Ninkii ugu khatarsanaa arsinal iyo shuute maxaa kala qabsaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #Cusmaaniyiinta #Afsomali
    #Somalia
    #arabic
    #subtitle
    __________________________________
    🔴ѕuвѕcríвє
    🔴líkє
    🔴cσmmєnt
    🔴ѕhαrє
    🚩íf чσu αrє nєw tσ thє chαnnєl mαkє ѕurє
    🔴ѕuвѕcríвє αnd turn σn
    🔔nσtívícαtíσnѕ📣

Комментарии • 18

  • @AshaJamac
    @AshaJamac Месяц назад +12

    Qaabka maxkamadu u soobandhigatay waa qaab caalami ah niman kan yar yar ee xeer ilaaliyasha ana dad aqoonleh waad mahadsantihin khawaarijtana halalaayo from hargaysa

  • @user-hi8qq4ey4v
    @user-hi8qq4ey4v 5 дней назад +1

    Woow i am Happy but i Miss Somaliland ❤❤

  • @abuudi.mohamed6256
    @abuudi.mohamed6256 Месяц назад +5

    Teda kale somali waxan leyahy wlhi raga taba baro qawarijta waxa ku jira rag ku jira xalane wlhi oo cadan ah

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman 12 часов назад

    Xeer ilaaliyasha waa lasoo xulay walhi m.a

  • @aluul6875
    @aluul6875 Месяц назад +4

    Askeriga $50.000 diiday allah haxafido lakin qoslaye haduu ahaan lahaa wuu qaadan lahaa he does not care dad dhamaado.

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 26 дней назад +2

    Nafar iyaga kamid ah xarig xiitaa yaan lagu xukumin...dil waxaan ahayn xal uma ahan kuwan...waa inaa la tir tiro iyaga iyo fikirkoodaba ..

  • @user-gy2ks1im8w
    @user-gy2ks1im8w Месяц назад +3

    Yaladafiin kuwaas

  • @KUNANI23
    @KUNANI23 22 дня назад +1

    Forgiving Khawaarij is betraying our martyred our innocent peoples and in our book no forgiveness no ransom but death Allah is Great

  • @abdullahixuseen6508
    @abdullahixuseen6508 2 месяца назад +3

    Laaya khawaarijta axsaan hadaat usameyso alsheydaan ama aad unaxariisato waxaad halkaas ku weysay naftada nafta walaalka nafta waalidka nafta deriskaaga rasuulka scw wuxuu yiri khawaarijta meeshad ku aragtan ku dila

  • @user-gy2ks1im8w
    @user-gy2ks1im8w Месяц назад +2

    Qortaa halgajiro kulii godaa wahaadiin leheen

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 16 дней назад

    MAN LAA YARXAM LAA YURXAM ,WAA XADIIS QOF AAN NAXARIISAN IDNA LOOMA BAXARIISTO❤😂

  • @Joubadaher5151
    @Joubadaher5151 3 месяца назад +2

    😢😢😢😢 iskadaya wayaryaha

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv Месяц назад

    Ty🎉

  • @user-gy2ks1im8w
    @user-gy2ks1im8w Месяц назад

    Waa daad diin leheen weyaan waryadaa diinta baraa datkaan

  • @abuudi.mohamed6256
    @abuudi.mohamed6256 Месяц назад +1

    Wlhi nimankan qawarijta ah hdlkoda hadii ad si fcn u dhagesatid waxa kaga so bexeyso shekada kuwa lamagac baxay ladagalanka nuurka waxyabaha ey ka hdlen sida somali wa dad diinta ku ad adag lkn ku dhaqanka ma laha sida ey amin sanyihin

  • @abuudi.mohamed6256
    @abuudi.mohamed6256 Месяц назад +1

    Ladagalanka nuurka qof ki yaqano aa yaqano 3 sano ka hor waxey shegen in 2024 somali in 10 gobol lokala qeybin dona hada waxa sobaxday rer qatumo oo goni u gosatay oo sas hada waxa diyar ah 9 gobol kan 10 malmaha sosocda an is la arki dona somaliyey hurdada ka kaca oo dagal fol kafol ah nugula ma hayo ee dagal hose oo maskaxda ah aa nugula wada sidi nola kala goylaha somali

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 21 день назад

    Ninkan muxuu akhrinaya afkiisa eega bal maba amusayo Mar kasta camarda lagu leexiyo yaab ma istikhfaar ba tolow