Wahali wan ku farxay suasha ad weydisay oo ku saabsan dadka sucub , maskaxdayday ka dhex guuxeysay suasha thank you , Greating you from Galkacyo Somalia.
C/salaan hereri waa ruug cadaa saxaafadeed marka hore wax faa,ido leh ayuu soo galiya marka labaad waxaan aad ugu taageera qofka uuwareysanayo wuxu udiiida inuu luuqad qalaad ku hadlo marwalba wuu ka joojiya ama wuu macneeya wan ku bogaadinya arinkaas horey usoco
Waar weriye Hereri xirfad heer sare buu leeyahay, bal adiguba eeg su'aalaha miisaaman ee uu weeydiiyey Mahad. Talo ahaan ha la gaadhsiiyo hal milyan oo subscribers
cabdisalaan herari aan kula kaf tame adero adunka waxan u maley nayaa in aan meli ku hadhin oo aad so dhamey sey gabi ahanba godka ay ad ceedu ku hoyato un baa ku hadh san malaha
EU SOMALIDA WAXA CIILAY MACALIMIIN CUNSURIYIIN AH OO KU ADKEEYA QAADASHADA LIISANKA AMEERICA MAANSHA ALLAH WAY NAGA NASIIB BADANYIHIIN SOMALIDA KU NOOL ,SUAASHA AAN QABO AYAA AH QOFKA LIISAN B AAN QAADAN SUURTO GAL MATAHAY INUU TARELAHA LIISANKIISA QAATO ?

Mahadsanid abdisaln hareeri waxad ka mid tahay somalida qarnigan nool kuwooda bulshada indhaha u ah Taarikhda somalidu kuma ilowdo i:a
MashaAllah, weriye sare oo wax badan aan kaa faa’iidney noo soo gubiyo waad ku mahadsan tahey guuleyso.
Masha Allah mahadsanid Wariye abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤
Aabaha wariyaasha somaliyeed guulayso abdi salaan hareeri
Xageen maraa lacagna waan hayaa basaboor soomalina waan hayaa meel aan maro iyo xadhiga aan raacilahaa ayaan rabaa cidii ila xidhi lahayd insha allaah markaas ayaan iskuulkaa wax ka barandoonaaye
Lacag imisad haysaa
@@Akter.khaalid20k
20k@@Akter.khaalid
@@Akter.khaalid waxaan hayaa lacagta halkaa igaynlahayd
Cabdi salaan hereri ruug cadaa soomaaliyeed hore usoco🎉🎉🎉
Masha allah
Aad iyo aad
Soo badi waxyalaha anfacaya dhalinyarada
Thanks so much Hareri Media.
masha allaah waaa dhalinyaro dadaalaya guulesta
Hormar weyn oo soomaalidu kadambeeyaan ayaan ujeedaa ee waxaan lee yhy hormar wanaagsan
Wll Hereri Karmell Mall iyo MALL OF AMERICA yan sugaynaa nooso dhuub barnaamij kusaabsan plz
Masha Allah good work 🎉❤
Markaan maraykan tago insha alaah ayaan ka shaqayn doonaa track-ga iyo terminal portkii maanlintii dhawayd aad soo gudbisay
Terminal waa Maxay zhp
Insha alaaah
@@Sheekocaruurtawaxaa waaye meelaha lagaraaco gaadiidka sida diyaaradaha baabuurta
Haaye haaye
Waar weriye Hereri xirfad heer sare buu leeyahay, bal adiguba eeg su'aalaha miisaaman ee uu weeydiiyey Mahad. Talo ahaan ha la gaadhsiiyo hal milyan oo subscribers
Abdisalaan waa nin mii zaaman wax umada wax tar uleh na soo gudbiya mahadsanid Kun jeer
MaashAllha
Mansha allh wlkey mahad horay u soco❤🎉
M.a hormar wacan my people 🇸🇴☺✌
Masha allah hard working say walaahay ah
Very beneficial video ❤
7:49 yuusuf ma is ka soo dhex galee marka mawduuc kalaba laga hadlayaye😂😂
Ads waye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
C/salan hereri waku salamay
Herrari waa advanced wlahy intaas oo su aalood oo iga dhex guuxayay buu waydiiyay mahadsanid
Very good harri
I.a😊
Mansha Allah
wax aan isla manta raadinaayay bad ii faa'idayse mahadsanid
Nin dhalinyara lagend ah wYe waxna bartay thanksgiving 👍
Barmaamijku wuu fiicnahaye Ninka School ayaan Fahmi waayey
Mashllah mahad
Haayoo haaye.
Nin aan asxaab nahay baa iiga sheekeyey , imtixaankii track layaasha. Qolo rusian ah ayuu imtixaan galay markaasu ku dhacay, kaarto soomaali buu lasoo baxayo xooga lacag ah ayuu ku laaluushay ninkii kkkkkkk. Hadda wuu ku shaqayastaa.
Haaye haaye 🎉
Arinta waxa waaye somalida Taraaglayaasha hadii ay ogaan cadowga in lafahmay war ayaa kasooyeri doono. Indhaha ku haaya.
2017 ilaha right I'm truck drive
Mahadsanid wax badan ayaan ka fahamnay 🤝
❤❤❤
Hereri IS the best😊
Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye
Mahadsanid wariye rug cadaa C/salaan hareri🙏👌✌️🤘🤙👍💯
Kan afrikanka 15:04 badhbaa xamda
Cabdi salan tani waa xayaysis waxa xiiso leh maaha
Thankf hereri
Haaye haaye 😂
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
HERERI
ANIGU MACALINBAAN AHAY TRUCK AH MAW BAAHANYIN MACALIMIIN
Khan africanka ah oo labarayo waditanka wuwalanyahY
Ninkaan maamulaha ah, waxaa dhalay Janaral Morgan.
Beenta jooji waa nin.ogaadeena mahad clrashiid maxamed.badhyaculyseey.dadka laayskama sheegto
Somali darawal ayay shaqo ficn u yaqaaniin !!!!!!!
Ader lacag ta laga sameyo truck kuwa wax bartay ma helan waa hadii qofka u san ahen leesi! Lkn hada waa hoos shqada
@@ahmedhanshi2422
Imaqal ku xisabtan saacadaha trucker u shaqeeyo ,,way ka bdn yihin saacadaha caadi ahaan lashaqeeyo
5 days a week shaqee
Weekend fri qaado
4000$ qaado
Waa shaqooyin cadiya
Marka wax baratay yacnii shahado haysatid
Thats it
@ahmedhanshi2422 shirgadihii taraagyada ee raashiyaanka ayaa lawareegay rarkii iyo brokerage kii. Amazonna waxay lawareegtay paclage deliveriga. Raashiyaankuna inta kale. Annigu raashiyaankaan ushaqaynjiray 1,500-1,800 usbuucii maxumayn
MJ OIL miyan maqlay 10:04
Engine oil weeye
Xoolayahaw
cabdisalaan herari aan kula kaf tame adero adunka waxan u maley nayaa in aan meli ku hadhin oo aad so dhamey sey gabi ahanba godka ay ad ceedu ku hoyato un baa ku hadh san malaha
Visa free ah buu haaysta
@@abdusalansaleban7339visa hiisu ma maraykanbaana
Cadceedu God bay gashaa oo ay ku hoyataa yaa kugu yiri🤔
Not DUY it’s DUI !
EU SOMALIDA WAXA CIILAY MACALIMIIN CUNSURIYIIN AH OO KU ADKEEYA QAADASHADA LIISANKA AMEERICA MAANSHA ALLAH WAY NAGA NASIIB BADANYIHIIN SOMALIDA KU NOOL ,SUAASHA AAN QABO AYAA AH QOFKA LIISAN B AAN QAADAN SUURTO GAL MATAHAY INUU TARELAHA LIISANKIISA QAATO ?
Maya tareelaha iyo taraaga waa lisense A. Buska iyo taraagyada yaryar een tareelaha lahayn waa lisense B.
Hareri wa yabanyahay, waxa uu is dhahooyaa ma dadkii baa ku dhihi kartaa "waxa uu dhahay sidaa iyo sidaa" qofkii oo somali ah balse 95% luqadii waa English kkk
🤣🤣🤣🤣🤣ciyaalkii soomaalidoo dhan ee xagga kudhashay ama ku koray mayaqaanaan afsoomaali. Ninkaan ayaaba laqaataa oo xoogaa afsoomaaliga wuuba jajabsan karaa. 90% badankood way ilaaween af soomaaligii waalidkoodna mabarin.
Masha allh