Xasan waa 82 jir, aabahii Somali ayuu ahaa, hooyadiina Tutsi Wax uu ku nool yahay Wadanka Rwanda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 768

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 Год назад +52

    He is pure Somali the way uu gacmaha u taag taagayo markuu hadlaayo aabahey ayuu isoo xasuusiyay big up adeero cimri dheer iyo Cibaado suuban ayaan kuu rajeynaa ❤️🫶✌️

  • @amranmuuse2455
    @amranmuuse2455 Год назад +31

    Sheeko xiiso badn weye mashallah awowe adunka kolay nolol fcn way ka muqata akhiiran jano ayan kugu duceyey hariri the one of Somalia 🇸🇴

  • @ifraaxosman9565
    @ifraaxosman9565 Год назад +12

    This man is a reminder to all Somalis who come to America as refugees and forget about the Somali language!!!

  • @hibomoussa9833
    @hibomoussa9833 Год назад +14

    I have a workout to do but I'm hooked listening to this amazingman...he is also cracking me up with his gestures and somali telling background😁

  • @Puntland_official
    @Puntland_official Год назад +53

    Walahi waaya arag Somaliyeed duqaan waa uu furfuran yahay masha a llaah allaaha ku xifdo

  • @shaaficiismail892
    @shaaficiismail892 Год назад +19

    Rageedi oday xasan alle cimriga iyo cafimaadkaba ha kuu barakeeyo aamin aamin

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Год назад +43

    Masha allah 🇸🇴 somali meel walba ku tarantay lkn aan laga faa'iidaysan lana soo dumin
    Alla ha naga dhigo kuwa wanaga isu garabsada 👊

  • @aaresugaal9275
    @aaresugaal9275 Год назад +22

    Maasha alaah somali badan ayaa dunida inagaga maqan socdaalka hereri kuwo kalana waa inaad umada hor keenta insha alaah mahadsanid adeer xasan iyo wariyaha ruug cadaagaba.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 Год назад +26

    Ninkaan hanaloo dhaqaaleeyo waa qalbigeenee✌️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🌹🌹🌹💕💕💕

  • @yxyiniori3023
    @yxyiniori3023 7 месяцев назад +2

    This is very interesting story. I never thought a Somali man in Rwanda.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Год назад +13

    Masha allah odaygaan somaliyed dhaqankiisii iyo afsoomaligiisii weli wuu ku dhagan yahay cimri dher cafimad iyo cibaado suuban Allaha idin siiyo oday xasan iyo wariye sare abdisalan hareri aamiin yaa rabi

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 Год назад +73

    Rwanda is one of the beautiful countries in Africa 🇷🇼 🖤

  • @kylexy2901
    @kylexy2901 Год назад +28

    am rwandan ,don't understand what he is saying but what i know is that we tutsis Loves so much somalis

    • @loso5930
      @loso5930 Год назад +5

      We love you too!

    • @abdi6495
      @abdi6495 Год назад +3

      HE SAID TUTSI IS OUR COMUNITY
      SOMALIA AND TUTSI IS SAME CAME FROM SAME WHERE
      HE WAS BORN IN CONGO KEFO
      HE IS GROW UP IN KIGALI RWANDHA
      WE THANKS OUR PEOPLE TUTSI IN 🇷🇼

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Год назад +1

      He said his mother was tutsi and his father somali they met in Uganda, after his father died in the 1960s he moved back to the somali Ethiopian region to find his father's family and he found his uncle, he also lived in Congo and now for more than 30 years lived and married in Rwanda, he also said somali and tutsi have very similar culture and rules with their elders.

    • @sagalahmed367
      @sagalahmed367 Год назад

      His mother is tuts his father somali

    • @bez1196
      @bez1196 Год назад

      His father is Somali and his mother is Tutsi. He was born in Congo.

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 Год назад +9

    Masha Allah xasan sifiican ayaan u aqaanaa 1989 ayaan magaalo layiraahdo moba oo wadanka koongo ayaan wada joognay nin fiican weeye

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 3 месяца назад

      Adigu ba khayrkaa ma noolaa
      Illahay cimriga hakuu daayo legend😂😂😂

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Год назад +17

    Masha allah alle ha xiftiyo, soomaaligiisu aad buu u fiican yahay isagoo wax yar ku sugnaa dhulka soomaaliyeed, waxa kale oo i cajab galiyay siduu abtirsigiisa u yaqaanno, ogaadeen meel kasta waa laga helaa.

  • @AhmedMohamed-ec7pc
    @AhmedMohamed-ec7pc Год назад +29

    wow this guy is a legend, he never forgot his roots

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Год назад +32

    Reer magaal hadaad maqashid waaba kan!
    MaanshaAllah odey xadaari ah.

  • @suudaani1
    @suudaani1 Год назад +74

    Maasha Allah Rabi caafimaadka, cimriga iyo cibaadadaba ha idiin siyaadiyo Oday Hassan iyo Hareeriba.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад +1

      ( ALLAHUMA AAMEEN)🤲🙏👍💯🎊🌺🌺💕🌹💔❤️❤️🔶💖🔷💎💎💝💝💓💔💔🌹🌹🤲🤲💞💞💖♥️💞💞💖💯💞💖💕🌹🌹🌹

    • @abobasement346
      @abobasement346 Год назад +1

      Masha Allah Ruwandah waa dowlad horumartay waxaynah so maren dagaloh sokeyeh hadanah waa dowladah ugu Khuruxbadan Adunkah

    • @naimabashir6420
      @naimabashir6420 Год назад

      L0

    • @naimabashir6420
      @naimabashir6420 Год назад

      Ll

    • @naimabashir6420
      @naimabashir6420 Год назад

      L0

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 Год назад +14

    Mansha Allah. Waa Somalidii layaqaaney ee dhaqankooda marna bedelin. Af Somaligiisana aan ka guurin. Cimriga Alle ha kuu dheereeyo. Hereri keep it up brother.

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 Год назад +19

    Mashaa Allah waa adeer wanaagsan ilaahay ha barakeeyo

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +23

    Old is gold. Dadkeeni horree Somali asal aan dhaqan doorsamin.

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Год назад +28

    Odayga waa shaxaari wllhi meel walbo beey joogaan kulaha ninkaan waa "OGAADEEN"dhalad walaahi ninka ogaadeen ah waxaa lagu gartaa meshuu tago ilmuu ku beeraa

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Год назад +54

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @svgcrtns444
    @svgcrtns444 Год назад +11

    Wallahi, masha Allah, wallal hareeri, wallhi keed baad u tahay Qaranka soomaaliyeed muuqaaladaan ha daleedin dibna u keedi

  • @xussenhabiib5471
    @xussenhabiib5471 Год назад +31

    Waa legend ogaaden ❤😂

    • @Faces189
      @Faces189 Год назад +9

      I am not OG, but I ❤️ they leave good traces. They are beautiful people.

  • @Somalitravel
    @Somalitravel Год назад +12

    4:38 My dad was in East African Kings Rifles.
    May Allah Bless their souls.

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 Год назад +36

    He is a great story teller fantastic interview.

  • @SadiikSindi
    @SadiikSindi Год назад +115

    Whli Dad iyo dhulba waa naga maqan yihiin insha Allah mar waan midoobi dona

    • @xachabmaha7354
      @xachabmaha7354 Год назад +7

      Dad waligood ee socon jireen meel kale dagi jireen meesha ka guursan jireen. Dhulka sidiisaba waxaa loo abuuray in lagu foofo

    • @muhumednathirhanshi3112
      @muhumednathirhanshi3112 Год назад +8

      Walahi isaga naga fican wadankisu joga ruwanda m.a wa muwadin ruwandes ah somalia wa midan holcaysa oo boqol boqolka udhamanaysa viva ruwanda aderkis halkas ijog waliga ogaden hada nahay Bala walba waxba kudarsanay kkkk

    • @SadiikSindi
      @SadiikSindi Год назад +3

      @@muhumednathirhanshi3112
      SOMALIDA KULUNSAN CAALAMKA KUWA UGU BADAN WAXAY KASOO JEEDAN WAQOOYI DHULKA LAYSKU DHAHO SOMALAND

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Год назад +3

      Ninkaan dhulkiisa hooyuuu jooga ina adeer qaxooti maahan

    • @maryanshoodhe611
      @maryanshoodhe611 Год назад +1

      Iinshllha amiin yaa Allah Iinshllha dhamanteen

  • @SoolChanal
    @SoolChanal Год назад +21

    Sida uu isugu taxalujiyey inaan afku ka lumin isaga ii aan haysan cid uu la hadlo ayaa cajiib ah. Inaga oo ku dhex nool bulsho Somali ah ayaan luuqad qalaad ku hadalaa

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад +5

    Sida Bunka ayuu ii qabtaa inaan dawado muqalada hereri RUclips wax kale uma soo galo hada Hore u soco Abdisalan

  • @elmi108
    @elmi108 Год назад +62

    Very fantastic interview always wanted to know something about Rwanda.

    • @kylexy2901
      @kylexy2901 Год назад

      am rwandan ,don't understand what he is saying but what i know is that we tutsis Loves so much somalis

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Год назад +5

    Waad nagu yaraysay abdilaan odaygan aduun xaqiisa waa ka qaatay ilaahey hakuu siyaadiyo farxada ader😍🖐

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 Год назад +15

    Very energetic man, old is Gold. I like his story telling style 🤣🤣🤣

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Год назад +21

    Mashallaah Allaahu Akbar Allow ku xifdhi allaahu ma aamiin yaa rabalcaalamiin 🤲🤲😭💎🕋💎🇸🇴

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад +2

      ( ALLAHUMA AAMEEN)💯🙏👍🎊🔶🌺❤️💯💖💕♥️🌹💞💯💖💞

  • @benin9773
    @benin9773 Год назад +9

    Waa nagu gaabisay …..interesting interview !
    Maa shaa Allah

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Год назад +18

    Ilahow odaygan u naxariiso oo farxada u ziyadi🤲🤲🤲

  • @samawathe
    @samawathe Год назад +3

    1. Hassan
    2. Xarbi
    3. Xussen
    4. Ahmed
    5. Cali
    6. Farah
    7. Imaan
    8. Sharmarke
    9. Hirsi
    10. Qalaf
    11. Xassan
    12. Qalaf
    13. Yusuf
    14. Maxamed roob
    15. Abdullah
    16. Maxaad
    17. Muse
    18. Maxamed
    19. Zubeir.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Год назад +5

    This Gentleman is upselutly somali pure and I will not ask anyone else

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 Год назад +9

    Absame kuumade kablalax . Maasha Allah ✅🌷🥰

  • @zubayrmaxamed3403
    @zubayrmaxamed3403 Год назад +6

    Somalida Rwanda ku noola barnaajim kaso diyaariya wariye abdisalam ❤❤️👏

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Год назад +4

    Soomaalidu waa dad aad u niyad fiican kana duwan dadka kale waana dad fariido ah oo aan biqin🇸🇴 waxaad mari aduunka meesha ay soomali joogto waad garani
    GUUL IYO GOBONIMO AYAAN AABE WAYENE U BARYAYAA❤️❤️💞👍

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 Год назад +106

    1965kii ayaa ugu danbeesey Somaligiisana aadbuu u fiicanyahey. MashaAllah

    • @hasss773
      @hasss773 Год назад +4

      Haa koley kaaga waa dhaamaa.

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Год назад +4

      @@hasss773 somaligiisuna wuu saxan yahay kelmada iney labto ayad odayga gajada inanta uhoos marisay walee ina ragow eex laydinka taG heli maayo

    • @NimoDH1
      @NimoDH1 Год назад +1

      @@rahmaahmed1836 🤣 walaashey waad iga saxdey JazakaAllah

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Год назад +2

      @@NimoDH1 ❤

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 Год назад

      Odayga cuqubo maqabsan

  • @manchesterunitedfans2568
    @manchesterunitedfans2568 Год назад +4

    Mashallah adeer ad ayu u qalbi wanagsan yahay Allahuma baaarik Odayga cimrigisa

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy Год назад +12

    We need more of this type of content. Well done and thanks for sharing.

  • @khadarhi6589
    @khadarhi6589 Год назад +10

    Mzee has energy manshallah beautiful 🥰🥰💯, I like how he talking, nice history

  • @moha5318
    @moha5318 Год назад +101

    Legend OG Ogaadeen is everywhere ❤

    • @abuhafsa3637
      @abuhafsa3637 Год назад

      OG waan taageera sxb anigoo MJ ah OG waa international

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 Год назад +1

      @@abuhafsa3637 Waad mahadsantahay wll waalawada dhashay hereri cimrigiisa Alle hanoobarakeeyo baraamijyadiisa waa cajiib Aniga in uu chanel leehayaba hadaan ogaaday

    • @zainabdulla1131
      @zainabdulla1131 Год назад

      Hhhhh yaab

    • @Jubalandvisit
      @Jubalandvisit Год назад +1

      @@abuhafsa3637 mj og dd walalo ah

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Год назад

      @@abuhafsa3637 Meelwalba Aad Joogto Mj Baad Arkin. Siyaasaddii Qurbaha Idinkaa Heeysto Masha Allah!

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 Год назад +36

    Herari please do part 2 with this intresting man, full of history

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 Год назад +29

    Mashallah very wise Somali man May Allah give him long healthy life and I hope he is reunited with all his kids around the world.

  • @abdisalamjamal1692
    @abdisalamjamal1692 Год назад +38

    Rwanda- spectacular place!!

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 Год назад +22

    Odayga wlhy farxad ayaa ka muuqata allaha u siyaadiyee

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад +1

      (ALLAHUMA AAMEEN)🙏🤲👍❤️🌺🌺🌹💖💯❤️💕💓💓♦️💎💎

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste Год назад +1

      Farxada alle ha u ziyadsho aderkeen❤

  • @khadarcaynaashe7753
    @khadarcaynaashe7753 Год назад +7

    Ilaahay cimriga ha u dheereeyo Xasan waa nin wali dadkiisii aan ilaabin. Mahadsanid Wariye sare abdisalan herari

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад +8

    Masha allah rwandha cadi ma ahan so beautiful and clean alaha Somalia sas hak dhigo

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 Год назад +2

      Anaka kadib beey is cuneen dagaal hadana go’aan beey gaareen weey hishiiyeen waa kaas dhulkoodii xaashi waa ka mamnuuc waa xarig qofkii dhibici dhulka ku tuura anakana madaxtootadeena hadaa aragto banaankeeda wasaqda magaalada dhaxdeedana xasbunulaah.

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 Год назад +1

      @@inaadam9250 wa dad dalkooda jecel sister inaga qiiro Jan qabil somalia laharay allah wadan fcn nasiyay away dadki🥲🥲🥲🥲

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 Год назад +2

    Waa wareey masha allah odaygaan ilaa daarood uu abtirsady asagoo somalia aan ku dhaqmin aabihiisna waa dadaalay markuu abtiris kiisa uga tagay somali inuu yahay uu ku fara adeygay

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Год назад +145

    82 years old with that energy unbelievable ✍🏾

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад +10

      (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)👍🙏🤲🌹❤️💞💯🌺♦️🎊♥️🤲💝💔♦️♦️🌺💎💎💕🙏🤲🤲🤲

    • @aniyamoha1324
      @aniyamoha1324 Год назад +11

      Say Masha Allah tabarkalaha bro

    • @sacdiyaahmed6141
      @sacdiyaahmed6141 Год назад +5

      Mashaa alaah dheh ❤

    • @abdisamadahmed5493
      @abdisamadahmed5493 Год назад +6

      @@sacdiyaahmed6141 Masha Allaah ✍🏾

    • @maxamedcali4343
      @maxamedcali4343 Год назад

      Hhh we g I nv v

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Год назад +29

    Abdisalan you are doing great work. I love your work. Best of luck man.

    • @geedihiiraalecusman438
      @geedihiiraalecusman438 Год назад

      Ninkan afsomaliga xageebuu kubartay

    • @billowabdi2844
      @billowabdi2844 Год назад +1

      @@geedihiiraalecusman438 horta Aabahis wa Somali, teda kale Wajeer iyo Garissana wa jogijirey siddas noshegay

  • @moadam7003
    @moadam7003 Год назад +6

    My favorite and the only Somali reported I enjoy watching #Harari

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 Год назад +2

    Aad baan uga helaa barnaamijyada herari uu soo diyaariyo mashaa allah 💖 ❤️ ♥️

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Год назад +3

    Abdisalam Hereri doumachi you doing great job well mashallah xasan harbi wonderful stories long life 💚❤️🤍💕🌸💖

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 Год назад +5

    Masha allah adeer xasan cimrigisa alaha u barakeyo

  • @farxanrafle2412
    @farxanrafle2412 Год назад +4

    Harari nooloow walaale Alle ha ku guuleeyo iftiinka taariikhda hore Iyo maanta waraysi aad u xiiso badan sabab waa cadayn in qofka soomaaliga ahi waligii lumayn

  • @abdiyareomar4066
    @abdiyareomar4066 Год назад +4

    Abdisalan Hereri Wareysiyadiisa ma kala dhacaan... Allah ya cizak....

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад +4

    Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh
    Best sheeko, soo badi soomli dibadaha dagan (Afrika)
    Maqalka Qarxinta waa kadaalney, iyo 7-madaxweyneyaal/7-Rw-yaal
    Ma sha ALLAH, Very healthy (82-yrs old)
    Mahadsanidiin, Hereri iyo Hassan

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Год назад +23

    RUclipsr qiimo badan ilaahay haku xafido

  • @kurmanyojr1121
    @kurmanyojr1121 Год назад +8

    Darood ismacil jabarti 🥰

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 Год назад +2

    Mashalla Mashalla
    Waxaad waraysatay nin qiimo badan,isago 4sanno keliya joogay somaaliya sidaas fiican weli ugu hadlay
    Afkiisi hooyo,kuwii shalay soo galay yurub ama amerikana ay is is ilowsiiyeen

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 Год назад +2

    Maashaa Allaah, wareysi xiiso leh oo dhaxal gal ah, noolaada awowo Xassan iyo adeer Hereriba.

  • @abdibillowomarofficialchan1482
    @abdibillowomarofficialchan1482 Год назад +4

    Mashallah Adher Abdisalan hereri for updating us things I apreciatted to you keep going adher

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +4

    Kigaali 1997 kii ayaan. Paris to Kigali Sameeyey Naago Tutsi ayaan af somali kula hadley Bello mise waa Ruwandaise 25 dal Polnysie francaise iigu dareyd soo marey Somli baan joogta Jazeeradaa) waar ninkan Garowe iyo Hrgeisa keena Nin Weli somaligiisu ok yahee. Haaye haaye( famley mxamed Oogle. Arusha. Tanzania, qosol. Naagta waalaga bixiyaa 2 ama 3 Saca. Loodii hhhh laga bixiyaa waa Funny Reer Magaala

  • @alwanqaadi7197
    @alwanqaadi7197 Год назад +21

    Wonderful story

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +7

    Very interesting personality 😜☺️💗☺️ with loads of background knowledge amazing

  • @baylood.germany
    @baylood.germany Год назад +2

    82 sano haduu somali dhex joogi laha waa horuu dhiman laha ama dhuljiif bu noqon laha somali qabyaalad xasad ugu imo

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Год назад +2

    Daarood are everywhere. Everywhere you go you'll see Daarood. D5 power.

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Год назад +1

    Oday xasan waa somali pure ah aad buu iiga qosliyay wlhi , dhiigu biyo maaha uumban maqli jiray walee waa dhab, takale er aan aadka ula yaabay waxa kamida markuu yidhi hargaisa ayaan tagay waxaan joogay xaafada layidhaa’Dumbuluq’ waa ex magacyadii hore hargaisa waxa garan kara uun qof reer hargaisa dii hore ah hadana waxa layidhaada xaafada total ama shimbirta.

  • @aliyussufhaji9922
    @aliyussufhaji9922 Год назад +1

    Sida uu ukada loobsaday uu tilmamamayo waxyabaha lagu yaqaano somalida waa, spot on. Mashallah

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Год назад +6

    waar waa Maxamed Subeyr

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Ax odaygu waa say wallaahi oo kale isagaaba qaar ka fiican

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 Год назад +11

    Best document ❤👍

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai Год назад +1

    82jir da'daa lakin 28 maskaxdisi ayu leyahay mashallah great interview keep up hereri.

  • @abdirahmanmahdi9458
    @abdirahmanmahdi9458 Год назад +31

    love his energy

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el Год назад +3

    Herari is my favourite journalist.❤️❤️💖

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Год назад

    Masha allah walhi wariyahan adban ujeclahy wax wax ter leh ayuu soo gud biyaa thanks wll cabdi slam wan kaga mahad celinayaa shekada xiisaha badan ad nalawadagty

  • @WashDC
    @WashDC Год назад +1

    Cabdisaan Hereri waad ku mahadsantahay adeega aad somalida u hayso in ka badan 35 sanno hawsha , dadka tustsi bal maxay cunaan ma sideena shuurada ama soorta cunaan ama hilib iyo caano bal iyaga wax badan inaga fahansi ,Cabdisalaanow waxa kaloo jira dad somali asal ahaan ka soo jeeda oo la yidha Reerdinle oo Kenya daga gobolka waqooyiga bal hadii aad soo waraysato barnaamij aad u xiiso badan ayuu noqotayaa dad badana way xiiseyaan halka ka wad 👍

  • @abdiyareomar4066
    @abdiyareomar4066 Год назад +10

    Dhaqanku waa cajiib ninkaan qayladiisa arka.. Waa tutsi caadi ah..haaye haaye bay barataye waxaa timid Aaaaay

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Год назад +10

    He's a very strong man

  • @abdirizzakmohamed5942
    @abdirizzakmohamed5942 Год назад +1

    Waa Geed adayg ninkani Aan lahelaynin isagoo kale, jiilka maanta nool ee Qurbaha ku barbaaray sidiisa ookale, umahayaan luuqadooda iyo dhaqankooda sidiisoo kale .. maasha allaah...

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Год назад +4

    its true TUSI people leave in Great lake Region have many things are same in culture ,thanks Abd

  • @vennagaming8771
    @vennagaming8771 Год назад +2

    Barnaamij qurux badan baa kasoo duubtay wariye❤

  • @shucaybwarsame7415
    @shucaybwarsame7415 Год назад

    Masha Allah Allah cimriga ha idiin siyaadiyo hassan iyo hareriba ......
    Odaygaas hassan ah waa nin dhulmar ah aadna bashaash u ah sida ka MuuQata ......

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Год назад +2

    From. Muqdisho. Waa ku salaamey.

  • @farahmubashir833
    @farahmubashir833 Год назад +1

    Abdisalaam shaqo fiican baad uhaysaa ummada somaliyeed thank you

  • @abdikariinqorane9083
    @abdikariinqorane9083 Год назад +10

    waa barmaamishkii iigu qosolka badnaa wllhi 😁😁😁

  • @warsamekamil5393
    @warsamekamil5393 Год назад +2

    Maanshallah xasan kingali Iyo hereri kulan xiisihisa wata

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Год назад +5

    Cajiib waa qof maskax badan
    Mansha Allah

  • @charlesabdi
    @charlesabdi Год назад +3

    War nio ninka haluso yara celiyo ogadeenku wa abaha afsomaliga lkn waxyar oo practice somali ayu raba .sida kale wa nin somali dhab ah

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Год назад +1

    Maasha Allah. Odey xassan waa fariid afkiisii iyo dhaqankiisa ma dayacin Dagaaladii iyo colaadii Rwandana wuu kasoo badbaaday Odeygan Harariyow Dalkii lagu martiqaado waaye oo Bildat ka siiyo Xiriiri markasta

  • @11naa44
    @11naa44 Год назад +6

    MashAllah ogaden hhhhh odayga so dhaweeya

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 Год назад +3

    Maashaa allaah soomaaligii mailaawin xasan

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Год назад +12

    This guy is hilarious 😂. Very fantastic, bal dunbuluqna caruurtisi halaga soo eego....

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia Год назад +3

    Cajiib
    Soomaalida dunida kala ku nool kwran hee
    Xasan oo 82 jir wuxuu leeyahay Daarood baan ahay Hooyadna waa Tuutsi 😍
    SOOMAALI MEEL AAY KU NOOLEEN WAA DHIF IYO NAADIR

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Год назад +6

    War ruun somali isaq badhaan ayan ku arkaan xudada kenya_ uganda

    • @khadar_mohamett
      @khadar_mohamett Год назад +1

      Magalo waxaa jirta isaaki la dhaho oo kenya Ku tala iyaga iska leh oo dagan, Halka Tanzania Ay aad ugu badan yihiin, lkn somalida xagaas joogta oo dhan Dadkas bay la dhaqan nodeen.