يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢 😭 😭 😭 Daalimiinta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa ukaadiyaa laakiin ma hilmaamo...Alxamdulillaah durba Ciqaabtii ayaa ubillowday walina la isma gaarin. أللهم اجعل كيدهم في نحرهم واجعل تدبيرهم في تدميرهم واشغلهم في انفسهم. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin❤ yaa allah❤
WAA WARIYE QAALIYA
OO JECEL REER
FALASTIIN
ALLAH DHULKA HALA JARO YAHUUDA URAYSA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😭 😭
Daalimiinta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa ukaadiyaa laakiin ma hilmaamo...Alxamdulillaah durba Ciqaabtii ayaa ubillowday walina la isma gaarin.
أللهم اجعل كيدهم في نحرهم واجعل تدبيرهم في تدميرهم واشغلهم في انفسهم.
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Inshaa Allaah sii sii ayaa ku xiga iyo boqorada carabta
Shekadaan hadey sax tahey, waa wax ay usla ogyihiin Asad iyo xaaskiisa, waayo hantiga iyo ilmaha ayaa ku badbad sanayaa waana aqli ay famaligaas ay dageen
Reer xaafid al asad xaafid maahir nolosha aduunka allaah swt haku ciqaabo.aamiiin
waa bilaawga nadiijada daalimiinta
Allah yukhzi fi duniya wal
Aakhira yaa ibnu Asad
Suriya allah ukuseiwaadow gull gobonimo doua 🇵🇸🇵🇸🇸🇾🇾🇪🇾🇪🇸🇾
Asmaa cansar ha goo gooyo musiibo allaah ku rido iyadiyo ubadk44da aaaamiiiiin
Waa sunnada daalimiinta
3:32 iyadu soo danbiga qeyb kuma laha👀
ALLAHU AKBAR WHAT GOES UP MUST COME DOWN
Personally, I don't know this guy. But he is a very professional correspondent.
Allah ha burburiyo
Baroorta bilaabi ogaa reerku
حسبنا الله ونعم الوكيل
Mashallah assad waa daaldalad dag dag ah
Guul
Yaa jooga yiraahda
Ilaahaw Nolasha ku ciriiri Qoyska bishaar Asad Oo dunida Ku ceqaab
Allaylehe Sidii Aanlarabey WaakuSuganyahy
taasi waxay mujinaysaa, Inay markii horaba, Ay ku jeclayd dhaqaalaha
waa Caadada Dumarka
Asad iyo qoyskiisaba waxay foolad uyihiin dhinaca faqriga
Asc
Dulmiga wuu dhamaan xaquna wuu adkaan
Warbahinta calamka waa mid aan waxba qarsomin adunka waa Taarikh nin waliba wuxuu geystay baa hor yalla
Asc wr wb
Maxaa kaqaldan muqalkan iimaba furmayee mahada soo galisay
Xaqiii muslimiinta ayaa soo daahiray
waa in maxkam lasaaraaa
Aduunoow xaalkaa ba!
Tani waa aduunyo hamoodin inaad joogayso waligaa
Doollow kasoowarn sxb daaroodkii baa guuleeysty
Kaagii
Maxaa kaaga Dana suuriya
Kkl😂😂 qabiilka kubdilay
Muqalka waa amusan yahey j ee see wax u jiraan
Caadi weye adiga weye ciladu
Dadka ajaanibta guursado saas ku danbeeyneysaa somalida nimanka ajnabiga ka fogaado waa laga waayay
Dalka Ruushka berjilecasi kamashaqeyo landona iskuxer mahan cadawad babakadhaxaysa hadana munafaqada london qofti xayiradaha aysaren danbiyada culus kusoedeyen waxayudonayan inay xogosirdon kahelan iyado bari admaqlidontid fadexo iyo butin bahantidi syriya waxkabobay
Asma asad
Bashar asad maxaytahay ma walala
Akhlaaq xumadda reer Galbeedka ayaa laga dhaxlay....Subxaanallaah.
😂😅
hurda la aan ayaa ubilaabmay dulmiga weligiisa soconmaayo alaa mahadaas leh
Dumarku inta badan jcyl balan
Cirdi iyo caqiidadaba wy kula
Matali inta agtaada lacagta
Dhaldhalaalka aduunku ka
Ag dhawyahay !!!
Malinta lawaayona sxb siyar
Oo fudud ayaa lagaaga tagaya
Hadanba cadawahaga laguso
Racin, Aduunyo wataa ???
Wlahay waa runtaa inta aad ficantahay wey ku qoslayaan
Abaal maleh naago
Naak waa ina lacag ninkii markuu shiiday wakaa waa ka carartay
Dhalashadeda ingirisku mawaxaykawayntahay midarasmiga dhiga ah Esyriya? Hadise loraco toda sowqofka gabodfalkas kagaystay syriya shisheye ingiris mahan?
ruushka oo dal weyn ah ayaa daawo laga weyn taas macquul maha
Kansar u dhimo dheh
Ninkani waa qoloma?
Waa soomaali
@abdidahirisse1998 qabiilkee
@@Amiirka3o waa majeerteen walaal
Markey reer asad Syria xasuuqa ay ka bilaabeen boqoradii ingiriiska wey diiday iney ingiriiska iney qaabisho iyada iyo bashaar, su'aashu waxay tahay, tolow ingiriisku ma aqbalayaa.
Asad waa hubaal hadaan gacanta lagu dhigin waxuu ku biyo shebang doonaa Tehran caasimada iraan
😂😂😂😂 Naagaha oo dhan waa isku mid
Mana kugu dulqaadanyaan hadi ay duruufuhu kugu yimaadan🤣🤣🤣🤣🤣