Abdala Jamaal VS 6 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || YAA GULEYSTE CAAWA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 675,354
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 527

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 месяцев назад +103

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 месяцев назад +118

    Barnaamijkan abdala jamaal dartii baan u daawanayaa big legend from burco❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 8 месяцев назад +157

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤🕋🕋

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @HabondeqaKhalid
      @HabondeqaKhalid 8 месяцев назад

      Scw❤

    • @user-wz4hb7vz5h
      @user-wz4hb7vz5h 8 месяцев назад

      Scw

    • @maahiryare572
      @maahiryare572 8 месяцев назад

      Scw

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 8 месяцев назад +57

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-wz4hb7vz5h
      @user-wz4hb7vz5h 8 месяцев назад

      Scw

  • @user-wn8hl1nf9z
    @user-wn8hl1nf9z 8 месяцев назад +24

    Barnaamijka abdale jamaal dartiis u daawanaya wlh from growe

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 8 месяцев назад +34

    Walhy hablaa reer xamarku waa wada qalbi nadiif ❤ ❤mansh alllh salaan ka timi from hargeisa ❤

  • @naqiilmedia7670
    @naqiilmedia7670 8 месяцев назад +57

    اللهم انصر اخواننا مسلمين المستضعفين في فلسطين 😢🎉

    • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
      @farhioABDESSAMAD-nh9dn 8 месяцев назад

      Aamiin yaa rabi

    • @cambaroali7733
      @cambaroali7733 8 месяцев назад

      اللهم امين

    • @user-uk4yd2kz3k
      @user-uk4yd2kz3k 7 месяцев назад

      ​@@cambaroali7733yHytyĺ

    • @safiyaroobeye
      @safiyaroobeye 7 месяцев назад

      ​@@farhioABDESSAMAD-nh9dn
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤³⁶ .ء😊

    • @rahmaahmed7970
      @rahmaahmed7970 7 месяцев назад

      Amin ya rab 🤲🏻

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 8 месяцев назад +34

    Yahye Hunter and Abdale Jamal two big legends 👏

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 8 месяцев назад +64

    Dad Dhan buu u yahay Diamond 💎 Abdalla Jamal Abdalla, Abdallow indr nabad noogu soo laaabo❤

    • @Cute1-p1j
      @Cute1-p1j 8 месяцев назад +2

      🤭🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 7 месяцев назад +1

      xaguu joga hno

    • @Cute1-p1j
      @Cute1-p1j 7 месяцев назад

      @@bahjafaysal1158 Hargeisa

    • @user-gw4yn4ol5e
      @user-gw4yn4ol5e 7 месяцев назад

      Waa wiil nagu qaaliya😊

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 8 месяцев назад +23

    Legend abdalla Jamaal ❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 8 месяцев назад +28

    Abdalle is not easy emotional damage ka kusoo dhakhsada😂😂😂😂😂

  • @xananxadari9202
    @xananxadari9202 8 месяцев назад +32

    Naagahu waa Bilaa yacni madhaxlayaala Gbdh ugu danbeysa mooyo inta kale wey is ciyaalenyaan akh 😂😂😂

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 8 месяцев назад +9

    Legend Abdala jamal from Hargeisa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 месяцев назад +43

    Two legends always yahye Hunter and abdale Jamal another's levels choices 😜💯💯❤♥️😍❤⚽️😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +18

    I love Palestine 🇵🇸
    Palestine will be free inshaa Allah
    🇸🇴 ♡ 🇵🇸 inta yahuuda neceb palestine Jecel like iisaara

  • @ayaancumar2419
    @ayaancumar2419 8 месяцев назад +27

    Naagaha reer xamarka horta wiilkayga ma helsysan ka horeeysaba abdale the legend❤

    • @nimcodaahir7562
      @nimcodaahir7562 8 месяцев назад +1

      Emotionalbey afka ka barten fidhiqoyinku😂

    • @juweriyaabdihakim1287
      @juweriyaabdihakim1287 8 месяцев назад +4

      Nyaa ubahan kan

    • @idilawad3233
      @idilawad3233 8 месяцев назад

      Naaheedhee xishooda qofna ciduu guursanayo idinlasosocodsiinmaaye yaab

    • @suuralay9943
      @suuralay9943 8 месяцев назад +1

      Hhh war kaas cid u baahan ma leh uf tan kale waxan waa barnaamij waana kaftan haduu hitka kugareyna adey ku dhibee naagey 🤔

    • @nimcodaahir7562
      @nimcodaahir7562 8 месяцев назад

      @@juweriyaabdihakim1287 idinka u bahano daba lahleya bal qudhunkan is urursdey eg ree xamrna mahe ishh

  • @Aamina970
    @Aamina970 8 месяцев назад +4

    Abdale jamal abdale qof dadnimo wanaagsan legend baad tahaydeeee inader❤

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 8 месяцев назад +14

    The best episode that i watched #AbdalaJamal big legend keep going pro.

  • @XayaadSiciid-pw3to
    @XayaadSiciid-pw3to 8 месяцев назад +5

    Apdalle jamaal muunad iyo role model ayuu noo yahy soo laabo adoo nabada wllky❤❤❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 8 месяцев назад +4

    Mansha allh two legends abdalle jamal and yaxye🥰🥰🥰🥰

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 8 месяцев назад +20

    Abdale Jamaal, legend in the building 😊😊😊

  • @user-gp9vs9im5y
    @user-gp9vs9im5y 8 месяцев назад +10

    ALHAMDULILAAH ❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 8 месяцев назад +3

    Waaaaw Yahyow caawa legend soqabatay Abdalla Jamaal Abdalla welcome magaladadii wll🥰🥰

  • @Janno66
    @Janno66 8 месяцев назад +27

    Alla meeshas inaa joogo baa fiicnaan lahyd inuu idooranaayo shaki igama jiro❤😂😂😂

    • @hafidadaauud4660
      @hafidadaauud4660 8 месяцев назад +1

      😂😂

    • @Adamisxaaq
      @Adamisxaaq 8 месяцев назад +1

      Yaa og in uu wajigaaga futo gubtay u egyahay 🤣🤣☝️

    • @Janno66
      @Janno66 8 месяцев назад +1

      @@Adamisxaaq kaaga haduu u egyahay micnheeda mahan keygana inu u egyahay😂😂

    • @Adamisxaaq
      @Adamisxaaq 8 месяцев назад

      @@Janno66 Adakaatay qaali 🤣🤣🤣😁✌️

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 месяцев назад

      ​@@Adamisxaaqaqlaaq xumidaa wll maxaad kumaagtay

  • @zahrodahir7561
    @zahrodahir7561 8 месяцев назад +5

    N0 ha soo celin nin is hanaajiye oo caroode oo aqoon waaye in uu guri leeyahay sidiisa ee aanba garan aad gurigaagii ❤💛💗

  • @zaarabeautyofficial5857
    @zaarabeautyofficial5857 8 месяцев назад +4

    Abdle iyo dumo wn isugu hambalyayenayaa❤

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 8 месяцев назад +4

    Abdallah wiil qalbi wanagsn keep going bro

  • @amransoma5435
    @amransoma5435 8 месяцев назад +4

    Abdale jamal Abdale❤ waa nin rageed jileeca kala taga shinbirayahow na heli kartaane

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 8 месяцев назад +25

    Abdalla isn't easy 😂😂

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy 7 месяцев назад +1

    MashaAllah great girl perfect chose 👍

  • @basracalibasracali
    @basracalibasracali 8 месяцев назад +3

    Masha Alle inaadeer

  • @user-gt2ht5yh6u
    @user-gt2ht5yh6u 8 месяцев назад +8

    SubxanAllaah
    War waxaan diin iyo dhaqanba inooma ahan ee gabdhaha fasad ka, xishood darrida iyo raqiisnimada haurseedina Rabbigiin kabaqa.

  • @user-wo8vf6dg9w
    @user-wo8vf6dg9w 8 месяцев назад +6

    Alla caanteyda cayuush qurux❤

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 8 месяцев назад +15

    War hadaan duriyada nahay hadalku namaba dhipo😂😂😂❤

  • @bashman08ify
    @bashman08ify 6 месяцев назад +2

    dadkan rer oo rer soamliland waxaa ku jeclahay wallahi dhaqanka iyo ixtraanka oo hablaha wax uweeydinayaan ku madooranayo gabarta qurux lakiin howsha gurigo ilmaha waxaa wax baro oo bahidad guri siiyo waa hooyo inaka neh waxaa fiirina qurux iyo dhaqan xumo inakoo si oo ixtraan la aan ula hadleeno hablaheeno viva Qowdhan rer waqooyi waa idin wata ebow. from Muqdisho

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp 2 месяца назад +1

      Sharaf iyo ciso korkaaga ha ahaato wll

  • @user-ve9rh6yu5l
    @user-ve9rh6yu5l 8 месяцев назад +6

    Yahye cawa nin Wayne baa soo Qabtay ŵlhi❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 8 месяцев назад +3

    Mashallah ❤❤❤

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 8 месяцев назад +5

    WEE NEED PART 2 WITH ABDALLAH JAMAL PLEASE

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 8 месяцев назад +11

    Walee meeshan dhaqan xumaa ka muuqata shaqo ma aqaan iyo challenge Adaa qabanaya iyo is ciyaalin dumarow naga hagaa jiya meesha gabdhaha somaliyeed jileec iyo is caruureen laguma aqoone

  • @Kadramuktar-tw3xx
    @Kadramuktar-tw3xx 8 месяцев назад +2

    Yahye wll kashka iyo Abdale noo balami two legends

  • @user-yk2bm3lo3x
    @user-yk2bm3lo3x 8 месяцев назад +2

    Abdle jamaal iyo yahye hunter waan idin wataa

  • @yaxyeismaaciil8561
    @yaxyeismaaciil8561 8 месяцев назад +4

    Mnzha allah Boqoortooyo Zare

  • @zeynep5743
    @zeynep5743 8 месяцев назад +8

    Muuqaalka lama sii daawankaro indhihi baa igu xanuunay iyo gbdha ugu horeysa xanjada sidey u calaajineso aqas😏

  • @awilauthor5769
    @awilauthor5769 8 месяцев назад +5

    Abdalle Khabiir weeye inan walba su'aalo ka kala duwan ayuu weydinayaa

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 8 месяцев назад +3

    Yaxye and abdale jamal ❤❤❤

  • @NAIMA-co6hk
    @NAIMA-co6hk 8 месяцев назад +47

    Inamadayada somaliland qurux iyo akhlaaq m.n😂 lkn inan qurxanba uma jeede subxanalah xamar hablihi halke ka aadeen

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 месяцев назад +4

      😅😅😅😅 ma ila aragtay Hablahena reer Somaliland cid ka qurux badan lawaa

    • @AnabHassan-zb9ju
      @AnabHassan-zb9ju 8 месяцев назад +4

      Qurux meel idiinma taalo dawada Lee iska daaya kkkkk

    • @axlaamapdilahi
      @axlaamapdilahi 8 месяцев назад +1

      Subxanllah illhow hblha qurxi😂😭

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr 8 месяцев назад

      ​@@axlaamapdilahiGARACAD AAMIN😂

    • @fatuush1139
      @fatuush1139 8 месяцев назад +1

      Ma isku camiresan quruxow xaal qaado😂

  • @hamzeiprahin3066
    @hamzeiprahin3066 8 месяцев назад +8

    Wxn nacay naag aan waligeed somalia meel uga bixin hda say wllhi iska dhigaysa

  • @hassani5y276
    @hassani5y276 8 месяцев назад +2

    Ilaahow Gabar walashy Ah meeshan Cml ha keenin
    alx الحمد لله

  • @HamdaXasan-zq4wn
    @HamdaXasan-zq4wn 8 месяцев назад +4

    Legend abdallajamaal❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 8 месяцев назад +7

    Waa maxay sababta ay gabdhani waxan u samaynayaan way is bahdileene 😮

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад

      Wa kaftan, just views

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +6

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 keep going legend ❤TEAM 27 inta ka heshay like ku booba 👍❤

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 8 месяцев назад +4

    Cabdle jml wa nin qurux wa nin dheer mnsh allh hadn hely xid wn ibasn lah ❤❤❤❤❤

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j 8 месяцев назад +4

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @fatimahassan972
    @fatimahassan972 8 месяцев назад +1

    Yaxye walaahay waan ku taageera wll qalo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 8 месяцев назад +2

    Abadlle jamaal and yaxye hunter best youtbrs

  • @xamseaadan3946
    @xamseaadan3946 8 месяцев назад +5

    Suaalihii loo bahanaa in gabadh la waydiiyo ayuu waydiiyey no emotional dmg no istusnimo...

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 8 месяцев назад +2

      Ma jaaryadnimuu ka bilaabayaa markaa 😏😏😏

  • @ugaasdaauudmaxamed7305
    @ugaasdaauudmaxamed7305 8 месяцев назад +7

    Gaot kayga Abdalla jamaaL muxu zameynya Waad namatsha 🙏🙏🙏

  • @user-mz1qj7rj4y
    @user-mz1qj7rj4y 7 месяцев назад

    Mash. Allh.

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 8 месяцев назад +3

    Alla hdaa tgi lhaa meshan abdala toosoo ii dooran lhaa waxa lwydiiyy iyo meelhy xulayn ismba lha😂😂😂 from puntland❤

  • @nimcoabdiqadir1148
    @nimcoabdiqadir1148 6 месяцев назад

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 8 месяцев назад +19

    Yaa ila arkay muuqaalka inuu shucaac ku furanyahay😮 Yahye Hunter, camera naga soo hagaaji walaal lama daawan karee shucaaca😢

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 8 месяцев назад +2

      Been badanidaa shucaac ma leh telefon aa ka fiirsaneesaa.

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 8 месяцев назад

      @barlinmahamudsabriye6471 portrait ayuu noqonaa, badanaa dadka teleefan ayay ka fiirsadaan gaar ahaan dadka Soomaaliya joogaan.

    • @fardusaxasan1573
      @fardusaxasan1573 8 месяцев назад +1

      Mobelka badel😅

    • @drhd1043
      @drhd1043 8 месяцев назад

      Waaa run wll

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 8 месяцев назад +3

    Legend baad Tahaan idinku idhi dee nio Abdallow Enader 😂❤🩸

  • @HakimoAliisaq
    @HakimoAliisaq 8 месяцев назад +4

    Woow Abdala jamaal walhii wankutagera wllo

  • @user-em5kk1hr9c
    @user-em5kk1hr9c 8 месяцев назад +4

    Legend abdalla jamaal❤❤❤

  • @maxamedamin-jp2je
    @maxamedamin-jp2je 8 месяцев назад +3

    Ala war nin kii lagen ka ahaa baa kulagooga war salaan iiga gee plse wan taageeraa wllkay cabdala iyoadiba ❤❤❤

  • @AmiishAxmed-vw9zw
    @AmiishAxmed-vw9zw 8 месяцев назад +1

    Wow❤

  • @raqioabdleh8546
    @raqioabdleh8546 8 месяцев назад +7

    Ar cabdalle waa ka dhab jariyadana wuu rabaa mesha ka sara😂😂😂😂😂

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 8 месяцев назад +2

    Alla wll abdale jamaal cajaaib nin kaas hakaa ahaado ama iska dhaaf❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 7 месяцев назад +1

    Dumash ku so dhawoow baha ku jecaly 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤waxa ku dortay gesigi ila dhashay Abdale jamal cabdale nolow inader qali ❤

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 8 месяцев назад +2

    Caleek yahye jamaal hablihii indhahuu ushiday ,hbalha konfurtaana hawsha barto walalyaal😂

  • @safaaplayz4052
    @safaaplayz4052 8 месяцев назад +3

    Adi waxaad dooneysaa feedh feedhka kuyeh😂😂😂😂😂Abdalla waji meleh

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 8 месяцев назад +5

    Xishoodkii zabaalada ma lagu shubay xaa qaldan😮

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 8 месяцев назад +2

    M.a inder cabdale allaya xafiid

  • @user-kv6oq8oo3j
    @user-kv6oq8oo3j 8 месяцев назад

    Wow Laba RUclipsr on aad u jeclahay aya is helay 1-yahye hunter 2-abdalla

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 месяцев назад +7

    Calaseey ama cambaro funny😆😆😆😃😃

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 8 месяцев назад +4

    INTA LGND #Abdalla #Jamal DARTIIS MUUQAALKA UDAWANEYSO LIKE ISAARA 🤘😊

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 8 месяцев назад +1

    Ob iyo ob 🎉😊ninweyn baa martiya ABDLLA JAMAAL ABDALLA ❤😅😊

  • @Moubarak789
    @Moubarak789 8 месяцев назад +2

    Legend abdallah

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 8 месяцев назад +4

    2 yaxye guul weligiin❤

  • @XamdaCismaan-in6jp
    @XamdaCismaan-in6jp 8 месяцев назад +3

    Cabdale jamaal wllo ka soo dhig walashi nin u door

  • @JimcaaleFaarax-le7wk
    @JimcaaleFaarax-le7wk 8 месяцев назад

    YAHye handar big legend

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 8 месяцев назад +4

    Dumaraw dusuuda waad facastaane xageed waxkale iskaga dhigaysaaan 😊

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 8 месяцев назад +7

    Gbdha 5 hadalkisaba ma fahmyso ma chines bay abdalle u hysta😂😂wlh wa qosly

  • @user-yr4my2re3w
    @user-yr4my2re3w 8 месяцев назад +2

    Cabdale ❤❤

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 7 месяцев назад

    Abdalla wn ku wata sxp keep going

  • @KhadijaAli-jd6ut
    @KhadijaAli-jd6ut 7 месяцев назад +1

    WARYAA YAHYE HUNTER WAXAN NONE SENCE MAAD JOOJISID ILLAAHAY KACABSO GABDHAHA KADAA AAD DURUUFTA UGA FAA IIDAYSANAYSID

  • @faaraxgeeljire3164
    @faaraxgeeljire3164 8 месяцев назад +3

    Abdallaa jamaal iyo Kashka vs 6 Gabaadhood ka dhig next yaxyoow

  • @xamdailyaas
    @xamdailyaas 8 месяцев назад +2

    2 legends

  • @AbdirahmanIsmael-bi6mp
    @AbdirahmanIsmael-bi6mp 7 месяцев назад +1

    Abdallah djamal is a big legend 😮 he is asking a important question 🫡

  • @barwaqoCabdi-zy8uw
    @barwaqoCabdi-zy8uw 8 месяцев назад +27

    Hablaha reeer xamarku manay shaqo gurigooda ka qaban waxay hablahan waawayne inantayada yare 8 jirkii dhaanta😂😭

    • @Malyuunxaashi
      @Malyuunxaashi 8 месяцев назад

      Naa wll xmr wa jogna kuna dhlny waxana waqti uma hayn kuwan wakuwii naguso qaxay😂😂😂

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 8 месяцев назад

      ​@@MalyuunxaashiAllah usheg bal reer xamarka asalka ah shaqo maba loo sheego❤

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад

      Wa ciyaal tuulo 😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 месяцев назад

      Naa kuwani garanmayo nooga leexda magaca

  • @user-qw6ex1dq8r
    @user-qw6ex1dq8r 8 месяцев назад +1

    Waaw c/ Jamal Lagan ❤

  • @emariamabdi4243
    @emariamabdi4243 8 месяцев назад +5

    Camerda shucaac baa dadka wajiyadoda saaran , portright ka ku bdn

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 4 месяца назад

    Show macaan buu ahaa

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 8 месяцев назад +3

    Waaw abadlle jamaal👍🙏

  • @heaterman4542
    @heaterman4542 8 месяцев назад +7

    Nio yahya saxip wakutagera balse kashka iyo Abdalla jamaal Hal Mel sofadisi kdb 6 gabar ubalami❤️✊

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 8 месяцев назад

    Coming soon 700k🎉❤

  • @user-sj4wm2ly9h
    @user-sj4wm2ly9h 8 месяцев назад +1

    Legend apdle jamaaL❤

  • @AliBaashe-iq8jy
    @AliBaashe-iq8jy 8 месяцев назад +3

    Abdalle jamaal legend

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 8 месяцев назад +8

    Mexee kawadaa macnaha wadanka hadaa kadhalan laheed 😮xoolesana lkn jwb kuhabon ayuu siyay wlh😂

  • @Shacaybaadan-baaska
    @Shacaybaadan-baaska 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤700k🎉🎉🎉🎉