waa sidee Magaalada Indianapolis ee uu ku noolyahay Taajirka Isaaq Cawaale?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июл 2023
  • waa sidee Magaalada Indianapolis ee uu ku noolyahay Taajirka Isaaq Cawaale?

Комментарии • 290

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +147

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤❤❤

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад +2

      SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤

    • @idirisismail7431
      @idirisismail7431 Год назад +2

      Scw Scw Scw Scw

    • @geedjaceyltv9939
      @geedjaceyltv9939 Год назад

      @@idirisismail7431 (

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 Год назад

      Maga nabiga csw meel waliba hakeenin maal naaga heesayaan caariyaad ama fanaan heesaya hadaad rasuulka magaciisa ku dhexdarto anaa dambi kaa raacaa in taa ajar kahel isleedahay !!!

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Год назад

      Scw❤

  • @userIsaaqawale
    @userIsaaqawale Год назад +249

    This is Isaaq Awale, I apologize to the viewers for saying Indiana was one of the 1st 13 states of America it was actually the 19th. My apologies my young daughter just corrected me.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +26

    Nin dedaalay wax bartay shaqaystay
    riwaayadan iyo Stresskan soomaalida
    Qurbaha ka dhex baxay weeye
    Alle ha barakeeyee Keep going ayaan leeyahay.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +7

    Runtii isaaq cawaale wa nin shaqeestay oo naftiisa hormariyay wa qof ku dayasho mudan guulayso mudane mar walba Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 Год назад +4

    The best Somali journalist ever Abdilasalam hereri
    Waad ku mahadsantahay macluumaadka iyo wararka aad mar walba noo soo gudbiso. WELL DONE DONE #HERARIMEDIA

  • @Somaliland.Qaranka
    @Somaliland.Qaranka Год назад +6

    Masha'Allah Alle hawbarkeeyo Ganacsigiisa Waa Nin ku daysho leh Ganacsadde. Isaaq Cawaale ❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +9

    Masha Allah wilka laa wareysanayo siida ugu qurxun ayu uu faaxfahiyey keep going heriri wonderful reporter ❤️🙏

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Год назад +21

    Illahow wa malin cashuro ah ee dhulka yaga somalida raska boni ilaa raaska casay oo nabad ah na tus 🤲🤲

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Год назад +18

    Legend Waxan iska Sii Xasuusta Hadalkiisii Ha Eegin 100 Doller ee Ku So Galaya lkn eeg Musqabalka Foog

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 Год назад +7

    Abdisalan Herari waa wareiyayasha dhifka ah ee manta Somali ku haray.

  • @abdifitahabdirashiiddiiriy6428
    @abdifitahabdirashiiddiiriy6428 Год назад +9

    Isaqow dhismaha airoddka ugaas khaliif ee magalada baladweyne ee aad ka soo jeedo ukac oo u olaley dhismahisa dibna u xasuusa mesha katimid wa iga talo ehlnimo iyo walalnimo👈. marno biyabaxo😢 marne garankii oo dhiqeysan🤔 war nioyow dunida wax la isku tarahee dib u fiiri baladweyne haduu ale wax ku siyay mantay rabine haku siyadiyo intas iyo kabadanbo abdisalanow fariintas naga gaarsii wllow

  • @secretarygeneralsg2778
    @secretarygeneralsg2778 Год назад +6

    I like this channel but I love most when Issaq is involved.. Let Issak be there all the time... He is the real deal.. I like him soo much.

  • @saidmohamed8186
    @saidmohamed8186 11 месяцев назад +4

    Isaq is the only somali inspire me, God bless you Sir.

  • @mohaabdi8271
    @mohaabdi8271 Год назад +12

    Isaaq cawaale living legend 🙌❤️

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Год назад +5

    Ilaahay ha barakeeeyo umadoodana xaqa tuso

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 Год назад +16

    I enjoyed 😂this episode in part when Abdisalam Hereri played gemas cars rings 🏎

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Год назад +4

    Ninkan dar ilaahi ujeclahy adeer qaali keep going❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +3

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @ahmeddheere3832
    @ahmeddheere3832 Год назад +49

    Reerkan Soomaali la yidhaahdo dhul dad kale leeyihiin jecelaa in ay ka sheekeeyaan oo ku noolaadaan dhulkoodi waa laga sixray iyagana waa la isku sixray 😢😢😢

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Год назад +2

      Waa RUNTAA

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Год назад +6

      Waalahay waa runtaa ayagana waa is neceb yihiin dhulkoodana waa neceb yihiin. Maanta hadii la dhihi lahaa wadamada reer galbeedka ayaa la idin geenayaa 90% wadanka waa soo cidleen lahaayeen.

    • @Isco.01
      @Isco.01 Год назад

      Waa lataagay miyaa😂

    • @hadaosman5440
      @hadaosman5440 Год назад

      Waa runtaa wll

    • @a-topchannel7303
      @a-topchannel7303 Год назад +2

      Abdisalan shaqo wacan ayuu hayaaa
      Somalida qalbadu dhagaxa noqotay ayuu aduunka sida loogu Kala tagay u soo tabinayaa.
      Somali business Somalia ku dhex leh Waa ay adagtay in ay sida ninkaas uga sheekeeyaan business kiisa
      Aftaag ayay inagaga soo hadhay
      Wax ka baro sxb

  • @TheWacan
    @TheWacan Год назад +4

    Walhi waan qoslay....sida aad tartanka uga qaybgashay... well done Hereeri.

  • @aallowtv207
    @aallowtv207 Год назад +6

    Isu-imaanshaha igu weyn dunida. Muslimiintaa sameeya sannad walba waana xajka

  • @zaakkahin7370
    @zaakkahin7370 11 месяцев назад

    Somalinimadi o Qof ah C/Salam Hereri hore u soco thanks a lot🎉🎉🎉

  • @aliissa233
    @aliissa233 Год назад +3

    Kkkkkkkk!!!! Abdi’s Alan Hersi ! You are excellent Drive in formal one!!!!!
    Well Dane!!!!!Well dane!!!!❤❤❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Год назад +1

    Salute both of u ..

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 11 месяцев назад

    Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish aad u wanagsan waxan kale o cajiba Madaxwemaha hadaladisa iyo sidu dadka ula dardarmaye wana waxan shaqsiyan aad uka helay iyo waxa kalo wax lagu farxo ah Ninkan o aad u dadalay sida gadhigan o lagu qaday Madax wenehena Amerikka o mantana lagu qadayo Cabdi Salaan Hereri waa guul u so hoyatay Ninka Iskaleh gadhiga waxan ku leyahay waad dadashay e hore u soco mar labad waxan leyahay Cabdi Salaan Hereri waad ku mahadsantay sida nogu so xushay barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 Год назад

    Masha Allaah
    Hareri Media
    waxaa codsi iga ah inaad inoo soo badiso barnaamijyada ganacsiga, beeraha,kalumeysiga iyo waxyaabaha la xiriira horumarka
    si aan wax badan faa'iidno.

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Год назад +1

    Abdisalaan ibraahim mohamed (hereri).
    Mahadsanid midka ugu wanaagsan war-tebiyaasha gayiga soomaaliyeed ee maanta nool

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Год назад

    Masha Allah Issaq allah hakuxiifdiyo

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Год назад +7

    Waanba jaclaystay tartanka😅mahadsanidiin abtiyaal wareysigan maba laga caajisayo daawashadiisa aleeylahe❤

  • @mohamedabdirashid8235
    @mohamedabdirashid8235 Год назад

    Mahadsanid hereri

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Год назад

    Mahadsanid.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 11 месяцев назад +1

    History is important Keep going guys 👦

  • @calixareed5905
    @calixareed5905 Год назад +5

    Legend cabdisalan heereri😍

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 Год назад +7

    Isaaq awale markaan arkay degdeg u imi first comment hereriyow boqo gobolka maine waliba duurjoog ama cowboy abdinur iftin outhor of call me america.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад

    Legend biggest of entrepreneur ❤

  • @banuhaashim9539
    @banuhaashim9539 11 месяцев назад +1

    Habar yoonis Legend C salaam Hereri

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Год назад +3

    Ninkaasi waa legend ❤

  • @ibrahimahmef195
    @ibrahimahmef195 Год назад

    Legend is back

  • @user-do7ls6uz8f
    @user-do7ls6uz8f Год назад +1

    Laandhere xawaadle waa ninka keligii hal bil Qarashka dhaawaca macawisley bixiyay waa nin Sadaqada jecel masha allah m weynaha mustaqbalka hiiraan State of somaliya allah ha xafido waa nin warey siyadiisa Soomalidu jeceshahay

  • @abdirasaaqmohamed8037
    @abdirasaaqmohamed8037 Год назад

    Masha Allaah wll guulaysta 😢😢

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +2

    Muuqaal cajiib ah abdisalm hareri legend 🎉

  • @hsswill
    @hsswill Год назад

    Guulaysta wllo qliya

  • @abdullahixuseen5878
    @abdullahixuseen5878 Год назад +4

    The role model isaaq cawaale

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 Год назад

    Mansha.allah

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 Год назад

    Ninkii legend ka ahaa mr isaaq baa soo qabatay mar labaad

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f Год назад +4

    Isaaq cawaale big legend

  • @user-tj1so4jr5x
    @user-tj1so4jr5x Год назад

    Nice history

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +75

    Am I the only one who obsessed with this channel.? . ❤

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      Sidoo kale boqorada quruxda qaali mcn🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘👋👋👋👋👋💘💘💘👋💘💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JD-mo7pj
      @JD-mo7pj Год назад +3

      we need more of Isaaq Cawaale

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow Год назад +6

      @@JD-mo7pj I mean abdisalaan hereri ✋️ sorry if you don't get what I mean

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 Год назад +2

      For me no, because there are Islamic Chanells to be obsseesed with that are Much more Important than This Chanell.

    • @whatapp3903
      @whatapp3903 Год назад

      Like me

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Год назад +1

    I like the way isaak talking.

  • @jamadjanno
    @jamadjanno Год назад

    Maasha alaah

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 Год назад

    Wow 🤩

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Год назад +3

    Isaq waxaan xasuustaa markuu u ciyaari jiray Baskeball ka the legend miler🌹

  • @Sucado-ci3km
    @Sucado-ci3km 11 месяцев назад

    Maashalaah

  • @soomaaliyuun603
    @soomaaliyuun603 Год назад

    Amazing

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Год назад

    Abdi salan hereri Wariye ween The one and Only Anigo yar ba bbc Codkisa ka maqli jiray qeebta waresiyada No1 Ayu ahaay

  • @madinanuur2301
    @madinanuur2301 Год назад

    Alla ayaa taajir ah almaal maalu laah wa naxnu cabiido laah

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden7993 Год назад

    ❤😂Abdisalaam hareri waad isku ficantihiin formula one 1

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Год назад

    Mr isaaq wlui wa nin akhlaaq wanagsan m.a

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Год назад

    Isaaq Awaale waan jeclahay Sheekooyinkiisa!
    Ee Hareei noo soo badi

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 Год назад +4

    Waa barnaamij liita gaal bakhtiyaybaad maantoodhan xayaysiinaysaa maad ka sheekaysid saxaabadii rasuulka ee risaalada alaah qaaday ee xabaalahoodii aduunka ku firidhsan yihiin maxaa macno ah ee ku jira gaalkaasi halkaasuu kudhashay iyo halkaasuu dhistay

    • @tiibeqorane7008
      @tiibeqorane7008 Год назад

      Armaad mawduuc kale kahadlaysaa

    • @Guulguul
      @Guulguul Год назад

      Maka iyo madiina markuu tago buu ka soo waramayaa qabriyada asaxaabta C.S.hadase kuwuu kahadlayo guryahoodii buu joogaa mideeda kale ani ahhaan waxaan rabaaa ayada ama xadiiska erayga baqti lagu sheegay gaalku markuu dhinto wuu dhintay qofkaas ama qadmaata death or pass away sawaxiligana nakufa wuu baqtiyay arayga ah baan daliin u rabaa in gala la dhaho .

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Год назад

      Ado Kala dunida jooga wax ma garato ah

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Isaaq Cawaale.

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 Год назад

    Mashaallah ninkan aadan ujeclahay waanin kartileh

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 Год назад +2

    Asc Ustaad C/Salaam Aniga Hore Ayan U Ogaa Inaa Tahay Jini Hadalkaas Waxaan Ku Keeney Yacni Shalay Subaxii Horre Somaliland Aya Joogtey Habeenkiina Indiana Oo Ameerica Ah Misse Lawo C/Salaam Ayaa Jira Ustaad Sorry Intaas Kaftan Aye Ahayd Xafidu Laah C/Salaam Hereri Pye

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Год назад

    2 legend

  • @a15.
    @a15. Год назад

    Hadii aqli lahaan lahaayeen Illahay kuma caasin laheyn.

  • @dahaboosman3905
    @dahaboosman3905 Год назад

    How one of the best Universities in the USA “PURDUE” University.

  • @CRISTIANORONALDO-dr3rf
    @CRISTIANORONALDO-dr3rf Год назад

    Hereri the legend and hassan top to ❤

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 Год назад +3

    C/salaam so funny tartanka baaburta sidaad wado so funny khatar ayaad ku tahayba

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 Год назад +5

    This is good for optimistic people who get everything positive but if you want know both ( negative and positive ) sides you should look other negative channels.
    And don’t understand me that to be optimistic is not good.

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Год назад +12

    Millionar-ka somaliyed igu salaan Abdisalanoow Next odayga beraleyga ahaa baawa aad ugu helay qaab fakarkiisa salaan iga gaarsii isagana

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 Год назад +2

      Waliba ninkaas in laga wareesto waaye arimaha bulshada iyo somalida siduu u arko dhaqan kooda iyo habfikir kooda sidoo kale arimo kaloo badan maa daama uu yahay odey somaliyet oo waaya badan soo joogay ❤❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад

    M.a libaax qalbisaafi Isaaq

  • @Hajirshow
    @Hajirshow Год назад

    I am Taajir

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Ar sxbken ahaa aad baa u tageraa ninkaan❤😂

  • @cabdirashiidxusseencali7894
    @cabdirashiidxusseencali7894 Год назад

    Kamaba caajiseysid barnaamijyada cabdisalan hereri halyeey waa ku wataa💯

  • @thebaddestmanontheplanet1871
    @thebaddestmanontheplanet1871 Год назад

    Abdisalan fadlan stateyada Arizona iyo Oklahoma nosodub fadlan

  • @mwali8556
    @mwali8556 Год назад +3

    Ninkaan wuxuu kuqalday,wuxuu yiri 13 ugu horeesa oo mareekanka ayee kujirtaa waa qalad arintaas. 13 states are 1 Massachusetts 2 Rhode island 3 New Hampshire 4 Connecticut 5 New York 6 New Jersey 7 Pennsylvania 8 Delaware 9 Maryland 10 South Carolina 11 North Carolina 12 Virginia 13 Georgia intaas states ayaa ugu horeesa USA.

  • @hawadleahmed2081
    @hawadleahmed2081 Год назад +3

    The 13 original states were New Hampshire, Massachusetts, Rhode Island, Connecticut, New York, New Jersey, Pennsylvania, Delaware, Maryland, Virginia, North Carolina, South Carolina, and Georgia. The 13 original states were the first 13 British colonies. Taaasi waa ka been sheege

    • @abdihakiinnour4084
      @abdihakiinnour4084 10 месяцев назад +1

      Commenti ayuu dib ugu saxay oo waa kaa yidhi waxay ahayd 19th

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Год назад +1

    Haj ka ayaa ka weyn oo ah meesha kaliya ee aduunka laysku yimaado ha dhihin wax ma ogidee adi iyo hareeri waa qaldanteen ee raali galin bixiya

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq Год назад

    Legand

  • @Ismaelkhaani
    @Ismaelkhaani Год назад

    Absolutely You destroy the car😢😅😅😅

  • @anshax75kg23
    @anshax75kg23 Год назад +4

    Everybody knows isaaq inuu lottery gambling Seattle uga guuleestey, but let’s give the credit how he managed the lottery money 😂😂😂

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 11 месяцев назад

      Really waar anaa Bahashaa Seattle ka ciyaare horta ma la hubaa in nin somali ahi mar uun helay

    • @Dudewitmillions10
      @Dudewitmillions10 11 месяцев назад

      How did u know tho 😀

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 Год назад +2

    Dareenka waa kan asiga geeyey waxna ka qabsaday

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +3

    Asc All❤❤🎉Akhyaarta wxn idinka codsanyaa in aad na gaarsiisan 10k Sc.... wxn challenge kula jirnaaa Imaraati fadlan dhiiga somalinimo ismuuji oo nagu soo biiir insha Allah

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Год назад +2

    Somalis don’t know about the Cadillac. It’s the most expensive car in United States.

  • @mwali8556
    @mwali8556 Год назад +1

    Ninkaan business buu kufiicanyahay,laakin xaga historiga ama taarikhda wadanka wax kama yaqaano. Benjamin Harrison wuxuu kudhashay North bend Ohio xagoona kukoray ilaa markoo jaamacada kabaxay oo kutaalo Ohio ( Miami University) Markaa boo usoo guuray Indiana oo ka noqday lawyer aad uwayn. Taariiqda waa saas Ohio kudhashay. Wax hadaa aqoonin dheh ma aqaani.

  • @Ogaalka_Aduunka
    @Ogaalka_Aduunka Год назад

    Legendary abdisalan 🎉

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Год назад +2

    The 13 original colonies are actually; Virginia, New York, Massachusetts Bay, Maryland, Rhode Island, Connecticut, New Hampshire, Delaware, North Carolina, South Carolina, New Jersey, Pennsylvania, and Georgia.

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      Ok thanks❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘👋👋👋👋👋👋💘💘💘💘👋🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @toreyetheservant1437
      @toreyetheservant1437 Год назад

      Yaa gumesty colonies kaas

    • @user-te6vh3te2v
      @user-te6vh3te2v Год назад

      ​@@toreyetheservant1437ingir ayan filaya

    • @adanmohamedhassan5968
      @adanmohamedhassan5968 Год назад

      ​@@toreyetheservant1437British colony bay ahaayeen ama ingiriis ayaa gumeystay

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u 9 месяцев назад

    Cabdi salaam maraykan bil baa kaaga bilatay

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 11 месяцев назад

    Waxaan xiiseeyaa gudbinta iyo inaan ku dhageysto ilaa iyo 1994 maasha alaah Alaha kuxfdiyo

  • @abdulhalimrijaal3899
    @abdulhalimrijaal3899 Год назад +12

    Waxa aan rabaa in aan saxo Mr Isaaq, Indiana ma aha 13kii gobol ee aasaasay mataykanka. Waxay dhamaan ahaayeen goboladda bari ee maraykanka waxayna ahaayeen
    1-New Hampshire
    2-Massachusetts
    3-Rhode Island
    4-Connecticut
    5-New York
    6-New Jersey
    7-Pennsylvania
    8-Delaware
    9-Maryland
    10-Virginia
    11-North Carolina
    12-South Carolina
    13-Georgia
    They were the 13 original states British Colonies
    13 gobol waxay cadeeyeen in ay ka qaataan madax banaani Ingiriiska 1776
    Indiana waxay soo gashay waxdada maraykanka bishii December, 11, sanadkii 1816 waxayna ahayd gobolkii 19 ee ku soo biira waxdada.

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 Год назад +1

      Abdulhalimrijaal. Nin wax badan og mahadsanid sxb qaali

    • @fadumokheire742
      @fadumokheire742 Год назад +1

      13 colonies kuma jirin gobolkan

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 Год назад

      @@fadumokheire742 aad iyo aad walalo .miyaa kunooshahy adi gobolkan

    • @abdullahiabdinasir6943
      @abdullahiabdinasir6943 Год назад

      waad saxantahay waxay kuxigtay Louisiana oo ahayd state-ka 18aad, Indiana 19-aad,waxaa kusiixigtay mississipi oo state-ka 20aad ahayd.

    • @abdulhalimrijaal3899
      @abdulhalimrijaal3899 Год назад +1

      @@mohamoudabshir4139 Allah yacizak walaal

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Год назад +1

    22:30 haaye haaye ciriri ma daremtay😂😂

  • @hassantech510
    @hassantech510 Год назад +1

    indiana maximum security kaso duub documentart abdisalam hereri

  • @guledmohamed7524
    @guledmohamed7524 Год назад +1

    😢😢😢😢 ha i waydiin waxaan la ooyayo 😢😢

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 Год назад

    Duqa lugaha alamiito ku samee ma dhahdidoo herariyoow anyhow the legend really meel iska soo saray

  • @Charles74361
    @Charles74361 10 месяцев назад +13

    💯 Buen video y gracias!! Incluso con la caída actual, todavía estoy feliz * Le sonrío a mi cartera de $ 23,000 hecha de mi inversión semanal en un período corto. Dios bendiga al Sr. Frank Michael Acosta

    • @graciaskb1167
      @graciaskb1167 Год назад +8

      Me ale fro de haber elegido operar y descubrí la estrategia del Sr. Frank Micheal Acosta.

    • @alexanderyepez1094
      @alexanderyepez1094 Год назад +7

      ¡Mi vida financiera ha cambiado por completo gracias a las increíbles estrategias comerciales del Sr. Frank Micheal Acosta!

    • @Berthacabrera-v4r
      @Berthacabrera-v4r Год назад +6

      😱Suena familiar, he escuchado su nombre varias veces... ¡y sus dos historias de éxito del Wall Street Journal!

    • @gracias6213
      @gracias6213 Год назад +5

      Mi primera experiencia con ella me dio la seguridad que me ha hecho invertir sin miedo a perder. Me lo recomendaron los testimonios de personas en RUclips. Escribirlo ha sido la mejor decisión que he tomado.

    • @Charles74361
      @Charles74361 Год назад +2

      Puede contactar fácilmente con el Sr. Frank Michael Acosta a través de un mensaje de Whatssap.

  • @cabadallahahmad7442
    @cabadallahahmad7442 Год назад

    Wali waanu iscunaadhe macalaa culimadayada qabiilkaanu kuqureecanaa

  • @abdifataaxcali7889
    @abdifataaxcali7889 Год назад +1

    Wariya aan taageero

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 Год назад

    Cabdisalaan Hereri aad baan kuu salaamayaa adiga iyo Isaaq, waxan is idhi Isaaq waaba Sheekh Isaxaaq oo halkan taagan isku eegaa miyaa lasoo kala jeexay, mise cadho Sheekh Isaxaaq loo qabo dartii ayaa magaca loogu bixiyey 😂😂😂❤❤❤

  • @fardowsobashiir1969
    @fardowsobashiir1969 Год назад

    Wllhi waxa I xanuujisey sidii qof xanunsanaya wadanka lagaaga wareysta I feel sorry 😢