In qareen Alshabaab loo sameeyo waa inkaarta heysato Somalia inkaar Allah ku rido kii Alshabaab u dooda noocu rabo ha ahaado illah mucjiso xanuunbadan allah ku asiibo amiin😢😢😢😢
Bal eega cimriga ayku jiraan iyo shaydaanimada ay aaminsanyihiin in umada dhiigooda ladaadiyo masiibo hakudhacdee ciro iyo dhalinyaro kalamalaha umada ALLAHA KA QABTO DUKUMDAAKUM ALLAHA KADHIGO UMADA WEYDHIBEEN
Tuugan looyarka ah ee u doodaya ragan gaalada ah lacag darteedna ugu doodaya waxaa khalad ahba in rag alshabaab ah loo ogolaado in looyaro hunguri wado loo ogalaado in ay qabsadaan
Horta magaca buulle ay mayga macno nuucee ah ayuu leeyahay Anna buulle waxay la macno tahay buraale oo waa qof buro ku taal Lakin waxan u maleeyay ayaga inuu wax fiican u yahay oo macno kale u leeyahay waayo 5 nin oo raxan weyn ah ugu yaran mid baa buulle ku abtirsada
In qareen Alshabaab loo sameeyo waa inkaarta heysato Somalia inkaar Allah ku rido kii Alshabaab u dooda noocu rabo ha ahaado illah mucjiso xanuunbadan allah ku asiibo amiin😢😢😢😢
Subaxaanallaah Allah ugargaaro umada Soomaaliyeed 😢😢😢😢
❤❤❤
Amiin Amiin YA RABBI
Waa wadan fowda ah
Allow dawladeen guusha sii
Nimankaan ku heshiiyay ineey umada dhameeyaan oo dilaaga ah
Waa in la toogto
Hadii kale intii la xiro
Hala yiraahdo xabsiga ayey ka baxsadeen
Allah ha unaxariisto❤❤❤❤❤
Ax wAlalrcandaro waahi walal
Nacaladii Alle idin Ku dhacday cadowga Kharijta alshayadiin wa in la dila dhamantod WA cadow
Alshabaabab
Kaluush
Eelaydu waa.qasaro.
Alle İmanka ha idinka qaado
Kuligood waa qawaariik dadka lasoo bandhigay ee dag dag waa in latoogtaa odayaasha 80 jirada ah ee sharaakiisha laayey GUDHUU WAA GUDHUU wasaqdu
Dadka noocan oo kale ah, xukunkoodu waa dil..hebal 10 sano iy0 15 sano xarig ah iyo waxaas halajoojiyo, nimankaan markay gacanta idiin soogalaan aduunka halasii dhaafiyo, qofkii naac kasoo daba dhahana halaraaciyo ilaa indhahaas runta ah arkaan dadkan lashaqeyntooda madaynayaan
Ileen wax dadka dhameyay waa eelayda acuudu billah
Meeshan ilahey nbd haka dhigo 😢
Amiin Amiin YA RABBI
Hassan magacaa waaba mixnad. Xassan xanafi xaaji cabdi salaam tuug dilaa uu ahaa
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
Loyayka laftiisa dil halagu xukumo
isdaag.dhih
Bal eega cimriga ayku jiraan iyo shaydaanimada ay aaminsanyihiin in umada dhiigooda ladaadiyo masiibo hakudhacdee ciro iyo dhalinyaro kalamalaha umada ALLAHA KA QABTO DUKUMDAAKUM ALLAHA KADHIGO UMADA WEYDHIBEEN
سبحان الله سبحان الله
Allah akbar
Wadad damiirkiiwalalnimadukadhintay dhiigyacab.miidhanshacabsarkaal will gabadh waxbautudhimaayaan
Tuugan looyarka ah ee u doodaya ragan gaalada ah lacag darteedna ugu doodaya waxaa khalad ahba in rag alshabaab ah loo ogolaado in looyaro hunguri wado loo ogalaado in ay qabsadaan
Isago inta la eg ayu Alshab aha imanka laga qad
Oo ciidanka dhan wa as miyaa
hadaad runta rabtaan dadka $200 doolar dadka kudilayo baahi ayaa ugaysay dadka somaliyeed dawladu nolashooda iyo sidii ay beeraha kutabcanlahayeen xooga lasaarin macal idinka maxkamada hada fadhiyo way idandilidonaan dawladu dadka cagafyo ha ukeento
Hadii wax la waayo, ma dhiiga dadka islaamkaa la banaysanayaa caqli xumidaa 😂😂😂😂
Alshabab Miya xoriyad loo radinaya … liido hala xasusto
Horta magaca buulle ay mayga macno nuucee ah ayuu leeyahay
Anna buulle waxay la macno tahay buraale oo waa qof buro ku taal
Lakin waxan u maleeyay ayaga inuu wax fiican u yahay oo macno kale u leeyahay waayo 5 nin oo raxan weyn ah ugu yaran mid baa buulle ku abtirsada
Diinta iyo cilmiga dadkasn baranin saas waye lkn saman aaqirkii aasaas ah ahalka nartaa socdee ilahow hanagu darin alaha naga dhsmeeyo kuwaan maskaxda xun fikirka xun qawarijta arxan lawayaaja alow noo danbi dhaaf
Waayab waa dhagar isku mid ah qiyano ah istaf,kada haku shirqolana waa musiibo
Lkn halatootee dhaaf ayagana ha dhadha miyano ha nuunka gerida
😢😢😢😢😢😊
Xaqaa soo qabtay tiika hala geeyo mavaa odaysssjooda naagshoodana jslla wareego😅😅😅😅😅😅😅😅
❤
Fcn
Koka buule adeerkeeda
Hala laayo kuligood
Bal odayshan daya intay laleegiyhiin ee qasaree faraha la galeen
urur ka gumaad ka umada soo maaliyeed ooloo soo.gaa biyo ugus waa ar xan laa wayaal
Alla idin rog af duubana6aal naagahaaga sii
Kuwaan fool xumo darteed ayaan toogan lahaa weji xumaa uff
Foolxumo badaa ala idincadaab😅😅😅
Waakaa caqliga weleweyntu
Walaweyn waa degmo ee qabiil maaha kolba dad baad u socotey inaad wax ka sheegto lkn waa degmo wll.
@@aaminasahra1875 waakaa caqliga qadaad wayntu 😂😂😂😂
Òq1
Wadad damiirkiiwalalnimadukadhintay dhiigyacab.miidhanshacabsarkaal will gabadh waxbautudhimaayaan