Gabadhii ugu horeysay ee wasiir noqota iyo wixii dhexmaray Siyaad Barre.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Gabadhii ugu horeysay ee wasiir noqota iyo wixii dhexmaray Siyaad Barre.

Комментарии • 160

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 10 месяцев назад +11

    Allah yaraxmMadaxweyne hore c/rashiid cali. Sharmaarke. Iyo siyaad iyo kuli madaxweynayashii Oo Idil

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l Час назад +1

    Wuxu Ahaa saaqid zaani sakhraan safiih Afwayne

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 11 месяцев назад +1

    Mash allh
    Aqoon
    Laan
    Waa
    Iftiin
    La aan

  • @ilayshabonfarah7165
    @ilayshabonfarah7165 11 месяцев назад +4

    Mahadsanid waraysiga wanaagsan ee tariiqda leh ee Marwo Faduma Axmed Caalim.

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin Месяц назад

      Ma ayadaa waxa wasiirka noqday

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 5 дней назад

      Haa fadumo cureeji wasiirki hiddaha iyo tacliinta sare beey noqotay intaan ogahay🎉🎉🎉🎉

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 дня назад

      @@mamaaasiyo7315 sow habar gidir maahan

  • @ApdiqaadirMaxamud
    @ApdiqaadirMaxamud 11 месяцев назад +5

    Wasiiradi ugo horyse ee Somalia 🇸🇴 waxey ahead wasiirad h.g ah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Stop lying Ina biixi killed more children and women an stole millions dollars abd don't for fet lands he took from poor sacad muuse people

    • @hassanyare1287
      @hassanyare1287 11 месяцев назад +5

      Baqti yaa ku weydiiyay qabiil iyo qurunkisa😢

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 11 месяцев назад +4

      magaca keen nic looma bahne

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin Месяц назад

      Tanba sow habar gidir ma ahan waliba saruur masa habar gidirta aanan sacad iyo saleebaan iyo cayr ahayn habar gidir maahan

    • @MaxamedFangase
      @MaxamedFangase 9 дней назад

      Adiga iyo Mr dhiiqo iskumid baatihiin nin baahan iyo nin jaahila waa isku mid ee kafariista umada

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 11 месяцев назад +20

    Alle yarxma jaale siyad abihi qaranimada iyo qabka😢

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 11 месяцев назад +2

      Allaha cadaabta ku fogeeyo wuxuu ahaa kii culimada dilay oo yiri ragga io dumar waa siman yihiin.

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt 11 месяцев назад

      @@faisalmohamedabdulla3600 cadabta IYO janada alle aya haya tada meel.maku ogyhy ya ellelukana nafar cuqdadysan

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 11 месяцев назад +2

      Cadaabta Allaha kugu fogeeyo adiga asagana dembigiisa Allaha cafiyo

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 11 месяцев назад

      ​@@faisalmohamedabdulla3600Cadaabta intaad tagtay miyaad soo aragtay marka aad leedahay Allaha ku fogeeyo?! Cadaabta iyo Jannadu cidda galleysa Laangaab waxba lagama weeydiiyo? Intuu Muslimnimo ku dhimatay Ilaah ha u naxariisto.

    • @caashaahmed9922
      @caashaahmed9922 11 месяцев назад

      Allaha idinku fogeyo cadabta idinka Marxuumka idinka aman la'yahay

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 11 месяцев назад +1

    Thank you mama you’re a treasure love you

  • @AliAdam-be3ke
    @AliAdam-be3ke 11 месяцев назад +13

    Who can support president siyaad raise your hand

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 11 месяцев назад

    Alsha unaxariisto siyad

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 7 дней назад +1

    Raqiya Xaaji Ducaale waa Hj Udurxmiina Reer Ceergabo way nooshahay

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 8 дней назад

    Waa saruur habargidir waxaana qabay nin ka mid ahaa 5tii siyaasada ee golaha sare ee kacaanka oo layiraahdo ina laxwas.

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 7 дней назад

      inad qabilkeda shegto ya Kugu adonsadey waziiradi dumare Somalia uhoreyse Aya Naga badan

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 11 месяцев назад

    Thank you fadumo alim

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад

    ALLAH guide you to the wright way

  • @AdemMalik-k5f
    @AdemMalik-k5f 11 месяцев назад +1

    we thankyou mohamed ziad barrae he was presdenet somalia difcult time when ethiopia to take over he protecet somalia he win the war with ethiopia ,,, ziad barre he did good thineg for people of somali people have good knowelege love remember him in historey of somali for ever ,, allah yerhamake ,, our father mohamed ziad barrrae ,,,.

    • @Minnesota416
      @Minnesota416 11 месяцев назад

      No we didn’t win the war he did it good & bad he should give up the presidency then he would been good but he destroy Somaliland & punt land poisoning punt land people and their livestock so he killed a lot of people in order to stay in power he didn’t leave willingly in the office he was ousted by force so we are living witness so stop writing nonsense thanks

  • @AhmedOsman-mj4vd
    @AhmedOsman-mj4vd 11 месяцев назад +1

    It is useful history that we need to learn from it not ethnic rhetoric/ who did what isn’t important now.

  • @asliabdi8150
    @asliabdi8150 11 месяцев назад +2

    Allaha u naxariisto miyi iyo magaLo
    Waxbarasho free

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq 11 месяцев назад +2

    Fabulous
    U forgot what muse did to laas.anod!

    • @TheLedon1
      @TheLedon1 11 месяцев назад

      Why do you lie ?
      If MUSSA Bixxi ordered the army to enter the city of lasscanod then there could been different ask any one who knows about the army and who was there but when you win if your president tells you don’t enter the city I think anyone can tell what he was trying to to do by say “ don’t enter return to your base”

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 8 дней назад

    Nice day

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад +1

    He said women and men are equal when it comes to inheritance and he then insulted the Quran and killed 10 person who said “Quraan is word of ALLAH but you are wrong “ every one was quite some for love of this dictator who 0:02 Insulted ALLAH and Some scared of him.

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 11 месяцев назад +2

    Dr Deeqa Colujoog waxay markii dambe ka shaqayn jirtey Amnesty International waxayna joogtaa Somaliland.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 11 месяцев назад

      Garoowe ayay degantahay ee armaad walaasheed ku khaldeysaa?.

  • @fadumaalim7517
    @fadumaalim7517 11 месяцев назад +1

    Waxaan jeclahay inaan sixitaan ku sameeyo masawirka ka muuqda waraysiga aan la yeeshay wareyaha BBC Somali Service., Foos Ciid. Qofka ka muuqda masawirka waa Xaawa Yuusuf Cigaal oo ka mid ahayd gabdhihii ugu horreeyey ee Masar wax ku baratay, xilal kala duwanna kasoo qabtay silkiga diblomaasiga ee dalkeenna.

    • @ابو.عبدالله-8
      @ابو.عبدالله-8 11 месяцев назад +1

      masha alah waan fahanay marwo somalida waxba ma aqriyaan wax lee daawadaan nagu qaado waxaana codsan wax badan waraysiyo kale ka soo muuqo waa noo sharaf in aad xil sare noo soo qabatay hadadaan somalida caqliga leh nahay mahadsanid marwo

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 11 месяцев назад +2

    Somaliland guuuuuuuul

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Oromo noqteen viva siyad bare

    • @Amuula
      @Amuula 11 месяцев назад

      Somaliland ha noolaato iyadoo xanaaqsan markasta 😂😂

  • @umuahmedumukhalid412
    @umuahmedumukhalid412 11 месяцев назад +2

    Reebaadiyo oo dhan iyo dadka aan iskool iyo jaamacad iyo doladnimo iyo dadka see isu jeclaayen San soo arkin matukataa xijaab may Gashato ukumashquulaa waaba qofweyn xijaabka wa laga fududeeyo y waxaas intaa iska gayaan waxay kasheekenayso maba fahmikartit

    • @OsmanWarsama
      @OsmanWarsama 11 месяцев назад +1

      Raqiya Xaji Ducaale iyana Hargeysa ayay jogtaa, ma hubo ina cumar ku joog halkey ku danbeysay. Gabdhihi reer Somaliland ee waagaas

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 11 месяцев назад +3

    Alayaaraxma wax barasho lacag la aan ah ilaa jamacad geesi buu ahaa aan cabsan walee wax la mid ah majiraan

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 11 месяцев назад +2

      Walalk qayr alaah ku siiyo maxamed siyaad bare alaah u na xaristo qabrigisa waasac alaah uga dhigo somali waa isku haayay nolol fiican waan sok marnay wax barasjo lacag laa aan nabad waan soo aragnay dad ah jada be nolosja u cusub tahay somali qalbigoda iyo quluub toda alaah isku keeno Ameen

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 11 месяцев назад +2

    Faaduma Caalin waxa ay tiri Siyaad Barre waxa uu igu yiri '' WAAN KAA XISHOONAYAA EE URUKEYGA FARAHA IIGA QAAD''. Ma aanu dhaheyn ee ABTI ayuu u ahaa god madow ayuu ku ridi lahaa, ayaduna qof caqli badan bey aheyd oo wala soo shaqeysay, walaakeed Pakistan ayuu safiir mar ka ahaa, qoys ahaana waa HG

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 11 месяцев назад

      See ku ogatay inuunan dhaafi lahayn

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin Месяц назад

      Ayadu yay habargidir katahay

  • @AhmedmustafeMaal
    @AhmedmustafeMaal 11 месяцев назад

    1:04

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 11 месяцев назад +1

    Tawbada waay ufurantahay habartaan qaatumo xuma haku dhiman yaadhaho 😢😢

    • @Maria28832
      @Maria28832 11 месяцев назад +1

      QUMAYO KA HAR MAAMO MUTACALIMAD AH MAMOYINKII HORE WAX BARTA WEEYE WASIIRADNA KA AHEYD DAWLADII KACANKA ADIGUSE REER MIYI BAA KU DHALAY JAHILAD KA FUQ MADAXDEENA

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 11 месяцев назад

      Maxaa ka qaldan oo qaatumo xumo ah? Noo faahfaahi

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 Месяц назад

      Ma Yara dadka xagjirka lkn adiga dhaqankaaga yaa garanaya inaad qof fcn tahay iyo inkale waayo qofka fcn dadka kuma mashquulo ee ka bax arimaha bulshada

  • @Abdirahma890
    @Abdirahma890 6 дней назад

    3.2.2025🥹🥹

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 11 месяцев назад +1

    Siyaad Bare iyo guruub kisii ayaa ka shaqayn jiray Duqdan

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 11 месяцев назад

      fadumogedi >> @ Adigana yaa kaa shaqaynjiray oo ( Ku cunijay) ma ciyaal suuqiinta mise cabtooy
      Dumar baatahay markaasaad fawaaxish ka Hadlaysaa Habar hoosta ka waalatay baa TaHay kkk

    • @majid2968
      @majid2968 11 месяцев назад +1

      Ale halaga baqo hadan dadku ku jeedin alah baa ku jeeda dubxanalaah qoftas wayelka ah maxad ucayeysa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Adiga kaa shaqayaa tuugtaa africa

    • @caashaahmed9922
      @caashaahmed9922 11 месяцев назад

      Allaha u naxariisto M. hore Mohammed Siyad Bare ha kaa aman mana waa marxuum kulama doodi karo
      Drsda ma jealous ayad ka thy Cilmigeda!

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 11 месяцев назад

      Subxaanalaah wll xishood oo kadaa maamada cayda

  • @Jan-i3f9j
    @Jan-i3f9j 11 месяцев назад +1

    Siyaad bare dictatorship wadanka dhiig buu ku qabsadey dagadlkii iyo dhiigana waa oga tagey maxaa warkisa uuu wadaaan somali dhibka haysta isagaa masull ka ahaaa

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 11 месяцев назад

      Maxaad haysataa dabadiis waxma garatayehey yaab.

    • @madarguelleh
      @madarguelleh 11 месяцев назад

      afweyne munaafaq qabyalayste bu aha allah cadaabta ka kufogeeyo

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 11 месяцев назад

    Muse is atororiste now

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад

    What was his speech “ wa Qawlul Jinn “
    Why did he killed the 10 Scholars ??? Are you Somali if you are that well know you can check his speech on the net when insulting the Quraan by saying “word of Jinn” by insulting Quran he insulted ALLAH too !!!

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад

    How come you don’t know this or you are one those who don’t want to hear anything wrong about there fallow ?

  • @abdullah-h3v1t
    @abdullah-h3v1t 11 месяцев назад +1

    Islaantan maxaa ka khaldan ileen way joigtay dalka wixii siyaad Barre kasameeyey.waan jeclaa kute.

    • @HooyoSacdiyo-k5v
      @HooyoSacdiyo-k5v 11 месяцев назад +2

      Kuwii ka danbeeyey oo hada jooga maxayi sameeyey boob bililiqo kufsi dhul iyo bad cir beeciyaal balsoo sheeg wax ay kaga fiican yihiin mise waxaad tihin kuwa intaa a xoriyad u yaqaan reer tuugsi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Ina biixi kaa xun siyad bare and sahra nightclub dawsnsysaa tuugaa Ina biixi

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 11 месяцев назад

      kuwo adeeradaa ahi waxay sameeyeen ma xisaabisay, naftaada maxisaabisay. adigu bal is xisaabi iyo kuwaad jeceshahayba

    • @Amuula
      @Amuula 11 месяцев назад

      Siyaad bare haduu qaladaad sameeyey Waa ibniadem alle ha u naxariisto waxaasa kasii daran kuwa hada jooga madax iyo maamul goboleedyo inkaar Ku dhacday
      Maamadana nolosheedii ayeey ka hadashay iyo sidee wax ula kulantay nolosheeda ee afkaaga kala bax

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 11 месяцев назад

      Waxba kama qaldane runtay ogtahay, waxa wax ka qaldanyihiin kuwa aan siyad iyo dawlad la shaqayn aqoona u lahayn oo dhegaha been ku maqlay

  • @KaltounHag
    @KaltounHag 11 месяцев назад +1

    Wa qolamaa?

    • @majid2968
      @majid2968 11 месяцев назад +3

      Qolad ku walateen soomaliyey
      Wadna eedeen qabiil baa idin dulaystay

    • @Yusrapx4ni
      @Yusrapx4ni 11 месяцев назад

      Edeb yeelo meelkasta qabyalad hala tagnane

    • @KaltounHag
      @KaltounHag 11 месяцев назад

      @@Yusrapx4ni of course wa la la tagnanaya.

    • @Yusrapx4ni
      @Yusrapx4ni 11 месяцев назад

      @@KaltounHag 😂 of course

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin Месяц назад

      Waa habar gidir ​@@KaltounHag

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 11 месяцев назад

    Midkaan leh dedkeeykii ayuu laayay oo isaaqaha waxey aheyen jamhada ushaqeeyo rergalbeed iyo Ethiopia wax lalaayo ayery istahilaan

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 11 месяцев назад +1

    Habartaan waxey ka mid aheed kuwii sinan io balaayada ka shaqeynaayey waxaan u roon iney towabo la imaato una sheegato ummada islaamka ee soomaliyeed iney shareeco la dirir aheyad.

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 11 месяцев назад

      Marka magaalada mamada munafiqad tahy daa mamada

    • @Amuula
      @Amuula 11 месяцев назад +1

      Taada ilaasho laguuma dirin mid ibniadem leeyahaye yaan la handling oo qofna la amaanin ayaad wadaan adiga iyo kuwa kula midka ahi

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 11 месяцев назад

      @@Amuula adeer aniga waxaan difaacayo waa meeshi wiilshaada mustaqbalka ay ku noolan laheed waan waajib soomalinimo io islaanimimo marna xabashi ha aaminin aniga io adiga waxkasto isku hayno waxaan nhy wiil io abtigii waan xalin kara lkn xabashi..... falstiin eeg meesha ay maanta taal.

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад

    What a shameful saying ?????
    How come you say “we supported Ziyad barre for what he did about women “ by insulting the Quran ? He became the enemy of ALLAH by that word only

    • @khadijaabdi5512
      @khadijaabdi5512 11 месяцев назад

      Can you provide evidence of were he insulted the Quran

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 11 месяцев назад +1

    Waxaan ookale dadka soomaaliyeed caqligooda ilaaliya please 🙏 waxaan ookale dadka ha horkeenina please 🙏 maxaad jeclaataa wxuuba ahaa ninkii lawada yaqaanayeh 😢😢

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 11 месяцев назад +1

      Qalbigaada Qarmuun
      Ee ciilan ka hadal yaa huuro

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 11 месяцев назад

      @batulasmail8261 mya mya wllhi kama hadlayoh horta aqoon miyaad uleedahay maamadaan please 🙏

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 11 месяцев назад

      @@batulasmail8261 maba taqaanid qofkaan markaas ayaad iska kay caaynaysaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Tuuga Ina biixi kas fiican

    • @HooyoSacdiyo-k5v
      @HooyoSacdiyo-k5v 11 месяцев назад +1

      Waaruntaa waayo way ceebayinaysaa waxa maanta so da ee dawlad ku sheegaa ee dhulkiina gatay dhamaantoodna imaarad ka iyo xabashida naagaha ama eeyaha u ah shilinkana yaqaan bal sheeg wax lagu amasno duliga dalka hayista amxaaro baa hogaa iyo da ay ku haysa

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 11 месяцев назад

    Old woman you age is gone so return to ALLAH before you die coz the saying of I am happy for Ziyad barre was fighting for our rights (women )
    Didn’t ALLAH gave a women full right what ?
    Do you mean ALLAH who created women left their rights ????
    Old lady please return to ALLAH if you were wrong yesterday return to ALLAH from all what you said with the enemy of ALLAH (Ziyad barre ) and on the interview

  • @Muuse-pp3wf
    @Muuse-pp3wf 11 месяцев назад

    mamada may tukata waxay shatiga raga ay qabto

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 11 месяцев назад

      Hooyooyinka halga xishoodo Maxaa Salaadeeda iyo inay Tukato kaa galay ?

    • @ilayshabonfarah7165
      @ilayshabonfarah7165 11 месяцев назад

      alle ka cabso, diin ma taqaanid, shaar la xirto waa asturnaan, xantaadu waa xaaram.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 месяцев назад

      Waa sahra halgan

    • @ilayshabonfarah7165
      @ilayshabonfarah7165 11 месяцев назад

      Malaysia iyo Indonesia oo ah wamadama ugu balaaran ee Muslimka, Dumarkoodu shaar bay xidhaaan wayna Asturan yihiin. Quraanku Shaar iyo cambuur kama hadal ee Asturnaan buu ka hadlay. Marka orod oo quuraanka soo baro.

    • @Amuula
      @Amuula 11 месяцев назад

      Shaatiga danbi miyaa xeridiisa yaa sheikhul ibtalo😂😂😂

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 11 месяцев назад +5

    This lady is talking about former presidents who killed my people in somaliland 😢 😢

    • @Xogaha.calamka
      @Xogaha.calamka 11 месяцев назад +18

      Cuqdad u dhimo 😢😂

    • @Mohamed-ij7fu
      @Mohamed-ij7fu 11 месяцев назад

      You people are the one who went to Ethiopia and crossed the border with a gun and killed many innocent people in awdal region than came hargeysa and wanted to overthrow the central government! So the central government did what they supposed to do

    • @Abdibaba1
      @Abdibaba1 11 месяцев назад +8

      Sakiin liq garcyahow wax laga tagaa baba socotaa tagtay

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 11 месяцев назад +6

      It's sad, but Somaliland back then was hijacked by a group controlled from Ethiopia called SNM and the government reaction was too harsh! They tried to send Ethiopia a strong message and other Somalis who attempt something similar

    • @ashafarah6052
      @ashafarah6052 11 месяцев назад +7

      Waligiin lafo wata Doqon laascaanood meeqa ayaa ku dishay