Shiikh Mustafa Xaaji Ismaciil Haruun Shiikha culumada Somalida ugu jeclahay ilaheyow cimrigiisa dherey cfmd sii dembigiisa iyo dembigi walidkisna naaf Masjidkas quruxda badan ee ad dhistay bedelkisa guri jannada Allaha kaga dhiso 🤲🤲🤲🥰🥰 Abdalla Jamaal big legend New Hargeisa qurux wlhi I like ❤❤❤
Abdalle waa kusalaame marka hoore lkn waxa ku dhihi laha guleeso walalkey lkn wlhi waa guryihi india oo kale see uwaaweeyihiin masha Allah masha Allah wlhi waa guuryo aad iyo aad uqurux badaan
Laakiin qurux kaliya looma baahna, soomlidu guryo qolal badan ayay ubahantay, xaafaddii kasta 8 qof kama yara. Waa in qolalka waawayn labo amma saddex laga dhigo si uu saddex qof ugali karaan. Design bay iskasoo qaateen. Copy and paste waxaasuu kuxunyay.
Mashallah tabarakallah wadanka horumar badan baa ku socda gabi ahaan dadka somaliyeed waxan leeyahay caqli iyo hab fikir ahaana u hormara oo iska daaya dagaalada sokeeye ee ina cuuryaamiyey
Subaxaanallaah waxa qurux waaye ku dhamysay waxa si wacan waa inaa u sharaxdo war baxin guud baa laga bixiyaa cabirka dhulka qolalka sooliyada uu leeyahay wax yaalaha uu mumayzaka ku yahay mashruucaas guryihiisa qaababka ay u qaybsamaan
Shiikh Mustafa Xaaji Ismaciil Haruun Shiikha culumada Somalida ugu jeclahay ilaheyow cimrigiisa dherey cfmd sii dembigiisa iyo dembigi walidkisna naaf Masjidkas quruxda badan ee ad dhistay bedelkisa guri jannada Allaha kaga dhiso 🤲🤲🤲🥰🥰 Abdalla Jamaal big legend New Hargeisa qurux wlhi I like ❤❤❤
AAMIIN YAA ALAAH❤
Amiin wll amiin
Amiin wll
Aamin❤
Ameen yaa rabi
Hargeysa hadhwanaag dhulkii abtiyaaladeyy ilahoww nabad waarta siii wixi dhib la rabi ka qaho waa idin jeclhy abtiyaaal ❤❤😢
we love u too abti boqortoyo malaiktu haku jeclaato
Hargaysa magalo aan jeclahay ilahay wax ku dhiba Kuma tuso abidkaa from puntland ❤
Gobtiii❤😊🎉
8:07 @@najmayoonis
Thanks wll
Aamiin dhamaanteenba walalkayoow🫂
Mahadsanid wll Sidoo kle
Somaliland allow nabada u siyaadi oo ictiraaf sii
From magadishu 🇸🇴❤
Shugran huuno wanaagad nalajece shahay❤
Oh thanks wllo qlli
Allh ahadsanid wall❤❤
Real somali sxb❤😮
Ictiraaf aaaaa illah ducadaaas ma aqbalo muqdisha laga maamulaya
Boqortooyo, gacalkay weeyi S/land, qiimaheega iyaan rabay, from Djibouti.
Lacagtii central banka Djibouti weeyaan ee iska sooceliya dhe hadaad reer Djibouti tahay
Mansha alla majidka wlhi waxa murayad ku jirta ana gacantayda ku galiayay alxmdulilaa waa ale mahadii sh.mustafana wan kula tukaday abdalaa jamaalow
Allow hargeisa wax dhiba ha tusin wallhi wan jeclahay❤❤hada dhihi laha wa ada xata shiida ahay😂😂lkn insha allah wan tagi mar uun❤😢from xamar cadeey🔥🩸
❤
Amin❤
Anniga kuso dhawayn
❤❤❤❤❤🙏🏾🙏🏾🙏🏾
War soomaalilandoow nin igu darsada halkaa idajiya deee from puntland waana idiin jeclahay❤
Diyaar dumaashi
Hye waa diyaar
@@radwayar9182 diyaar dumaashi
Illahay haku jeclaado ameen
Bis waye meeshan ayan mustaqbalkeyga ku Dhameysan dooonaaa😂❤ Love you Rer Hargeysa From Bled weyne ❤❤
Aniga ku dejinaya waliba soo dhawow abayo
@@cabdilaahidhoolayare8148 Thank you Qurxww 🥺❤️
mansha allah hamigeygu waa in aan hooyaday macaan gurigaas oo kale in aan u iibiyo iigu soo duceya walaayaal in uu alle ii rumeyo
Illahay hamigaga hakuu rumeeyo isha allah walaal
Hargaysa wa meel dad gobi joogaan ❤
Wlhi Hargaysa way tagtay allah ha barakeeyo
, Aad ban u jeclahay Magaladaas Dhowr mar baan tagay From Garowe
Thank you wll❤❤❤
Mahadsanid wallo❤
Walaal adigoo garoowe jooga hadad najeclatay adigana illahay haku jeclaado ameen
I AM FORM DJIBOUTI ILOVE HARGAYSA SOMALILAD LOVE LOVE❤❤
Shaw Hargeisa way tagtay waar casimadii wax kale ayay noqotay rabbi u siyaadiyo nabada❤
Ameen walaal illahayoow khayr kusii
New capital city of Somaliland ❤ ilahay nimcada ha usiyaadiyo ❤ilmadareyal💚🤍❤️
Jamaalow Qeebta Kale eee Ku Tala jig jiga Yar asne noo soo Duub❤wlhi waa ka HelaY qurux m.a from Xamar❤
Mahadsanid walaal
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
Sallalaahu caleyhi wasalam
Salalaahu calayhi wasalam
Csw
Scw scw scw scw scw scw scw
Scwscwscw
Magaalo an jeclahay mar un inan imaado i.a Hargeysa xamar ayaan idiinka so salamaya❤❤
MAHADSANID WLL ANAGUNA WANU IDIN JECLNAHY WANAN IDINKU SOO DHAWYN DOONAA
Waw hargeisa caday Imiss you my city cadowgeed hajabo one love ❤
Ameen
Aragsan one of the best of city in hargisa 😮❤
Rugsan is different from aragsan
Masha allah
Amazing city 💙 m.a I.n maalin waa imaan doona from Mogadishu abdale jamal aad baan kuu salaamayaa
Masha allah walaal
My city of Somaliland Hargeysa Hadh wanag ilahay quruxda nimcada nabada usiiyadi dalkeyga💚🤍❤
Ameen walaal
wow amazing Hargeysa inaa tago ba rajeyna inshaAllah 😊❤
Hargeisa saay Rabiyoow nabad gab Iyo caafimad igu celi ya Allah. There’s no place like home!
Nasiib bad ledahy hadaaba katimade anu waligey s/land maarag 😢
@@Naxariis_lugalehimo qali wan kugu so dhaweyneynaaq
Insha Allaah wallo
@@Naxariis_lugaleh Insha Allah waad tagi. If you don’t mind asking where do you live now, I mean which country
@@Layla6793 Am in UK waxbarashada marka dhameeyo wansotagaya I.a lkn rer kenya ahy kenya kudhashay walidiintayda xta kudhasheen😭🤣🤣
Masha alaah alow noo dhowr casimada 😘😘 from borama
Ameen walaal
Ameen
Masha Allah Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️ Allow barakeee Jaarkiiyoow ilmaadeerayaal jaarwanaagsan noqdoo walaaladiin ayaan nahaye hanaxaasidinee noogu dhawaaqa kii aqoonsi ahaa hadiikale waa inoo Qiyaamaha
Mashallah beautiful Caasimada geeska, Qaybta kalena noo soo dub Abadale, Aragsan Village
Waan kahelay wlhi from balad weyne❤
ilahow nabada uziyaadi iyo hormaka ilahayow anagane naga dul qaad colaada hormar iyo shaqo wanaag waa heysanaa iyo nolol from muqdisho🤲🏻
Hambalyo katimid xamar❤❤ Masha Allah
Looks good wish there was more green and parks for the kids.
Maansha alaah
🎉❤
Go back home and start Landscape Architects and Designers or Nursery and Growers. Property development company just makes the houses.
@@ozzylink big opportunity
I hope the next generation can do better
@@ozzylink 💯
Abdalle waa kusalaame marka hoore lkn waxa ku dhihi laha guleeso walalkey lkn wlhi waa guryihi india oo kale see uwaaweeyihiin masha Allah masha Allah wlhi waa guuryo aad iyo aad uqurux badaan
Laakiin qurux kaliya looma baahna, soomlidu guryo qolal badan ayay ubahantay, xaafaddii kasta 8 qof kama yara. Waa in qolalka waawayn labo amma saddex laga dhigo si uu saddex qof ugali karaan. Design bay iskasoo qaateen. Copy and paste waxaasuu kuxunyay.
Hargeisa magalo aan jeclahay aniga oo ana kaso jedin viva hargeisay❤❤❤❤❤
Masha allah walaal
Masha allah ilaahay ha inoo barakeeyo dalka dadkaba
Mashalla Allah ilahayow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE ❤ SOMALILAAN hore u soco guuleyso waxa fiican Ayaad na tustay 😍😍
Hadhkana Hadhwanaag Hargeysa❤️Rabbiyoow ku barakee magaaladaydaan jeclaayeey♥️🤲🏽
Ameen yaa allah
Hargaysa caday allow barakee caasimadena
Masha Allah, Allah ha barakkeyo hargeysa waxey noqotey Dubai yar ee geeska Africa.....Salam from muqdisho🎉🎉🎉❤
Hargeisa wa sababta ugu noolahay quruxdu😍
Masha allah
Mashallah beautiful keep changing and stop dividing iyo qabyalaad united and we go forward
Beautiful! Mashallah
Mashallah casimadyadii guul Somalian guul hargaysa hoygii raxda❤❤❤
Masha allah magaladeenii hargeisa siquruxbadan ayaa loo nashqadeeyay illahay ha idin barakeeyo ameen abdala jamal walaal mahadsanid
Wow msha allah war Mogadishu aman kasoo guursaba guriga oo dhan imisa la iibinayaa manoo sheegi kartaa
200k
Masha allah
Keep going brother 🥰
Another level really Mashaallah 💕💕
10/10 Mashaaalla Mashaaalla ❤❤❤❤
Masha allaah ilhaw nimcooyinka badan e ad nasisay nobarakee . Alxmdulilaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Somaliland jamuriyadda barakaysan allaw barakee . Amiin amiin yaarbbi 🤲🤲
Ameen yaa rabi
Markaas ayaa muqdishonaca oo is yidhaahda hargaisa yaaku geeya from muqdisho
Woow
Waawareey mashallah hadey naftu baaqi ii ahaato bi'idnillah dabaqaa 3aad baan dagi mxyeelay balkon wayn buu leeyahay oo balaaran ee elevator 🛗 nooga yeela bal bisinkee quruxdu waa heer sare dhaliil waa laga dheeli tirey aleeylahe
beautiful manshaAllah 💕
Yaxye abdale jamal abdale keep going wllkey ❤❤
Wow, beautiful place
Mashalaah Hargeisa caday ilahayow nabada noosiyaadi cabdale jamal cabdale keep going prather ❤
Ameen
Woow beautiful my allah bless hargeisa❤️❤️💕
Ameen
Masha allaah illaahay wadanka noo barakeeyo
Hargeisa Somaliland meeshay xuduntaydu ku aasantahay ❤️
Architecture guryahaas naqshadeeyey waa professional wallah
Dadka guryahaas sidaa uhagaajiyay illahay habarakeeyo ameen
Shiikh Mustafa xaaji ismaaciil haaruun ❤❤❤ Allah yaxfidak❤
Ameen
Sababaha aynu cadowgu uyeelanay bay kamid tahay ❤😊
MshaAllah vive J S Land adeero Musee dalka hanaga baabiin from Djibouti
Mashallah tabarakallah wadanka horumar badan baa ku socda
gabi ahaan dadka somaliyeed waxan leeyahay caqli iyo hab fikir ahaana u hormara oo iska daaya dagaalada sokeeye ee ina cuuryaamiyey
My home hargaysa caaday wlhi waan uu xiisay ❤🩸🥰🥰🥰🥰☺️😍😍💯💯🎉🎉🙏🙏🙏
Hagee joogta hada qali😢
dhulka🥺😥😂😂😂😂😅@@MomtasOmar
@@Mo_Daud.2 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kly abdale mxn kuu arki waayey waan dagane maad nala zoo dagtey
Maasha Allah aad ayeey uquruxbadanyihiin ❤❤❤
Caasimafa geeska hargaysa cadeyy❤
Masha allah hargasa cade aluw noo xafid oo nabad nagu ken ad banu ugu xisnay
Masha Allah my country i will come soon insha Allah☺❤
I have to come to this Beautiful Place
Subaxaanallaah waxa qurux waaye ku dhamysay waxa si wacan waa inaa u sharaxdo war baxin guud baa laga bixiyaa cabirka dhulka qolalka sooliyada uu leeyahay wax yaalaha uu mumayzaka ku yahay mashruucaas guryihiisa qaababka ay u qaybsamaan
Walahi sidaas bah niyadaa ka lahaaa waa yaab xitaa kiiiro miyaa misee kiiro iyo iib ileen dad wadanka jogiin ayaa chanelka ku xiraan
Masha alaah casimada geeska Africa ❤🔥🙌
Msha allah alle wxa hanogu daro inta haystna allah ha u barkeyo
Machallah hal guri ayaan ka iibsanay 4 bil ka hor alxamdulilaah ❤🎉😊
M.allh allh ha ku barakeeyo
Mashq allah
Waw.hargaysa.calamkay.la.tartarmaysa❤❤❤
M.a dalkaygii an jeclaa alle haku barakeeyo 😮❤❤😢❤❤❤❤❤😊
The developers should focus on building green spaces and parks with benches, trees and walking paths!
Waaaaw waa meeshan mustaqbalka degi lahaa markan qurbaha kuso daallo 😮😮
Masha allah
Mansha alah tabaraka alaha ilaah baa kudheertee inaba cadi maahan qurbo waa kaga maarmi kartaa walahi alaha ubarakeeyo m.A❤❤❤
Mashalah ilahay wadanka ha inoo barakaeeyo❤
Cabdle Jamal wll ilay Haku rumeyo waxkasta oo ad jcshyy waa jime iy0 cidkasta oo Hami leh😊🎉❤
Ana iisoo uceeee
Ameen
My king hore usoco aymhn wxba nomadan so dhigin wn uxisnay muqladaadi quruxda bdnaa wlka noso badi muqalada❤
ما شاء الله تبارك الله ❤❤❤
Masha Allah city of peace 🙏
How much?
Masha allah aadbad umahadsantahay qoralkas aadban uga helay
Mashallaah tabarakallaah hargaysi socoto siradatay ilhow hantida u barake ninka dhistay anagana nasi amiin yaa rabbi 🤲✌
Masha allha ❤😍
Well done kaabsan group❤
Mashallah hargeisa somaliland ❤❤❤
Caasimadaydiii hargeisa cadeeey❤❤❤❤
Mashaa allah 💚🤍❤️ Hargeisa cadeey
Masha allah
Cabdale jamaal cabdale hore usoco abti mcn xurmadle
Xaafadahan. Waa laysku arkay. Waaaw ❤ Masalaha Hargaysa. ....
Masha Allah Allow barakee odhowr❤❤❤❤
Manshallah bartan kudhashay hargaysa hadh wanaag ❤❤❤
Why not a playground and football pitch for kids? A small park? Green plants? I give this 6/10
Masha allah
Really this is Amizing Masha allah sxp xaafaddii aragsan ka soo diyaari clip
Hargeyso magaladii ilbaxnimada❤
Mahadsanid walaal
Abdlla jamalow fanan inan noqdo raba legend garab isii 😊😊
Best RUclipsR 👌 go forward 👏 👍
Ardul arab maan sha Allah ❤🎉
imika.managad na walaysa lacag la.aaney abbaha was😂