Masha Allah xaajiga cimrigiisa Allaha u barakeeyo waxaa ka helay sida oo uga faanaayo luqada englishka waliba asigoo 64 sano ku noolaa qurbaha Halka soomaliada kale iyagoo wadanki joogo English markay ku hadlaan ay u maleeyaan ilbaxnimo.
Waxaan Kaaga mahad celinaya muqaalada xiisaha badan ee khibrada iyo waaya aragnimada Leh taasoo Naga caawineysa inaan cashara badan Kala Soo baxno . Mahadsanid marar badan
Hayaay waa Xaaji Cumar Baaruud waa nin waayo araga oo xariira Allah cimriga ha u siyaadiyo aniga wuxuu ahaa dadkii igu soo dgaweeyey UK qaasatan magaalada Manchester intaanu u guurin Sheffield Hereri aad baad ugu mahadsan tahey barnaamijkan
Barigi hore reer somaliland uunba qurbbaha jooji jiray oo dhoofka yaqaanay magac somaligu sharifbu lahaa lakin marki reer somalia so galeen 1991 ayaa magaci dhintay
God bless him I worked with him the summer 2005 at asylum tribunal stock on Trent UK he was a very intelligent and intellectual person who really speaks the English language fluently
Mashaallah. Wale somali wa dadki hore. Allaha xifdiyo xaji cumar
Masha Allaah waa Halyeey Waddani ah Allaah cimri dheer inoo siiyo waana ku dayanayaa Adeer Haji Omar waa ballan Insha Allaah.🇸🇴❤
Ku salinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw scw ❤️❤️
Like raadis meel wlba wuu galay
Sallalaahu caleyhi wasalam
Masha Allah xaajiga cimrigiisa Allaha u barakeeyo waxaa ka helay sida oo uga faanaayo luqada englishka waliba asigoo 64 sano ku noolaa qurbaha
Halka soomaliada kale iyagoo wadanki joogo English markay ku hadlaan ay u maleeyaan ilbaxnimo.
Allaha ku barakeeyo Haji Baruud, we respect you and honor you as a Somali Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️
Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba wariye abdisalam hareeri ❤❤❤❤❤
Adheer you are very very correct the people of today are quite different from the people of our time .
xaajigu waa waayo aragnimadii oo hadlaysa, ereykasta uu leeyahay dhacdoyinka nolishiisa iyo xasuus falecelntii uu ka bixiyay dhacdooyinkaa ayuu kusalaysan yahay, caqliga iyo caafimaadka cibaadada iyo cimrigaba alle hakuu barakeeyo,
Nasiib-darro weeye sida degeenkii, bilicdii iyo dhirtii loo baabiiyey ayaa noolihii duur-jootana loo xasuuqay . Sidaa ayaa raxmaadkii roobkuna u yaraaday وبالله التوفيق
Masha allah xaajigu waa waayo arag ee barnaamijyo badan nooga soo sameey ustaad
Haji omer cimri dheer iyo camal suuban allaha kuugu deeqo
Alle cimriga iyo cafimaadka hakuu barakeeyo adeero. Mahadsanid Herari
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز عبدالسلام هراري والله إني أحب برنامجك المميز ة كل برنامجك مفيد٥ وشكرا لك
Xaaji Cumar sheeko-yansanaa!! waan ku raaxaystay daawashada muuqaalkan, mahadi how sugnaato Cabdisalaan Hereri.
What a interesting story indeed. Keep up the good work brother Hereri.
War xaajiga waa salaamay
Masha Allah.Haji Omar Barud noso badi Abdisalam.ilahay ha xafido cafimad iyo cibado suban iyo cimri dher hasiyo
Ragii hore saqajaanimada may aqoon iayaga oon wax badan aqoon ayay hadana xariir ahaayeen oo qab iyo warac badnaayeen bal eeg labadii beenood ee ugu horeeyay ayuu ka waramay macnaha wax latiriyay waa wax yar dadka maanta joogaa intay run sheegeen ayaa kow iyo laba ah allahul mustacaan
Masha allah awoowgay xaaji cumar alle haku xafido❤❤❤
Mansha allah , odeygan waa waayo arag iyo soomaali asal ah luuqadiisa soomaliga ah ayuu ka faanaya luuqada English tana wax weyn uma arko , cimriga iyo caafimaad kaba Allah haw barakeeyo 🤲 Aaamiin
Hereri appreciate your unique programs and the personal stories…keep it up!
Adeer mahadsanid, waan jecln lahaa inkabadan intaan inaan kaa maqalno😊
Masha Allah waa soomaalidii hore oo hada in lahelona ay farakutiriska ah waa dad kiihore ee wanagsana masha Allah ❤❤❤
Allaha ku Barakeeyo, xalaal quudataa tahay, wayna kaa muuqataa. Allaha ka dhigo ummada is feenanaysa ee isqalanaysa in ay xaqa fahmaan
*Allaha ka dhiga Ummad isfahanta^
M.a xaaji cumar waa waya arag nolasha wax badan ka og, Labo waqti oo kal dugane Dunida usoojoogay.
Mashalllah reer Somaliland bari hore bi qurbaha tagen
That's true story God bless you 🙏❤️💯🙏💐🙏🇸🇴🇸🇴🙏💯
Allah cimriga ha u barakeeyo 83 jir weeye aabahan soomaliyeed kama muuqatana Masha Allah dadkii hore ee cajiibka aha weeye.
64 buu dhahay odaygu not 83😂
Waar xayyawaanyahow wuu kaa saxsan yahay 64 waa intuu Ingiriizka joogay uun. Aqoontaa kugu yar & fahamka 🤜🏽🤜🏽🤜🏽👉🏽😀
@@jamalhajimohed9361 Fahamsii wll Ha caayine 😢😢😢😢
Walal ninka maxad ku caydan adigo si dagan wax ugu sheegi kara
@@fahadbarud1440 labadiinuba aad iiga raali ahaada EEBBE raali ha idinka ahaadee saamaxna waan kala nahay. Hadalkana waxa iga keenay wuu murmay wiilku malaha wuu ka saaree kedib anna labadoodaas baan kala saaraayey ee xumaan wadin. 100% raaligelin buuxda.
Somali udiida ceeyb ❤
Naftiina udiida ceeyb ❤
Masha Allaah dadna waa dadkii hadalna waa intuu yiri❤❤❤❤❤❤❤❤
100 percent waa run waxaas uu sheegayo
C/salan hereri salan sare from khatuma state of somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waxaan Kaaga mahad celinaya muqaalada xiisaha badan ee khibrada iyo waaya aragnimada Leh taasoo Naga caawineysa inaan cashara badan Kala Soo baxno .
Mahadsanid marar badan
Xaaji cumar sifiican ayaan kuu karanayaan allaha ku cafiyo alfurqan kawaran
Maashaa alaah ilaah hakuu barakeeyo cimrigaaga adeer
Allaahu Akbar wallaahi waa rageedii 🙏💯❓‼️ Masha allaah
Hayaay waa Xaaji Cumar Baaruud waa nin waayo araga oo xariira Allah cimriga ha u siyaadiyo aniga wuxuu ahaa dadkii igu soo dgaweeyey UK qaasatan magaalada Manchester intaanu u guurin Sheffield
Hereri aad baad ugu mahadsan tahey barnaamijkan
I like an old peaple like this man to learing more experience i will preciate hereri media to sharing like this information
Maasha allah illaahay ha barakeeyo qaar maanta 60jir ah buu ka muuqaal yaryahay wallaahi ta kale Sirta noo sheeg dheh maasha alla dhaqankisa
Qaat io sigar macuno I think.also depends your immune s
No more English 😂😂😂😂😂wlhi uu iga qosliyey xaajigu allah cimriga hakuu barakeyo❤❤❤adeer
intii loo bahanaa waa yaqaney
Masha Allah
Adeer Ragga maanta caruurtooday iibiyaan
Marku xaajigu dhashay 1940 waa 83jir allah haubarakeeyo cimriga
Waraysidaydan soo badi weriye sare abdisalan hareri ❤❤
Maansh allah sheeko mcn oo xikmadeeda wadata
Cimri dheer iyo cibaado suuban both of you❤❤❤❤
ما شاء الله الله يطول بعمره ويحسن خاتمته
امين يا رب
Thanks for sharing with us, brothers.
Mashallah, waa somali asal ah, dhaqan ahaan iyo fikir ahaanba,
MashAllah aabo somaliyeed ❤❤
Ninkaan legend waaye walaahi
😂😂😂kkkk, “No more English.” Wallahi adeerkan khabiir waaye
Waayo arag aduunyo oo proud somali ah, cibaado yahan. Allah cimriga hawdheereeyo
waaya arag cumriga allaah kuu barakeeyo
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏
Mash Allah Allah Allah ku xifdiyo Markale no keen aderkan
No more English, Masha Allah Dad waa dadkii hore wlhi.
Walahay waxan soo xasuustay beri Garboole tuulo la yidhaahdo Aniga kuray Yar ah hebeenkii marka geela la xareeyo Ayaan kaynta ayda ku dhuman jirnay geed xagar hoostiita ayan seexan jirnay hebeenkii oo dhan masas iyo abeesooyin ayan iska ilaalin jiranay 😢😢😢😢
Waye arag bad tahey
Garboole matii habuura u dhawaydbaa
Waa magaalada aan ku dhashay
Asc hada meeqa geela ayaad leedahay kkkk
Garboole tuulo reer cawl
Illaaaahy hakubarakeeyo adeero
Qofku haduu cibaadada ku adagyahay, gabowgu ma karo. Sidaan hore uga baranay markale iyo Muuqaal aad u qiimo badan. C.salaan hereri mahadsanid wll.
Odaygaan waa daacad anigana dadka daacada u hadlaa waan jeclahay
One of the best Cumar Somali…
Soolinimo mar hore bay dhamaatay … that maybe the scary truth…
Cabdisalaan Hereri Adr program kan oo kale 1 hour dheereed ka soo dhig Alllah haku barakeeyo adr lkn intaana waa cabasho😊
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Xaaji Cumar Ismaaciil.
Ilaahay cimriga ha u barakeeyo da’diisa iyo jidhkiisu isma laha, intaas ba waxa ka daran sida uu u yahay Soomaali xalaal ah oo dun xariir ah leh.
Waar odaygu ma xirsi cismaanbaa? Kkkk khadaroow.
Barakallahu ❤
Somalidii Hore Hadaad Maqlijirteen Waa Adeerkan, Dad Waa Dadkii Hore Hadalna Waa Intuu Yiri. Cajiib , Hereriyoo Walaale Fitnada Maanta Jirto Nagaleexi oo Barnamijyadaada Xiisaha Leh Ee Horumarka iyo Berisamaadka iyo Hoolqabadka Iyo Positivity’s Noosoobadi.
Qayb labaad kasamee ama Odayaasha kale ee SEAMENS ahaa ka samee barnaamij kale
Ala sheeko cajiib ah waye😂😂😂😂😂😂
Asc buugiisa magicii xaaji cumar
Subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah subxaanallaah waa ragii hore ee sharafta badnaa ⁉️❓😭💙❣️🐎🙏🇸🇴
Masha Allah
Very interesting Masha Allah
Cajiib waxan ka helay sida uu soomaalinimadiisa iyo dhaqankiis ugu qanacsanyahay waa ragii rag ahaa
Waa magalada ey ka dhisan tahay kooxda Shefield united
Fadlan Xaajiga qayb labaad ka soo samee Cabdisalaan.
Mashaalaah tabaarakallaah
Nin geel jira ah unbaa taariikh yeesha
Barigi hore reer somaliland uunba qurbbaha jooji jiray oo dhoofka yaqaanay magac somaligu sharifbu lahaa lakin marki reer somalia so galeen 1991 ayaa magaci dhintay
Reer Somaliya oo adigu ma reer xabashi baad tahay? Yaab badanaa
Magaca Somalinino ee aad ku faani kartaahi Waa kee
Sow jiko gale doofaar kariye
In badannu khamriga cabaysay
Qof meherediidu jiko-gale tahay
Waxaa dhaama KABA TOLE BIRAHA TUMMA oo dalkiisii jooga
@@abdiroble2576ma afsomali ayaad qurtay
Ben ayd iska dhadhicisay rer Puntland hdnu nhy berigas dad nol nol ayanu jasirada Sansibar kaso ibsan jirnay cida ugu badane mglda cadan ganacsiga u adana anagay ahayen Britain o ku gumesaty unba dadka ugaso horaysay😂😂😂😂
@@Akhyaar142reer Zansabirow cumaan iyo xagaa sheego balse cadan iyo berbera abidkood way isku sidkanaayeen abidkood Isaaq iyo harti waqooyi cadan ugu badnaa
wakhti dheer buu u baahnaa in noloshiisa wax laga weydiiyo
asc haji cumar anigana afarjir bala iigudiray
God bless him I worked with him the summer 2005 at asylum tribunal stock on Trent UK he was a very intelligent and intellectual person who really speaks the English language fluently
Waa dhibaatada Soomaalida haysata ilaa fii-yowminaa-haadaa, waxaa laga yaabaa in saddex tiro oo geela uu ahaa markaa gaajadu ugeysay inuu Libaax inuu iibiyo si uu uhelo wax wuu wax ku cuno......!!!!!!.
SHekkadu macanaa
Hareri 🦁🦁
rabi raali ha ka ahado malinta aan cidkale ku gar-gaarayn
Mansha'allah
Mashaa alah
Cabdi salaanow horta inaad odayga waraysi dheer usii dayso oo aanad wakhti cayiman siin ayey ahayd waayo waa oday waayo aragnimo badan haya xaga nolosha ee tii hore haday tahay iyo haatan talajoogaba intaas marka laga yimaado runtii inaad flim documentary ah inaan daawanayno ayuu nala ahaa oo kamaan xiiso dhacayn sheekadana qof miyi to magaalo soo maray ayuunba la dareemi kara iyo siday noloshu isu bedasho waliba miyigu waa kala wacanyee qofka hawd fog ee miyiga wax kasoo arkay runtii waa saafi ah oo la odhan karo waa reer miyi xalaala wxaana tusaale inaagu filan xaaji omar ilaahay cimriga ha u dheereye
Masha allaaha
MashAllah
Okay thanks
Buulaley From warcibraan
Waa meeshii aan kusoo koray.... berkadiii ugu horaysay awoowgay baa ka qoday
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hayee hayee 😂
Xafidakumu Allah jamiican ❤️
Odaygani wuu tegay run ahaantii...
Nin raged hada maqasho waa this uncle
Channelkan wuxu ahaa inu 1m subscribe wato lakin nasiib xumo Dadkeena Mala yacniga ayey jecelyhn
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Nolosha ayuu wax kaatusayaa hareri bilad waa In lasiiyaa