Masha Allah waan Hambalyeynayaa walaalkaa soomaaliyeed wuu dadaaley runtii. Sidoo kale dadka Angoliyiinta ahi waa kuwo fiican intaan ka bartey. Ardey ayaan suudaan khartoum wax ka wada baran jirney dad lala dhaqmi karo weeye..
Yaa Salaam!!! Walahi Ugaasku wa nin isku Kalsoon Ilahayna talo saartay. Anigaa ba hadda isleh Angola aad oo Ugaaska lashaqee in Sha Allah. Jazzakallahu khayran.
Aamiin. Intaan yurub iyo America waxaa la rabaa inaan maalgashano Africa diintana ku faafino lacagna ka sameyno. Halkaasna waxaa ku jira diin iyo maal.
Camera manka waxa laga raba camera in uu fadhiisiyo kuna jeediyay mesha ugu muqaalka quxoon ee qofka lagu duubikaro maaha in maanta dhan hadba uu dhan istaago
Wallahay waan qiirooday
Kuwaa hada iyagoo 24 jir ah hooyadood la guursanayo oo xuquuq loo raadinayo
Ayaa haweenka Soomaaliyeed ee Allah u dhamays tiray xuquuqdooda Xoriyad ugu yeedhaya!!!!!!!!
Bal kwrn so layaab maha
Ugaaska thnxs for sharing the story
Africa is the future always 🙌
Hareri waa hanti soomaali leedahey rabbi ha xifdiyo meelo muhiim ah ayuu xog kasoo diyaariyaa tv ama idaacad weyn aasaaskeeda isku dey inaad dhaxal nooga dhigto iyo dhalinyaro aad tababartey
Masha,Allah, mudane Hereri iyo Ugaaskeena, waa sheeko xiiso leh iyo Jewi Qurxoon, Sharaf ayey inoo aheyd in aad Angola noogu imaado, adiguna in aad na xasuusnaan doonto ayaa rajeeynayaa, mar kalena ina soo booqan doontid. Mahadsanid.
Sxb deganaashaha wadanka Angola mxa shuruud ku xiran
@@nuurmowliid9175 chatka imaaw
Plse xgee kaalasoo xiriiraa information kaa rabaaye
Masha Allah somali guul iyo gobanimo somaliya melay joganba
👋 Wuu Mahadsanyahay Weriye C/Salan Hereri& Daahir Ugaas Geesi.
Masha Allah waan Hambalyeynayaa walaalkaa soomaaliyeed wuu dadaaley runtii.
Sidoo kale dadka Angoliyiinta ahi waa kuwo fiican intaan ka bartey.
Ardey ayaan suudaan khartoum wax ka wada baran jirney dad lala dhaqmi karo weeye..
Waad Ku Mahadsanid Hareri sida aad nogu soo gudbiso soomaalida daafaha dunida Ku nool ee horumarka sameeyay.
cabdisalaan iyo daahir waan ka helay sheegadan ku saabsan angola aad iyo aad u mahadsan tihiin
Guul iyo Gobnimo africa is the future 👍
Yaa Salaam!!! Walahi Ugaasku wa nin isku Kalsoon Ilahayna talo saartay. Anigaa ba hadda isleh Angola aad oo Ugaaska lashaqee in Sha Allah. Jazzakallahu khayran.
Waar ninkaa waddanka Angola udaaya oo meherad kali doonta.
Anna Angolaan aadi kulahaa.
Ma Angolaad isku wada shobaysan?
Marka xiga iyo Namibia.. the little Dubai in Africa 🌍
Barmaamijkani waa mid aad uleh qiimihisa thanks abdi salan hereri
😂scw
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤Allah mahad oo dhan u sugnatay noogu deqay diintan aadka u qiimaha badan ❤
aad baad u mahad santihiin dhamantiin ❤
Hambalyo Safiirka somali angola iyo Hereriba Hargeisa somaliland thanks
Fakeland 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣
@@Johnniedallas214 wad asiibtey maskaxdaa qabiil kawareriyy 😅😅😅
Masha allh ugaaska waa nin dhaqanka islaamka ku adag noolow ugaas iyo abdisalaamba
Hereri is not only a great interviewer but he is an intellect having a great wisdom
Waan Kula Socdaa Meel Walba Maraysaan Herari MEDIA
Haaye Haaye Herari Cimriga alle haku barakeeyo
❤ALLAH ku xirnoow waad guuleysani insha Allah❤🙏🏻
Soomaali Alloow dhowr meel walba oo ay joogaan.
Aamiin Aamiin Aamiin
Aamiin. Intaan yurub iyo America waxaa la rabaa inaan maalgashano Africa diintana ku faafino lacagna ka sameyno. Halkaasna waxaa ku jira diin iyo maal.
Asc, Maansha allah , Abdisalaan iyo Ugaas daahir waa Somali xalaal, Ugaasku runtii waa Geesi , nolosha meelo badan ka soo Maray.
ugaasko waa nin sojabaay mashalaah guul iyo gobanimo somaliya melay joganba
waaa mahadsan tahay hareri ❤❤❤❤ wareysiga xiisaha leh ee aad layeelatay ugaaska
Hareeri barnaamijkaaga wuu fiican yahay lakiin musikada ilaahay ma ogola diinteena way ka hadashay maalinta qiyaamaha dhagaha dhibil naareed dhagaha lagu shubayaa waana iga nasteexo walaal
Alx wle ninkaas ALLA hadhowro o dinta kusug iyo dhamaanteen
Masha allah daahir ugaas mere abaawe farxad ii ug nuulo
Somalis are well talented to create a business from zero to billionaire
Alllaxamadulilah 🥰 ilahay baa Muslim nagadhigay
Abdisalan wariyee horee maray baa tahay ilahay cimrigaa Haa Ku dayooo
Legend A Hereri aad baan kuu salaamayaa sxb.
Sheekada 2aad Cjiiba الحمد لله على الإسلام
hereri hi bro and thanks
Baraka Allah Tabaaraka Allah
MR. HERERI, ADOO KU MAHADSAN SHAQADA AAD HAYSO, HADANE MAR MAR WAXBAAD ILOWDAA MUHIIM INOO AH SIDA: QOFKA AAD WAREYSANEYSO XAGUU KU DHASHAY. AQOONTIISA, GOORMUU WADANKAAN YIMI IYO XIRIIRKA SOOMAALIDA WADANKA ISAGA KULA NOOL. THANKS.
Subxaan Allah
ان الله يهذي من شاء،
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ugaasku waa Somali xalaal ah. Ugaas halkaa ka wad. Herari Mahadsanid sxb. Halkaa ka wad adna.
Ma sha alla abdisalan ugaska na wan salamaya ❤👍
C/salaan aad baad u mahadsantahay codsigaygii waad fulisay oo aan ku iri angola nooga soo waran
Dhalin yaro yaa diyaara
From hargysw
Cawa igu horeesa camera man ka aan arko
Please next visit either Cameroon, Ghana, Namibia or Congo Brazzaville.
congo Brazzaville se lagu tagi kara hawlba igaga xidhan
Great interviewer hareri
Masha Allah wa rageedi ugaaska
Masha Allah, waraysi heersare Ah
Angola
Waa Mooriyaantii Dalka dhacay mudo kadib ayaan ogaandoonaa
Hereri waakusalaamay wariye wanaagsan
Wlh Wa sheeko qiso ah wooow
Cabdisalam hereri waxad thy ruug caada saxafadeed
Arintaa is-Aamin la’aanta ayaa keeneysa Anagana hadey nagusoobadatay.
Mahadsanid ugaaska Angola allaha ku daayo i
Waa nin cajiiba😍
i want to see Angola please help me
Marka horeba #hereri magaca mali
Waa somali oo laga reebey SO SOM-MALI
waxan is ishi mala magacu wxa loga jeeday qayb ka mid ah mali SOME MALI
Hareri, u are a great experienced Somali journalist.long live & good health.
Masha allah great program as always
Mash allah sexib sre gool
Angola ayaa shaqa rabaa ina u imado qofkii warbixin igasinya ayaa ubahanahy please azxapey
This guy is legend wlh mashallah
Hereri nin ka hadal badan baa helay kkk
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Mozambique uun baa kuu dhiman hareeriyoow
Masha allah nin dhul mar ah
Cabdisalaan hareeri camara manku miyuu kuu raacaa aduunka meel walba runtana noo sheega
Ugaaska dhaqanka gaalada uu ka sheekeeynaayaa. Hereri waxaad aragtay wax ka daran uu London ku arkay i aamin
Hereri the legand
Masha aĺlaah cabdisalaan hereri guuul guuuuuul guuuuul
DAAHIR UGAAS HAMBALYO MACA ANGOLA HARGEISA SOMALILAND
Luanda Capital of Angola.A salaan Great great Dalka ugu qaalisan Noosha iyo kirada Africa
Webigaasaba Khaatara Haaye Haaye salaansare Adig iyo UgAaska.Ancradble Historic by Pastor and Yuxaaska hhhh Cajaaib( Ninkii Meherada ugu joreysay busnes xawaadlu ahaye.ma ugaas Kii xawadle isna hhh
"Indha-adayg waa dhaxalka awowgaa," ayaa hore loo yidhi.
Music mad kadeysid abdiaalanow isba mabanane
Very fantastic vedeo
Angola Waa wadanka kaliya ee africa ee kulansaday Macdan iyo shidaal Colaad muddo dheer ayaa lacagta sanadaha danbe ayuu kasoo kabtay waana mid kaliya labada wadan ee Afka boortaqiiska kuhadla
Angola
Mozambique
Capo Verde
Santomela
Guiné Bissau
Intaasiba way ku hadlan Portuguese EE mahan laba dal oo kaliya
Love the story
Ugaaska Waa qabiilkee
Kk
Angola sidee lagu tagaa qaraabo
Wiilka yar ugaaska daba dagen maxaa uu ahaa maaney naxariis jirin maxaa ilaa inta la eeg taagay wiilka yar
First
Angola waa waddamadii kacaanku xoreeyey lkn siyaasaddii qaldantay ayaa Angola iyo Soomaaliya kala fogaysay.
Haye bal arinkaas faahfaahin ka bixi.
Amazing 👏
Din la,aantu wa dulli illahow hana dulayn
herari wariye qimo badan
Koob sharaab ah oo labaad ayuu u baahan yahay hereri
Camera manka waxa laga raba camera in uu fadhiisiyo kuna jeediyay mesha ugu muqaalka quxoon ee qofka lagu duubikaro maaha in maanta dhan hadba uu dhan istaago
Maqaayada waxay dul-sabeeyneysaa wabi dushii meeshani waa goob yar Cameraman-ka wax qalad ah iigama muuqato. Mahadsanid
Guulayso Ugaas
Hereri Ĺegendary
Very very good
Lakin hereri suldan madwaydiin tirada soomalida joints angoola
keep going
الحمدلله نعمته السلام
Somaliad 4mijood iyo Marduufa Qaadey noqoteya aduunka firaye sidee loojigaaha
Haaye haaye
Masha Allaah
♥️🤩🤩🤩hareeri
MashaAllah
Soomaalidu waa indho adagtahay mel kastaay joogaan
Abdi salan Hareeri
Dhabtii dhul mar Ayaa tahay
Wax badana waad na bartay Dhabtii
Sheekadada dhadhanka kamaqan wa qabiilka qofka qabiilkiisa waydii