Wararkii u Danbeeyey Maraykanka oo Sheegay inuu Reer Falastiin usoo rarayo Somaliland iyo Marooko

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025

Комментарии • 29

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 2 часа назад

    ADEER WAA ISKA 🎉🎉🎉RIYO ❤❤❤SOMALILAND AYAA LOO SOO RARAAYAA 🎉🎉🎉GASA 🔥 🔥 🔥 WAA WAX DADK MAANKOODA 🎉🎉🎉LAGU BAADHAYO 🎉🎉🎉MARKAA MAAN GAAB 🎉🎉🎉AYAA KU DAWAKHAAYA

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 часа назад +1

    Taartv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 часа назад +2

    Commenting ugu horeyaay on ku sameyooo wa cajib reer flastin in loso raroo somaliland iyo marocco

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maanshaaa allaaah ehelkiinu waa jano

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r 3 часа назад +1

    Guul guul somaaliland

  • @MaxamudCade-j4b
    @MaxamudCade-j4b 2 часа назад

    Wiilhog Inna Dirir❤❤❤❤😂

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 часа назад +2

    Cidkastoo imaarad taageero waa laga adkaanayaa

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 24 минуты назад

    Viva Somaliland 🎉❤😅.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 часа назад

    Wasiirka maanshaanshaa allaah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 часа назад +1

    Somaliland dalkood ma siisanayan citiraf citirafki ilahay iyo kii dadkooda ayay haystaa Somalilnd marka lagu keeno 2million qof oo weligood la garacayay ma Somaliland baa qai karta hadana dhul islama in la boobo ma ogoshahay Somaliland wa maya raga falastiin hlkooday joogayan donal ha haysto citirafkiisa hadu ku xidhayo waxasoo kale uma baahnin maxa nalaga citirafya hadii dalkayga la siinayo dad kale hadaba wanu hayna qaxoonti lakin dal dhan aya dal dhan lagu soo xawilaya waalahay waa wax lala yab o ma doqomo ayuu na maooday trumo tolow manu ogayn inanu nahay dad raabigooda aaminsan cidna ka baqan war la noqo dheh Allah baa na citirafee anaga is citirafne ma ilahay buu is mooday odaygan maranka ahi

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Час назад

    👍

  • @Muxiyodiincabdikariim
    @Muxiyodiincabdikariim 3 часа назад +1

    Usoo rarraayyo Somaliland iyo marookko

  • @Maxamed-s6q
    @Maxamed-s6q 2 часа назад

    REER FALASTIIN DHULKOODA HA JOOGAAN MAXAA KEENAYA SOMALILAND MA WAALIBAA

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Час назад

    Waa khiyaamadodi dibaday kaga soo duuli kariwayeen inay gudaha soo galaan bay rabaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 часа назад

    war odaygan isagaba awoowgiisa ka yimi jGarmalkee ha ku noqdo nitivekaana ha siiyo dhulkooda sheekadiisa waan la yaabee

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 19 минут назад

    Mareykanku hadduu leeyahay wax walba waan idin marsiinayaa, waxaannu leenahay haddey kuu dan tahay inaad xarrun ka sammeysato Somaliland kusoo dhawoow aqoonsigayagana ku dhawaaq haddii kale dawlado kale ayaa noo diyaara oonnu siineynaa aqoonsigaagana hayso. Nabadgelyo

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Час назад

    Somaliland waa Inay wixii danteeda ahba soo dhawaysaa

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 3 часа назад +1

    yeeli mayno wlhi in walalahayo falastin ita dhulkooda laga soo raro gaalkasu afka kamuu hadlin meel kaloo huguntay weeyan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 часа назад +1

    Trump iyo kooxdiisa waxey qorsheyeen 7 tilaabo 1 in falastiiniyiinta dhawaca iyo kuwa xabsiyad İsra iil ku jiro in somaliland lakeeno 2 in somaliland la aqonsado 3 reerqasa in somaliland loosooraro. 4 falastiiniyiinta West Bank in somaliland loosooraro. 5 falastiiniyiinta ku no gudaha Isra iil in loossoo raro somaliland 6 somalida kunool somaliland in looraro konfurta somaliya is ay falastiiniyiinta kalooni ugu helaan dhulka la dejiyay. 7 somalida in loo sameeyo hurumarin iyo malgashi si ay usu ogolaadaan somalida waqooyi iyo tan koonfur. Dhagartaa ay maleegeen Allaha i nooga filan

  • @cabdiriisaq
    @cabdiriisaq 3 часа назад +1

    Soo daa waxa aad heysid

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 часа назад

    Iska iira

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 2 часа назад

    Waar ma aqbalayno dadka dhulkooda haloo daayo reer falstiin. Odaygan waalan alle haka qabto umada

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar Час назад

    waa xirsi ninka ina cambaashe beenta ka sheegay

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 Час назад

    Waxaad ku hadlayso cidi ma fahmayso waamaxay suuryo cururuqo

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 23 минуты назад

    Cirro dalja madaxweyne ayuu ka yahay waxaan dadku ogoleynna kuma dhaqaaqi karo.

  • @abdishakurmohamoudabdi1625
    @abdishakurmohamoudabdi1625 2 часа назад

    aqoonsi hadii lagu helayo waa wax laga wada hadli karo

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Час назад

    Warwaabeen waxay rabaan markay soogalaan inayhubka soogeshaan kadibna sidoodii sameeyaan Allahu Akbar maridage Alle hadago idinkuna run moodaa oo cadawga hoosta soogashada

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Час назад

    Odayaal meel cidla ka hadlay ma go'amini karo beel weyn oo kutashatay inay Dagal gasho hadalkisi wuxu la dhigma maweladi ciyaalka lagu sasabayay tasuna wax la dhageyso manta maha waa ina dalka dulimadka lagu yahay laga safeyo qaranka oo laysku daalin hadaladan suragal ahayn ee ah Arki Jiray Maqli jiray ee marahababinta uu mid waliba nila imanayo Haqiqdu waa Dagal niguso wajahan reer Somaliland Beerlahawsiga meel garsinay in laysku mashquulin halo diyaar garabo dagalka