DEG DEG Ceerigaabo oo calankii BaluuggaLaga taagay, & S/land oo talaabo lama filaana qaaday, Abiye &

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 9

  • @HasanMaxmedYusuuf
    @HasanMaxmedYusuuf 2 месяца назад +1

    😊😊😊

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад +4

    Nabad iyo walaalnimo ceerigaabo way diiday maamulka muuse. Cid yeelaysaa inay ceerigaabo maamusho taliska muuse.
    Oo dadkayaga xukumaan

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад +2

    Marna lagama yaabo in muuse dadkayaga maamulo taas cid yeelaysaa ma jirto.

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 2 месяца назад

    SOOMAALIA HANOLATO GUUL IYO GOBANIMO KUDHINTA ♥️ ❤️ 🥰

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 месяца назад +1

    Cida in soomaaliland rabta inay la wareegto waa imaaraat dhulkeeda iyo dskadeeda kor ka masmushu waxa lacagta ku bixinaysp waa ayda in loo qabteey rabtaa soomssliland dakadeheeda oo dhan sey uga dhigta biir calida afrika marka abiyee waa shaqasle bin zaaid cida rabta badaha waa imasraat xabashan dhulka syay rsbasn intiisa kale oy soo geluyaan qabsadaana 100,000,0000 oo itoobiyaan ah qabsadasn waqooyi oo dhan laguna daro itoobiya waayo badas cunaynas kalluunka sysy yirihern iyo macdanta soomasliland iyo tan soo.asli galbeed syay rabaan inay u soo guuraan.muusana kaba qaad a xabashi noqdo oo dadkiisana la adoonsado.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад +1

    United Arab Emirates is an outlaw which is shameful to create instability between Ethiopia and Somalia.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 месяца назад

    Ethiopia inay ku fairbanks qaadashada badaha iyo beriga somaliya waxay keentay Ethiopia oo u aragta inay somaliya maanta jilicsan tahay oo aysan jirin dawlad awood leh oo iskaga Celin karta awood military iyo awood siyaasadeed IWM OKI midakale cadawgeena shisheeye iyo nacabku faragelin siyaasadaysan iyo damacooga badaha iyo beriga somaliya inay qaataan waxay xoojiyaan markay arkaan inuu VILLA
    somaliya joogo shaqsi u jilicsan oo shisheeyaha u nugul oo aan iskacelin karin oo waxay doonaan ay marsiisan karayaan OKI adeer qofka ku fadhiya kursiga dalka ugu sareeya haduu noqdo sida neef hebeda oo oo waysha ama nirigta soo gaadhaaba iska nuugto ogow dalkaasi inuu ka baxayo gacmaha dadka iska oo la dhaxal wareejinayo OKI

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 месяца назад

    Somalida waxa ku socda dagaal maraykanka Somalida wuu taageersan yahay
    Itoobiya wey garanaysa Somalida
    Inay soomaali tahay libaaxyo dagaal ku haboon kaftanka iyo riwaayadaha ha socdeen lakin lughaye iyo saylac wa lama taabtaan.
    Imaaradka wa carab lacag la dhex meeraysanaysa maamul goboleedyada dhamaan somalida

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 месяца назад

    Shaqsiga ku fadhiya kursiga dalka ugu sareeya haduu noqdo sida neef xoolo ah oo hebeda oo waysha ama nirigta soo gaadhaaba iska nuugto ogow dalkaasi inuu ka baxayo gacmaha dadkii iska lahaa oo la dhaxal wareejinayo Rabi kamagane OKI midakale dawladaha caalamku heshiisyada wayku kala danaystaan keliya laakiin way is jecel maaha oo dawlada lagahelo goldaloolo iyo jileec ogow afkaa bulaacada loo gelinayaa OKI adeer dunidu iyadoo cadaw isku wada ahbay kala danaysataa dawlada danaheega ka dhex wayda dawlad kale ogow inay gadaal uga joogsanayso oo albaabada ka xidhato OKI