DEG DEG Kacdoon ka Socda Dab-damiska & Ciidanka Booliiska oo dhulka dhigay Guryahii Shacabka,Nisa oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 12

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 28 дней назад +2

    Weriye fiicana tahay dadkana iskuma dirin mashaalaah allahaku xafido

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 29 дней назад +7

    Way istaahilaan dadkani sobobtoo ah wax kasta ayaa lagu sameeyay kamakacayaan balse muqdisho waxa haysta aaqiladay ka galeen farmaajo 5 sano ayaa ka soobax waa daarood lahayay 😅

    • @AbdiFaatax-ph8ly
      @AbdiFaatax-ph8ly 29 дней назад

      Dawla ha loo ho gaansamo ❤ dad kana meel glad dajiyo

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 29 дней назад +1

    Xuunsho dhaqax labaad ayey baraarogtaa waa dadka 😢somalida😢

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 29 дней назад +1

    Booliska soomaaliya mawaxay ushaqeyal madaxda shalay timid barina tageysa okhaldan dhulkii dantagud ee xamarna wada iibsaday miyad ushaqeysan madaxda dalka ibsaneysa mise shacabka mudan inloshaqeyo dawlada manta imisa dhul dangud olaydin Adegsaday kadibna madaxdu ibsaday xayi & mamaadkaba dalka waxbakumalah madaxweynihu hadu dalka ushaqeynayo Away dhulkii dantii guud ee xamar dadka waxa logakicita dawlada ubahan hadana markii shacabka lagakiciyo dawladu wey ibisaa sasuna saxmaaha dalka dadkii haxisabtamo qofkasta wuxuu uqabtay & wixii khaldan Ragaan 2 labada cidanleh dalka Yaan lagu egin somaliyey

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 29 дней назад +1

    Aad gal mudug

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z 29 дней назад +1

    Hg isfifaaca miranaayo iyo dabdamiska waaisku mid

    • @nuranura2265
      @nuranura2265 29 дней назад

      Cadaado iyo cadaabta ha.ulabtaan

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 27 дней назад

    Boolista waa u record gareysan yhy lkn ma ogyihiin waxaa sababt u ah in intaas gubato dabkaasne maxaa kiciyay? 98% waa korotada
    Booliska ma waxaa ka hortagaan dhibka mise waxa ay la tacaalan marka u dhibka dhaco?
    Booliska ma waxay raali ku noqdeen waxa gubashada keenayo inu sii jiro, balse ay ku mashquulaan in ladamiyo
    meeshan war macaani kale ayaa ku jirto

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne 29 дней назад

    Goof kaan waa goof abgaal dowlada waa ineey ucelisah dad kiilahaay lahaay asalakii horo ulahaay

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 29 дней назад

      Goof xageed ka lahaydeen ma iloowdeen in dameerkiina uu mamnuuc ka ahaa inuu ku xaaro Xamar oo aabahaa iyo awoowgaa futada juni loogu xiri jiray dameerkooda habeenkii xaarkoo buuxa lagu shubi jiray meeshaad seexanaysid xaarkii dameerkaad u xiisteen waa waxa xaafadahaad degtaan ay xaar dameer iyo qashinku buuxaan oo eey mooyee aan Aadame kale idinla degnayn halka meeshay HG degto aad ku arkaysid Dir Daarood Digil iyo Mirif iyo 5ta Soomaaliyeed

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 29 дней назад

    Mahadda ogaati intu ilahey jirro marki horrey ma ogenin miyaa tuugo