XUUTI OO MAR KALE MAANTA BOOR KA KICIYAY TALAABIIB + QASA + IIRAAN/SUURIYA + UKRAINE/RUUSHKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии •

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  13 часов назад +12

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 9 часов назад +4

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 7 часов назад +3

    Good 👍 Job Xutui thanks 🙏

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 часов назад +3

    Mashallah tabaaraka illahay baa mahadas iska leh guuleysta ❤

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 9 часов назад +2

    Allahu akbar xuutiyiintu waa rag adag allah guusha ha siiyo
    Si dhaba ayay ugu hiiliyeen wllhen reer qaza
    Yahuuddii alalh ha jabiyo oo masiibo ku rido aaamin

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 11 часов назад +4

    Xuuti Allaha noo Barakeeyo

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 9 часов назад +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin

  • @Aboubaker-z4p
    @Aboubaker-z4p 8 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NimcaanYousof
    @NimcaanYousof 10 часов назад +1

    Masha..allah

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 7 часов назад +1

    Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 часов назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 11 часов назад +4

    الله اكبر الله اكبر الله أكبر ولله الحمد
    اللهم يا منزل الكتآب ومجري السحاب هازم الأحزاب أهزمهم وزلزلهم ونصرنا عليهم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول و لا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم
    واخر دعوانا ان الحمد رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا محمد وآله وصحبه اجمعين

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 12 часов назад +3

    Alx dulillah kufaartana hajabaan inshaa allah aamiin aamiin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Час назад +1

    Ukrein waxaa uu noqday dal hubka Reer Galbeydka lagu tijabiyo

  • @MaxamedMaxamedm-j6o
    @MaxamedMaxamedm-j6o 12 часов назад +2

    Illaahay ayaa casilay awooda iyo dadnimada isaaiil

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 часов назад +1

    yuhuuda waa fidno natanyahuu qori dab buu wataa markaa ilahey ha burburiyo dulmiga iyagaa ku burburayo wey kibirtay yuhuud

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Час назад +1

    Mowliid Adigu wali mali ma'arag Adiga oo oranaayo waa in Ducada kugarab istaagno Matida Qaza kuwa kale ee sida xaqdarada Cadowga Khiyameysan waa Mareykanka Ingriska oo ah mid Dabadhilif 1aad ee Mareykanka marwalbo sida khaldan ku garab taagan,Waa Gumeystashi Ardhu Shaam kalaqeybiyay hoganka lahaysta yaal danahooda Gobolka ooga shaqeyaan Carapta Canasiirta ah dabadhilifyada Suniga wada sheegta,Allaha ciqaabo.

  • @abdiqadirhassan6662
    @abdiqadirhassan6662 11 часов назад +2

    Barnaa mishakada wan ku xiranhy lakiin xayisiimaha nagayareey sababtoo ah xiisihii bey nagadilen

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 12 часов назад +1

    So dhawaaw

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 12 часов назад +2

    Yahuuda sas alle ha kurido

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 7 часов назад

    Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SalebanRabiiciya
    @SalebanRabiiciya 13 часов назад +1

    Waalayskudiriyaa

  • @sunniic
    @sunniic 12 часов назад +2

    Huuhaa

  • @zmtrchannel9394
    @zmtrchannel9394 12 часов назад +1

    Xayaysiiska faraha badanle naga jooji viewska lacag ka raadio

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 11 часов назад

    Kooxda Suuriya qabsatay waa loosheegay inaysan soo hadal-qaadin Isr77iil haddii kale argagixiso ayaa tihiin.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 9 часов назад

    Eray bixin cusub: xuutiga oo maanta markale "boor qaaday" Israel

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 11 часов назад

    Malaga yaaba ninkan suuriya hadda qabsaday iney xiriir wcn yuhuuda kale dhaxeeyo

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 часа назад

    Siriya yahuda maalaga celiyo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 часов назад

    Yuhuud ayaa ah argagixiso cir iyo dhulba laga nacay

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 11 часов назад

    ASC. SURIYA. JAWAB. MALEH

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 12 часов назад +2

    Waar iska sax hijiriyada !!!!!!!!?!???!

  • @AbdoulkaderMoud
    @AbdoulkaderMoud 7 часов назад

    War wahan tahrir la leyahey rer galbedga iyi yuhuda iya ka dambeya turky gana dantada ka fulo umba laga yidhi yay ila tahey

  • @IbrahimMuxumed-fx5sj
    @IbrahimMuxumed-fx5sj 8 часов назад

    Waraa jiritoone wiishka Lee hayeero

  • @MaxamadGuirreh
    @MaxamadGuirreh 9 часов назад

    Labo.ay..oo..is.cunaysa.dawoco.iskama.celiso.aya.layidhi

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 5 часов назад

    Iran 🇮🇷 iney ku jestan maba aha iyo xisbulahi wayo wax nool oo u hiiliyey falestin ayaga jira oo waliba dhib kasogarey hadey caqli qaban waxba wax ba lagu iloba.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 часов назад

    Yuhuuda ayaa dhib ku Haysa suuriya lkn Iran wax dhib iyo farogelin Kuma hayso dalka suuriya

    • @mahadhassan2894
      @mahadhassan2894 11 часов назад

      BAADHITAAN FCN SAMEE WLL WAA IGA TALO HADDII AAD JECESHAHAY IN AAD XAQIIQADDA OGAATO.
      MAHADSANID BRO

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 11 часов назад

    Battilmameed yada milieti ee agab diyarada mesha yaalan ma beegsado xuti

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 10 часов назад

    Mucaaradka suriya wexey halis qu yihin qobolka madama ee u cadeekiyan reer galbeedka iyo israel

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 10 часов назад

    Xukuumada usuub ee suriya waxa losamecey siey u fashiliyane qocdocka laqa licey israel ee suriyana uqu wareejiyan yahuuda

  • @MaxamadGuirreh
    @MaxamadGuirreh 9 часов назад

    Israfil.oo.dhul.qabsatay.loma.jawabin.ee.maxa.logu.jawabi

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 часа назад

    Suniga maanta min soomaliya iilaa falastiin iyo xataa boqorad carbta waa xutigaa ka isllamsan waa ducufo iyo tuugo suniga manta igaan isdilay somali, falastiin mulin miyaa mise qabiilkaa ka wayn diinta !

  • @CbdiresaqIbrhim
    @CbdiresaqIbrhim 11 часов назад

    Aduunka dadka igu been badan o an balan Lahayn wa yuhuud

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 7 часов назад

    Fairytale 😂 waxad na lediyeen Yemeni yaryar oo walegood wax isga celin aya Isreal iyo mareykanka la dagaleysa 😂😂 ragga Somali wa doqomo liita oo bila caqli ah. Waddankina xage ba ku ogtihin??😂