Wan ku salamay wall shaqo wanagsan ayad qabatay guuleyso insha'Allah gobonimo from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hawaarto no Ethiopia no us no uk one somalia insha'Allah guuleyso
Masha Allah Gobalada soomaaliyeed oodhan haloo suuqgeeyo Timirta dibada laga keeno oo dhan halaga maarmo Hana la maal geliyo dadka waa dad wax soo saar diyaar u ah Masha Allah
Maasha allaah waad ku mahadsan tahay ku celinta markale aad naxasuusisay beerta ugu wayn dalkeenna. Ulajeedada aad kaleedahayna waa keliya in maal gashadayaal loo helo beertaa iyo beeraha kale ee soo raaca kuwa cusubna latacbado si loo helo timir dalka kufilan dibadana looga maarmo
War inadeer wax waad ku fara yaraysatee Inadeer goobo cusub ayaa jiree kuwaas tag waana ogahay inay caqabdaha ka marayso ee inaader goobo cusub raadce si indhihu noogu sii furmaan hada intan kugu xidhanba kaa badan vedio waa dhaxal gal qaab dubistaadana caadi ahayn be 🇸🇴🙌🏻🥰🤝.
Maasha allaah tabaarakallaah alle ha idin barakeeyo waxaa farxad ah inaan muqdisho idinka daawanaaayo hadana aan idin bartay in dhulkaaa noocaas ahi Somalia ay leedahay
Maashz allah oo maa soomaaliya oo dhan gaarsiiyaan marka timirta carabaha laga keenaayo waa yaabe somaliya in timiri ka baxdo uma maleyneyne geyiga soomaalida oo dhan maa u iibgeeyaan❤
Waa hadalo dhif yo nadira in la maqlo somaligag aad ku hadlayso iyo dhowr macno ed hal shay u adeegsanayo m.a video waa Qaar Waqti iyo khibrad cusuba gashay adana uqalma 1m ka balse wa tiro uune qalbigaad qani ka tahay wll.mcn❤❤
WAAR WAXA KA MUQDA BEERTA DAYACAAD.!!! WAXAY U BAAHANTAHAY, IN LAGA GOGOOYO LAAMAHA GABOOBAY EE DHINTAY. WAX BADAN OO FAAIIDO LEH AYAA LAGA HELI LAHAA, HADII LAGA SHAQEEYO. SANADKIIBA MAR BAY U BAAHAN TAHAY BEERTU.
Mahadsanid saxib warbixin qiima badan oo wax badan ina bartay ayad soo diyaarisay. Habka saddexaad ee aad sheegtay waa habka ugu casrisan ,uguna waqtiga yar ee geedka ku mireyn karo taas oo loo isticmaalo Geed miroodka waxaana loo yaqaanaa ( Tissue Culture).
Mashallah, this is the oldest date farm in Puntland. I hope the government can support these locals in harvesting and maintaining this farm. We need to keep it active for not such the locals but for the entire country of Puntland. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
That was epic haji dirir let’s get him to 100k subscribers 🎉
waxan kala socda G/togdheer/burco keep going ban kuleeyahay walalkayow 🎉
Mahadsanid ugaas
Another level of video making, i thought this was prepared by Al-jazira or CNN documentaries.
KEEP GOING BRO
Maasha allaah wllhi welegeey isma dhihi jirin beer timireed ayaa wadankeena lagaheli
Dadka maal qabeenada iyo dowlada waxaan kacodsanayaa ineey maalgashi usameeyaan dadkan si kuwa kale ugu daydaan mahad sanidiin
waxaan kaala socdaa kana dawanayaa wadanka 🇩🇯keep going wll
Mahadsanid walaal. Soo dhowoow.
Wan ku salamay wall shaqo wanagsan ayad qabatay guuleyso insha'Allah gobonimo from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hawaarto no Ethiopia no us no uk one somalia insha'Allah guuleyso
Dhiiri galin ayuu mudan yahay haji dirir
Ogaalkayaga wax badan ayaad ku darsatay
جزاك الله خيرا اخى
Masha Allah
Gobalada soomaaliyeed oodhan haloo suuqgeeyo
Timirta dibada laga keeno oo dhan halaga maarmo
Hana la maal geliyo dadka waa dad wax soo saar diyaar u ah Masha Allah
Walaahi hadii ay si fiican uugu tacbaan
Aad ayaa looga faaiidayaa
iyaguna way ka faaiidaysanayaan oo
Dakhli ayay ka helayaan farabadan Maashaa allaah
Tabaaraka-laah, dad & duunyo, & beerba..Soomaalia maanta waxaa lacagtii haya dad aan aamin-saneyn maalgashiga wadankooda & kheyraadka ku jira..
Very informative,
Didn't know this kind crop existed in our land
Mashallah bro keep going watching from the United kingdom 🇸🇴❤️this high production viva motherland Somalia
والله با الله تا لله
Waan tagayaa marka ugu horeysa ee aan lacag hello
Weriye waxtarle weeye, dhana horumar,dhiirigelin dhana wuxu soo bandhigayaa waxay inooga baahan yihiin saaxiib guulayso.
dadka noocan ah dhagaysta somaliyeey🫡
Allah dhulkeena hana jecleysiyo dadku kuma baraagusana in dhulka labeerto
👇
Xaaji dirir sxb adna shaqo fcn baad haysaa❤
Timirta carabta laga keen anago haysano beerahan cajiibka ah waxay dhabar jab ku tahay wax soosarka dalka
Masha Allah, si fiican ayey u baxday waana arin ku dayasho leh waad mahadsantahay sida fiican eed documentry ga uga soo sameysay.
Best somali youtube I ever watched
Qof documentary diyaariya oo kafa fcn sanadkan ma arkin oon xaaji dirir aheyn well done bro i hope inaad hesho abaalka dedaalkii aad gelisey barnaamijyadan 🙏
Masha Allah waxa kasta waxa ka qimo badan sadqad ad ka bixanysan masha alh ilahay ha ku barkayo
Walaahi beertah hadaan khibradayda galiyo waxay waxtar u noqonaysaa soomaali oo dhan timirta dibada laga keenayo jirimayso timir dambe waayo waxaan kasoo shaqeeyay beeraha timirta sida loo ilaaliyo loogana faaiidaysto waxaan ka soo shaqeeyay masnaca imaaraadka ee ku yaala magaalada alcayn gaar ahaan meesha la yidhaa ALSAAD manifacture uae 🇦🇪
Laakiin yaa lagala xidhiidhi karaa si aan aqoontayda uula wadaago
Mahadsanid
+252 906 741 554 Amiin Jaamac
Mahadsanid xaaji dirir Deegaankan wuxuu u baahanyahay maalgashi dheef aan yareyn ayaa laga tabci karaa .
Thanka sxp Quruxda wadankeena waan kuugu dhiirigalinaa in aad noo aoo duubto i.a allaahna haku sharfo ❤
Thanks wll haji dirir
Videogaaga mar walba waa video quality ah oo editingka fiicanyahay. Guuleyso xaaji dirir 🇸🇴
Mahadsanid sxb muuqaalada wnagsan ee wadanka aad noosoo gudbisid keep it up 🙏
Manshaalaah alow dhaqaale fiican sii si ay u anfacsadaan timrta. Xaaji dirir Guul guuleysta meelwalba iyo goorwalba amin 🙏🌹❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah waad ku mahadsan tahay ku celinta markale aad naxasuusisay beerta ugu wayn dalkeenna.
Ulajeedada aad kaleedahayna waa keliya in maal gashadayaal loo helo beertaa iyo beeraha kale ee soo raaca kuwa cusubna latacbado si loo helo timir dalka kufilan dibadana looga maarmo
Cajiib!
Ducumentry wax badan laga faidayo mahadsanid saxiib
Xaaji Dirir Shaqo Qurux badan ayaad haysaa ilaah haku barakeeyo
Maaashaa alaaah sanadkii hore tii aad ASTAAN ku baahisay baan ku baranay magaalada iyo in ISIRKA SOOMAALIGA AHI UU BEERTO TIMIR
Mahadsanid xaaji dirir reer geeselay na ilahay meshooda haku xifdiyo
Xaaji dirir mahadsanid Sxb qli Hadii aan kula lug helayo waan kula safri lahaa
Maashaa Allaah. Ilaahoow dhulka iyo badda noo xifdi
waxaan aad uga helaa oo an marnaba kacaajisin safarkagii bosaso ilaa murcanyo oo ahaa Shan caano-maal iyo gogo’o ugu yaraan dhowr iyo toban jeer baan daawaday! What a journey ❤
Mashaa allh waa warboxin cajiiba mahadsanid xaaji dirir
Saaxiib shaqo wanaagsan baad bulshada u haysaa guuleyso
Xaji Dirir Thank You hawl fican ayad haysa halka ka wad insha Allah
Qof aanan iska hadleyn ee qaab gudbintiisu , muuqaalkiisa iyo warbixintiisu ay heersare yihiin❤ new subscriber keep going sxb🫡
Mahadsanid walaal. Soo dhowoow.
War inadeer wax waad ku fara yaraysatee
Inadeer goobo cusub ayaa jiree kuwaas tag waana ogahay inay caqabdaha ka marayso ee inaader goobo cusub raadce si indhihu noogu sii furmaan hada intan kugu xidhanba kaa badan vedio waa dhaxal gal qaab dubistaadana caadi ahayn be 🇸🇴🙌🏻🥰🤝.
Maasha allaah tabaarakallaah alle ha idin barakeeyo waxaa farxad ah inaan muqdisho idinka daawanaaayo hadana aan idin bartay in dhulkaaa noocaas ahi Somalia ay leedahay
War dadka. TIMIRTODA Muqdisho keena 😢 maxan cuman iyo sucudi uka kena maxa naga qaldan ya na inkaaray
Ku Sali nabigeen muxammad
Massachusetts Allah sxb keep going 🙏
Maashz allah oo maa soomaaliya oo dhan gaarsiiyaan marka timirta carabaha laga keenaayo waa yaabe somaliya in timiri ka baxdo uma maleyneyne geyiga soomaalida oo dhan maa u iibgeeyaan❤
Wow! Amazing Saaxiib Well done.
Waa hadalo dhif yo nadira in la maqlo somaligag aad ku hadlayso iyo dhowr macno ed hal shay u adeegsanayo m.a video waa Qaar Waqti iyo khibrad cusuba gashay adana uqalma 1m ka balse wa tiro uune qalbigaad qani ka tahay wll.mcn❤❤
Mahadsanid walaal
Masha Allah Allaha barakeya soomalidhu meeley jooganba.
mahadsanid wariye waxaana rajeeynayaa in wasaaradaha iyo ganacsatada ay geesaley timirta kagataan oo timirta dibadda iskadeyn doonaan
Somali have the perfect climate for date farming
Masha allah wariye warkaagu waa nadeeqay
Horay u soco barnaamij sameeye aftahan ah XAAJI DIRIR
mashaAllah xaaji Dirir wax tabintaadu waa ay sareysaa. Guuleyso
laba nooc oo UAE ka yimi ahna timiraha ugu liita baa wadanka badankiisa yaalla.
Walahi Waxtar Waynbad U Haysa Dalka iyo Dadkaba Jazakalah Khayr Walal
Waxa aad ii xiiso galiyey Muuqaalka quruxdiisa hadana usii dheertahey Wariyaha hufnaantiisa mashaa allah Mahadsanid walale.
"waa laguu imanayaa waa lagu sawiranayaa, waana lagaa tagayaa"😢 in inta isku tashatay cidii awoodaa ay gacan qabataa hanoon!
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
Somalida kuwooda nool ba maanta arkay m.a walaal keep going ❤
Xata nao kudhashay addis ababa waan udhimanaya dhulkayga somalia iyo dadkayga
Wariye bas ma tihid Jaamacad baa tahay maalin walba wax cusub ka barano. Allaha kaa siiyo hortaada abaalka aad inoo gashay.
Mahadsanid sxb
WAAR WAA ISKA HOOS FADHIDAANE,
DHIRTA KA GOGOOYA
LAAMAHAN INGAGAY GEED WALBA KALALAADA.
Allow u barakey u badi oo baraari dhulkooda.....
Nin wax beerta ayaa sharaf leh....
Taariikhda Geesalley waxaan kusoo bartay buugga Taariikhda geyiga Soomaliyeed ee fasalka 7aad.🎉
Walahaay waxaad uqalantaa 1M subscribers sxb ❤❤❤❤
Legend Haji Dirir.
I should go there one day. thank you for you efforts.
WAAR WAXA KA MUQDA BEERTA DAYACAAD.!!!
WAXAY U BAAHANTAHAY,
IN LAGA GOGOOYO LAAMAHA GABOOBAY EE DHINTAY.
WAX BADAN OO FAAIIDO
LEH AYAA LAGA HELI LAHAA,
HADII LAGA SHAQEEYO.
SANADKIIBA MAR BAY U BAAHAN TAHAY BEERTU.
Aad iyo aad baad umahadsantahay . Waa cilmi dokumenti badan inlaga sameeyo ubaahan. Waaa tii baahideena timirta kaafin lahayd InshaAllah ❤
Cajiiib Weye Muqaladadu Mudane🙌🖤....
Horay u soco wll guulayso inshallah
Maashaa allaah tabaarakalaah alaha noo badiyo beeraha
Masha allah si xeel-dheer ayaad usoo gudbisa ❤
Masha alaah, waa barnaamij aad muhiim u'ah bulshadana umuujinaya nimcooyinka dalka taalla hadana laga indhola'yahay. Aad baan ubogaadinayaa banaamijyada noocan ah. Mahadi haka gaadho akhyaarta muuqaalkan wada samaysay.
Ooy ooy war noojoiji gariga hhhhhh walahi hadalka reer putland waa fani from hargysa
masha allah
Mahadsanid wariye xaaji dirir
Mashallah, keep going akhi.
Salaam from hargeysa. ❤
Sidaad warka u tabiso waan jecelahay, waxan soo xusuustaa bari samaadkii iyo radio muqdisho.
ALLAAH Humma acizal-Islama walmuslimiin
Somaliwayn waan slaamaya.
Qabyaalada qaadka iyo musuqa ALLAAH hanaga caafiyo.
Kitaabka ALLAAH Aya into balana.
Guul aduun iyo aakhiro BI'ITHNILLAAH AL-BAARI ☝🏻
Mahadzanid Sxp saa Dalkeena Noo Barto❤️
مأشاء الله
Alla somaliyeey beertaad agab iyo cududba hala gaadhsiiyi
Somali deeqsinimo aya lagu yaqana Masha'Allah
Mansha allaah ❤ shaqo xalaala
Geesaleey ha la badbaadiyo
History gaa hore yuuna noqon sheko iyo sawiro uun waa in aad vidios soo hesha ama dadkii xiligaa ka shaqaynjiray
Amazing vidoe wariye haji dirir muqal qurux badan horey usoco zxb 🎉
Mahadsanid saxib warbixin qiima badan oo wax badan ina bartay ayad soo diyaarisay.
Habka saddexaad ee aad sheegtay waa habka ugu casrisan ,uguna waqtiga yar ee geedka ku mireyn karo taas oo loo isticmaalo Geed miroodka waxaana loo yaqaanaa ( Tissue Culture).
Noosoo badi dalkeena quruxdiisa Xaaji 😊
mahadsanid xaaji dirir
Reer geesalay waa fiicantihiin
Wanka xumahay wlhi mugadishan kadawanayan video ganacsatada somaliyed ilhey xaqa ha tuso timirtan sidee nadiif utahay bal fiiri mid xunoo dhiiqo eh aye naga ibiyaaan maal gashi aye ubahantahay
Mashallah, this is the oldest date farm in Puntland. I hope the government can support these locals in harvesting and maintaining this farm. We need to keep it active for not such the locals but for the entire country of Puntland. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waa warbixin tayo sare leh. Barnaamijdaada wanaagsan noo soo badi.
Waa wax lagu farxo runtii
MashaAllah, timir Aad uqurxoon
Maxamed salad bowe horey socod baan ku rajey naya, wa wallka sufyaan
Ugaas Mahadsanid. Isoo qabo +252906791122
Xaaji dirir Guulayso zhp inbadan baan raadinayay youtobe kaaga caawaa helay❤
Madsanid sxb. Soo dhowoow.
Maa shaa allah
waa arrin ku dayasho mudan.
baarakumullah
xaaji dirir shp " dhulkaan maalgelin buu u baahan yahay wAa dhul muhiim ah