Xaaji Dirir
Xaaji Dirir
  • Видео 13
  • Просмотров 551 595
Beerta Timirta ee Ugu Qadiimsan Dhulka Soomaalida | Somalia's First Date Farm
Beertani waa mid kamid ah, mashaariicda iskutashi ee ugu waxtarka badan geyiga Soomaalida, waxaana la hirgeliyey 184 sano kahor.
Fadlan soo raac bogayga Facebook
xaajidirirka
Wixii talo ah noogu soo aadi
xaajidirir@gmail.com
+252906791122
Subscribe| Comment | Like
Просмотров: 50 389

Видео

Safarkaygii Ugu Adkaa | Bosaso to Murcanyo: A 62-Hour Lorry Ride
Просмотров 88 тыс.28 дней назад
Waa mid kamid ha socodaalladii ugu adkaa ee aan waayadan galay. Safar wuxuu ahaa si fiican indhaha iigu furay, wax badanna aan ka bartay. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: xaajidirir@gmail.com 252906791122 Follow soo dheh page-ka Xaaji Dirir Facebook.com/xaajidirirka Subscribe | Like | Comment | Share
Maxaa looga guuray, Geesaleey? | Why Is Gesaley Fading Away?
Просмотров 38 тыс.Месяц назад
Waa taariikh kooban oo ku saabsan magaalada Timirta ku caanka ah ee Geesaleey, oo hoos tagta degmada Murcanyo ee gobolka Raasi Casayr ee Puntland. Wixii talo ah noogu soo hagaaji fadlan xaajidirir@gmail.com Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252906791122 Follow me on Facebook xaajidirirka LIKE | COMMENT | SUBSCIRIBE
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika | The Gateway to the Horn of Africa
Просмотров 66 тыс.Месяц назад
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Cirifka u Shisheeya Afrika. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882 Follow me on Facebook xaajidirirka Subscribe | Share | Comment
Waa ay ila yaabi jireen, haddase way igu daydaan! | The Hilltop Harvest
Просмотров 23 тыс.Месяц назад
"Bilowgii hore dadku way igu maadsanayeen, haddase way la yaabaan wax-soo-saarkayga" La kulan Jawaahir, gabadhii ugu horraysay ee beer Timireed ay iyadu leedahay ka hirgelisa deegaanka Karin ee Boosaaso. #KalkaTimirta #Karin Subscribe | Comment | Share Follow me on facebook xaajidirirka
65 sano shil ma gelin, lamana ganaaxin! | The Perfect Driving Record!
Просмотров 14 тыс.2 месяца назад
65 sano oo uu dareewal ahaa, weligiis shil ma gelin, lamana ganaaxin. Maxaan ka baran karnaa sheekada Caaqil Siciid Xasan Xaaji Yuusuf (Waraabe Cadde)? Meet Hajji Waraabe Cadde, a man with a spotless driving record since 1960. He believes that age is a mindset and that he still has the strength and capability to drive safely. Subscribe to my RUclips Channel youtube.com/@XaajiDirirka
Hay Booqan, Anigaa Booqday! | Exploring Hay Booqan: Somalia’s Sinister Sinkhole
Просмотров 77 тыс.3 месяца назад
Hay Booqan, waa goob ay boqollaal sano jiilashu isu soo warinayeen in ay tahay xarunta ugu weyn ee Jinka. Like | Comment | Share For business inquiries or if you are interested in sponsoring us, please reach out via email at info@xaajidirir.com or call 906 791 122. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882 Follow me on Facebook faceboo...
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha! | Inside Somalia’s Sea Cucumber Trade
Просмотров 67 тыс.4 месяца назад
Waa documentary ku saabsan nolosha kalluumaysatada soo daba xayawaanka gus-badeedka (Sea Cucumber) ee deegaanka Fagoolo, ee gobolka Raasi Casayr, Puntland, Somalia. Like | Comment | Subscribe Follow me on Facebook xaajidirirka Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882
Buurta Jinka ee Burka Guuxa | The Haunted Sand Dune
Просмотров 26 тыс.4 месяца назад
Meel 18km jihada waqooyi bari ka xigta degmada Baargaal, waxaa ku yaalla Burka Guuxa. Waa goob ay qaar kamid ah dadka deegaanku rumeysan yihiin, in duulal aan insi ahayni ay ku dhaqmaan. Follow me on Facebook facebook.com./xaajidirirka
The Haunted Sand Dune of Burka Guuxa
Просмотров 5 тыс.4 месяца назад
In a remote area near Baargaal City lies a peculiar natural wonder. A booming sand dune that has been the subject of local legend and superstition for generations. Please subscribe to my RUclips Channel Follow me on Facebook: xaajidirirka
Kanrayuu, Jasiiradda Madaafiicda! | Revealing Kanrayuu Island’s Hidden Past
Просмотров 26 тыс.5 месяцев назад
Kanrayuu, waa jasiirad yar oo10km ka durugsan xeebta magaalada Kismaayo. #subscirbe #share #comment #like #Dalxiis #Somalia #goobweyn Follow My Facebook Page xaajidirirka
Goobweyn: Beerta Ugu Weyn Ee Qumbaha | Somalia’s Biggest Coconut Farm
Просмотров 29 тыс.6 месяцев назад
Goobweyn, waa tuulo yar oo loo dalxiis tago, waxayna 15km waqooyiga ka xigtaa magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya. #somalia #kismaayo #goobweyn #xaajidirir
KOOYAAMA, KUN DEEQA! | Koyama: Discovering Somalia's Hidden Archipelago
Просмотров 43 тыс.6 месяцев назад
Koyama, waa jasiiradda labaad ee ugu weyn Arkhabiilka Jasiiradaha Baajuunta, ee koonfurta dalka Soomaaliya. 45km ayey u jirtaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Barnaamij Soo Saare: Maxamad Salaad Xaaji Dirir Duubista: Cabdiraxmaan Salaad Xaaji Dirir

Комментарии

  • @HaaruunKhasaaro
    @HaaruunKhasaaro 3 часа назад

    Saaxiib shaqo wanaagsan baad bulshada u haysaa guuleyso

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 19 часов назад

    Masha Allah dal qurux badan ILahey nasiiyay lkn 62 saac ma ahan in loo socdo waxaa rajaynaa mustaqbalka in la helo wado toos ah ,,,,,buuraha dhaxmarta,,,,

  • @ciisecawl
    @ciisecawl День назад

    laba nooc oo UAE ka yimi ahna timiraha ugu liita baa wadanka badankiisa yaalla.

  • @ciisecawl
    @ciisecawl День назад

    fadlan raggaas waa dedaaleena ka taageera suuqgaynta

  • @ciisecawl
    @ciisecawl День назад

    oo mudane ma 184 sano bay ku qaadatay inaysan weli laascaanood soo gaadhin

  • @abdixaliim
    @abdixaliim День назад

    meeshaan waa inaa u guuraa, amay cali salaymaannka ila dagaalaan oo dhahaan ma dagi kartid

  • @Vxrtzs_
    @Vxrtzs_ День назад

    Maashaalah hooyadan ilaahay ha u arakeeyo

  • @asmamohamed3628
    @asmamohamed3628 2 дня назад

    waxaan kaala socdaa kana dawanayaa wadanka 🇩🇯keep going wll

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka 2 дня назад

      Mahadsanid walaal. Soo dhowoow.

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 2 дня назад

    Taariikhda Geesalley waxaan kusoo bartay buugga Taariikhda geyiga Soomaliyeed ee fasalka 7aad.🎉

  • @mubarakmohamed2495
    @mubarakmohamed2495 3 дня назад

    Waa muuqaal cajiib ah... Ku mahadsanid niyahow clipyadaadu wax badan on wadanka laga aqoon ayay na baryayaan 👍

  • @MrBisaaro-b3h
    @MrBisaaro-b3h 3 дня назад

    Timir intan leeg somalia kuma taale ma yamamba meshani

  • @Hamda-Omar-Musa
    @Hamda-Omar-Musa 3 дня назад

    Mashallah, the locals need to come together to build better roads for themselves. They also need to seek assistance from the Puntland Government for better infrastructure and safer roads inshallah. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AdanNur-l7b
    @AdanNur-l7b 4 дня назад

    Gesaley xagee kutala😂

  • @AsmaCabdi-ol8zy
    @AsmaCabdi-ol8zy 4 дня назад

    Masha allah gobanimadii soomaliyeed❤❤

  • @khadarali8318
    @khadarali8318 4 дня назад

    Deganka gabar mala la igu dayara

  • @Hamda-Omar-Musa
    @Hamda-Omar-Musa 4 дня назад

    Mashallah, the locals need to work together to build the roads and put lighting up. Literally carve out short distance safe roads. They can ask the Puntland government for support. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 4 дня назад

    Waan gaa kiri booyga ahaa. Gawaa rida shaqeen jirey waxay ay ahaa yeen saxaab zizoow yudhe .

  • @Mohamedyarisow84
    @Mohamedyarisow84 4 дня назад

    Wan ku salamay wall shaqo wanagsan ayad qabatay guuleyso insha'Allah gobonimo from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hawaarto no Ethiopia no us no uk one somalia insha'Allah guuleyso

  • @ahmednuur8687
    @ahmednuur8687 5 дней назад

    Mashallah Wll

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 5 дней назад

    Aad baan u taageera wariyaahan waa nin xirfadeeda leh oo aad afsomaligiisa loo fahmayo. Guuleyso soo badi documentary badan sxb aan uga nasano kuwa gaalada

  • @Hamda-Omar-Musa
    @Hamda-Omar-Musa 5 дней назад

    Mashallah, this is the oldest date farm in Puntland. I hope the government can support these locals in harvesting and maintaining this farm. We need to keep it active for not such the locals but for the entire country of Puntland. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @DAyax144Jordan
    @DAyax144Jordan 5 дней назад

    Marka madaxdu qaacimiin yihiin Shacabkiisa xaaladiisana waa is ka sidaaan . Somali hadaa nahay madax nooma joogtee allahayow madax daacad ah shacabkoodana u naxa no sahal ,

    • @Mohamedyarisow84
      @Mohamedyarisow84 4 дня назад

      Waaa hadal sax insha'Allah madax umada unaxariisata

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 5 дней назад

    Waxaan rajeynayaa in ganacsatada soomaaliyeed ay dhiirigaliyaan beeraleyda geesaley si aan uga maarano timirta bannaanka laga keeno

  • @malakaaay
    @malakaaay 5 дней назад

    timiri leentey😂😂 xabadi keentey, tahriib keentey dhoofkeen😂😂😂 maxa kale??

  • @ViniBra-rr3ku
    @ViniBra-rr3ku 5 дней назад

    Hala maal gadhashado beertan

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 5 дней назад

    Maashaa Allaah. Ilaahoow dhulka iyo badda noo xifdi

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 дней назад

    Masha Allah waxa kasta waxa ka qimo badan sadqad ad ka bixanysan masha alh ilahay ha ku barkayo

  • @RiyadaNolosha1
    @RiyadaNolosha1 6 дней назад

    waxan kala socda G/togdheer/burco keep going ban kuleeyahay walalkayow 🎉

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 6 дней назад

    Geesaleey ha la badbaadiyo

  • @zalmanmohumed2837
    @zalmanmohumed2837 6 дней назад

    Mashallah waa video aad uquruxbadan

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 6 дней назад

    Nice

  • @user-gm6gq4lu2f
    @user-gm6gq4lu2f 6 дней назад

    halkey kutaal somaliya halkee kaga taal

  • @Zamzam-zw2ed
    @Zamzam-zw2ed 6 дней назад

    Wariye aad iyo aad ayaad u mahdsantahy shaqada adag iyo taariiiqda aad na bartey. programdada aad baan ula socdaa runtii waxaad nin dhalinyara ah hadana shaqadiisa cilmiyasn u soo gudbiya. aad baan ula socdaa waana ka mahad celinaynaa shaqo wacan walal waxaan kala socda usa mn. Mahdsanid

  • @user-vr1fo3tq5u
    @user-vr1fo3tq5u 6 дней назад

    والله با الله تا لله Waan tagayaa marka ugu horeysa ee aan lacag hello

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 6 дней назад

    Beertaan awowgay baa laga dhacay

  • @abdikhadarhassan3713
    @abdikhadarhassan3713 6 дней назад

    Safar kaliya lama dhihi karo waa dal barasho iyo la qabatin dhibaatoyinka safarka uu leeyahay, muqaalkaana dhib badan ayaa ka martay masha allah

  • @diinceelaad5739
    @diinceelaad5739 6 дней назад

    Macamiishiisa ugu badan buurha ayay ku jiraan

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l 6 дней назад

    Xaji Dirir Thank You hawl fican ayad haysa halka ka wad insha Allah

  • @FADSO
    @FADSO 6 дней назад

    Dhirtu waa dherigaan cunne dheef, teeda na Allaa haye Dharkaan ku gadane dhaartayada, na Allow noo dhawre Allow dheefta na adaa haye, dhaaf na dhankaagiye Dhanbigayaga noo dhaafe dhaar, tayada na ilaali

  • @FADSO
    @FADSO 6 дней назад

    Ar maanta dhirtii aan jeclaa, baad jaraysa hedhe Beertii Ilaahay inoo, barakeyaad daawan Deen iyo adeegaad ku bixin, dar Allaad u shaqayn Ducada iyo caddaalada na dar, Alle ugu dadaale Ducada na inaad igu darto na, yaadan ilaawine

  • @abdibulle3021
    @abdibulle3021 7 дней назад

    q mmuqaal aad uquruxbadan

  • @WarkaCade-u2i
    @WarkaCade-u2i 7 дней назад

    Masha Allah Allaha barakeya soomalidhu meeley jooganba.

  • @cckhaan
    @cckhaan 7 дней назад

    Mnsha allah❤

  • @QansaxChannel
    @QansaxChannel 7 дней назад

    Mnsa allah

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 7 дней назад

    geesaleey geesihi ba laga jaray

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 7 дней назад

    Somali deeqsinimo aya lagu yaqana Masha'Allah

  • @MilgoAbdi-o6h
    @MilgoAbdi-o6h 7 дней назад

    Mfwu

  • @MaxamedWaashitoon
    @MaxamedWaashitoon 7 дней назад

    Waan somaray ❤❤❤

  • @Saamiya630
    @Saamiya630 7 дней назад

    Waa xagee meeshu

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 7 дней назад

    Waxaa wanaagsan dadka beerahan leh inay ka keensadaan carabaha dad qibrad u leh sida timirta loo xafido qilaaf loo saaro calaamad ganacsi oo qoran loogu sameeyo ugu yaraan inay ku tashadaan inay inshaa alaah ramadaanka soo socdo suuqa buuxiyaan dowladana ayay joojiso timiraha dibada ama ay yareeso walaahu mustacaan