Комментарии •

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Год назад +152

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Год назад +121

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most knowledgeable, the most trusted person ever and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏

    • @nastehosaid1277
      @nastehosaid1277 Год назад

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

    • @azhaarhlaam498
      @azhaarhlaam498 Год назад

      Salalaahu Calayhi Wasalam

    • @Qozlaayeshort
      @Qozlaayeshort Год назад +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Год назад +91

    Hargeisa Somaliland hoyga sharafta iyo karaamada Big respect 🙏 reer Somaliland 💚🤍❤️
    .....from #Hawiye_weyne

    • @caamir123
      @caamir123 Год назад +6

      Waan ku salaamay zxp sharaf iyo karaamo korga

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Год назад +2

      @@caamir123 mahadsanid aboowe guulaysta marwalba

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Год назад +1

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +44

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha ❤❤😢😢

    • @beerlula723
      @beerlula723 9 месяцев назад

      Salalahu calayhi wasalam

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад +71

    ALLAH IS ONE ❤👆📿

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Год назад +15

    Wiilkaan waa taageeraa ixtiraamkii oo qofa maa shaallah

  • @soumyos7802
    @soumyos7802 Год назад +194

    From djibouti ♥️🇩🇯

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

    • @Barisamaadki
      @Barisamaadki Год назад +2

      ​@@بهجه-د1يmeel walba waat jogada😂😂

    • @cumarxasan9902
      @cumarxasan9902 Год назад +1

      Waan ku salaamay From somaliland Hargeisa 💚🤍❤

    • @cumarxasan9902
      @cumarxasan9902 Год назад +4

      Waan ku salaamay From somaliland Hargeisa 💚🤍❤

    • @taqwachannel9897
      @taqwachannel9897 Год назад

      Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @aishahaaji
    @aishahaaji Год назад +33

    Abdala is my favourite youtuber nosoo badi 🥰🥳

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +43

    Big legend always abdale Jamal another's levels program's welcome to Hargiesa cumraan 💯💯👍💯💯❤

  • @abassyoussef3755
    @abassyoussef3755 Год назад +62

    Omreyn, on t'admire de loin, notre humoriste N°1 et nous attendons votre retour inshallah ✋

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed Год назад +34

    Gaabey yaal soo samee iyo gaaf aroos sidii kuwi horee wlh waa cajib ( am from Djibouti🇩🇯)
    Dagalkaa lascanood ilahay haa qabojiyoo 😢😅

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +25

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ❤

  • @Team_27-A
    @Team_27-A Год назад +30

    Qawdhan waa legend dumashiday Ana waan salamay😂

  • @abdirizaksalaama
    @abdirizaksalaama Год назад +29

    Shaadiya arkay mana qoslin been dheh 😂 from hargaysa

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 Год назад +19

    Shaashka iyo kashka meel ay Ku jiraan hadii aad qoslay weyso 😂

  • @anasabdisalan5780
    @anasabdisalan5780 Год назад +29

    INTAA HARGAYSA KADAWANEYSA WAA IDIN SALAAMEY👋👋🌆❤️❤️

  • @rahmaomar651
    @rahmaomar651 Год назад +33

    😂😂😂😂😂 Really i love it, thanks to Abdallah jamal and his team.
    Merci bcq pr cette video mec ....

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Год назад +41

    Legens kulmay 🥰🙏
    Shaadiya, Cumareyn iyo Qowdhan dhibkiyo dada Englishkiina schoolka lagu barta isoshega iska qore 😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +16

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂

  • @CadeKacade-j6k
    @CadeKacade-j6k Год назад +3

    Reer tog wajaale liketa isku muujiya😂❤❤

  • @esrahodan3291
    @esrahodan3291 Год назад +5

    Inamadaa ree hargeisa waka daganyiin somalida kale big❤

  • @hamdayuzuf5039
    @hamdayuzuf5039 Год назад +2

    Alla ilahayoow faarax fargal dahab iikeena cirka iiga soo rid wa xili danbee😭🤲

  • @Soubouch
    @Soubouch Год назад +6

    Dulgadki oo qof ah Abdallah jamaal légende❤🎉❤❤❤

  • @Nedamo140
    @Nedamo140 Год назад +8

    Ala shaadiyay markan hargeisa katagayba timid waanku salamaya shatooy ❤😂

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 Год назад +17

    Notre célèbre artiste Djiboutien ❤
    Profite bien de tes apprentis à Somaliland 😉 bon continuation

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid Год назад +32

    Allah is one❤🎉

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 Год назад +5

    Omareen gessi mashallah nolowe 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 Год назад +5

    7:58 shadiya waa runteed hablaha loma jaro baa lkn inamada beenta naga dayaa waa laydin jaraye😂

  • @abdirahmanfaisal807
    @abdirahmanfaisal807 Год назад +6

    Somaliland, Somalia and Djbouti😊

  • @aminaahmed3221
    @aminaahmed3221 Год назад +3

    Barnamij qurux badan Shadiya Abdala Mohamed Madar kashka Qawdhan Cumar🥰

  • @asmalucy2120
    @asmalucy2120 Год назад +2

    Hargaysa muqdisho Djibouti
    Ilaahoow nabada noosiyaada❤❤❤🇩🇯💚🗯❤

  • @fcsme
    @fcsme Год назад +14

    Shaadiyo in the building qofta kaliya iga qosliso😂😂😂

  • @abdiazizahmed5744
    @abdiazizahmed5744 Год назад +6

    First comment abdalle jamal

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Год назад +8

    Legend kashka waa ciyaalkiii shimbiraha iyo doorada xadi jiray😂😂😂

  • @Ikranabdirashid-ec5so
    @Ikranabdirashid-ec5so Год назад +24

    Raw of million legendow ❤

  • @niciimaahmed3983
    @niciimaahmed3983 Год назад +2

    abdall jamal qof qalpi safiya oo qabaylad iyo qudhintoon aqoon wlky Allaha ku dhowro legend of the wlhi ❤🔥😊

  • @FihiimaCabdi
    @FihiimaCabdi Год назад +1

    Abdala wllo thanks wadankii sidaad dadka kugu soo dhawayso oo waad tusto inay yihiin dalkuda oo kle oo wanaaga tusto waan kugu faana wlhi

  • @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc
    @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc Год назад +7

    From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @aminmed4504
      @aminmed4504 Год назад

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯💟

  • @haajiawgamohamed8738
    @haajiawgamohamed8738 Год назад +4

    Waa run waan macalin koojkii oomanayaasha

  • @XamdaAli-f5p
    @XamdaAli-f5p Год назад +23

    😂😂😂😂😂😂😂😂c/ kariim cali shaah iyo madar iyo godhan iyo shadiya isku soo qabo😅

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Год назад +1

    Beenta Jooji Somali baan ahay waliigay wax ma xadin thank you lord Jesus christ 👑🦁💪🇸🇴🙏

  • @HamseCali-b4p
    @HamseCali-b4p Год назад +1

    JABUUTI. 🇩🇯 SOMALIA 🇸🇴. IYO SOMALILAND 🇭🇺💯MEEL WADA FADHIYE WEEYE GULEYSTA 1 HAWIYE 5 DIR. IYO HAL GABER ASHRAAF AHA 💯

  • @SaleebanFaarax-j9w
    @SaleebanFaarax-j9w Год назад +1

    Kusaliya rasuulka scw scw scw scw ❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +3

    Abdalle jamaal laguma hayo waayahan kumee 600k adiga ha sugi wayn waa diyaar Adigana videoska soo badi taliye 🤗👍

  • @dekahukun7643
    @dekahukun7643 Год назад +6

    Dadba is helay iyo hoygii fanka Hargeisa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +2

    Ina aderkey ina cali shah so qabo❤

  • @Burcogril
    @Burcogril Год назад +12

    irirsaMaaLNiMadu MaCaNaaa❤❤❤

  • @axmedyasin6103
    @axmedyasin6103 Год назад +8

    Welcome to Hargeysa cumeyn🎉😊

  • @hibonuuracabdiraxmaan130
    @hibonuuracabdiraxmaan130 Год назад +12

    😂😂😂😂😂shadiya qawdhan iyo omreyn englishky ku hadlaan xagee lagu bartaa lùu qadii ba kab ayay la dhaceen dada aan tagero from duriyada 😍

  • @maxamedqaasim3542
    @maxamedqaasim3542 Год назад +4

    So funny wlhi shadiyo omareyn wey iga qosoliyeen ❤❤❤ war wan idin wataa dhamantiina abdulle iyo saxibdin

  • @Farxadii
    @Farxadii Год назад +3

    Lahjaka rer Somali land wan jeclahy wllhi wll barnamijka noso badi ❤️🤍💚

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад

    From mogdishu abdalla jamal guul iyo asxabtada❤

  • @FardoussaAbdillahi-y6z
    @FardoussaAbdillahi-y6z 11 месяцев назад

    Abdala jamaal horow soco wll qali mantiyo bariba wxn ku ahay tagero buxa alaya khaliig

  • @yasirmungani6778
    @yasirmungani6778 Год назад +1

    1. Haa maxaa dhacay 😂😂 xafiiska iskuulka ban qalin biiro ka xadi jiray
    2. Kuwii ila dhashay mooyee cidkale no🌝
    3. Maya, jaceylka naftirkiisa meel kuma ogi😅
    4. Haa😂😂 intaan isku xishooday ban dhahay walletkeeygi ka soo tagay 😢
    5. Kun iyo kow jeer😩 anigoo dariikha balooni ku ciyaaraya baa gaari i sigay
    6. Jaceylkaan aa naga dabawadiin maa naga dhaaftiin😂😂
    7. Ilaahey hayga haayo 😂
    Intaas lee miyaa? Su’aalo kulul na weydii niyo 😅 soo badi cabdallow

  • @jirojoog
    @jirojoog Год назад +15

    Big legend abdala jamaal abdala❤

  • @AbdishakuurMaxamed-hk7lh
    @AbdishakuurMaxamed-hk7lh Год назад +6

    Kashka xaley ayaa nagi ujartey

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Год назад +3

    Tuug ayaa meesha iskugu timi kulahaa meesha kakakkaakka shaadiya ayaaba u daran bismilaah dhar xadhig la saaray ayaan xadayaa 😅😅😅😅😅😅😅
    Allah kareem !!!!!!!

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw Год назад +20

    Allah Akbar❤❤

  • @ApdikhadarMohamed212
    @ApdikhadarMohamed212 Год назад +4

    Abdale Jamal from Uk kaso dawanaya keep going pro

  • @tsss
    @tsss Год назад +7

    I love shaadiya, kashka and omeri

  • @MakoAden-dt7yx
    @MakoAden-dt7yx 6 месяцев назад +3

    Madara hahogahatey Mouna nachma😂

  • @MahadMataan-c4v
    @MahadMataan-c4v Год назад +4

    Shadiyo Walahi aad bay iga qoslisay ❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Год назад +3

    Alla maxan lacag hooyo ka xaday ila imika xada lacag meelaha taala hadaan arko I love you lacag ahay😅😅😅

  • @fardosayussuf4082
    @fardosayussuf4082 Год назад +9

    Shadiyo waa tuug sharaaf laaan eeh😂😂😂

  • @aaminamuuse3646
    @aaminamuuse3646 Год назад +4

    Cabadloow war ma hayside aamu imika raga lacg lasiiya
    Mid halkana hadaam kaaga waramo caloosha ku hurt wallhi 😢😢😢

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c Год назад +5

    Qawdhanow Anwar is watching 😂😂😂 lkn koley faladh kamey badneyn

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 Год назад +10

    From Djibouti hargeisa fani 😂😂😂

  • @Hanad_c_h
    @Hanad_c_h Год назад +4

    Only One of legends cabdala jamaal 🫡

  • @misssuuro6543
    @misssuuro6543 Год назад +3

    Dadaan jecelay baa mesha iskugu yimid ❤

  • @oumalkairemahamedomar6028
    @oumalkairemahamedomar6028 Год назад +4

    From Djibouti ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Год назад +2

    Wwwwwww dada akhayar ah aya ishelay wlhy mshallah

  • @laylaabdirahman2016
    @laylaabdirahman2016 Год назад +1

    Inta omareyn dartii udaawatay 🙌🏻♥️

  • @HappyMaxmud
    @HappyMaxmud Год назад +6

    Alllah is one ❤👆

  • @Wednesday-tq3ch
    @Wednesday-tq3ch Год назад +5

    Madar xishod aqli iyo wngi o qof ah❤ i like you wll

  • @habifarhanhabifarhan6614
    @habifarhanhabifarhan6614 Год назад +2

    jah madar zawka ninkii codka upax u eekaday qurxanaaa ilmuhu m.a ❤😂

  • @suhaybmuse4354
    @suhaybmuse4354 Год назад +1

    Shadiya wadh wadh kay gashy only reer hargaisa

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 Год назад +4

    Wey dhacdaa in laguu jaro laakiin wey ka dheceen😂😂😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Год назад +1

    Lengend of lengend abti cabdale jamaal cabdale

  • @sagaljamac3133
    @sagaljamac3133 Год назад +1

    Abdikariim cali shaah shaadiya omerayn isu keen 😂😂😂😂

  • @sucaadandirahman514
    @sucaadandirahman514 Год назад +1

    WLL Abdalle shadiya yeysan inagatagi adigo Abdikarim Ali Shaah nogu balaminin

  • @mumtazzulup442
    @mumtazzulup442 Год назад +5

    Big respect all of❤

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx Год назад +4

    Kashka goday makane hhhhh anaa lahaaaa digagadaas tuuug😂😂😂😂😂😂

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 Год назад

    Cabdale Jamaal barmamij kiisu so jiidasho ayu leeyahay.

  • @shakiibshaal9084
    @shakiibshaal9084 Год назад

    zxp abdalaow cabdikariin cali shaah iyo shaadiya isku balamii

  • @NimcokiinCiise
    @NimcokiinCiise Год назад +15

    𝐒𝐡𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐥𝐚𝐲 😂😂

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 Год назад +2

    Madar maxaa ku dhacay baryahan danbe? aad ayuu u aamusay

  • @maxamedJaamac44
    @maxamedJaamac44 7 месяцев назад +1

    Somaliland❤

  • @mushtaqkhalid161
    @mushtaqkhalid161 Год назад

    Wllhi waa runted shadiya rgga hada jooga shaxad nagu dhameeyeen 🥉💯💯

  • @mohaahmed8048
    @mohaahmed8048 Год назад +5

    dad isku farxasan❤

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 Год назад +1

    Dooro iyo cunigeeda kashka legend waaye

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 Год назад +1

    wxn ahay qofka ugu horeeya manta❤abdale reply

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Год назад +2

    4:58 wlh digaag intaan xadne ani iyo miduu adeer iiyahy baan suuqa geeyne inta nalaga gatey lacaqta nala siiyey soo baxney baa nalaga daba imaadey markasa nalaga cishte lacaqta digaagtena nala siiyey sawabtana hal il ayey ka buqsaneed habeenkii gurigan geysane wiilkii aderkey ahaa wuxuu idhahy anaa soo gate dheh awowgey habeenkii markuu imadey arkey war digagtan yaa iskaleh awowe anaa soo gate lacaqta xagee ka keente dhul baan ka hele ayan dhahy kulahaa anigaba maalin walba dhulkaan fiiriyaa lacaqna ma arkee adi yaa kutuse😀😀digaagtii orod meesha kaso qaadey geey ayaa laidhahy waan geeyey maxaa😀😀

  • @IlyaasAxmad-qi7bk
    @IlyaasAxmad-qi7bk Год назад +2

    Kkkk War meeshaduugba is kugu timidba abdlaw

  • @Cvhfyugf-yb2cj
    @Cvhfyugf-yb2cj Год назад +4

    Aaar abdallah jamaal hore usoco 😊

  • @sam_saed9274
    @sam_saed9274 Год назад +7

    My fav RUclipsr ❤😂

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti Год назад +1

    WaLeeeeee kuwanaaaaaaa aaarseee aheeeen le qosol iguma hadhin🤣🤣🤣🤣

  • @adanmahdi7840
    @adanmahdi7840 9 месяцев назад +1

    Oh why areU?Y areU? Why are you🇩🇯😍

  • @RIDWAANCISMAANRIDWAANCISMAAN
    @RIDWAANCISMAANRIDWAANCISMAAN Год назад +2

    Waa fuley waligii ri gas kamuu ridin😂😂😂

  • @kadiraawil5605
    @kadiraawil5605 Год назад +9

    Very funny they make my day😅

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Год назад +1

    Mr omreyn welcome back zhp❤