallaah diinteenu macanaa lkn kuwan kama muuqato diif ee xasidnamada waa wax lagu so koriyay
Ila bay bakool iga imanaya siday ree muqdisho ulaayaan bal ka waran mashaqadaa 😮
Ok@@Aliinaliiban1780
aamus dhilo
Daqiiqadaha waa yareedeen
Asc Bismilaah, hadii bulshadda iyo Dowladdaba eeysan waqti galinin dhalinyarada dalka maxaa diidaayo in eey caddawgooda beeylah unoqdaan
Baahida bulshada iyo waxbarasho xumida dhalinyarada mid gobal iyo mid magaaloba ayaa shabaab ufududeeyay ineey caruurteena ka xeestaan
Waa in lagu noqdaa xukunka.Midka yar asagane waa in lagu xukumaa dil toogasho, sidoo kale Askarigane loo jaraa ugu yaraan 20 sano xarig ah.
Weli shabaab caato ah ma arag they look well taking care of
Bal arag siduu ula fududyahy dhiiga musliminta 😢😢subxanallah dadkan lama barin miya in dhiiga muslimka daadintisa xaaram tahy
Ilmahaan yaryar maxaa loo qabqabtaa aawey kuwii waaweynaa
Hawiye miyaa waa ognahay madaxda AS. Iney hawiye ubadan yihiin
ILAAH AYAA IDIN FUDUDEYHAAYA AAA MASIIBO DARAN ALLAHA IDINKU RIDO ALLAHA IDINQABTO UMADII WAAD DHIBTEENE DHIIGOODII AYAAD XAQDARO KUBANAYSATEEN
Ilaahow shaqo hanooga dhigin dhiig islaameed
Aamiin
Kuwani dhamantoda dil halagu xukumo
Telefishinka shaqadiisa sifiican uma qabto
DHALINYARADA BEESHA JAREER WEEN IYAGAA ALSHABAAB U BADAN KUWA IS QARXIYA IYO KUWA DADKA TOOGTA WAA IYAGA SUBXANALAAH
Dhibtaada jirtaa wxy thy ciyaalka mglada banaankeyda iyo reeraha waaweyn aheyn oo dacdaa lasoo bimeynaa maskaxdooda maku socokoraan
Jareeerki wa dilba layidhi jileecina 10sano xabsiya cadaaaalada shuuute wataaaa jareeerwayne jakoco
Imaanka alle idinka qaad imaanba male 😢😢
Hormuud mey dhageesato talefonada?
dhaca ugu wayn ee qof lagu sameeyo waa inaad maskaxdiisa ka duacdaa ood mid kale ku shubo.
nacasnimada ugu wayne waa inaad aqbashaa in maskaxdada lagaa badalo
ragan waxaa ku shaqeystay rag kale oo ciyaal kooda iyo ayqgaba rabin in saan cml u dqnbeyso
Waa in laqabta askariga kale yaalatan ladhahay waayo waxaa laga yabaa marxumka ladilay in uu basaasaye askari WA askari maxey u dhahen hadii aad tabatan waa la idin dilaa askariga kale muxuu oogu ridi waye qoriga Askarigaas Hala Soo Qabto
Haduu sijeedo waa belo kulahaa waa boobsiine tartiibkaga Calaamo ku aragtay oo cadabta alla ku gali
Naagta malawaydiiyey wajigeedi gun gaar waxaan kacodsanayaa in naagtaan aqoonsadaan fadlan
ilahey umada haka qabto kuwa kalana
Inkaaar alle idin kurid umada alle haidinkaqabt khawaariijey
Godka lagu riday dhalinyarta xataa wxa ka masuula madaxda dalka
Yaa huu xasbunaa alaah
Waa nafar elay ah
aamus baqti
@@jamalibrahim2861 adaa ah miyaa
Qawarij YARAN IYO weynan ma leh marba ruuxa haduu Galo Qawarij WAA in ladilo
Dawadoda WAA Dil ilayn WAA QAwarij AHLu Nare
Ciidamadu howl fcn bay hayaan
Waxa dadka laayay waa eelaay iyo jareer
caasisanaa duqda kulaha hooyo xitaa umaquuro
Magaalooyinka dalkeena qof walboo meel taagan ama fadhiya waa in la baaraa
Somalia dad xolaha ka aqli liita ayaa kunool
Alla mx muqdisho dhilgo ku jiro allow naga qabo
War hedhaya waxan xayawaanka ah ee shabab la yiraahdo waa in la dilaa kii la qabtaba
Naagti meeday soo taxaaba qaxabada hoosta wayn 😢 iyada dadka madhisaye
Subxanalah meeshu wa halag😢😢
Aragagixisadu naxariis malaha muwaadiniinta ay gumaadayaan shaqay uyaqaanan,qofkasta oo fikirkooda qaata hala toogto waayo waa cadow 10 sano hadii laxidho maalinta lasii daayo horaybuu kabilaabayaa falalkii gumaadka ahaa .
Iimaan ma leh qodkii dhiig Muslims daadiyo
Waa dhurwaay dadoow dhamaantood toogasho halagu xukumo xaaraanta
Ninka 10 Sano lagu xukumay side u dhacdy so ninka ladilay qayb kama ahyn yaab
Halmid oo dugsi quranka dhameyay kuma jiro markas ayeku lee yihiin diin an wadna asaskii islaamka ayeba aqone mxey shiigayan
Eelaay
Tuugsiga is qarxiska ayaa uga fiican ,is wada qarxiya😅😅😅
Haweeneyda celasha joogta dhowr waresi ku maqlay maso qabataan
xaasidsanaa xabash ku dhalay was hala toogto nijaasta
Kii ninka dilay waa lasiidaye midkii kala laxukume scml hee wax kahalyan maba lahan rer comment 😢
Waa maxay duqda qofki so korshay ayuba nuuca ugu dhawaqa wax la og yahy waye shabab inta ugu badan waa caasi waliden
Waa khalad xukumadan dhalinyartan lagu dabargaynayo xataa hadii shabaab ay galeen inla laayo maha eewaxay ahayd inloo dhaqan celiyo laakiin waa dal ba ay
xakunkas waxan u arka qalad nindilayashi kamid ah 10 sana laguxukuma waqalad wa dilay
tiirka inlasara ayey ehed kanjajusay askariga wa lamid dilayaasha
bahalada noqday
Xukunka xaq ma ahan, 3-da qof ee dilka kawada shaqeysay in la wada toogto ayay ahayd. 10 sano iyo 5 sano raaxo ayay u tahay.
Hala dilo dhaqar qabe wixi umada somaliyed kuu fikiiraya iney dilan siden aya idin wada dambeyn ciidanka police ka somaliyed hampalyo sida uu so wada qabateeyn shaqada wanagsan halka ka sii wada from Djibouti
Waxan dowlada ka codsanaya wixi khawarijta sida kuwan okale ina la tokto ayaan codsanaya waxa waye xasiid adun iyo aqiro
100 Dollars Buu Naf Muslim Ah U Dilayaa Meeshu Rajo Malaha
Ala idin cadab waa dhagar socota 😢
Haladilo khawaarijta alshabaab