Tuuladan waxa kuwada nool | Somali Ethiopian Eritrean | Iyo Halka Ugaaska ciise soo maro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 года назад +736

    Djibouti waa wadanka is dhexgalka 🇩🇯

    • @galileogaming.5606
      @galileogaming.5606 2 года назад +26

      Jabuti waa wadanka somaliweyn ka midh

    • @mrkl9165
      @mrkl9165 2 года назад +4

      Keep going brother qays qayser

    • @taajirshaakir
      @taajirshaakir 2 года назад +3

      Go Forward BrothEr Qays Qeyser💚

    • @thelionblack3088
      @thelionblack3088 2 года назад +3

      Cabdiraxmaanow 2k ayaa kaga hadhay 200k wad gaadhi doontaa zxp wan kuwa taa ❤😍😍

    • @mohamedyusuf3003
      @mohamedyusuf3003 2 года назад +1

      Is dhexgalka Khayr kuma jiro

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 года назад +42

    Djibouti waa meesha dhaqankii Saxda eh somaliyeed ku dambeeyay. Cid walba way soo dhawaysa iyadoo qabyaalad iyo qurun kula kicin martida. Gob weeye Ciisa👌🇩🇯🇩🇯👑 Xeer iyo kala dambayn leh.

    • @harguees
      @harguees 2 года назад +2

      Djibouti = Canfar, Somali iyo Arab.
      Qabyalada iyo quranka waa diidaysa qabiilka ciise waa ka hadlaysa.

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 2 года назад +9

      @@harguees Cissa Isaga Djibouti iska leh waxa kalee waa martii. ma runta ku gubaysa? Djibouti Issas iyo canfar baa leh.
      Somalida joogtana🇩🇯 Ciisay martii u yihin!

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 года назад +1

      @@soumeyamahamoud479 AEC madaxad nosarantahay wllo inader macaan muax muax baankusiyey

    • @HamzaMed-fm4ty
      @HamzaMed-fm4ty 3 месяца назад

      ​@@soumeyamahamoud479qalbada ku jaban sxb Djibouti wa dhul Gadabuursi tariikhda been haka shegin

    • @NeymarYonis
      @NeymarYonis 2 месяца назад

      Hhh naya malayacni baad tahay ayu kuku yiri Djibouti ciisa iska leh. Ciise mamulka uunbu noo haya mahine ciid aw Ka awood badan yahay ma jirto.Ragi canfarta Ka celiyey ciisaha somali ayey ahayd marki ay jabhadi canfartu soo kashay Djibouti.

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 2 года назад +31

    Adunka melwalba wan marre dadka reer jabuuti wax qalbi fican ma arkiin ala jacliya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr 2 года назад +42

    You are the one brother

    • @abdilaahiabdizalamdaahir8625
      @abdilaahiabdizalamdaahir8625 2 года назад +4

      Dhakhtar charity iyo qays qaysser wlloH so wada maray wakhti murugo iyo waqti farxaded illahy ha ni dhawro wllHa 😊👋

  • @galileogaming.5606
    @galileogaming.5606 2 года назад +315

    Who else proud to be Somali 🙈🌚

  • @xassan4446
    @xassan4446 2 года назад +69

    Qays this video brought tears to my eyes because I spent five years as a refugee in this village, Ali Adeh. In 2012, I moved to America when I was 10 years old. I was one of the immigrants accepted by America, and seeing the video brought back many memories for me. I'm 20 years old today, and I'll never forget that village. Thank you so much, brother, for this wonderful video. keep going!!

    • @sharmarkebarkhad4816
      @sharmarkebarkhad4816 2 года назад

      Hada America aaday ha u ooyin tuuladan bro 😂

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 2 года назад +4

      @@sharmarkebarkhad4816 meeshad doonto joog lkn marna xasuusta meesha aad kuso kortay ama ku noolatay oo waliba dalkaaga ah kama go'ayso, waanad U hiloowaysa. Tuulada iyo dalka ba inaga leh ee ilahy America iyo yurub meel ka wangsan oo aynu ku qanacsan nahay ha inooga dhigo. Aamin

    • @mohamed2684
      @mohamed2684 2 года назад

      you should visit and see

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 2 года назад +1

      good son I hope you very good lucky in US and keeping your beautiful Muslim religiously and your mum traditionalist .
      Did your parents told you when they arrived in this village

    • @hamsemohammedali110
      @hamsemohammedali110 2 года назад

      Its not that long ago bro wakhti badan maaha xiliga ah 2012

  • @aichadarar678
    @aichadarar678 2 года назад +49

    QAYS-wan kaaga mahad celinaya videoyadan aadka u qurux badan ee kaso duubtay dalkeyga hooyo Jabuuti 🇩🇯🇩🇯.
    QAYS-je vous en remercie énormément pour ces belles vidéo que tu as préparé de mon pays Djibouti 🇩🇯.
    QAYS-I thank you very much for these beautiful videos that you have prepared of my mother country Djibouti 🇩🇯🇩🇯✌️.
    👇🏻

  • @ladankhadar6227
    @ladankhadar6227 2 года назад +48

    Ali cade waa mel Qolo kasta ku Noshahy waa Tulada kaliye Af somaliga sifcn Logu barto waa meshay ta timid soumeya aden licato xaskisa 🤹‍♀️Aniga xta wnka imid wxn ka jeclhy majirto😂🤗 Nuuc kasta ku nol😂🤗merci frère Qays😍

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 года назад +2

      Merci huuno, Soumaya iney ku dhalaataan u maleenaya, sax ? Degaan ahaan gobolada dhexe ???

    • @faysalmouse2049
      @faysalmouse2049 2 года назад +1

      Waaa runta sumeya waa halka ay ka timid xtaa beer Lula ayaa ka timid Ali addeh dubai waa meesheeni

    • @keysemaxamedhgi664
      @keysemaxamedhgi664 2 года назад +2

      Vraiment ce un jolie village

  • @Rossanita_134
    @Rossanita_134 2 года назад +23

    Ogaskayaga Mustapha allah barakeyo
    Adigana allah kubarakeyo wll qali Wat na farxisay Allah hamigaga kusiyo inch'Allah
    Djibouti m'y home 🇩🇯 WA hoyga nabada , midnimada , is dhexgalka iyo sinanta

  • @hananzulaymqn9156
    @hananzulaymqn9156 2 года назад +16

    Aad iyo aad ayad ugu bahadsantahy sida wadanka quruxdiisa noo tusisay🇩🇯🇩🇯we all love you qays qaysee🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 2 года назад +41

    Halkaa kasii wad wll qaysow vlogii gobolka carta waan kaa sugaynaa

    • @samsamjama144
      @samsamjama144 2 года назад +1

      He can’t leave the country without Arta❤️❤️❤️

  • @zaadiqkeyse639
    @zaadiqkeyse639 2 года назад +61

    You are a role model, because you convey the beauty of the Somali environment. keep going brother.💚

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 2 года назад +26

    Ciise waa rer abtigay Allah dhawro.
    Thanks buddy!!!

  • @sound7418
    @sound7418 2 года назад +33

    ABTIYALADY AAD BAN UJECLHY AAD BAN U SALAMAYA CIISE WEYNE FROM BOORAMA 🇩🇯 ❤

    • @asli8565
      @asli8565 2 года назад +2

      Habo mcn sidkle wan kusalamny kuso dhawaw dhuki abdiyasha🩸🇩🇯🥰🥰

    • @HamzaMed-fm4ty
      @HamzaMed-fm4ty 3 месяца назад

      ​@@asli8565😂😂😂 dhulki abtiyashi wa halkee

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 месяца назад

      Axx axx habo mcn ikaley

  • @simanali7559
    @simanali7559 2 года назад +29

    Qays Qeyser I m one of your #1 fans i travel trough Somali countries , villages and towns while watching your videos , i don’t remember a much but you made me fall in love back home and honestly I can’t stop thinking about going back and you also visited my home DJIBOUTI 🇩🇯 no offense to people but I never heard this town thanks for introducing much respect brother

  • @DaliilMedia-DM
    @DaliilMedia-DM 2 года назад +6

    02:36 its amazing how that mom is shying when she sees the camera..
    Proud to be somali

  • @sumayamohammed4574
    @sumayamohammed4574 2 года назад +48

    Qays qaysar best RUclipsr😇❤ sharaf bad Mudan thy wll qali 🥰🥰
    Ugaaska Beesha Ciise Ugas Mustafe 🦁👑🇩🇯💚🤍❤🇪🇹

  • @saadaqcalishuuriye2794
    @saadaqcalishuuriye2794 2 года назад +9

    🇩🇯 jecliyaaaa jabuuti insha allah mar un waan imaaaani

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 года назад +14

    The one and only lagend Qays Qaysar❤🥰
    5Ta Somali AllaHa Qabiil iyo Xumaatada Maskaxdeena Kasaaro🥰❤🇩🇯🇸🇴❤

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 года назад

      Amiiiiiiiin yaarabi amiiiiiiiin ilaahow qabiilka cadowgu dhexdhigey ka qaad 🇸🇴🇸🇴💕🌹🍀💙

  • @guleiddalmar3679
    @guleiddalmar3679 2 года назад +10

    Wadankayga anoo soowada marin allow haidilin🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 2 года назад +11

    Inuu Qays Qaysar Naga Dhashaybaa Hadaanu Somali Nay Sharaf iyo Faraxsani Noogu Filan 🥰

  • @galileogaming.5606
    @galileogaming.5606 2 года назад +100

    We Somalis should love each other before we love and praise others because we are known for being fearless and brave warriors viva somaliweyn peace ✌️

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 года назад +11

      Shush 🤫 failed state viva Somaliland 🤣🤣🤣

    • @dhalinkaabechannel
      @dhalinkaabechannel 2 года назад +3

      @@mohamedwaititi6192 exactly

    • @ThomasDOsborn_1999
      @ThomasDOsborn_1999 2 года назад +6

      @@dhalinkaabechannel that’s not nice bro that’s very mean this Moahmed waiti person is not Somali I seen his other comments are anti Somali

    • @sumanyo4476
      @sumanyo4476 2 года назад +2

      @@ThomasDOsborn_1999 bro somalis can't get along it's not hard to see.... there will never be Somaliwyne.... ever ..... one clans hero is the killer of the other..... think about that.....really think

    • @vector_vector__
      @vector_vector__ 2 года назад +4

      @@sumanyo4476 it's just inside Internet( and mostly it's jokes b/w Landers and reer xamrs not thing else ) but In reality no one fight each other for Qabiill when mature people meet .that thing was back in the days not today around 1950 or 77 .

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 2 года назад +16

    Djibouti agoon koriyaa!!! Proud to be Djiboutian

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 года назад +38

    The road to success is not a flower bed but a difficult one to persevere with effort and perseverance🥺❤️.

  • @hodohajji5540
    @hodohajji5540 2 года назад +6

    Yaa rab Ha idilin anigoon Jabouti U dalxiis tagin Wlhi waan Jecelahey Waa wadanka Xaadarada Dad gob ah Ayaa ku nool❤❤

  • @faysaltimacade670
    @faysaltimacade670 2 года назад +11

    maashaa allaah akhii aad baad ufiican tihiin sidaad wax uduubtaan laakiin xaga heesaha aad kashideysaan Quraanka noogu badala akhii ilaahey haydin xafidee.

  • @jamalali3280
    @jamalali3280 2 года назад +6

    mansha allaha anaga iyo djibouti naga ilaali xaasidnimada qadaadweynta aaamin

    • @munahassan5165
      @munahassan5165 2 года назад

      Habartaa siilkeda aa qadaadweyn eh dhilo yahow

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 2 года назад

      @@munahassan5165 kkkkkk siilka hadad cay uu taqano wlashay anigu faanban uu aqaaana isagaan kasoo baxay markaan addunka imanyey waban ku faana ee wax kale ugu cay plz

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +47

    As I believe you are best roll model in somalia keep up
    Many people enjoyed your vlog and I am one of them Qays ❤🥰

  • @Gillford
    @Gillford 2 года назад +13

    As a Warsangeli from Sanaag region I love Ciise Waraabe, our maternal ancestor alongside Majerteen was a Ciise woman our collective name is Bah Majerteen named after her.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 года назад +2

      Yusuf Abdalle
      Habar Majeerteen
      She was Majeerteenay Ceelaabe ama Ceelaye Ciise , her surname was Udba Lacag and that's where the name of Majeerteen is from.
      In reality those three brothers are supposed to be called all Majeerteen.

    • @Gillford
      @Gillford 2 года назад +1

      @@mohammedabdi7061appreciate the info dump.
      Ceelayo a town in Sanaag was named after her I heard

    • @x-isaac3385
      @x-isaac3385 2 года назад +1

      Majeerten iyo cisse maxa iska galay
      Anaba ah waligayna ma maqal waxan

    • @jamaczahraibrahim2579
      @jamaczahraibrahim2579 2 года назад

      @@x-isaac3385 wan dhalnay wl ubo lacag po ahayd gabadh ciise aya dhashay warsangeli iyo majerteen

  • @awalehmoussab9621
    @awalehmoussab9621 2 года назад +4

    Jabuti wa daad martigalinta iyo sooryenta yaqana ku mahadsantahay walalka 👌✋🥇

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 2 года назад +5

    Ninka kaliye ee na dalxiis geeya anagoo guriga joogna salaam qaaliya all the from Sweden 😍

  • @simanyabeh4472
    @simanyabeh4472 2 года назад +5

    Thanks from Djibouti 😍😍😍😍

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 2 года назад +6

    Masha Allah Djibouti Jano dhulkaygi hooyo miss you wlh ❤💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 года назад +13

    Mashallh Our tourist waxad na tustay dhulal aad u qurux badan oon aanan cagahayga ku tagin allah haku barakeeeyo dear brother🙏👀👋🤴💯

  • @mahamoudfatouma184
    @mahamoudfatouma184 2 года назад +21

    Masha-ALLAH Ugaaskeni Ciisexa c'est un beau souvenir ke le bon DIEU (aza wajala) garde le mauvais oeil sur lui insha-ALLAH wad maxasantahay Qays Qeyser

  • @nimcomaxamuud6248
    @nimcomaxamuud6248 2 года назад +8

    Masha Allah Muqaalkani waxa laga dareemayaa farxad ilahay ha ku xifdiyo

  • @abedijamac9335
    @abedijamac9335 2 года назад +7

    Enjoyed watching this video. I was there in march 2009 during ougas mustafe arrival. Love from Austin, Texas

  • @ifrahmed3667
    @ifrahmed3667 2 года назад +7

    Ali-Addeh, mashallah ❤️🇩🇯 thanks Qays

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 года назад +7

    Umadiiba Geeska Africa waad bartay, waxaynu sugnaaba waa Asia iyo Europe.
    Well done

  • @kafeeya6641
    @kafeeya6641 2 года назад +8

    Congregation qays qayse 200k wlhi cali sabiix waa meeshan yarantaydii ku soo koray qoxootiyo ayaa joogi jiray oo ay ka mid tahay UNSCR iyaga ayaana dadka gacanta ku hayey odayga xaga xata waan garanaya asagu waa deegan waligiiba😢😢 xasuus shukran qaysow

    • @shaytomataan2332
      @shaytomataan2332 2 года назад

      Sidoo kle cali cade qoxoti Ayaan u joogi jiray 2012

  • @hiilqaran7570
    @hiilqaran7570 2 года назад +17

    Msha allah , muuqaalkan waxaa laga dareemayaa in somalinimadu ay sal balaadhantahay oo dhaqamo cajiiba iyo caadooyin kala duwan uu degaan waliba la gaaryahay.

  • @rashayedirelij6965
    @rashayedirelij6965 2 года назад +1

    Masha allah huno wx bdn mad tarkhirda ciise ah thnk u insha allah wa inad dire dawa sogadha

  • @ibramahmoud5605
    @ibramahmoud5605 2 года назад +18

    Proud to be Djiboutien 🇩🇯✌️❤️

  • @fuaadcilmi1417
    @fuaadcilmi1417 2 года назад +3

    Sabadkaan jabuuti waaa I kale bartay bro

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 года назад +9

    Masha alaah qeeys waxwaabobadan ayaankaabartay shaqo fiican ayaa heeysaa aboowe
    Laakiin muusiga ama heesahakadhaaf waayo dadbadan majeclo hesaha dalkoodana ineey bartaaweyjecelyihiin adigana denbi ayaalaguuqoraayaa xaga ale marka waxyaabokalekubedel ama muusiga kajar ee codkaliyakadhig walaalkeey waacodsi

    • @hubikan2445
      @hubikan2445 2 года назад

      Wall codsigaa aqbal oo hadaad doontid gabay ku badal

  • @abdirachidabdirahman972
    @abdirachidabdirahman972 2 месяца назад

    It’s not a village, here is where I grew up and now I am in a America,
    Ali addeh is my home ❤❤❤

  • @dalmaryare6182
    @dalmaryare6182 2 года назад +10

    Hambalyoo 200k Bro
    Waxad Uqalantay 2m.
    You Will Reach Soon Inshaallah ❤️🤲🏻

  • @hibonuora6183
    @hibonuora6183 2 года назад +29

    manshallah my brother. you have reached 200k congratulation 🎊.you have
    good job for the community 👏❤

  • @badbaadoTv6418
    @badbaadoTv6418 2 года назад +12

    Mnsha allah qays qaysar nin dhulka somalida no quruxeyay hore usoco zhp

  • @mohamedismail5201
    @mohamedismail5201 2 года назад +2

    Wallhi markan muuqalada noocan daawanyo caadi ayaan u la dhacaaa wan u khushuucay wallahi

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 года назад +7

    You made me watching till the end! What a great documentrist. Guulayso ayaan kaa leeyahay, waa halkii reer Jabbuuti ga ee😆✌

  • @nimcofarah8664
    @nimcofarah8664 2 года назад +6

    Qaysqaysar farxad ku nolow brother ♥waxd is xasuusisay markan adhiga eegi jiry ♥️♥️

  • @fuaadcilmi1417
    @fuaadcilmi1417 2 года назад +3

    Sanadkaaan jabuuuti waa i kala bartay

  • @Amal-eg1tr
    @Amal-eg1tr 2 года назад +1

    Djibouti it’s beautiful merci for this video

  • @abdirisakkhadar4132
    @abdirisakkhadar4132 2 года назад +6

    Illahow barake somali meel kasta oo ay joogto.

  • @drmustafmohidin4640
    @drmustafmohidin4640 2 года назад +2

    Aad iyo aad ayaan uga helay, mahadsanidiin dhammaan qeys, maaweel iyo asxabta kale

  • @zainabkhalif6683
    @zainabkhalif6683 2 года назад +4

    waa ugaaska kali aha ee somali ee 3 wadan sameyn ku leh masha alah ala ha barakeyo ban lenahay hadan nahanay somali galbed

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 2 года назад +1

      ANU WAXAAN MAQLAY UGAASKA UGU FACA DHEER WAA KA SAMAROON OOO TIRSADA 13 UGAAS SOMAALI OO DHAN

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 месяца назад

      Waa run taas baan filayaa .​@@mohamedabdirahman5840

  • @ibrahimmahamed5004
    @ibrahimmahamed5004 2 года назад +2

    Mr geel jire camarad helay
    Nio legend 🙌 bad thy

  • @abdiraxmandaahir9571
    @abdiraxmandaahir9571 2 года назад +4

    Ninka kaliye ladalxiisno anagoo guryaheena joogno🥰

  • @xasanabdi55
    @xasanabdi55 2 года назад +2

    Masha allah waad ku mahadsantahay bro sida aad dhulka soomaaliyeed noogu soo gudbisid

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад +10

    🤔Qays you really are going everywhere Somalis live 👍🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 we need Gariisa NFD now.

  • @noumannoumanmahamoudomar4028
    @noumannoumanmahamoudomar4028 2 года назад +1

    Qays Qeyser légende form Djibouti 🇩🇯

  • @denniscellovicjr4705
    @denniscellovicjr4705 2 года назад +3

    waan xasuustaa maalinta seylac lagu caleema saaray march 2010 bey eheed Aroos baan moodi jidhy

  • @callchat501
    @callchat501 2 года назад +2

    Waa xerada ugu weyn ee Qoxoti
    Ali cade Refugee Camp

  • @mohamednur6115
    @mohamednur6115 2 года назад +7

    Hadii Somali iyo Xabash iyo Eritriyaan ee isla daganyihiin maxaa Somali Maxamad uu diiday in ee isla dagaan ee is walaalestan oona is wehliyaan?
    If this can happen in Cali Cade it can be replicated anywhere Somalis live!!!
    Hori usoco Ugaas Qays Qeyser 👏👏👏

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866
    @barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 года назад +2

    beautiful video 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯legend allows legend keep going my pro sharaf iyo karaamo qays qeyser 💯💯💯🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 года назад +5

    Wow 🤩 mansha allah tabarka allah Somali allow dhawr

  • @abdullahimohamed7012
    @abdullahimohamed7012 2 года назад

    Subxanallah war roobka allah swt ayaa nii keenay ee ugaas adigoo kale daciif ah roob kakeeno hadalkaas waa shirki
    Yarkan qays waxaan kugula talin lahaa dadka sidaaso aqoonyarida hayso inaad wax ushegto hadad wax dhanto wayo marku hadalkas dhahaye qalbigaaga intuu jiray subxanallah
    Risiqa alla bixiyee dadka qafka ha usii horseedin inaad kaqabato ayey ahayd ood dhahdo ugaaska roob makeeno ee alle swt ayaa idin keenay roobka ee Allxamdullilah dheh

  • @saki092
    @saki092 2 года назад +8

    faalooyinka badankood waxay asxaabtu ku qoreen afka ingilishka ah bal su’aal aan waydiiyee afkeenii meeyey?! ma’oga miyaa muuqalkan in dadka daawanaya 99% ay soomaali yihiin dunida daafaheeda jooga,waxaan leeyahay walaalayal luuqadeena iimaansada. muuqaal cajiib ah😍

    • @abuudi1080
      @abuudi1080 2 года назад

      Wlhi sxp beentaa maaha commentiyada badankood waa ENG yaap! ♥

  • @safaidiris7310
    @safaidiris7310 2 года назад

    Walhi oo bili ninkani uma qalmo 200k ee plz 1m aynu gadhsino walhi meel qurux badan ayuu Soo duuba ilahay ha barkeeyo

  • @farahabdi6550
    @farahabdi6550 2 года назад +3

    Salam brother Qays
    You are best
    You are N° 1
    Nostalgie
    Raaxo
    Xusus
    Peace and love ❤️
    Afriqua younated

  • @Mo-Mai
    @Mo-Mai 2 года назад +2

    You are the best bro come NFD Kenya 🇰🇪 // DDS Ethiopia 🇪🇹
    Guuleysa qeysow

    • @dhagadeabdirahmanbare1925
      @dhagadeabdirahmanbare1925 2 года назад +1

      Bro those flags are not belong to DDS OR NFD stop spreading lies. These people are Somalis that’s not their flag one love all Somali

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 года назад +4

    Waouh merci beaucoup mon pays Djibouti 🇩🇯💖💯 machaallah Barakallahoufik

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 месяца назад

    Mnsha Allah bro
    Waa war bixin dhamaystirin
    Ooo daadaal aad galisay thanku u bro from qatar doha

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 года назад +20

    viva ciiise madoobe somalia

    • @abdulwahabhajidahir8484
      @abdulwahabhajidahir8484 2 года назад +1

      Viva canfar

    • @safaeleyeh5676
      @safaeleyeh5676 2 года назад +2

      @@abdulwahabhajidahir8484 No Vive Afar😂😂 Only Ciise Weyne 🇩🇯⚔️⚔️❤️👏🏾👏🏾

  • @baribari7395
    @baribari7395 2 года назад +5

    War aqoonyahan maanta bal binka igu qabo ku salaamay👋💟

  • @DiscoveringSomalia
    @DiscoveringSomalia 2 года назад +6

    Masha Allah dalkaygi ❤️❤️❤️ maxadsanid wll indhaxa ku dogsada muqaladada😍😍🙏🙏😍😍

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 года назад +6

    Yaa Salaam!!! What a Historic journey. Mr. Qays I have been watching your clips since when you were in Bangladesh. But seems you have been out of the limelight for sometime now or maybe I haven't seen any of your clips for quite sometime. I really enjoy your clips and they portray the reality of things. In this clip in which you visited El Adde you showed us what nobody else would have shown. I salute you my sweet inadeer your indepth analysis of different issues. I also really enjoyed that old Zaylici Song called ( Haleliwambee Haya Karumba) it really touched me. I don't know where to download it from. Anyway stay blessed and keep on with the good work In Sha Allah. Thanks.

  • @dekamoussa683
    @dekamoussa683 2 года назад +16

    wellcom to Djibouti, terre de rencontre 🇩🇯🇩🇯 et longue vie à notre ogass 😍

  • @farhanphilipen7029
    @farhanphilipen7029 2 года назад +1

    Wooow qays qaysarow poweh fadhiganaga ayad dhulka nagu bartay legend 🙏🙏🙏🙏💯💯❤️✋

  • @alwaysbebrave1149
    @alwaysbebrave1149 2 года назад +3

    Legend qays heesta magaceeda ama qofka qaaday maa iisheegtay

  • @mounaelmi6865
    @mounaelmi6865 2 года назад +1

    Thank u brother xuska ad xustey ogaaskeena wow xasuusti caleemo saarka ogaas dib noogu celisey that was a great moment for us 🥰🥰🙏👏👏👏

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar 2 года назад +25

    This amazing song✨

  • @user-qj4qc4xt8q
    @user-qj4qc4xt8q Год назад

    It s lovely to see how djiboutians people love each other what matter is the ethenicity is a bless Alhamdoulillah 😍

  • @ismo_official
    @ismo_official 2 года назад +3

    Qays Qaysar maalin kasta searching gareeyaa si aan u eego inuu wax cusub soo dhigay keep going Brother

  • @cqanimohamedali6382
    @cqanimohamedali6382 2 года назад +2

    Insha.allah jabuuti mar uun waan qaban

  • @shuribaaaandkhuburo2605
    @shuribaaaandkhuburo2605 2 года назад +4

    Hambalyo 200k brother inshaalaah waa filabeynaa intaas iyo inkabadan waa rajeyneynaa qeys qeysar

  • @shukri1640
    @shukri1640 2 года назад +1

    Muqaalada qurux iyo siiso badan mahadsanid qays legend

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 года назад +9

    Welcome back pro
    Another video 📹 😍
    I can waiting 200K
    From somaliland

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 Год назад

    Djibouti jano johara Africain guul iyo gobanimo mashallah mashallah mashallah tabarakDjibouti Qurux

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 года назад +9

    Very informative programme keep going Adeer

  • @zeamanofficial86
    @zeamanofficial86 2 года назад +5

    Legend will always be legend qays qeysar🙏♥️

  • @queenaishaz2373
    @queenaishaz2373 2 года назад +4

    Waan iska farxa marku iso daaco video gaga❤🙏

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 2 года назад +1

    2:37 markey mareyso fiiri hooyadaa xijaabka garabka usaarnaa markii eey camera 📷da aragtay isla markiiba xijaabka wey sii deysatay masha allah
    Halka gabdhaheenii maanta inta camera ayaga oo qaawan oo isruxaya soo hor fariistaan allow gabdhaheena noo hanuuni😭😢🥺🤲

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 2 года назад +9

    The legend Qays🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hungryman1738
    @hungryman1738 2 года назад +2

    Heeesta waa macaantahay yaa qaada ii sheega saaxiibayal

  • @muusemuuse7401
    @muusemuuse7401 2 года назад +5

    You are my role model qays qayser hore u soco sxp

  • @user-sl4fg1md7h
    @user-sl4fg1md7h 2 года назад +1

    dhaqanka hala ixtiraamo Ugaaska ciise waan salaamayaa waa muwaadin soomaaliyeed oo reer hiiraan ah reer Baladweyne ah beesha xawaadle kasoo jeeda oo uu ugaaskiisu yahay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaas Warfaa.

  • @zharmarkemohamettababe4452
    @zharmarkemohamettababe4452 2 года назад +7

    Legend Qays-qaysar keep going bro♥️💯

  • @dribraahiimadanyusuf904
    @dribraahiimadanyusuf904 2 года назад +2

    Muqaal cajiib ah Qays iyo cabdisamad maweel ad iyo ad ban idin salaamayaa sxp yaal waxaan idin leenahay haka daalina in ad inoo so tabisaan xaqiiqoyinka ka jira dhulka somalidu dagto guul wacan ayaan idin rajayni szp mar waliba waxaan ku xeranahay barnaamij yadiina ad iyo ad ayaan markale idinkaga mahad celinayaa