“Wuu googa’ay maydkeedu, wuuna ka baxsadey…” Ehelka gabadh gaadhi ku jiidhay Hargaysa.
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Soonka Allah Nabad hanagu Gaarsiyo insha Allah Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Ax ax ilaahay hawnaxariisto aamiin
Innaaalillahi wa inaa ilyhi raajicun..😢😢😭😭😭😭😭😭nimkaaaa dil ku xukuma imikana meeel gaadhi maaayo DhiiiGu isma qariyo ALLEH SWT ayaa sooo qapan dona insha alah
Waa shahiid, Allaha unaxaristo 😢
Maxaa waye meesha sidaas mugdiga u ah subxanallah alle ha u naxariisto marxuumada
ax inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun way Shahiidey illaahow danbigeeda dhaaf oo unaxariiso Qabrigana uwaasici Yaa Rabi Janadada Alloow ku Cazuum Ehelkeeda Allow Qalbiga u Qabooji
ALa ha u naxaristo gabadhaa inaalilaahi waina ilayhi raajicuun
Alle ha u naxariisto marxuumada 😢😢 inaalilaahi wa,inaa ilayhi raajicuun
Alle Haw Naxariisto Marxuumada Qofkii Shilka Geysteyna Xaqa Ayaa Soo Qaban Insha Allah
Inaalilahi wa inaa ilayhi raajucuun alle haunaxariisto aamiin aamiin yaa rabi 🤲
Alla naxariistii jano hakawaraabiyo aamiin aamiin aamiin
Inaad sheegtaan may ahayn qaabka uu gaadhigu wax u qabo ee haddaad wax sheegaysaan laamaha amniga uun bay ahayd inaad xogtaa siisaan
Alle ha u naxariisto marxuumadaa
Allaah haw naxariisto😢😢
Alla ha unaxariisto dhamaan umada muslimiinta ah
إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته وعظم الله أجر عائلتها وأحسن الله عزاءهم🤲😢
Alle haw soo.qabto.iyadana naxariistii jano alle ha ka waraabiyo
Ilahay Haa unaxaristo janota fardowasa ageeyo
Allh ha unaxariisto marxuumada waa habeen jimce illh kitaabkeeda midigta h uuga dhiibo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allah naxariis waasaca ha ugu deeqo gabadhaa samir iyo iimaan saadiqa ehelkeedii Allah ha siiyo
allah swt ha unaxariisto qabriga ha unuuriyo jana firdowsa ha geeyo 😭😭😭😭🤲
Please please try to make road lights so drivers and walkers can see clearly while crossing the roads
Inaa lilaahi waa inaa Ilayhi raajicuun
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها الفردوس
Miskiin ilahey ha u naxariisto Aamiin 😢
Inaallillaahi wa iaa ilayhi raajicuun
Rabbi haw naxariisto
Ax inaa ilayhi wa inaa ilayhi raajicuun😢
Alle ya raxma🤲
Ilaahay ha unaxariisto
Axxx ilhay ah u naxariisto 😢😢
Dhiigu ma qarsoomo. Sida uga dhakhsaha badan ayaa loo soo qaban doonaa dhagar qabahaa.
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢.
Inalilahi waa ina ilahayi rajuucuun war wuxu ar xan daranaa😢😢😢
Alaah ha unaxaristo amiin
Inaalillahi wainaailayhi raajucuun Allah hownaxariisto qabriga Allah howaasiciyo dhamaan ehelkiina sabir hakasiiyo
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun
Alle ha unaxariisto
الله يرحمه 😢
Allow u naxariiso
Inalilaah Wa inaailahi raajicuun
Allaah hawnaxaristo yaarabbi amiin 😢😢😢😢😢 waa naxdin aad uwayn wlhi ,ax ax
Ahun marxumada axmaqana
Ha soo dhaweyo aamiin
Inalilaahiy wa inailayhirajicun
Ilaahey naxariistii janno hawgu deeqo Aameen
Lkn inuu ka baxsado ayaa khalad weyn ah
War bahintu garab ayay siinaysa wax geystaha baxsaday
Xuman kama ahaa iyaga lakin in alabta burburtay iyo in lamaha amanku mesha ka qaday inay bahiyaan ilama qurux badna
Subxaana llaaah ilaahow u naxariiso runti waa qalbi xanuun qalbi adkaaa qofkaasi dhiig islaam ma qarsoomo xataa hadii aad iska qarisid indhaha dadka ilaaahay swt ayaa markasta ku jeeeda kuna khashifi doonta
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un
Allah ha u naxariisto
Inalilaah wa ina ilayhi raajicuun
Axaxaxax INAA LILAAHI WANAA ILYHI raajuucn ale haw naxariisto marxuumada 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Axaxa Allaaah unaxariisto
Ax ax ax allaha huu naxariisto
Ax ax ax inaalilaahi wainaalilaahi Raajucuun ilaahay haunaxariisto ilaahayow soo qabo yaa Rabi Alaa qalbi adkaayeee 😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
Alle ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin yaa
Alle ha u naxariisto marxuumada Aamiin 🤲🤲🤲
😢😢😢 subxaannaalah alleh ha u naxariisto 😢
Ax ale haw naxaristo 😢😢😢 halaso qabto axmaqa gabadha sidas u galay ilahayaw wad awodaye gacanta uso Gali axmaqas oo uso dhawe
Ale ha unaxaristo gabadhas yar lkn danbiga kowad waxa iska leh basaslaya oo dadka wadada dhexdeda ku dajiya waa in dawladu waxka qabataa basaska albaabkodu wadada kujeedo danbiga labadna baaburta xawaraha sare ku socda
Waxan filayaa inanad fahmin wuxu yidhi gabadhu marki hory sarnayd baska wayna kaso dagatay xafadoda ayaynu kusocotay marka su gadhigu jiidhay wllo
Alle hawunaxariisto aamiin
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun
Waa xafadee wll😢
200
Alla ayayday haweeya iidan ayeeyo illhy hakuu naxariisto 😢😢😢😢
Aamiin alle ha u naxariisto
Aamiin Illaah ha u naxariisto. Illaahow marxuumadaa janatul fardowsa gurigeeda ka yeel. Aamiin
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar laailaaha ilalaahu maxamedow rasuululaah
INAALILAAHI WA INAA ILLAAHI RAAJICUUN ALLE ha unaxariisto
أنا لله وانا اليه راجعون البقاء لله ربنا يرحمها ويغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناته
Allah yarxamuk raaximiin 😢😢😢
Alle ha unaxariisto 😭😭😭
Ax ax ax ax 😭😭😭😭
Allah ha unaxariisto aamiin
SubxanaAllah
Meeshu madawga ayay kaga dartay gaadhi miyi wax ku soo jiidhay waxba kama duwana
SUBAXANAALLAAH ALLAAH 🎉🎉🎉
Ax ax alle hawnaxaristo gabadha dambiilahana hasoo dhaweeyo waa dhqan cusub in labaxsadaye
Isha allaa waa la soo qaban
Jidkas wllhi waa meel halis badan ilahay ha u naxariisto marxuumada 😢 isagana insha allah xaqa ayaa so qaban dona🥺
Waa xagee wll yacni xafadee
@@haboonmohmed09 waa wadada 2da boqol waa meel halis badan wllhi habeen iska daye maalintii ayad naxaysa markad aragtid
Dhiigu maqarsomo allow unaxariso yarabi meshan madow wahalke hargeisa dhankeya
Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun
waa duni aakhir samaan oo mayda ka aan la ixtiraamayn
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢
Ale haw naxariisto gabadha dhiigu ma qarsoomo instalation waa la heli
Basaska albaakoodu ku yaal dhinaca baabuurtu ka dhaafayso inay dalka dhex socdaan waa denbi iyo ceeb ay dawladdu daawanayso sannado badan . Ceeb weeye oo denbi weeye . Ceeb weeyie oo denbi weeye . Denbi weeye oo ceeb weeye وبالله التوفيق
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها و ارحمها
Ax ax ax wll sidaan wax ha uduubina
Dariiqa waa in laydh loo sameeyo iyo speed cameras 📷
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ax ax ax Allaqaban
See lagu ogaaday gaarigi waday Inuu jiiray? Meesha camera kuma xirno
Hit and run case.
Inaalilaahi wa innaa ilayhi raajucuun
Subxanllah
inaanilaahi 😢
Ale how naxaristo gabadh a waaqadar ale eheleda iyo qarabada samir iyo iiman sadiqa ale hakasiyo
Waan cambaaraynaynaa hadanu nahay gadiid layda vitz ah arinkaa ka dhacay 200 iyo shilkaa
Ax😢😢😢😢😢😢
Waa ahlu Jano waa habeen jimcaa
Dee haaye wixii sir ahaaba waa sheegteene
Haaaa niyoow shit inay aamusaanbay ahyd macaa ragan Ajanabigaa inay sheegasn may ahyn
@@hiigsimedia1892oo maxa dhacaya
Ale naxariito jano fardawsa haka
Ax Alle hau naxatiisto
Need xoola ayuu ahaa nacska ha la ciqaabo😢
Meel baska ugar ah u sago dowlada hoose degdgeg ku dara qorshaha magalada mayir MOOGE wa qadr alle 💚
Ax ax ax
Wadada Labada Boqol Gaadhiga Marayaa Wuxuu Ogolaansho U Heystaa Inuu Nuberwalba Ku Waro 🤔
Pro wadadas wa halis
KHALADKA BASKAA LEH WAAYO ALBAABKA
LAGA DEGAYO WUXUU KU LEEYAHAY DHINACA WADADA😮 BASASKA WAA IN ALBAAB KA LAGA BEDELAA😢😢😢😢