Mw HSM waxan uga mahad celinayaa inu kudadaley somali sidey ku kala tagi laheed oo logu kala qeybin lahaa Ethiopian iyo Kenya taas ba ah gusha ugu ween oo aan gaarno 34sano kadib masha allaah
Caliyow So malida Laba shey weydii #1 iyagoo ifka gaajoonya oo Malina Cuna Malina qadeya cagey akhiro ugusii ordayan? #2 siyaasada ii guurka ii ay somlai Ku wareertay labadaba way Ku fashilmeen ee may Ka nastan? 😢😢😢😢 Wlhy anigo Reer ceeri ah oo kuso koray it breaks my heart in an arko dadka qoryaha ISU Sita 2024 iyado La marayo Shalay 1987 kii Reer laascano ee baburki abahy dhacay isago ceerigabo dhakhtarka jifa waybta TB da layso shegay wan U tegi Kari wayay bcz waxan is idhi Wu Ka naxaya abahayna 1991 marki Anu gacan sareyney wuu diiday hanti xaram ah oo uu qabsado xata manta Reer maclin quwaxena waa Naga xanaqan😢😢😢
War somaliyey somalia somaali ayaa leh ee hassan sheikh malaha war somaliya hassan sheikh halaga badbaadiyo!! War hala badbaadiyo!!! War hala badbaadiyo!!!
Beenlow beenlow dhalay adigaa ah awowayaasha ayana lagu yaqaan inay dadkooda iyo dalkooda dhafsadan shilimaad, Ciidanka ad c/lahi Yusuf ku shegtayna waxa ku faana cali max,ed geeddi o taarikh wacn ka dhigta , Kan hadda gado joogana asalkisina xasan sheikh ba usaxexay inay kamid noqdan ciidamada nabad ilalinta mantana isaga gacmaha ka dhunkanaya o mamul dhisan o nabada ku weraraya fedderaalna an waxba ka fahansanayn, hantidi dalka dhamaystay dadki Nola iyo kuwii dhintayna cunay xita kuwi qurbaha uga cararayna ka daba tagey isago lacag un donaya
Calow hadii maanta la yidhaahdo aan samayno guddi la dagaalanka ama baabinta qabyaalada Markiiba waxa ay soomalidu ku weydinayaan gudoomiyaha guddidu wa ayo waa qoloma
Asc Caloow aniga ninba wuxu igula dagaalay Maxad😂 udhageysata cali xaraare Why muxu qaba inta medio kahadasha asaan u necbahay Ma taqaana aqoon makarabo see u nici karta Waxan😂dhahay cali xaraare nac nac ma u baahno ninki waaba uga dhagtay wallahi waa ku dilaa buu iyiri inta ku qoslay baan iri xagee lagu duuga gabdhaha aad disho Dadka badi wallahi waa jiran yihiin caloow
@@ahmedmusa8929 okiyaalaha waxbu ku qarinaya waayo tuuga iyo beenlowga iyo qofka xun indhihisa ba lagu garta wa sida wuxu okiyaalaha u sito ee maha sheikh ee wa shaydan tuuga oo dadka lacagta in u ka dhaco raaba
Somali haday sidaa cali xarare oo kale ay caqli miisaaman wax ugu eegayaan waa horay hagaagi lahaayeen alla ha ubarakeeyo calina caqliga fayow ee uu waxksta ku eego salan sare sxb
Mw HSM waxan uga mahad celinayaa inu kudadaley somali sidey ku kala tagi laheed oo logu kala qeybin lahaa Ethiopian iyo Kenya taas ba ah gusha ugu ween oo aan gaarno 34sano kadib masha allaah
CaliXaraare: waa shaqsi aad u yaqaana hab dhaqameedka bulshadeena soomaaliyeed.iyo dabeecadahooda kala gedisan maasha allaah
Xassan Sheekh Somali waa kala diray.
Ishii Formaajo aa heyso Somalia!
il ma'ahane waa nabsigii ay kagaleen maxaayeelay isaga oo daacad u ah oo iyaga kaliya wax uqabto ayay bilaabeen arey unukaa leh farmajo villada kasoo bax 😮
wakaaye hada waa iga hoogaye may dhahaan Xassanow villada kasoo bax qabiil baa dar daray aanay waxba kudheefeyn dhibaato mooyaane 😮
Nin ey garan waayeen soomaalidu waayo waa dad nasiib xun,maanta ayey cabaadayaan,haddii xitaa ilaahay soo celiyo ma hanan karaan oo waa cawaan
May garaanwaayin oo shacabtu aad buu u jeclaa gees ilaa ka gees laakiin ma waxbaa gacanta ugu jiraa
Asc ilaahay ayaan baryaynaa inuu cudurkan xun ee qabiilka ah inaga bogsiiyo ❤❤❤
Ilahay cudur kugu rid waa cilante dadkaga mad taageertid qabilkaga somali isma taqane kan oo kale umada usoo dhunta xaranta lagu koriyey uf
Cali xaraare nin dhexdhexad ah saaxiib guulayso ❤
Masha'Allaah tabarakallaah runta ayaad ka hadashaan Allaha kuxafido
Asc aad ayaan utaageera barmaamushka kaftanka siyaasada
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soo daaya waan in sugaynay caawa
M.a sxbyl alle haidin xafido
Wan idin salamay dhaman bahda somali american tv iyo ali harare iyo yasin abukar
Cali xarare yasin ducale masha llha
Macalin Quwaax Waa Nin Balaayo ah oo Meelkasta Jooga Reer Macalin Quwaax hadiladhaho Waa Ogaaden
Mr : Cali - Faalooyinkaas oo dhan waa mid xiiso badan & Wararkuba wana Run wana Cajaayib .
Wan ku SALAAMAYA .
Maasha Allah wad soo dadajisen
🥺🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Sheektaa ma dhaafto aya la yidhaa😊😊😊😊😊
Ali haraare waa wiil hoog isaga shekooyn ka sameeya
Caliyow
So malida Laba shey weydii
#1 iyagoo ifka gaajoonya oo Malina Cuna Malina qadeya cagey akhiro ugusii ordayan?
#2 siyaasada ii guurka ii ay somlai Ku wareertay labadaba way Ku fashilmeen ee may Ka nastan?
😢😢😢😢
Wlhy anigo Reer ceeri ah oo kuso koray it breaks my heart in an arko dadka qoryaha ISU Sita 2024 iyado La marayo
Shalay 1987 kii Reer laascano ee baburki abahy dhacay isago ceerigabo dhakhtarka jifa waybta TB da layso shegay wan U tegi Kari wayay bcz waxan is idhi Wu Ka naxaya abahayna 1991 marki Anu gacan sareyney wuu diiday hanti xaram ah oo uu qabsado xata manta Reer maclin quwaxena waa Naga xanaqan😢😢😢
Alloow sahal amuuraha
Absolutely true about carbon monoxide leaking in car compartment.
Salan sare waa weenka kaftanka sitaasada
ALI XARARE WAYAHAAN PUNTLAND WAAD KA AMUSTAY😂😂😂😂
Caliyoow xashiika macaa ciidanka soomslidu way Cabaan weliba xabsiyada muqdisho ayaa ugu badan meelaha lagu iibiyo laguna keydiyo halkaas baa magaalada looga supply gareeyaa
Aliyoo sanaag maxaad uga meer mertaa xaaladeeda?
Haben wangsan ali harare iyo yasiin dhamntiinba from geska africa ayan idin kala socda
Aliyow
Lacag soo raaci Codka lagaarsiinayo Xassan shiikh
Siyaasadi way dhimatay see layeela
Somali col ah dunidana lacola.
Waa nasiib darro weyn wll
Siyaasada Soomaaliya waxay nagu noqotay niyad jab. Allaha noo dooro siyaasiin daacad ah oo wadani nimo dhab ah leh.
Cali caraarow hor aniga maad I waraysanayn mar qudha
Caliyow dalgaalkii dacawalay nooga waran siday runta ah ee ay waxa u juraan mahadsanid
Wallaahi waxaan kaxumahay jaahwareerka kudhacay wiilasha somaliyeed oo meelkasta lagu xasuuqayo!! Madax weynahooduna wuxuu kufaanay intoban kabadan carruurtiisa ay jamacado kabaxaeen! Ciidankii dalkana sidii xabadii ayuu dabka ugu shubayaa!!😢
Inalillahi ilayn ninkan ba wax u qora Wadanka badbado qaran
Absolutely
Wadanka ha lagu wareejiyo shabaab xalkale majiro
Bring video wa looking for somalia
Asc Ali xarare
War somaliyey somalia somaali ayaa leh ee hassan sheikh malaha war somaliya hassan sheikh halaga badbaadiyo!! War hala badbaadiyo!!! War hala badbaadiyo!!!
Dad baa uhaysta in xasan wadanka meel wacan uwado ee kawaran
Aliyow Xassan Magafe he's watching 👀 you 😂
Wali mala arkay somali kala adkaatay 😢
Ali Haraare hada kahor sababta VOA da Looga soo ceyriyay waa intaa aan idiin sheegay
Asc Ali Harare iyo yaasiin yare
Prof de maths Ali j te salut toi et ton ami yassin
Xamar #xashiishada waxaa looga cabaa sida #Sigaarka oo kale
Taas anaa idinkugu daraya
yaasiinow Cali xaraare aan dhageysano ee kajiibi ama kalobi sida yasin ducale
Beenlow Beenlow Dhalay Baa Tahay Cali Xaraarow Etoopia Somaliya Ma Siin Kartid Waayo Awooyashaa Ayaa Etoopia Usoo Kaxaystay Somaliya Dhawr Jeer Mar Kastana Waa la jebiyaa Sidaa Awgeed Ayaad Etoopia Garab Usiinaysaa Ceebtaa Maa Ee Waa Caadadiina Cali Xaraarow Maxauud Seyid Oo Soo Kaxaystay Etoopian Sidii Cabdilaahi Yuusuf Ayaa loo Bahdilayaa Ogow ❤
Adigoo aan caytamin fikirka u dhiibo,hadda wasiir fiqi masar ayuu wataa,xasan ithopia
Walaal 10 goor ayaa waddanka laydiin dhiibey bal isla yaaboo maxaad 34 sano Qabateen?dagaal,fisqi,is nac,bur bur ciidan,tuugo xaraash,haddii nin wax dhisayaa yimaaddo waxaad dheheysaan fillada ka soo bax,furihii madaxtooyada habar ayaa laga soo qaaday markuu c.llaahi yuusuf xamar soo galay,markii la hagaajiyeyna waad kharribteen
Beenlow beenlow dhalay adigaa ah awowayaasha ayana lagu yaqaan inay dadkooda iyo dalkooda dhafsadan shilimaad,
Ciidanka ad c/lahi Yusuf ku shegtayna waxa ku faana cali max,ed geeddi o taarikh wacn ka dhigta ,
Kan hadda gado joogana asalkisina xasan sheikh ba usaxexay inay kamid noqdan ciidamada nabad ilalinta mantana isaga gacmaha ka dhunkanaya o mamul dhisan o nabada ku weraraya fedderaalna an waxba ka fahansanayn, hantidi dalka dhamaystay dadki Nola iyo kuwii dhintayna cunay xita kuwi qurbaha uga cararayna ka daba tagey isago lacag un donaya
Walhi caloow waa runtaaaa
Mmmmmmm true story
Jaadka iyo Xashiishku waa isku mid
Labaduba waa
Daraag
Soomadli dhinac walba way u jabtay
Somalia Mohamed siyad barre kama danbayn .
Cali xaraare nin aqoon yahan ah .
Sheeko uu naku korsamaynaa😂😂
Waa beentaa beelow his layers walahi
Waxan ka fikirayaa sanad iyo bar kadib haduu alle idmo tolow somaliya noce ah ayuu xasan ka tagi dona
😂😂😂 Hassan sheekh intii hadhsaneyd somali gacantiisa ayuu baabiiyay
Cali xarare ka hadal sanaag iyo guriga suldankaga 😂😂😂😂😂
Calow hadii maanta la yidhaahdo aan samayno guddi la dagaalanka ama baabinta qabyaalada
Markiiba waxa ay soomalidu ku weydinayaan gudoomiyaha guddidu wa ayo waa qoloma
Ali never let ogaden koofiad bacle
On your show .because they are in Minneapolis and they are talking Dacawalley
Anigaba nin dhaqtar aan la kulmay wuxuu I weydiyay meeshaan ka imid Soomaaliya markaan dhahay, wuxuu igu yiri ma West Africa miyaa.
Asc
Caloow aniga ninba wuxu igula dagaalay
Maxad😂 udhageysata cali xaraare
Why muxu qaba inta medio kahadasha asaan u necbahay
Ma taqaana aqoon makarabo see u nici karta
Waxan😂dhahay cali xaraare nac nac ma u baahno ninki waaba uga dhagtay wallahi waa ku dilaa buu iyiri inta ku qoslay baan iri xagee lagu duuga gabdhaha aad disho
Dadka badi wallahi waa jiran yihiin caloow
Asc
Ali inta ad ogtahay dawlada dhami ma oga
No1
Absolutely kkkk
Ali hadii gaariga heesto meel banaan ah xadii oo jooga meel banaan ah waxaba kama dhibidoon to lkn asiga ayaa hw la aan
Salaan sare, rugaa cadaha somali journalism
Caliyow ha ubixin wax kasto aay kuusoo qoraan, Waa ISKAHADLOOW INA IGARRE.
🎉😊😮
Cilmiga Psychology baan bartaa, callka telephone-ka soo galay qof meesha fadhiya baa soo wacay si kaliya lainoo tuso saacada smart phone- ka ah 😂
Markaa uurku baalle ayaa tahay miyaa
Qur’aanka ayaan bartay ayaa kaaga fiican waayo we never interested prfessers because they don’t know nothing
Hada ayaa laga hadlayay waxaas. Barnaamij kaa socda asiga call kaas ayaa kuu muuqda. Reer baadiye
Waxaas dhib ka dhacay Doolow iyo meelaha kale oo wadanka ka mid ah, waxaa ka mas’uul Xassan Gurguurte iyo kooxdiisa wareersan.
Kaftanka was kusalaamay walaal waxaan layaabanahay Hasan sheekh malaha miyaa qof kaqabta soomaalida lkn waxaa kadaran. Dadka ayaga dhexdood a leeyskudiro
Hada dhiiqaa ku jirtaa cali xaraare
😂😂😂😂😂
I have a simpler story resonated that one 😂
Caliyoow bahasha baryahaan weey kula fogaatay ee is qabo dhinacaad u raranthy😮
Runbuu ka hadlaya 😂
Erayga macalin quwaax micnihii ifahansiiya
isku reer ama isku Qabiil
Waxa lagawadaa reer hebelkiis qofka reer qudhac reer qansax reer mirimiri
@khadijac9841 haa wangaty
ninkan wuxu indhihiisa u qarinaayo wa si tuugnimada iyo benlownimada loga fahmin ee iska ilaaaliya ee sheikh ama ee wa tuug shaydan ah
Ka warran culimada oo kiyaalaha gashan?
@@ahmedmusa8929 okiyaalaha waxbu ku qarinaya waayo tuuga iyo beenlowga iyo qofka xun indhihisa ba lagu garta wa sida wuxu okiyaalaha u sito ee maha sheikh ee wa shaydan tuuga oo dadka lacagta in u ka dhaco raaba
Xasan wuu kadhigay hada (waalida dhaqanta) ayù noqday
Somali haday sidaa cali xarare oo kale ay caqli miisaaman wax ugu eegayaan waa horay hagaagi lahaayeen alla ha ubarakeeyo calina caqliga fayow ee uu waxksta ku eego salan sare sxb
Ceerigaabo aaway
Guri dal shiishay lagadhiso hainoo dambeyso. Xaladu somalia baa xiiseenena
P YES LOO JOOJIN MAAYO YOUR DAAROOD TUUG BEENLOW AH
AL-MASHRUUC YAA SHIRCIYEEYAY???
Dee Caliyow social media bariis ka radina iyo maxa horteda la igu xamana isma qabato. Social media ka Samir ama u samir.
Ceerigabo ka waran
Calli xarare waa runtaa gadhi qabaale oo cidanka qaranku lahayen baa laba nin kuvdhinten oo had shuute sarkiil ku xukumay dil
Cali xaraare suit ama suudhka buluuga ha xidhanin kkk
Ogoow laakiin dadka waawayn waa iska sheekeeyaan aduunkoo dhan waa sidaas
Caliyow wa ruuntada somalidi dhan kaste wa ka burburtay wayna babe en
Taas boss wey kaa qaldantay hada somalia telephone ayaa text message laysugu diraa kkkkkkkkkk
Ogaden Somali Ogaden kenyaati Ogaden Ethiopia Reer macalinquwaax Ogaden Reerka somali ugu quwada badan
@@ZayidAli-g3g 🤔🤔
Aduunku iyagaa nadhibay oo isku kaaya direy
Fulay baa tahy americo ka so caaytamaayo
War ka hadal dhulkaagi ceerigaabo
Lala wareegay
Xasan vilada ayuu seexdaa
Maxa ka gashaa
Sharma yare
Xayeysiin was
Sheekada baskalka ayaa ku qoslay
Asc soo
Caliyow farmaajana waad caayeysey marmaad saxantahey
Hello