Arrimaha aqoonta badda ee Dr. Cabdiraxmaan ka sheekaynayo way dhaaftay intii soomaalidu taqaannay. Bal u fiirso halka dunidu marayso, iyo meesha aynnu taagannahay. Dadka madaxda u ah soomaalidu ha ka faa'iidaystaan aqoontaasi Diktoorka soomaaliga ahi hayo. Caqliyada soo jillaabta oo cilmiga ka la hadha. Mahadsanid Dr.Cabdiraxmaan, mahadsanid Cabdisalaan Hereri.
😂😂 quel délire et quel esprits de soumission auprès des autrui. J'aimerais insister, que ce que le Dr. Raconte j'avais étudié et des professeurs somaliens me l'ont étudié, à l'intérieur des terres somaliens, à mon etude de collègue. Donc c'est ne pas bien d'être les fameux pessimiste où découlent des voix des fait et outrage vers leurs propres pays et communautés afin de salire l'image de nos terres. J'ignore où va l'esprit des diaspora somaliens?
Dr Cabdiraxman Waa qof aad u wanaagsan isku magaalo Waa joognaa Waa qof bulshadiisa ku dhex jiraa dhalin yaro badan ka caawiya cilmiga. Dhalin yarada ku dhex jiraa. Masha allah guleeyso.
MashaAllah Alle Cilmiga aad baratay Alle ha kuu barakeeyo, Abdirahman Sheekh Mohamoud sida ka muuqata Cilmiga uu ka hadlaayo waa nin Aqoon badan u leh. Waa nin kasoo jeeda reer Shuyuukh ah waxaa dhalay Khadiibkii waynaa ee Masjidka Burco Togdheer Sheikh Maxamuud Cumar Alle ha u naxariistee. Ameeen ameeen ameeen
Masha Allah Dr Abdirahman Allah haxifodo Aqoonta uu hayo waa mid dhaxal gal ah waxaana fiican inuu buug kaqoro hadii ay suurtagal tahay ABDISALAN HERERI HAAYE HAAYE MAHADSANID BAARAKALAHFIK.
Mansha allah, weriye herari iyo Dr. Cabdiraxamaan waxad noo soo gudbiseen barnaamij qiimo badan Runtii waxan ka mid ahy ardeyda dhigata culuumta badda gaar ahaan jaamacada Berbera maritime and fisheries university, wlow field kaygu uu yahy port and shipping management, balse aanu ahyn marine environmental sceince oo ah feild uu takhakhuska c.raxman u badanyahy. Haddan waxan ka faa'iday aqoon badan oo ku saabsan badda ecologically
Dr Cabdiraxman M. Cumar Waa Nin reer Awdal ah rugtii aqoonta. Waxaan arkayey qaar iska sheeganaya. Ninkan cilmiga uuka sheekaynayo iyo somali xagay kala marayaan
Waxaan aad uga helay sida uusan hal eray oo luuqad qalaad ah uusan hadalkiisa u soo dhex gelin , asaga oo 30 sano ku qaatay debadaha sidoo kalena maalinkasta ku hadla luuqad qalaad.
waxa la yidhah oceanography science waxay ka farcantaa inta badan experimental sciences ka oo ah sadexda sciences ee kamidka ah exact science dr cabdiraxmaan waan soo dhawaynaya
Wataa sirta umaduhu isu Dhafeen wxyna ku tusinaysaa Halka lamarayo iyo qabka Maskaxda loo maalayo!!! Iyo halka an inagu joogno Magaranayo wxa ino diidan Inan sida umadaha u nolano Aduun kana wx kuso kordhino?
Wlleyaal physics ma keligii ayaa la baran karaa mise engineering ayuu ku jiraa jaamacado dalka ah ayaan weydiiyoo engineering iyo medicine uunbay igala daaleene 😂
harreera warkan gaarsiya nin melo badan taga ayaa tahay hareeri walal marka waxad samaysa qeybtan aad qofka istaaga ku wareysato hamane qeyb kale oo qofka kaligiis uu hadlaayo oo waxa ku jira aan ka faiidno adna waxa ku badana dada dawada oo labo video ayay ku noqone anagana mudo badan ayan ka. faiideyna qofka maahdsanid
Ummaddaha kale ee aqoonta adduun yeeshaa ee ka taga dhulkooda ee taga dalal kale waxay isku dayaan in ay dhulkodii aqoonta ay barteen wax ku celiyaan ama aqoontaa ay sheeganayaan in dadkoodii baraan Maanta Wadama reer galbeedka dad badan oo soomaali sheeganaya ayaa wax ku bartay wax allaale waxay ku celiyaan ma jiraan kuwii ka horeeyay ee loo soo diray Scholarship intii dawladii hore jirtay oo ahayd cashuurta kaga qaaday Hooyo soomaaliyeed oo dayacan oo tamaato suuqa ku gata macnaha lacagta ay wax ku soo barteen cashuurtaas bay ahayd waxna lagama daaiidin waxaan qabyaalad iyo kala qaybin bulsho ahayn kuwa 30 sano ee u danbeeyey leh wax baranay ayaaba ka sii darsn waxayse ahayd in ay dhamaan maadaama qurbaha ay arkeen iyo sida loo nool yahay ummaddaha y la jogaan. Allah (swt) ayaa u maqan maatada Soomaaliyeed ee dayacan 60ka sano.
Arrimaha aqoonta badda ee Dr. Cabdiraxmaan ka sheekaynayo way dhaaftay intii soomaalidu taqaannay. Bal u fiirso halka dunidu marayso, iyo meesha aynnu taagannahay. Dadka madaxda u ah soomaalidu ha ka faa'iidaystaan aqoontaasi Diktoorka soomaaliga ahi hayo. Caqliyada soo jillaabta oo cilmiga ka la hadha. Mahadsanid Dr.Cabdiraxmaan, mahadsanid Cabdisalaan Hereri.
Masha Allah Tabaraka Allah!!! Waa wax aad loogu farxo dad af soomaali ku hadlayo oo saas u cilmi badan
@@PerspectiveNarrative waa fursad u baahan in soomaalidu ka faa'iiddo.
@@PerspectiveNarrative maaha dad af soomaali ku hadlaya dheh qof soomaaliya oo aqoon wax tarleh bartey
😂😂 quel délire et quel esprits de soumission auprès des autrui.
J'aimerais insister, que ce que le Dr. Raconte j'avais étudié et des professeurs somaliens me l'ont étudié, à l'intérieur des terres somaliens, à mon etude de collègue.
Donc c'est ne pas bien d'être les fameux pessimiste où découlent des voix des fait et outrage vers leurs propres pays et communautés afin de salire l'image de nos terres.
J'ignore où va l'esprit des diaspora somaliens?
Labada shay ee ay soomalida ugu baahantahay waa waraysiyada Ganacsiga iyo Aqoonyahanada sidan oo kale u dhisan, mahadsanid c.selaam in badan
Dr Cabdiraxman Waa qof aad u wanaagsan isku magaalo Waa joognaa Waa qof bulshadiisa ku dhex jiraa dhalin yaro badan ka caawiya cilmiga. Dhalin yarada ku dhex jiraa. Masha allah guleeyso.
Cilmiga iyo Caqliga, Allaha kuu Barakeeyo, Nin bartaa Wax Dhameeya,❤
Alle cilmiga iyo cimrigaba ha ku barakeeyo dr cabdiraxmaan sheekh
Thanks Abdisalan Hereri we need more science program like this.
ilaahayow cimri dheer iyo cibaado suuban sii si uu aqoontaaan noogu faa'ideyo oo bulshadeena soomaaliyed dhaxal ooga taga
MashaAllah Alle Cilmiga aad baratay Alle ha kuu barakeeyo, Abdirahman Sheekh Mohamoud sida ka muuqata Cilmiga uu ka hadlaayo waa nin Aqoon badan u leh. Waa nin kasoo jeeda reer Shuyuukh ah waxaa dhalay Khadiibkii waynaa ee Masjidka Burco Togdheer Sheikh Maxamuud Cumar Alle ha u naxariistee. Ameeen ameeen ameeen
Masha Allah muuqaalka iyo warbixintuba wa 100% faa'ido.
Maasha allah waa nin cilmi baaxad leh bartay sifiican oo aqoon leh inoogu sharaxay mahadsanid Khabiirka iyo hereriba.
Aniga ahaan hadaan ahay ardayda dalka dibadiisa waxka barta waan ku faraxsanahay dr. Abdirahman waa in aynu ka faidaysanaa oo ay ka faidaystaan dadka somaliyeed dr.ka oo dawlada somaaliyed haka faidaysato.
Waa xiligaan ooyo aan aad u ilmeeyo qiyaaso wadanka ugu xeebta iyo bada wayn Africa waa wadan keena hadana ma naqaano sida loo sameeyo doon yar🥲😇 madaxda wadanka qabyaalad iyo naceyb aye bareen umada.
Masha Allah Dr Abdirahman Allah haxifodo Aqoonta uu hayo waa mid dhaxal gal ah waxaana fiican inuu buug kaqoro hadii ay suurtagal tahay
ABDISALAN HERERI HAAYE HAAYE MAHADSANID BAARAKALAHFIK.
Ilaahey quraankiisa ayuu k usheegay waxyaabo badan
Masha Allah Tabarakalah ❤
Masha allah nin kan waxbadan baan ka faa iiday
Thnks walalo
Waad noo faa'iidayseen hereri adiga iyo Dr abdirahman.
Mahadsanidiin.
Mahadsanid Herari
Cilmi fiican baan Ka faa'iday wlhi
Masha Allah, Alla ha barakeeyo Dr. Abdirahmaan
Thanks alot. Wax badan baan ka faaiiday xaqiiq halka aduunku marayo baldaawada ilaahow soomaali qabyaalada ka saar
Warbixin cajiiba oo cilmi ku qotonta, si aynu u dhiirigelino aynu like badan siino. Mahdsnid Harreri, iyo Dr. ABDIRAHMAN
Maansha proud of you brother
Mahadsanid walaal Cabdisalaan, hada kadib aqoonyahanka Somaaliyeed ee dunida daafaheeda jooga soo bandhig.Dr.ka dalka 🇸🇴 ayaa u baahan. Barnaamijka waan ku xiranahey.
Abdisalan hareri aad ayan kaga mahadcelinaya barnaamijyada tayada leh ee aad noosoo duubto, mahadsanid !!!!!!!!!!!!
Mahadsanid hareeri hadaadan soo gudbin laheyn ma heli laheyn xogtaan
Mansha allah, weriye herari iyo Dr. Cabdiraxamaan waxad noo soo gudbiseen barnaamij qiimo badan
Runtii waxan ka mid ahy ardeyda dhigata culuumta badda gaar ahaan jaamacada Berbera maritime and fisheries university, wlow field kaygu uu yahy port and shipping management, balse aanu ahyn marine environmental sceince oo ah feild uu takhakhuska c.raxman u badanyahy. Haddan waxan ka faa'iday aqoon badan oo ku saabsan badda ecologically
Mahadsanid wax badan baan ka faaidey oo cilmiga badaha (oceanography) ah.
Mahadsanidiin waa barnaamij qiimo badan runtii
Asc tous Jumma Moubarak d'aujourd'hui thé is super video ilike from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇
Afkaaga hooyo wax ku qor af gumayste ha ku faanine
@@museabdi2454 ceeb cayda plz
Thank you
Masha allah aad iyo aad dr allaha barakeeyo
Manshallah Abdisalam Harare wa wariye cajib ah
Haayee haayoo lool 😊😊
Dadkan oo kale dawladu ineey ka faa,iidaysato ayeey ahayd halka Qabyaalad iyo Eex xilka lagu bixiyo
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa barnaamij qiimihiisa leh aduunkii halkaa uu Dr Craxman inoo sharaxay ayuu marayaa inagana ka soomali ahaan halkaynu taaganahay waad kawada dharagsan thn bada iyo bariguna waa dependent sida Dr. Sheegay.
Mansha allah
Allah haku sharfo mudane
Masha Allah great program as always
Nasiib darro iyadoo Hal arday oo soomaaliyihi uusan wax ka baranin ayuu c/Raxman aduunyada Ka tagi doonaa aqoontiisu waxey ku noqoneysaa reer galbeedkii uun
Cabdi salaan soomaali waad u shaqeysay mahadsanid
Barnaamij aad ugu muhiima Bulshada Soomalida💯
Masha Allah ❤❤
Dr. Waa Warsangeli. Bal dhegeysta lahjadiisa.
qolada paysii hasaxaan khariirada somalia fadlan
Weriye weyn c/salan herari nolow inzha ALLAH
masha allah waa wareysi cajiib ah, Dr. ka inuu buugaag qoro baan rajayn si jiilalka danbe uga faaideystaan.
Hareeere guuleyso
Bernaamuj faaiido iyo xiise badan Mahadsanidiin dhamaantiin
Manshalah barnamijka abdisalam iyo abdirahman arin wacan noo Soo gudbiyeen
Waa la kala tagay bal eeg aduunka halkuu marayo !
abdisalam herari saxafi ruugcadaaya 👍
Dr Abdirahman qabiilkaaga iyo taariikhda reerkiina nooga waran. Taas baan fahmaynaaa
Aqoon baa laga sheekaynayaa Asaad Qabiil aan wax macno ah laheyn rabtaa in lagaaga waramo
Fg: Meeshan mawduucyo Faaido leh ayaa lagu baahiyaa ee Meel qabyaalada lagaga sheekeeyo hadaad rabtid waanu kuu tilmaameynaa sxb
Lakala tagay balse *ORODSE* maahan. halka aan joogno iyo aduunka halka uu jooga waa wax laga naxo.
Hereri waa ku mahadsantahy inaadan waraysan siyaasi ku sheega soomaaliyeed.
Significant point 🤝
BADA CILMIGEEDA WAA LOOBAHANYAHAY
Cabdisaalaan PART2 IYO 3 noo samee mahadsanid
Wll alle kahuu danbi dhafo abdi sakan
Hereri waan ku salaamay
First one 😅
Dr Cabdiraxman M. Cumar Waa Nin reer Awdal ah rugtii aqoonta. Waxaan arkayey qaar iska sheeganaya. Ninkan cilmiga uuka sheekaynayo iyo somali xagay kala marayaan
Wow
7:25 cajiib
Manshaallah waa nin isaaq oo arab please ha xamar tagin sida loo dilay Abdinasir aqoonyahankii hagsita diyaaradaha bay ku dili hadii kale
Arab yuu ka yahay ma reer aadan baa kuwaasa ugu badane
Lahjdaaba ma leh. Ninkani markuu ugu sokeeyo waa ceergaabo
Aduunku halkaasu marayaa soomaalidu caafiimad xumo iyo abaaro ayay la daalaadhacayaan
SOMALIDA MA RABAN IN AY WAX BARTAAN. GAALA WAX KAMA DHAGEYSANEYNO BE KU DHAHAYAAN DALKOODANA WEY U TAHRIIBAYAN
Abdisalam zxb Waxan donayna Eng mechanical engineering barty oo aad warasayso 🙏🙏
Badaa go,aamisa
Rabi baa go,aamiye
Ilaahay wax walba wuu isku dheeli tiray taasuu ka wadaa
Waxaan aad uga helay sida uusan hal eray oo luuqad qalaad ah uusan hadalkiisa u soo dhex gelin , asaga oo 30 sano ku qaatay debadaha sidoo kalena maalinkasta ku hadla luuqad qalaad.
waxa la yidhah oceanography science waxay ka farcantaa inta badan experimental sciences ka oo ah sadexda sciences ee kamidka ah exact science dr cabdiraxmaan waan soo dhawaynaya
waa earth science uun bro yada iyo climatology iyo geologygaba
Marine biologist 👨🔬 ❤
Soomaali hadaa nahay khabiir iyo aqoonyahan waa sheegnaa uun lkn hal khabiir ama hal nin ee wax bartay ma joogo wlhi waayo noloshaan iyo sidaan ma ahaaneen dad horumaray ayaan noqon lahayn waxaan aaminsanahay kenya iyo uganda madaxdeeda inaan gaari karin waayo waa dad aqoon leh aan dadkooda dhibta la doonin lkn anagu waxaan nahay dadka dunida ugu nasiib ka xun uguna jaahilsan 40 sano labo sano iiga dhiman waligayna ma arag dowlad iyo nidaam markaan highway saaranahay waxaan ku fikiraa maxaa wadankeena sidaan u diiday waliba anagoo
Muslimiin ah waxaan ogaaday oo iisoo baxday inaan jaahilnahay keena aqoonyahan sheegtana uu qabiil caabudo ilaag ha inoo naxriisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✌️✌️✌️
Walal Hareeri erayga Haaye haaye aad martida kuwareerisay maxay ahayd? Aqoonyahanka ha hadlee iskadaa hadalka haku jarine. Waa maxay dulqaad xumida intaa la eg?
Dowladeyna ninkan haka faaidey Sato wlh cilmigan isma laheyn qof somaali ayaa ilaa heer Kas yaqaano illahey hano kaa illaliyo
Cabdisalaan hareri baandabyarshideyn isba
❤❤❤
Hareri music naga daa waa camal shaydaane dad culima ayaa ku dhageeysta
ℍ𝕖𝕣𝕖𝕣𝕚 𝕦𝕟𝕚𝕧𝕖𝕣𝕤𝕚𝕥𝕚👨🎓
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق
( WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID
-2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO )
surat QAAF.
Wax wanaagsan mise wax xun, RUN mise BEEN.
ADEER XUSEEN
😂😂 physics iyo chemistry baa laga hadlaya adeer
Cabdisalaamow anagii baa dhegaha na tirtaye bal ka waran cameraman nadii kkk
Dr C/raxamaan kaalay badda SOMALIya gaaladda nooga ilaali waxa ku jirana suuq noogu raadi
4.5 fa ido male walhi
Dr. Cabdirahmaanow Ninyahow Dalkeena Cilmigaaga Ku ilaali badeena Hadaad la kulan Ayadoo Si Lo dhiba teynaayo
cilmigiisa in la qiimeeyo ayuu ubaahanyahay marka hadaan cidiba qadarineen maxaad ugu yeedhin
Alshabaab ma adiga ka celinayo
music hareere markasto isticmaalo halkee laga soo jaray ???????
Qaacigii sahro ahmed waaye allaha u naxariisto
😂😂 "haaye haye haye"
MashaAllah Great👍👍👍👍 information All somaliyan community in world's From REER BURCO AT HYDERABAD we'll Done Herari Media📺📺
Wataa sirta umaduhu isu Dhafeen wxyna ku tusinaysaa
Halka lamarayo iyo qabka
Maskaxda loo maalayo!!!
Iyo halka an inagu joogno
Magaranayo wxa ino diidan
Inan sida umadaha u nolano
Aduun kana wx kuso kordhino?
Ina Hereri baa bad galay.
Somaliacoyboy sooo qabo Markaaad america Tagtid
Somali cowboy maxaa laga faaidayaa saaxiib? He seems to be confused and full of hate to Somaliland people! Allah ka shifey
Kkk Somali cowboy maxa laga fa idaya .cilmigu hayo maxay tahay . Ma Diin cay gu kawaraystaa ...
War nio ama lheyr ku hadal ama iska aamus
Wlleyaal physics ma keligii ayaa la baran karaa mise engineering ayuu ku jiraa jaamacado dalka ah ayaan weydiiyoo engineering iyo medicine uunbay igala daaleene 😂
harreera warkan gaarsiya nin melo badan taga ayaa tahay hareeri walal marka waxad samaysa qeybtan aad qofka istaaga ku wareysato hamane qeyb kale oo qofka kaligiis uu hadlaayo oo waxa ku jira aan ka faiidno adna waxa ku badana dada dawada oo labo video ayay ku noqone anagana mudo badan ayan ka. faiideyna qofka maahdsanid
Reer somaliland is very good education People mansh Allah
Ummaddaha kale ee aqoonta adduun yeeshaa ee ka taga dhulkooda ee taga dalal kale waxay isku dayaan in ay dhulkodii aqoonta ay barteen wax ku celiyaan ama aqoontaa ay sheeganayaan in dadkoodii baraan
Maanta Wadama reer galbeedka dad badan oo soomaali sheeganaya ayaa wax ku bartay wax allaale waxay ku celiyaan ma jiraan kuwii ka horeeyay ee loo soo diray Scholarship intii dawladii hore jirtay oo ahayd cashuurta kaga qaaday Hooyo soomaaliyeed oo dayacan oo tamaato suuqa ku gata macnaha lacagta ay wax ku soo barteen cashuurtaas bay ahayd waxna lagama daaiidin waxaan qabyaalad iyo kala qaybin bulsho ahayn kuwa 30 sano ee u danbeeyey leh wax baranay ayaaba ka sii darsn waxayse ahayd in ay dhamaan maadaama qurbaha ay arkeen iyo sida loo nool yahay ummaddaha y la jogaan.
Allah (swt) ayaa u maqan maatada Soomaaliyeed ee dayacan 60ka sano.
dal diyaarsan oo dhisan ayaa wax lagu celiyaa
allah u maqan Alshabaab haka celiyo. Ninkan haduu mesha tago diin darteed aya loo dili ama qabiil
Soonaalidu waa qudiin iyo qabiil😢
Somalidu waa dad smart ah laakiin waxaa lagu jeediyay qabiil iyo qaad si aanay caqligaa ilaahay siiyay iyo meesha ilaah ku abuuray uga faaiideysay wada abdirahmaan weeye. Laakiin sowkuwaa dagaal iyo fadhi ku dirir noqday
wariye hareri halheeskada ad pan u jeclahy haye haaye haaye kkkkkk
Faras insurance makujirto
vediogu mrkuu 21 dqiiqo mryo xyasiska kujira bl ila eega siduu harari maapkii kadhigay🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵
Hareri howlahaan oo kale ayaa bulshada anfacaya ee soo gudabi waxaad beriyhii dambe u badatey xayeeysiiska io xagga lacag abuurka.
Kaalay dadkaaga cilmigaas bar ku dheh
Ha imaado oo ha baro e ma la helayaa dad u diyaarsan iyo dawlad u diyaarsan
Ma waxad rabta in la dillo
Dalka kuu bahan
Ninka cadaanka meesha soo galay African ta soo fiiri miyaa lagu yirri 😅
Gunta bada kwrm