Barre Hiiraale oo ka Waramaya Dagaaladii uu la galay Gen Caydiid, Gen Moorgan Iyo Md Ahmed Madoobe.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Комментарии • 372

  • @xiinfaniin1757
    @xiinfaniin1757 2 года назад +11

    WAA BEENTII, WAAGII BELGIUM-KA CAYDIID KISMAYO MA JOOGIN, WAXAA JOOGAY CUMAR JEES

    • @xiinfaniin1757
      @xiinfaniin1757 2 года назад

      @@sayidka6911
      Xulufo ayeey ahaayeen laakiin ciidan habargidir ma joogin meesha! Sidii barre ay oola joogeen Kismayo. Waan joogay Kismayo labadaa goor. Warka uu bara sheegayna ee ku saabsan Kismayo 80% sax ma,ahan

    • @allfun2468
      @allfun2468 4 месяца назад

      @@sayidka6911 nio sidi diloodi okala hafantamine mele hg huub loga gubaay oo saas ayako ubadaan cadentedi keen mise iska amuus

  • @AbdirisaqGuled
    @AbdirisaqGuled 2 года назад +11

    Allah iyo umadda Somaliyed caffis waysiiso, xili aad taariikh xun ku faantaa ma joogtid.

  • @cumaryare1767
    @cumaryare1767 2 года назад +12

    Cayr Power🔋 meel kasta ma laa.dareen bey ka ahaayeen walee rag waa horeeyay

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 9 месяцев назад +4

      Caqli doqonsanida. Hada ceyr maxee somali katahay? Itoobiyan sirdonkooda waxaan kadanbeeye. Waana kujabeen somali oo dhan. Adiga nah qabil yar ayaa ku muuqdho

    • @AbdikaniAbdiali
      @AbdikaniAbdiali 8 месяцев назад

      Aad iyo aad sxb​@@monstersamator5288

    • @dadirbakar445
      @dadirbakar445 7 месяцев назад +1

      Thanks USC

    • @Samiiro-z8n
      @Samiiro-z8n 3 месяца назад +1

      Ceyr kuwan gumeysan jirney maha mj

  • @aminaxagi7664
    @aminaxagi7664 2 года назад +19

    Allaah u toobad keen waxaasi waxba kuuma taraayaan adduun iyo aakhiraba

  • @mhero30
    @mhero30 9 месяцев назад +12

    Cornel general everything u deserv captain
    this guy is another level❤❤❤❤ love u abty❤❤❤

  • @sadiqomar6679
    @sadiqomar6679 2 года назад +13

    Qoraxeey iyo dad kaloo badanba way Ku dhinteen dagaaladii sokeeye, laakiin in been laga sheego waa wax aad u xun, laakiin qab qable kolkii horeba khayr ma lahayn

  • @bashirabdullahi1912
    @bashirabdullahi1912 2 года назад +6

    Taariikhda kismaayo runta kama uusan sheegin

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 2 года назад +5

    Waxa layiri biyo haday waxtaran Rah ka eega
    Hada dagaal haduun faido leeyahy
    Barre meshuu dhigey ayaa tusaale noogu fillan

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Год назад +2

    Dhiig Islaam qabayaal jahanamo Allah hakufogeeyo dhamaatood .Allahuma Aamiin

  • @essaadam8050
    @essaadam8050 2 года назад +5

    Goobjoog ilaahiina ka cabsada oo fitantii somaliya soo martey ha noolaynina

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 2 года назад +3

    3 gangsters legend a live Barre Haraare , Muuse Suudi Yaalaxo , Cumar Finish

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 года назад +2

      Bro kuwa badan aa nool waxa kamid ah General Morgan, Cabdi qeybdiid ,Aadan madoobe ,Indhacade iyo kuwa badan oo kale

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 года назад +1

      A

    • @Bytity35
      @Bytity35 9 месяцев назад +1

      Xaaji muuse suudi yallaxoow xafidahu allah waa xildhibaan
      Xaq u dirir,xallaal quute dulmi diida hala simin daalimiinta burburiyay soomaaliya.

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 9 месяцев назад

      @@Bytity35 nacala mooryaan maskax la'aan

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 2 года назад +8

    Wareysiga uu sheegayo wax taarikh ah muusan sheegan. Xeryahii uu tababarka ku qaatay ayuu ka dhigay inuu maamul ka soo qabtay. Waxuu ahaa mooryasn wadada haweenka iyo dadka musafurka ku dhaco. Kadibna dadka ayuu ku laayay.

  • @fowsiyofarah5721
    @fowsiyofarah5721 Год назад +3

    Huuraale ka hadal dadkaad leeysay. Bara kicisay aakhiro warbaa yaal ee iska caacleey meelaha jubaland cirkeey kuu jirtaa adiga iyo kuwa kulamida wbt

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 года назад +1

    ASC MAANTA WADNOOSHAHAY ALLHA UTOWBATKEEN

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 9 месяцев назад +5

    Barre Hiiraale Waa Geesi Soomaali Weyn ❤❤❤

  • @absam_97
    @absam_97 9 месяцев назад +2

    Waligaa MJ Ha Aaminin

    • @AroundUs-2024
      @AroundUs-2024 9 месяцев назад +1

      yey khiyaameen

    • @absam_97
      @absam_97 9 месяцев назад +1

      @@AroundUs-2024 Marexan sida shekada ka muuqata

    • @AroundUs-2024
      @AroundUs-2024 9 месяцев назад +1

      @@absam_97 kkk siyaasad iyo damac baa isku direy

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 9 месяцев назад +1

      Dadka ugu liito soo Marexaan iyo habargidir soo manoqon. Waa aragtey majeeteen waxee disteen

    • @absam_97
      @absam_97 9 месяцев назад +1

      @@monstersamator5288 maxa dhisatay manoo sheegi kartaa hal dagmo oo muqdisho xitaa lalama barbar simi karo labada Tuulo ee aad dagtaan garoowe iyo boosaaso maxa kaloo sheegi kartaa wallee been baad isku sheegteen dadka idinkaa ugu liito waataa maalin walba Dood muran qeeylo iyo Qeeylo dhaan wax ku raadisaan ilaa somalinimada aad uga baxdaan hunguri iyo Cabaad dartiis

  • @Mrmomedia1
    @Mrmomedia1 9 месяцев назад +8

    Waxbaan kaxasuustaa markii habagidir iyo mareexaan walaaloobeen barehiraale was our master bare you the man

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 месяцев назад +2

    Meeshaat ku dhimaneey ilaahey ima joogiyo walee inaat cadaab dhadhamineey adiga iyo kuwa kala mit ah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullaahiali9995
    @abdullaahiali9995 11 месяцев назад +1

    2 taruku saalaad baa noo shekenaayo kawarama ar xaa rag cadaab laglin donaa🤣🤣🤣

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 года назад +6

    Asc goobjoog new aniga warka barehiirale hada ayaan dhegystay waaw waxaa rabaa wax yar in aan falaqeeyo horta somali intii dhimatay Allah ha u naxariista in ta noolan oo dhibaatada aafeesay illah ha caafiyo qof wax bartay oo inta uu dal iyo dibad wax ku soo bartay hadan dadkii uu asaga ka dhashay ee somaaliyed laayaya lama arag hadan weraysi ku bixinaayo wax baa laynay walee aaqiyo warbaa kuu yaal adiga Iyo inta kula mid ah ee umada somaaliyed haljaba iyo haljiisa aad ka dhigteen ilaa Iyo had aad qasiyad aad wadaan intiina nool intii dhimatayna caawa illah hortiis ayay la fadhiyaan adeer hadii aad aqoon laheed horta dadka ma layseen maalinba cidaacadah ayaa war fiican oo somalida u fiican baa bixin lahayd ee qori caaradiisa dadka kuma gumaaden mid xigta wareesiga maanta lagaaqatay waa mid listiga madow kuugu jirto waaye yaa laysay dadmaras ah oo somaliya ma ahn Ethiopia or kenya waa dadka aad maanta la nooshahay ee somaliyed maxaa lagugu tilmaamaa danbiile not aqoon yahan adeer why maanta social media waxaa la soo fariisatay hadal ma kuu noqonayso ee intii aad agootameeysay Iyo ilmahii aad rajada ka dhigtay ee amar aad adiga barehiiraale ku bixisay toobad weydiiso somali peoples they’re suffering heerkaas maanta lagu jiro waxaa musuuliyadeeda qaadaya adiga Iyo kuwa kula midka ah ee illah weydiiso cafis goobjoog media waa idin salamay waxaa idin leeyhay peace and love ❤️

  • @abdilleahmed7101
    @abdilleahmed7101 2 года назад +2

    My lion who was in action in those days when no one has ..........

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 9 месяцев назад

    Adeerkey barre aden shire cimri dheer iyo cafimaad allaha siiyo ❤

  • @isisisraelsecretintelligen9933
    @isisisraelsecretintelligen9933 2 года назад +28

    BARRE HIIRAALE WAA MID KA MIDA QABQABLAYAASHII UMADDAN BAABI'IYEY.

    • @faadumobilal3963
      @faadumobilal3963 2 года назад

      Runtaa walee

    • @axmed1987
      @axmed1987 2 года назад +5

      Caydiid baa ka darnaa ee ogow tolkaaga ayaa ugu xun ummadda🙄

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад +2

      waa wadanimi Libaax💗 USC waa QABQABLAYAASHII UMADDAN BAABI'IYEY.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 9 месяцев назад +1

      Kismayo ilaa Mareexaan ka taliyo ma dhammaanayso dhibkeeda ee taas hala ogaado

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad 9 месяцев назад +1

      ​​@@axmed1987Doqonoow, Ninkaas comment soo qoray Ma HG Baa Markaa General caydiid afka kusoo taageesid
      midkaas comment soo qoray inuu oogaadeen yahay Laga Yaabaa inuu MJ yahay Laga yaabaa inuu HG yahay Laga yaaabaa inuu qabiilada kale yahay Laga yabaaa oo Colaadi dhex martay Bare hiiraalee (marexan) Marka Why iskaaga dhaadhicisay inuu HG yahay

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 10 месяцев назад +7

    Malis sanawi qabrigiisa ninkii ka dul ooyey ee lahaa nibi ayuu noo ahaa, kitaab nalokuma soo dhiibin ee lacagta ninka bidaartaleh ku sawiran yahay ayas naloo ku so dhiibi jiray sow ma tihid !!

    • @XasanDhore-w7d
      @XasanDhore-w7d 4 месяца назад

      Hooyadaa siilkeeduu kadul ooyijiray suu wasmo uwaydiisto

  • @mohamedalele9098
    @mohamedalele9098 2 года назад +2

    Xasaan iyo qaasin shekagu madhafeyso

  • @baadiyowch7390
    @baadiyowch7390 7 месяцев назад

    Somalida nin walba Hero iyo Mujahid buu leeyahay. Anagana Col. Barre Adan waa mujaahidkeena gobolka Gedo mooryaanta nooga ilaaliyay. Ilaahay ha ku barakeeyo adeer. From Elwak, Gedo.

    • @XasanCalisahalXasanCalisahal
      @XasanCalisahalXasanCalisahal 7 месяцев назад

      Gobolka gado cayr iyo habargidir ayaa majeerreen ka xoreeyey ee been hasheegin midgaanow midgaanki dhaley

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 9 месяцев назад +2

    Wllhi Runta ayuu ka Sheekeeyay Barre Hiiraale

  • @Kulmiye759
    @Kulmiye759 9 месяцев назад +4

    Waa ka xunahay somaliya weli mahelin hogaamiye sax ama xag siyaasad ama xaga ciidamada. Saraakiish dawladi mulatariga ahayd kuwa ugu xun oo aduunka soo maray .tusaale sidi au u ekaayeen ayaa dalkii i ekaaday 60

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 2 года назад +4

    Halgamaa matihid laakiin waxaad qayb ka ahayd dilayaasha soomaliya burburiyey umad badana qaxiyey

  • @hamdibayo
    @hamdibayo 2 года назад +1

    Geesi sade 🤓🤓🤓😎😎😎

  • @NorAbdullahiNuurcadde77
    @NorAbdullahiNuurcadde77 Месяц назад

    S L A. AYA SHAQEYNEYSEY WAGAAS KISMAYO. CIDANKA QABTEY SAXEEY AHAYEN DAMERALEEY

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 9 месяцев назад +5

    SOMALI SOMALIDII HORE BAY AHAAYEEN

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 года назад +2

    Haa sifiican ayaan ufahmay sababta loo waraysan waaayay madaxdiii reeer Koonfurka.
    Ilayn waa wada dhiigyo cab isqarinaya oo godobaysan, oo farahoooodu dhiig kada'ayo.
    Anagu cidna kumaaaanu xad gudbin, dalkayagiii ayaaanu xoraysanay, nabadna waaanu dhisnay.

  • @cheyyene
    @cheyyene 9 месяцев назад +2

    Korneylka khibrad MIlitari Fiican ayuu leeyahey iyo Aqoon MIlitari, Walow aan la yaabi jirey Madaxadeygiisa iyo Dagaaladii uu Kismaayo ku qaadi jirey.

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain 7 месяцев назад +2

    Libaax geesinimadu way kaa muqataa wallaahay❤xageed joogtaa toloow iminka

  • @AbdiraufAbdi
    @AbdiraufAbdi Месяц назад

    Ileen waa ninki siyaad bare
    Dhaxley 😂😂😂

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 года назад +5

    Waa nasiib daro in aad dib noo xasuusi saan qab qablayaashii dagaalka oo sanado badan soo dhibay umadda Soomaaliyeed Barre Hiiraale waa dambiile dagaal

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 года назад +1

    Sumxnlahu Somali jabtay doqoneey

  • @DhoolXaaji
    @DhoolXaaji Месяц назад

    M
    Kurneel bare heeraali

  • @mosmo4441
    @mosmo4441 2 года назад +2

    Wariyaha waxa ka muqato faraxad qabileysan

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 года назад +8

    From baadiye to sarkaal no dugsi hoose no dugsi dhexe no dugsi sare.

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 года назад +4

    Waa Reggii laayey ciidamadii
    Lagu laayey sooligalbeed
    Sidaas ayaa biladaloo
    Siiyey duqii afaka weyenaa
    Dhiig yacan faloow

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 2 года назад

      Wasaq wasaq dhashey soomaali galbeed waa kii xeryaha hargeesa iyo badsdweene iyo luuq iyo shabeelada hoose ilaa buaale kugu beerey markey amxaaratu ku ugaarsaneysey abaal laawe hoygaagu waa jahanbo weji gubnood uf iyo akh iyo hus

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 2 года назад

      P

    • @geri7490
      @geri7490 2 года назад +1

      Kkkkkk

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 месяцев назад +1

    Kismaanyo waa Waa hero Ogaadeen iyo Guri OGAADEEN
    Darood kuna waxay doonayeen in ay Ogaadeen ka bixiyaan

    • @nbd_ldn21
      @nbd_ldn21 8 месяцев назад

      Ogaadeen hada yimid 😂

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 2 года назад +2

    Waxani hada muxuu sheegay dawladii hore inay dunto xaq bay ahayd wllhi sayid barane cuntadii uu cunayy inuu ka cararo xaq bay ahayd wllhi

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 года назад +9

    Runtii waxaa wax Laga xishoodo ah shaqsi taariikhdiisu ku suntantahay dilaa in Loogu Yeero siyaasi waa dhaqamada isirka soomaaliyeed ku soo biiray waana wax Laga xishoodo Qof Taariikhdiisu ku suntan tahay Dil xasuuq baro Kicin iwm in Loogu yeero siyaasi waa Nasiib darada Haysata isirka soomaaliyeed Runtii waa Dhaqan La yaab Leh oo ay ahayd in Dadka Noocaan ah Aan bulshada La Horkeenin Waxaana jira boqolaal isaga La mid ah waxayna ahayd kuwa Noocaan ah in Aan bulshada La horkeenin wareysiyadooda subxaanalah

    • @alimoaw4039
      @alimoaw4039 2 года назад

      Libaax libaax dhalay

    • @mohamudgelle9382
      @mohamudgelle9382 9 месяцев назад

      Wax ka fiican comment igada ma jiro aqligaada Allah kuu barakeeyo

    • @AhmedAli-bq2pc
      @AhmedAli-bq2pc 8 месяцев назад

      Ahmed jiis kawaran asaga maku faraxsan tahay

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 9 месяцев назад +3

    Hiiraale isga morgan iyo ceydiid dadka soomaaliyeee dadkaa soomalida halkaa dhigay oo soomali duleeyey ayey aheen.
    Dalkii iyo dadkiiba bilaa diin ah ayaey kaga teen

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 2 года назад +5

    Maxaad taarikh beena usameyneysan ceeydiid iyo bare hiiraale xagee beey kudagalameyn hadiise dagaal uu uga hortagi karay ceeydiid maxuu maxamed siyaad bare in isagoo cararaya keenya galin markaas maxuu ceeydiid ula dagalami wayay caabudwaaq ayaa ceeyrku kakeenen bare hiraale lagana difaacay hartidii kaceeyrisay kismaayo mareexaan

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 9 месяцев назад +1

    Ogadan asaga unba xurastay u ku dambaye ila iyo hada u ah 2024 ❤ kismayo

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 9 месяцев назад

    Halgamaa somaliyeed!
    Subxanallah, ummad ka maangaaban dunida dusheeda ma iman

  • @zahruunimuqtar2295
    @zahruunimuqtar2295 Год назад +1

    Barre xalane markaad joogtay shaqadaada maxay ahayd ?

  • @Dekow-x6v
    @Dekow-x6v 26 дней назад

    Waryaa tariiqda run kasheg mahamed siyaad marku hamar kabax adigu waxaad joogtay doobley waxaad ladagaalameysay Bashir baliqo

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 2 года назад +13

    Walhi caydiid waxa oow ahaa nin karmeed الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناتك مع الصديقين والشهداء والصالحين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AsadJamaUS
    @AsadJamaUS 7 месяцев назад

    Moorgan iyo Adigaba waan idin nebcahay

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 2 года назад +1

    ujeedka dhan ee barre hiiraale waraysigiisa waxuu ahaa IN Ogaddenku yihiin Masaakiin waxuuna ku celceliyey in uu sheekh abdullaahi Qoraxay uu isagu DILAY Kadib markuu diiday inuu hub lagu amray in uu keeno, waxaa kismaayo ku sugnaa Sheekh hassan Turki oo ciidan xoog badan watay iyo ina cumar jees oo ciidan badan watay marka sheekha ladilayey, sheekhu waxuu haystay dhalin yaro aan badnayn, waxaa marka hore soo weeraray ciidankii habar gidir sixun baa loo jabiyey kadib waxaa soo dagaal galay ciidankii barre hiiraale markaa dhalinyadii waxaa ka dhamaatay rasaastii saasaana sheekha inta xaruntiisi loogu yimid lagu dilay, deero deero uma hardiyin kaaga darane waxay midguhu sheeganayaan in axmed laayey

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 2 года назад

      Sookan yiri nin dr ah baad ugu aarteen meeqeed dad layseen intuu Axmex madoobe joogay

  • @AbdiraufAbdi
    @AbdiraufAbdi Месяц назад

    Wallee magac maskiin kama tihid

  • @dejiyegamun8891
    @dejiyegamun8891 2 года назад +2

    Bare Hirale Gela sidu ulajogey ayu kabilabay kuliyadi Jale Siyad wa,aqon labe dhigyacab ah

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 8 месяцев назад

    Actually Morgan baa meesha la wareegay oo caydiid la dagaalayay markii mohamed said barre meesha ka baxay. Barre Hiraale gaadal umbaan ka maqalnay 2000 iyo wixii ka dambe

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h Месяц назад

    Tuug dad qalato ah

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 2 года назад +5

    Waxaa ceeb ku ah inuu isagoo muqdisho jooga uu sidaas u hadlo hawiyeey ceeb ku tahay cunugaan wareeyasanaayan waa in la baraa shariga wariyanimada

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 года назад +1

      Wa ninki ceydiid kaseexan waayey ilaa ka bakhtiyey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад +1

      Shugri waxaad diidantahay dagaaladuu la.galay caydiid iyo kuwii la
      Midka.ahaa orod ku dhuus

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 Месяц назад

    Walaal sax magaca bare waa hogaamiye kooheed😂

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 6 месяцев назад

    Ma ninki dharka dumar ka qadan jiray marka kismayo laga saaro dolow buulo xaawo cidan ka donan jiray gen morgan isku heer ma tahidin waa kiiy wax ka dhigay waana wasiirki gaashan dhiga gen morgan cidiy kama caano maasho waa lays yaqan kuuliyadi siyaad baa lagu galiyay dugsi sare waxba ma dhamin kuwiiy ka soo baxay dugsiga sare oo aan kuliyadaa galin baa ka aqon badan wajibadada taliyasha iyo hogaminta iyo sharciga maxaad ku dagalamaysay gen morgan maato difacayey

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Год назад

    Khabiir ciidan weeye

  • @NajaxCabdisamad
    @NajaxCabdisamad 4 месяца назад

    General ceydiid AUN nin rag ah ayuu ahaa oo faqash xuduuka dhaafiyey balse wuxu ka dhashey reer aan waaqiciga fahmi karin ugu dambeyntiina wey dileen ninkaasi geesiga ahaa AUN general ceydiid waana laga jecelyahay jamhuuriyada somailand

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 2 года назад +1

    Xaaji qoraxeyna bara huuraalaa gacantiisa ku diley sida xaqiiqada ah

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 2 года назад +1

    Halgamaa aaaaa??!!!
    War maxaa tiri???

  • @aminaxagi7664
    @aminaxagi7664 2 года назад +4

    Ma intaasaad itaal idiin noqotay reer huuraale ma dhuusamareeb ayaad naga salaantay

  • @Ayaanle-xb4fg
    @Ayaanle-xb4fg 8 месяцев назад +1

    Barre runta aad ayuu uyaqaanaa

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 9 месяцев назад

    Waaba nin xanuunsanaya. Kuye “Moorgan wuxuu kismaayo keenay 2 markab oo Harti ah, oo laga soo celiyay qoxootiga Kenya”. Waa yaabe, halkeey aadi lahaayeen. Hartigu Soomaali ma ahan miyaa? War ilayn tanoo kale. Waaba reer baadiye garaado lagu taxay. Alloow Alle

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 года назад +5

    Waa wax laga xumaado in la waraysto gacan ku dhiigle laayay umad Somaliyeed in ka badan kumanaan qof lagana dhigo halyeey taariikh mudi ah meel somaliya ku taal oo uu san dad ku layn male hiirale waa in maxkamad la soo hortaago lana toogto qaainu wadanka

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 года назад +1

      Cabdiqeyb diid iyo muuse suudi iyo indhacade ayaa ka dambiya badan ninkaan waa Halyeey Qaran

    • @Jan-i3f9j
      @Jan-i3f9j 2 года назад

      @@abdirizakabdallah2672 qaran beela ilka yar mareexan dhiigyacab Somali adigaa dhameyey mid aad candhada ka gooyso mareexan waaa in Somali wholly war ku qadaan

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 года назад

      @@Jan-i3f9j waxaan aminsanahay inaan ahay wadani dhabta ah ee Soomaaliyeed adigoo Habar Dugaag xaraan ku nool lagaa hor leexeya umada

    • @Jan-i3f9j
      @Jan-i3f9j 2 года назад

      @@abdirizakabdallah2672 🤣🤣🤣🤣aduunkaa waxaa ugu daran markuu duugaaag yiraaa waxaan badbadiyey 1969 reerkan dhashey siyaad lala doreenee ogow qaatil cabdirashid cali sharmaake diley/raggii candhada ka cuney bahal buu ahaa dabgaab xiran muxuu watey siyad bare mareexan wali waa hadlayaan caku caku war miyaadan xishoon mareexan jaalle qoone baad ku nooleyd marksad dhul hawiyeee siyaad xaaran idinku keenay oo BOONO ku nooleyd adooo TB wataa aad baan ku aqaan

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 года назад

      @@Jan-i3f9j Afka Soomaaliga aad Qoreysid waxaa ku baray Mareexaan ololiyihii farta intaas kaliya amaan ugu filan MR

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 9 месяцев назад

    Abtigeygi reer hawiye iyo darod umidowan bu garay fartogte ala dhaha abtigeygi morgan cade abti qalbiga kasalamaya ❤

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 года назад +6

    Waa taariikh madow
    Dad uun dhiigoosa daadinaya macno la,aan

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 2 года назад +1

    Hart iyo mareexan ayaa somali fidnada u gernay 2 reer hadani somali ku jiro lahayn dhib ma dhacdeen

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 9 месяцев назад

    Ilaaa yaraanteydii ayaan maglijiraay bara hirale

    • @AbdiMuse-kb6fz
      @AbdiMuse-kb6fz 9 месяцев назад

      Iminkana isma jir ayad thay si aan wixi u fahano😂😂

  • @mdahir8578
    @mdahir8578 Месяц назад

    Wuxuu yiri Faroole baa marakiib ciidan ugu soo raray Morgen.wakhtiga Hiirale kismayo qabsanayo waa 1999, faroole na 2009 buu pl madax ka noqday. Odaygu ama waa kharaabay ama waa beenlow

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 7 месяцев назад

    Waa raggi Daarood Ismail deemiyey marki dambena Hawiye la shaqaystay

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 9 месяцев назад +2

    Hadaad Mareexaan ahayd inaad garaado qaadato waa iska fududeed adeer!

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 года назад

    wey ku sirayen barow bilo kahorey ku tashaden waa side hawye ula socota ayey kablalax isugu tagen ilama sade tolay lakin sade kadidodey cab siyen cablalax wa ruuntisa caydid somali badanu wety marexana isskuma racsaneyn sax sax sax sax war kama ambeyo walalah majerten lama amini karo ogadenka ayaga ku diray marexanka majertenka intaxun xun ina dhameyan jeclanlaha moorgan maskaxda kansar alla ka geli cirtada dhama caydad yaqan waye arinku ✍✍✍✍✍✍✍✍hala qooro wixi dhacay

  • @DaveBernstein2023
    @DaveBernstein2023 8 месяцев назад

    *Ninkan benale Moryan eh waye. Hada Kismayo dadki iskalaha aya jogaa. Car wakase Bare Hurale iyo Ilkayar hakusolabtan. Wanwaseyna*

    • @nbd_ldn21
      @nbd_ldn21 8 месяцев назад

      Barre mooryaan wa yahay beenaale ma ahan ✅

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 2 года назад +1

    Mid kii Ahmed Modoobe kusoo afjar tariikhdaada

  • @mahadow1
    @mahadow1 9 месяцев назад

    "IS BAHEYSIGA DOXADA JUBA" ayaa la dhihi jirey. Waxeey ahaayeen HG & MAREEXAAN isla qaraabta !

  • @mohamoudhassan551
    @mohamoudhassan551 Год назад

    Barrow Ader maanta darood laascaanu Kaa dhawraya

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 года назад +6

    Isirka soomaaliyeed waxay siyaasi u Yaqaanaan ninka dadkii xasuuqa waana Nasiib
    Darada haysata maanta umada cajiib

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 года назад +6

    1970 ayuu xamar soo galey, 1977 na asagoo cornel ah oo gaas kumaandoos ah hogaaminaayo ayuu godeey xoreeyey nuberkaas I fahamsiiya abaaba kkkkk
    Ninkasta wuxuu rabo ha sheegto.

    • @mosmo4441
      @mosmo4441 2 года назад

      Kkkk

    • @fankafarah701
      @fankafarah701 2 года назад

      🤣🤣👍

    • @abdullahi4008
      @abdullahi4008 Год назад

      Qof billad ayaa laysiiyay leh waliba asaga ayaan ka arkay ee maxaan dhah naa eexdu illaa waagaas wayjirtay soomaaha

  • @farhiya66
    @farhiya66 2 года назад +2

    Kablaloxow ma waxa naga dhadhicineysaan Cabdullahi Yusuf in Ethiopia uu xulufeysto wa ku saxnaa? Axmed Madoobe in u Kenya xulufeysto wa ku saxnaa lakin Barre Hiiraale inu Habargidir xulufo la noqdo wa ku qaldaan?🤣🤣🤣 shekadaas Ogadeen u aqriya iyagey mareysaayee

    • @maryamjama5179
      @maryamjama5179 2 года назад

      Cayr iyo Mareexan Waa Xulufo Weligood Marna iyaga Galgaduud isku Laaya

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 года назад +1

      Kablalax ku waalatay mesha kablalax kama shaqeeyo

    • @adamadaamo2514
      @adamadaamo2514 9 месяцев назад

      Markuu walaalkaaga kuu soo qaato, nimanki labadiinba barakiciye, isla reerahaynaku kufsade dhulkaagi kaa xooge ayaa isla kaasi ii soo qadane

    • @adamadaamo2514
      @adamadaamo2514 9 месяцев назад

      Mj markaas ayaa labada fiilo istabtay- gameka mareexaan iyo H.G la barte

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 2 года назад

    Waa libaaxii bare adan shire ahaa

  • @Jan-i3f9j
    @Jan-i3f9j 2 года назад +2

    QOREXEY SOWDII AMREY DILKISAA BAABURTISANA DHACAY YAAD MAANTA FILKAAN 🎥🎥🎥🎥🎥🎥🎥🕯🖥🖥🖥 WAXBARSHOOO 🤣🤣🤣5 SANO XAGEED JIRTEY ciro iyo ceeeb

    • @mosmo4441
      @mosmo4441 2 года назад

      Allah ya raxma haji abdullahi qoraxey was murderd by this thug and inshaallah will be avenged and the rest is just propaganda by marexan

    • @Jan-i3f9j
      @Jan-i3f9j 2 года назад

      @@mosmo4441 mareexan baa diley ooo uu diley nin mareexan kale ooy la shakiyeen mareexan waaa bahal

  • @somagril-care
    @somagril-care 2 года назад

    Waxaan xasuustaa weriye AXMED X. CAWKE oo warka BBCda aqrinaya oo ku billaabay JANANKII MEEL KUSHEEG !
    GEN. MORGAN OO LA LA'YAHAY!
    wallahi wuu ka run sheegay qodobkan ah isbahaysigii RRA & HARTI !
    CAJIIB!

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 года назад +6

    Mooryaan ilaahay haku soo hanuuniyo Bare Hiirale adiga iyo kuwa kulamidka ah waxay ahayd in maxkamad lasootaago laakiin waxaa kaa lita kuwa wax ku waydiinaya marka Xasan Gurguurte shaqadiisi buu bilaabay marka horaan usheegay waxaa bilaamay dagaal kii Jubaland iyo puntland marka soo dhowoow

    • @alihersi3025
      @alihersi3025 Год назад +1

      cuqdad udhimo ee afkaga kaleexi madaxwaynaha ninkan kama kaftano

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 9 месяцев назад

    Faan badanaa cayduid Gedo isagaa isaga soo baxay waayo mar Haddii siyaad bare cararay joogisteeda wax dan ah looma arkeeyn, xooga uu kaga soo saarayo caydiid Gedo muxuu adeerkiis siyaad bare ugu difaaci waayey, kismaayana inay Belgium ka naago u geeyeen oo uu u qabtay waa la og yahay

    • @abdirahmanbashiirmohamed2353
      @abdirahmanbashiirmohamed2353 9 месяцев назад +1

      Sheeko caruureedka meesha ka tag miskiin baa tahaye gedo baryo loogama saarine qori caaradiis ayaan looga saaray adeerka ceydiid

  • @XasanDhore-w7d
    @XasanDhore-w7d 4 месяца назад

    Halyeey mareexaan❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 месяцев назад

    Barre waa Oday Somaliyeeyd,Hogamiye iyo jabhadnimo Soo maray,Kismayo ayaa wakhti badan haystay illa Gedo,Xukumaddii Embakadi lagu dhisay,ayuu qeyb kaso noqday.

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du 7 месяцев назад

    Walaahi been masheegin bare hiiraale waa lanaadiye mareexaan waa run anaa arkay sheekads gob joog

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n Месяц назад

    War bare hiralee maa ninka gado loosoo diray

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 9 месяцев назад

    Waaa wax laga yaxyaxo
    In dadkii lalaayey lagu faano beraase waryaalaa

  • @warsameali6769
    @warsameali6769 6 месяцев назад

    Halgama aaa illaahay kaama aqbalin taas. 😂😂😂😂😂😂

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 2 года назад

    Abtigey bare aden share geesi geesi dalay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarabdurahman8381
    @omarabdurahman8381 8 месяцев назад +1

    Criminal warlords 😢

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 2 года назад

    Dr Qasin bidaar alaya raxma

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 9 месяцев назад

    Barre hirale wa qalad wariye darajadisa so hormari so muqalkani 5 m cml u dawasho u helo

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 года назад +1

    hallow baree hirale guulayso oo guulahay ha kula jiiiiro waa gesi guula👍👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊👈 hena hakula jiro amiiin waa bare adan shiire wa gesii dagalyahana oo kartada karti badan weligisa cadow ayuu ladagalayey waa wedeni aragti dheer waa barashuuteystev waa ma gabade gacalka sade waa kumandos waaaaaaaw maas maa cuunta haa siidee uucuunta haamm waa halyey wadanka nafta u huray waa in lo abal guuda bare shiire geesii an gabaneyn