Alle haunaxristo mojar General mxamed siad barre ya ushega in qaranki somaliyed yeeshay 10 gudomiye o caloshod ushsqystayal ah oy xabshi iyo carabi mamusho qof walba o adunka somaryna xuman iyo saman wuleyhy from godey gacalo ogadenia
Siyad Barre Way jiraan Khaladyo waweyn o uu galay Lkn wali lama hayo Hogaamiye isagoo kale ah oo Dalka Meeshuu Gaarsiiyay Gaadhsiin Kara Allaha u naxariisto
Maskiin adoo kale ah unbaa ku dagmi argagixiso iwm ,alle ha unaxariisto caalim kasta oo diinta alle loo dhiibay ,mida kale wayka. Bari noqdeen culimada nool ee salaffiyiinta kuwii dhintayna sidaa ayey sameeymn lahaayeen lanasoco khawarijtii qarnigii 1aad ardaydii asxaapta ayey ahayeen cibaadana looguma gaadhi jirin ,hadaba asxaaptu qoladaas ma bari ayey ka ahayeen hadaad Maya dhahdo 😅😅 😢 xaalkaadu masahlano hadad haa dhahdana asxaaptu iyo culimadii somaliyed waa isku mid Eebana wuxuu yidhi ولا تزر وازرة وزر أخري.wll mcn índhahaada fur xaqqana casabiyad darteed ha oga leexanin. Madaxda xun xuna waxaa la eegaa ciday kacabsanayan inay dhalinta kiciso ,jihaadkana jeclaysiiso ,lkn kuwa kale ee ziyaaro ,jaad, iwm kumashquulsan madaxwaynuhu Dan kama leh wuuna Soo dhawaysan si kuwa uradiyaan ileen umada waxay Soo dhexgalan Marka naag lameherinayo iyo markuu qofi dhinto ,abaal Kay noo galeen wuxuu aha lama dafiree xerta ay wax bari jireen gaar ahaan fiqiga iyo luqada alle ha unaxariistee
Siyaad bari Rabigaa waxad la hor tagto ayad leedahy Dhibkii laga dhaxalay oo dilka ka mid yahy weli Dalka kama dhamanin Alla kula Xisaabtami dono insha Allh
Marka ay somalia usodirayan ma awal ayay somalia diin la aan ahayd dhibatada somalia ee dhanka diinta manta kaheysato waxy katimid sacuudiga waana meesha khawarij laga sodiray
Anigu ma anan dhalan siyaad oo nool ama arimiya ma dawlad wngsan oo jirta walina wadanka dhibata ka tagay balse qofkaasi wa u dhintey woxogo aan hayana wxay shegayan in madax wayne ka fcn aan soomarin dalka walina ma maqal wxasu ku fiicna qof dhhaya
In uu dilo ay aheed nijaasta ilaa io hada aan ka nasan la nhy adiga inoo sheegayo in saudi arabi laga soo diri mxy thy diinta ay ina baraayan oo manta ayaga qabri io qanziir cuno nacalada
Xasan erayga ah si ay diinta u gaarsiyaan waa qalad somali islaamka ka hor xitaa dad illahey yaaqane ahaayen islaamkana madina ka hor ayuu gaaray somaliya
Raali Gelin: Barnaamijkaan horay ayuu ugu baxay Channelka, laakiin muuqaalka qayb kamid ah ayaa dunidda laga xanibay kadib markii muuqaalka qayb kamid ah ay shirkad soo sheegaatay, sidaasi darteed dib ayaan u saxnay muuqaalkii si loo wada daawado mahadsanadiin.
@@buuloxuubeey ustaad muqaalkan mid kale maad inoo raacsiisid
@@buuloxuubeey ustaad muqaalkan mid kale maad inoo raacsiisid
Ilaah waxaan u weydiineynaa danbi dhaaf iyo janno
Aad baad u mhdsanthy wllo ilhy haka ajar siiyo.
@@buuloxuubeey Alle hawnaxariisto sh.cali Warsame
Soo badi brnaamij taariikhda ah mahadsanid
Somali waxaa haysataa cuqubadii culumadii lalaayy waligeedna ma hormaryso qofwalba dantiisa ama qoskiisa siduu ku hor marin lahaa haku dadaallo
😂saas ma aha umada sharci aan aqoon nahny
@@sayidmaslah5951 afkaaga allah ku celiyo habaarka aad wadid
@@sayidmaslah5951 also cuqubadii siyad bare
Alle Ha U Naxaristo Sheikh Cali Warsame
Alle haunaxristo mojar General mxamed siad barre ya ushega in qaranki somaliyed yeeshay 10 gudomiye o caloshod ushsqystayal ah oy xabshi iyo carabi mamusho qof walba o adunka somaryna xuman iyo saman wuleyhy from godey gacalo ogadenia
@@AbshirMohamudmaxamed in somalia 10 madaxweyne yeelato waxa gaadhsiiyey afweyne
Dambiile wayn buu ahaaa ragg culimo ahna laaayey dalkana xoog iyo awood kuhaysta
@husseinjeilani5220 isagu wuxu ahaba ilahybu la hortagay isagana xisabin e dalki meel ku sheeg
Shiikh cali warsame ilaahay ha u naxariisto ma noola hada qabri buu ku jiraa ilaahay qabrigiisa ha nuuriyo
Illka yar wax ka kursi jecel malahan subhanallah
@@AbukarCadde-p1h qabiil lagama hadlayo wll ee hana caayin
Afwayne noocas ah qaarba qabiil ku difaacaya, subxanallah
Cidna ma difaacdo bro ee dadka ayaa xanaaqa burburka dalka ammaana kula dul dhaca siyaad bare
Adigaba Hadi aad qabiil ahaan u caayayso mxa diidaya in Dadka kale qabiil ahan u difaacaan Jaalle siyad 😏
@@waligeymailoobo8651 siyaad bare waxbdan wuu lu qaldanaa sidoo kale wqx badana wuu ku saxnaa🧣👑
Siyad bare kadib walashaa sharmuuto ayey noqotay iyada oo wax ay cunto la gaajo darteed maxad faiday siyad bare kadib
Alle haw naxaristo sheekhas
Maahadsanid walaalkey idaacada kaliye ee afsomaliga kubaxdo oo aan jeclahay masha allaah
Sh nuur baaruud gurxan waa dhintay A.U
Sxb muuqaaladaan cmlaa syaa na,anfacaayo kuwa kale pause Naga dheh kaliya falastiin iyo kuwaan bis
@@JoojintaXadka Falastiin Xitaa Xaanagaquseeyo😂
Ilahay how naxariisto shiikh cali warsame
Noso badi qisoyinka nocan oo kale ah ustaad,
Sheekh cali warsmse wuu dhintsy 2023
Alle ha unaxariistee
Siyaad barre gaalnimo ayuu ku dhacay lacnad allaha ku rido😢
istaqfulah dheh
@abdicaziizmaxamed6715 Allhallows ha u naxariisto siyaab barre iyi qof kasto oo muslim ah noole ama manhole labaduba, adiganna Allah ha kugu celiyo
Lacnad Tan Ugudaran Adiga Hakuugudhacdo😡
Janne gale aabo siyaad allah ha u naxariisto
Magacaaga ayaa cadeenaya inaadan qof fiican ahayn
@ magaca waa magac soomali…. Waligaa ima arkin sidee ku oganee in aan xumahay
Siyad Barre Way jiraan Khaladyo waweyn o uu galay Lkn wali lama hayo Hogaamiye isagoo kale ah oo Dalka Meeshuu Gaarsiiyay Gaadhsiin Kara Allaha u naxariisto
Maxamed ziyaad bare aun nin fcn buu ahaa lkn lataliyashisa dad xun aha oo qabyaladi ka buxdey😢
😂 cidba lamay talin jirin Kaligii taliye ayuu ahaa 😮
sheekh cali warsame wuu Geeriyoodey Xassanow zxp
Alla macaanaa marqaatiga nool illahay siyaad bare hacadaabo afwayne kuwii ridayna inkaar qabooyin qorshe la,aan ay wax qaribeen
Mohammad siyaadiyo barre waan war buu hayaa waayo xisaab. Buu lakulmay Dhiig culimo iyo mid shacab
Guuuleyso ustaad
Wuxuu dilay wadaadadii siyaad barre. Cadaabta iLaahay haku fogeeyo
Nosobadi
Gaal Alle ka furtey ayuu ahaa mulxid bilaa diin ah maxamed siyaad bare
haa walhi
Culumaa udiin maahen argagaxiso beey ahaayen ilmahoodana waa kuwa hadda na qarxiya bakhtiga sucuudiga nookenay
Maskiin adoo kale ah unbaa ku dagmi argagixiso iwm ,alle ha unaxariisto caalim kasta oo diinta alle loo dhiibay ,mida kale wayka. Bari noqdeen culimada nool ee salaffiyiinta kuwii dhintayna sidaa ayey sameeymn lahaayeen lanasoco khawarijtii qarnigii 1aad ardaydii asxaapta ayey ahayeen cibaadana looguma gaadhi jirin ,hadaba asxaaptu qoladaas ma bari ayey ka ahayeen hadaad Maya dhahdo 😅😅 😢 xaalkaadu masahlano hadad haa dhahdana asxaaptu iyo culimadii somaliyed waa isku mid Eebana wuxuu yidhi ولا تزر وازرة وزر أخري.wll mcn índhahaada fur xaqqana casabiyad darteed ha oga leexanin. Madaxda xun xuna waxaa la eegaa ciday kacabsanayan inay dhalinta kiciso ,jihaadkana jeclaysiiso ,lkn kuwa kale ee ziyaaro ,jaad, iwm kumashquulsan madaxwaynuhu Dan kama leh wuuna Soo dhawaysan si kuwa uradiyaan ileen umada waxay Soo dhexgalan Marka naag lameherinayo iyo markuu qofi dhinto ,abaal Kay noo galeen wuxuu aha lama dafiree xerta ay wax bari jireen gaar ahaan fiqiga iyo luqada alle ha unaxariistee
Ustaad Part2️⃣ Kasoo Samey Gardheere iyo Tusbax dheere 😂
Sheekha cali warsame ilaah ha u naxriisto wuu dhintay hadda wiilkiisa oo caalim ah baa jooga.
Siyaad bari Rabigaa waxad la hor tagto ayad leedahy Dhibkii laga dhaxalay oo dilka ka mid yahy weli Dalka kama dhamanin Alla kula Xisaabtami dono insha Allh
Ilahay hawnaxaristo madaxwayne siyaad Lkn waxaa qalad ah inaad dhibato dadka somaliyed soxasuusiso umada somaliyed
Boqol soon baad ilooday
Marka ay somalia usodirayan ma awal ayay somalia diin la aan ahayd dhibatada somalia ee dhanka diinta manta kaheysato waxy katimid sacuudiga waana meesha khawarij laga sodiray
"Maba maqal" muu yiri Allah Munaafaqsanaayee, kaaga daranee waxoogaa sharuur ayuu ku badashay aaa🙆♀️😃
Suufiyo Daalin kasta way la duubanaysaa 🤔🤔🤔
Nin adag buu Maxamed Siyaad AHUN Si wacan ayuu sameeyey
Alle hau naxariisto jana gale maxamed siyaad barre ❤
Waryaa sheikh Ali he deid Sheekh ali
subxan alaah
allah diintiisa ninkii faraha lagalo meel xun ayaa udambeyso
Maxamed siyaad bare waxay eheed inuu toogto markaas waayo soo mahan kuwa hada somaliya is qarxinaya xasan dahir awayse iyo ardaydisiii
Qarax inaad kudhimato ayaa kuu roon intaad Gaalnimo kudhiman lahayd
Nooso badi walal xasan cismanow
waaa cuqubadi laynta culimada baa ilaa hada somalia hesata
Islaamiyiinta maxaad uga jeedaa, kalaamka wariyaasha Yuhuudda ay isticmaalaan maxaad u isticmaalaysaa
Cuquba haysata Somalia halkaan ayey ka timi
Anigu ma anan dhalan siyaad oo nool ama arimiya ma dawlad wngsan oo jirta walina wadanka dhibata ka tagay balse qofkaasi wa u dhintey woxogo aan hayana wxay shegayan in madax wayne ka fcn aan soomarin dalka walina ma maqal wxasu ku fiicna qof dhhaya
Sheekhu waa dhintay ee hada ma noola saas ugu sheeg dadka
Af wayne ilhy narta ha geeyo
In ladilo waan qabay sabbtana maanta halkn joogno baa cdyn kugu filan ayakiina waxba ma keenin dowladiina wy ridyn mxa faaido ah diinna laguma dhqmo culimada ugu badn dadka diinta ku cayaaray shacbkiina ka hdl maleh .
Allow umuraha sahal .
AHUN Jalle maxamed siyaad barre
beenaale ayaad tahay ama jaahil aan waxba ogayn war talada dalka goorma ayaay qabteen culimo markaliyaa oo ahayd 2004 maxkamadi hii islaamiga ahaa laakiin markiiba gaalo yo soomaali baa la dagaalamay markaa wakhti cidi masiin culimo
acudubilah intaa qabil ayaad ku difacaysa khiiro adiga iyo isagu iskumid ayaad tahine halked allah kaa gaali mise dinba maa haysatid
Qofkii gaal difaaco asna waa gaal
Siyaad bare wuxuu ahay halyay waana wadani Alle ha unaxristo lakinse kuwa hada joogo madax isku sheega meey wax ka qabtaan kuwa dadka qarxiyo oo laayo iyo ciidaanka maalinkasta waxey dilaan shacabka cid wax kaqabti maleh
Qof aayadaha ilaahay kasoo horjeestay hadana culimada laayay????
Asc 1
Wcs
Adu hoyadaa iyo hawiyahaa tahayba was Markasata ood wax samaysaan miyaad doonaysaa inaad ku daboosho Dhilaa ku dhashay ha socoto😂
In uu dilo ay aheed nijaasta ilaa io hada aan ka nasan la nhy adiga inoo sheegayo in saudi arabi laga soo diri mxy thy diinta ay ina baraayan oo manta ayaga qabri io qanziir cuno nacalada
HYe hadeed sidan wax noogi soo gudbi
🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Tuugsi
Soomaaliya miyaa diin la'aan ahayd markaa leedahay (Ragg loo soo diray iney diinta gaarsiiyaan soomaaliya)
Wahaabiyo waa kuwa soomaaliya qarribaya wakhti xaadirkaan ayna tahay in la iska qabto sida ay Aljeeriya iskaga qabatay oo kle
Wahaabiyinti sucudiga ka yimid wadanka ayaa burbur u keenay
jihaad been ah iyo diinta oo ay wx ka badaleen
Nio halkaa hubi
Wahaabnimada faafineso jooj
WCWRWB
Siyaad Barre waa ku saxnaa in oo laayo shiiqyada argagixisada ah, wadaad diimeed dhan hala laayo somalia nabad bee noqaneesaa.
Are You Crazy😂
Kulli inow laayo aheyd wahabiyada hdaba wxn qarax aheyn nooma keenin
Xasan erayga ah si ay diinta u gaarsiyaan waa qalad somali islaamka ka hor xitaa dad illahey yaaqane ahaayen islaamkana madina ka hor ayuu gaaray somaliya
Somali waxay caabudi jireen Waaq. Kadib ayaa Carab traders ah diinta soo gaarsiisay. Alxamdullilah
Ma macquulbaa in waagaas ay dowladda sacuudigu ay abuuraysay xarako jihaaddi ah oo ka dagaalanta soomaaliya?
Yeah Of Course