Ma shekada la qurxinayo bad ka heshey, somalia wax nidam dowladed kama jirin oo waxay ahayd xero militeri oo dadweynuhu aysan lahayn wax xaquuw ah & wadaniyad ba, marka sheekoyinka idaacadaha waa iska musal sal
Ma aha nin kaasi qabyaaladiiste ee iska hubi sxb markaan sidaas kuleeyahay maaha micneheedu inaan Hayb ku difaacayo oo waxba ma wadaagno lkn waa nimaan aqoon uleeyahay
Mahamed President somatische avant vue bien toute le somatische mei toute il sons rien le tamp di President Mahamed sijabare se le pau tamp pour toute le somatische mei Mahamed il au paradijs ichal amin amin amin amin amin amin amin amin amin
Siyaad bare waxa uu ahaa murtad. Gaaloobay qaar ka mida Aayadaha quraankana beeniyey. Cid kasta oo taageerta ama tidhaa Alle ha u naxariisto waa la kiis murtadkaa nacdashii ilaahay ku dhacday. Maaha tan aan ka sheegayaa in been ah ee cadayntee waa wax ku jira baraha bulshada.
@@gedefletv6049 aqoon la'aan xaga Diinta ah ayaa KU haysa. Diinta iyo qabyaalada Kala garo, haddii adeerkaa gaalnimo la yimid ha taageerin!!. Aakhiradaaday khatar KU tahay.
Allah Ha Naxiisto Maxamed siyaad Barre Aamiin
Masha allaah ❤️👑🦁🇸🇴🥰🤲🤲
Yusuf Garaad 👌👍
Jaale mxamed siyaad bare
Ilaahay ha una xariisto
Allhu naxariisto aaboo soomali ween maxamad siyaad❤❤❤❤
Wa runtiis Yusuf wasiir wuxu aha aan isla weyneyn o qof walbo qadariya wlhi
Wariyihii madaxweynaha ee ugu horeeyay muxuu ahaa Gacayte Cabdulle Codweyn,malaha xiligaa saxaafada wax kama aqoon.
allah ha unaxariiste maxmed
Man sha allah Mahadsanid huuuno ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Qalinka ayuu toos noogu daawadsiiyey wixii dhacayey. aad baad ugu mahadsantahay qormadan aad nala wadaagtay wll.
Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌 💕
Thanks, bro. May Allah rewards you for the energy you put into this important stuff.
Thanks
Maxamed
M.
Fully support you, go on!!!!
😢😢😢 Allaha janadii ka waraabiyo dambigaaga dhaafo
Hanaan dawladnim buuxda bay soomartay soomalidu
Hanaan dil, kufsi, dhiig cab iyo taariikh fool xun ayay soo martay umaddu
Ma shekada la qurxinayo bad ka heshey, somalia wax nidam dowladed kama jirin oo waxay ahayd xero militeri oo dadweynuhu aysan lahayn wax xaquuw ah & wadaniyad ba, marka sheekoyinka idaacadaha waa iska musal sal
Yusuuf garaad nin shaqo badan qabtay, asago laso qafalay ayuu wareesi qiimo leh ka qaday madaxweynaha.
Mahadsanit walaalkey waan dhagiistay waan i qanciyaay hadalkaaga
Saxiibow aad bad gu ficantahay warinta ee shaqo ka dhigo
Saddexda uu sheegay waxaa ka horreeyey,axmed cali askar
Iahow unaxariso somali dhib badan ayu isku hayey shekh iyo sharif moriyan sheydhn ayu isku hayey
Quumuus tabiye aanu tariikho badan ka dhagaysanay ❤
Sawir qaadaha wakaaladii filimada wuxu aha shoobaaye iyo nuur biid
Majiraa hadda wasiir inta gaarigiisa meel dhigto gurigiisa u lugeen karo😂 haka yaabin.
The greatest Somali nationalist leader so far.
You Hawiye may not agree on this Somali majority opinion.
Magaca qabiilka weyn u daa!!
AFWEYNE Alle qabriga haku cadaabo amiin😢
Nacalad korkaaga ha ahaato
AMIIN AMIIN AMIIN YA RABI
Laan gaab laan gaab dhalay😅😅 allaha muxuu kuciilay.
Sareeye Gaas General Maxamed Siyaad Barre,
Ahaana gudoomiyihii xisbiga hanti wadaagga soomaaliyeed, ahaana madaxweynihii jamhuuriyadda diimuquraadiga Somalia Jaalle Maxamed Siyaad Barre ilaahay naxariis waarta hasiiyo. Laan gaab ina gumeed ah baa habaara sida kaas ay ugu qoran tahay @mukhtaar balse nin ragihii waa ogyahay Siyaad Barre intuu soomaali taray heer uu xitaa guryihiisii uwaqfay
WAAD XANUUNSAN TAHAY MIDA KALE NAARTA MA ADAA MASUUL KA AH ADIGU HA GALIN EE ISKA ILAALI .
Asc
JIRDE SHAROOTAA DHABANKA UGA DHEGENAAN JIRTEY MUDO AAD UDHEER AUN
Gesi siyad
waxan hubaa inuu yahy qoraa caan ah yusuf garad sababto ah waxad modeysaa inan dawanyo filim xiligas laduby caadi mahn
BBC SOMALI waxaa babiyay .YUSSUF GARAAD. Oo qabyaladu ku weyn tahay .oo kadhigay RADIO MUQDISHO.
Studio 4
Ma garanayo inaan garanayo inaan Cawke raacay iyo in kale waa been wuxuba
1968 SIYAD BARE MADAXWEYNE MA AHEYN MASE TAARIIKHDA AYAAD QALADAY.
1978 amuu ka wadaa ileen yuufus Garaad lixdameeyadi ayuu dhashay
xagay iska gaadheen yaab!!!!!
Hadal xiisa leh
Yuusuf garaad hadalkisan rabna
Yusuf garaad qabyalad buu caan kuyahay
Ma aha nin kaasi qabyaaladiiste ee iska hubi sxb markaan sidaas kuleeyahay maaha micneheedu inaan Hayb ku difaacayo oo waxba ma wadaagno lkn waa nimaan aqoon uleeyahay
Mahamed President somatische avant vue bien toute le somatische mei toute il sons rien le tamp di President Mahamed sijabare se le pau tamp pour toute le somatische mei Mahamed il au paradijs ichal amin amin amin amin amin amin amin amin amin
War raga xog ogaalka ee war ka haayo dawladii aan dowlad ka danbeynin noo soo wareysto,yusufna waa muhiim wana mhdsan yahay
Siyaad bare waxa uu ahaa murtad. Gaaloobay qaar ka mida Aayadaha quraankana beeniyey. Cid kasta oo taageerta ama tidhaa Alle ha u naxariisto waa la kiis murtadkaa nacdashii ilaahay ku dhacday. Maaha tan aan ka sheegayaa in been ah ee cadayntee waa wax ku jira baraha bulshada.
Xoolo cuqdad qabiil ka hadlinaysaa tahaye orod kiniin cun taariikhda maxamed siyaad waa jiraysaa inta soomaali jirto aduunkaana laga yaqaan orod dildilaac caacda iska waad bugtaaye illaahay haku caafiyo
@@gedefletv6049 aqoon la'aan xaga Diinta ah ayaa KU haysa.
Diinta iyo qabyaalada Kala garo, haddii adeerkaa gaalnimo la yimid ha taageerin!!. Aakhiradaaday khatar KU tahay.
@@ahmedyaasiin3957 ka waran muuse juudaan oo ilaa kaniisado furay iyo abaarso oo hooygii khaniisnimada ah diintu miyey banaysay
8p
Been weeye 1968 yusuf garaad ma ahyn wariye
Jaale Afweyne, Taariikh Qarmuun ayuu ka tegay
Qurun, qurun dhalay
Qurun iyo qashinba waa adi uf
Hooyo, siilkeed ina gumeed qashin ah maalintaad baqtido waxaa lagu xasuusanayaa baqti uraayo sick individual
Mr Amed you need help sick as hole qabyaalada wax hakuu darto when your time come watch out 👺
@@dekajama8188 😄😄😄 oh shit, am dying. Hoos u dhig de waa ra'ligiis oo keliya😄😄damn.
@@DhukowChannel23 is not rayi waa cadiifad iyo nacab xitaa mowtidii baan ladhaafeyna waxa walabaladhahayo
00
Asc