- Видео 314
- Просмотров 1 100 194
Gacanlibaax Channel
Добавлен 16 сен 2016
Waa Channel soo gudninaya waraysiyada iyo warbixinadda ay dadku xog wax ku ool ah ka heli karaan.
Magacaabista Madaxweynaha Ee Taliyeyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska Ee Somaliland
Magacaabista Madaxweynaha Ee Taliyeyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska Ee Somaliland
Просмотров: 9
Видео
"Ubadkeenii Jaad baa dhammeeyey, Wejigii ilaa ilkihii ayaa dhammaaday," Raysalwasaaraha Itoobiya
Просмотров 18День назад
"Ubadkeenii Jaad baa dhammeeyey. Wejigii ilaa ilkihii ayaa dhammaaday, hadday wax baranayaan iyo hadday shaqaynayaanba intaba qaad ayaa la ruugayaa, sidda shidaalkii/Gaadhiga!" Hadda ninka sidaa u hadlayaa waa ninka ay miisaaniyaddiisa qaadku ka badantahay 31%! Waxaase yaab ah; innagu kuma shaqayno, waxna kuma barano qaadka balse meel uun baynu muranka ku xoojinaa lana fadhiisanaaa!
Mashruuc muhiim U Ah Dadka Deegaanka Dacarbudhuq Oo La Bilaabay
Просмотров 814 дней назад
Mashruuc muhiim U Ah Dadka Deegaanka Dacarbudhuq Oo La Bilaabay
Shekh Siciid Raage Oo Farriin Muhiim ah Ka Soo Diray Deegaanka Reerdiinle
Просмотров 1328 дней назад
Sheekh Siciid Raage oo farriin muhiim ah ka soo diray deegaanka Reerdiinle. Sheekh Siciid Raage 254 111 910412
Magaaladii Isku Xidhay Afrika Iyo Dunida Inteeda Kale - Saylac
Просмотров 30Месяц назад
Magaaladii isku xidhay Afrika iyo dunida inteeda kale - Saylac. Magaalo leh taariikh facweyn iyo muuqaal soo bandhigaya xogo mug leh ku arooraya tagtadaa hore ee magaalada © Geeddisahan
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Shaaciyey Golaha Wasiiradda Ee Xukuumaddiisa Cusub
Просмотров 261Месяц назад
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo saaray liiska magacaabista Golaha Wasiiradda ee xukuumadda cusub
Talooyin Uu Daahir Rayaale Siiyey Madaxweynaha Cusub Cabdiraxmaan Cirro
Просмотров 25Месяц назад
Dardaaran iyo talooyin qumman oo ku arooraya go'aanqaadashada iyo hoggaaminta toolmoon, ayuu madaweynah cusub siiyey Md. Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynihii hore ee Somaliland.
Kulankii Ugu Danbeeyey Ee Madaxweyne Biixi La Yeesho Golohiisa Wasiirrada Iyo Farriimo Uu Diray
Просмотров 95Месяц назад
Madaxweyne Muuse Biixi oo kulankii ugu danbeeyey la yeeshay Golahiisa Wasiirrada, ayaa fariin waayeelnimo la wadaagay bulshada; mucaarad iyo muxaafidd ba.
"Qabyaaladdu waa mucatab aan muuqan oo Soomaalidu qalbigeeda ku wadato," Ustaad Muxyadiin Cabdi
Просмотров 4732 месяца назад
"Qabyaaladdu Waa Mucatab Aan Muuqan Oo Soomaalidu Qalbigeeda Ku Wadato," Ustaad Muxyadiin Cabdi Faarax. Si tixaysan oo aqoon iyo hogatusaalayn ku ladhan yihiin, ayuu uga hadlayaa midnimada ummadda. ©️Max Amiin
Cabdi Hani Xaashi Oo Markii U Horreysay Ka Sheekeeyey Go'aankii Adkaa Ee Ku Aaddanaa Joojinta Fanka
Просмотров 2152 месяца назад
Cabdi Hani Xaashi, ayaa markii ugu horreysay ka sheekeeyey sidii uu u qaatay go'aankii adkaa ee ku aaddanaa in uu hoobalnimadii joojiyo, isla markaa na uu u leexday faafinta diinta Islamka. ©Abdala Jamaal Vlogs
Midnimada Iyo Walaaltinimada | Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Просмотров 5842 месяца назад
Muxaadaro aad muhiim u ah: Midnimada iyo Walaaltinimada. Waxa soo jeedinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil. ©️Alfurqan Islamic Centre Manchester
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Natiijada Doorashada Ee Mucaaradku Kaga Guulaystay
Просмотров 7212 месяца назад
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa aqbalay natiijadii doorashada ee mucaaradku kaga guulaystay, isla markaa na wuxu ugu baaqay shacabka Somaliland in ay midoobaan.
Guddoomiyaha WADDANI Oo Guushii Ay Gaadheen Uga Mahadceliyey Shacabka Somaliland Ee Codkooda Siiyey
Просмотров 1,2 тыс.2 месяца назад
Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa guushii doorashada ee xisbigu gaadhay uga shacabka Somaliland . ©SLNTV
Degdeg: Madaxweynaha La Doortay Oo Hadda Hadlay
Просмотров 2982 месяца назад
Degdeg: Madaxweynaha La Doortay Oo Hadda Hadlay
DEGDEG: NATIIJADA HORDHACA EE DOORASHADA SOMLILAND OO LA SHAACIYEY IYO C. CIRRO OO MADAXWEYNAHA CUSU
Просмотров 4502 месяца назад
DEGDEG: NATIIJADA HORDHACA EE DOORASHADA SOMLILAND OO LA SHAACIYEY IYO C. CIRRO OO MADAXWEYNAHA CUSU
Tirintii Codadka iyo Natiijada Doorashada Ee Gobolka Awdal Oo La Soo Gabogabeeyey
Просмотров 1412 месяца назад
Tirintii Codadka iyo Natiijada Doorashada Ee Gobolka Awdal Oo La Soo Gabogabeeyey
Goor Ma Ayaa Lagu Dhawaaqi Doonaa Natiijada Doorashada Somaliland?
Просмотров 4602 месяца назад
Goor Ma Ayaa Lagu Dhawaaqi Doonaa Natiijada Doorashada Somaliland?
"Waxaan Qabyaalayste iyaga ugu ahay in aan taageeray Xisbigii aan ka soo baxay,” Maayar Mooge
Просмотров 6332 месяца назад
"Waxaan Qabyaalayste iyaga ugu ahay in aan taageeray Xisbigii aan ka soo baxay,” Maayar Mooge
"Xukuumadiihii Kulmiye, qiimaha Berbera may garan....noqon doonaa Laydh jaban," Musharrax C. Cirro
Просмотров 3993 месяца назад
"Xukuumadiihii Kulmiye, qiimaha Berbera may garan....noqon doonaa Laydh jaban," Musharrax C. Cirro
Hargeysa: Ciidanka Booliska Oo Shaaciyey In Ay Xidheen Shan Nin Oo Qoryo Sitay Oo Xabbado Riday
Просмотров 773 месяца назад
Hargeysa: Ciidanka Booliska Oo Shaaciyey In Ay Xidheen Shan Nin Oo Qoryo Sitay Oo Xabbado Riday
Kulmiye Iyo WADDANi Oo Guddida Anshaxmarinta Ee Komishanka Doorashooyinku Ka Joojiyeen Olaha Ay
Просмотров 803 месяца назад
Kulmiye Iyo WADDANi Oo Guddida Anshaxmarinta Ee Komishanka Doorashooyinku Ka Joojiyeen Olaha Ay
Khudbad Ballanqaadyo Xanbaarsan Ayuu Musharrax Cabdiraxmaan Cirro U Jeediyey Dadweynaha Reer Gabiley
Просмотров 4443 месяца назад
Khudbad Ballanqaadyo Xanbaarsan Ayuu Musharrax Cabdiraxmaan Cirro U Jeediyey Dadweynaha Reer Gabiley
Dardaarankii Culimada Ee Ku Waajahnaa Guddida Doorashooyinka, Xisbiyada Iyo Ururada Ee Ka Qaybgelaya
Просмотров 3473 месяца назад
Dardaarankii Culimada Ee Ku Waajahnaa Guddida Doorashooyinka, Xisbiyada Iyo Ururada Ee Ka Qaybgelaya
Aqoonyahan Dadka Qayila U Qabiyey Saddex Qaybood | Dhibaatooyinka Qaadka | Ustaad Muxyadiin
Просмотров 3,1 тыс.3 месяца назад
Aqoonyahan Dadka Qayila U Qabiyey Saddex Qaybood | Dhibaatooyinka Qaadka | Ustaad Muxyadiin
Fannaanka Mursal Muuse Oo markii U Horraysay Bixiyey Wareysi Ku Saabsan Sooyaalkii Fankiisa | Xiiso
Просмотров 34 тыс.3 месяца назад
Fannaanka Mursal Muuse Oo markii U Horraysay Bixiyey Wareysi Ku Saabsan Sooyaalkii Fankiisa | Xiiso
Musharrax Cirro Oo Arday Su'aal Culus Weydiiyey
Просмотров 5664 месяца назад
Musharrax Cirro Oo Arday Su'aal Culus Weydiiyey
85 Jirkii Bililiqada Iska Celiyey Ee Aakhiradiisa U Baqay
Просмотров 3494 месяца назад
85 Jirkii Bililiqada Iska Celiyey Ee Aakhiradiisa U Baqay
Xusuustii Lagu Celiyey Fannaanada Hibo-Nuura | Idaacada Hargeysa Iyo Halkii Ay Fanka Ka Bilowday
Просмотров 42 тыс.4 месяца назад
Xusuustii Lagu Celiyey Fannaanada Hibo-Nuura | Idaacada Hargeysa Iyo Halkii Ay Fanka Ka Bilowday
Xaajadii Loo Doonyeystay Ee Geedka Lala Hoostegay !
Просмотров 2144 месяца назад
Xaajadii Loo Doonyeystay Ee Geedka Lala Hoostegay !
Dulmaneyaasha Jacaylka: Lahayste Ha U Noqon Dareenxaaladeed Iyo Qalbi Cid Kale
Просмотров 1255 месяцев назад
Dulmaneyaasha Jacaylka: Lahayste Ha U Noqon Dareenxaaladeed Iyo Qalbi Cid Kale
❤❤❤❤
Aniga garanaya Guri 50sanno gartiisu maxkamadda Hargeysa taalay 😂
Ye
استغفر الله العظيم
ماء شاء الله جوده تجنن وبعد لو بيدي زرفت الفيديو حلالي صح 😂😂
heesta dhexdhaxaadin qisadeeda 😢💔😭
Alle aya kuso hadeeyey Alle kuwa kale ee ku jira hasoo hadeeyo Aaaaaaaaaaaaaaaaaamin
Cashar ballaadhan weeye intani.
Manshallah Allah 🤣
Allah ha unaxariisto
Alle ha unaxariisto sooraan
Mursal
Aadban Ku Salamayna sidokale moursal Moussa Umar nolol wanagsan ban Ku rajaynayna iiyo cimri deer
Allow unaxaris ader sooran😢😢
Ninkaan waxa u ku hadlayo aqon umalahow ee ha iska amuso
Tugyohw. Dadka kahrddhqaq
Muuse biixii waa laguu suugaya bustaahaaga soo qaado jeelka ayaa galaysa😅😅😅😅😅😅
Ma
Marxuum dheh mudane ha odhanee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂😂😂😂
Sawirrada iyo videoyada naagaha iyo jidhkooda internetka hasoo dhigin si raggu ay u arkaan
😂
Moogo maanaan diidin inaad xisbgaaga taageerto waxaan diidnay isdaad u hadlayso
Mashallah wow🎉🎉❤❤❤😮😮😮
Allow unaxariiso
ماشاء الله الله يحفظك ياشيخ
Allaha unaxaristo
Allah naxariistii janao ha ka waraabiyo Ibrahim ismail sugule 😢😢😢 soran😢
Asc
Al fanaan mursal muse cumar salaan sare
Liibaax
Nollow zxp horay usoco wll❤❤❤❤
Legend mursal ❤❤❤❤❤❤
Hanbalyo sxb
Mursal muuse waa rageedii
aad iyo aad ayaan uga helay warysiga mursal muuse aad ayaan ku u salaamya sxb
Bagi waa ruun
Abwaan updilaahi bade Xuseen legend qiimo leh
Heesta magaceed tolow gabadhan jeclaayey uu leeyahay😮
Dhiigga u sharaf badnow a la dhaha heesta
Muuuse huuno waa adrky lacgtiii iskla kaaaaly
Mursal maansha allah ❤❤❤
Maanshallah abti noolow adiga iyo familigaaguba inbadan inshalah
❤
Mursal legend mudo so dawanaye hesahisa wan tagera Ninkan
Mash allah mursal muse❤❤❤❤
Bilan heesta aanan ka daalin
somalida blackmail miyaa lagu wada hystaa oo in qofku inta uu jiro sheego ma wax waynbaa
Waa yaab dadii waxay noqotay caay
Caqliga markuu bislaado oo koro oo dhambalmo ma qarsoomaayo Mursal Muse legend lamaanaha aan ka taageero fanka asaga iyo Hodaneey
Kkkk sheeko xumada war naagtada maxaa keenay
Mursal wa tagera lkn maa hubo kuma dababayo ee lkn sidu shegay carurtayda hoyadod wa sax ragu way gursadan lkn see sababtu uu furay dan dhof baa umaleya wayo adigo qaba aya haysanaysa rerahaga lkn mursal markiba ii fur ay tiriy kadra horey buu kaa furay snn bro j vs salut from Djibouti 🇩🇯