Gen Gaafoow - Wareysi 1/3 - Khabiir Sirdoonka iyo Socdaalka dalka I Muqdisho 11.02.2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Комментарии • 294

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 Год назад +22

    Masha Allah shekoyinka wadan kena ad aya ujeclahay madama an nahay ilmhi 90 wixi ka dambeyey dhashay oo Somalia oo nabad ah arkin ❤❤ hanolato thanks walalkey

    • @Updilahiyoz
      @Updilahiyoz Год назад

      ❤Star 🌟 xaaskeeygi may fiicantey qaali 💋

  • @wiil__hoog281
    @wiil__hoog281 Год назад +9

    Ragii hore sirdoon somali ka tiransan noo raadi si aan qibrad aan ugu korasano zxp👏👋

    • @MohammedShukri-o5j
      @MohammedShukri-o5j Месяц назад +1

      Taariikhda ragaas in laguu raadiyo waxaa ka mudan inaad si un uraadiso, hadii aad daneeyneeyso arimaha Nabadsugida qaranka ❤mahadsanid balse igu ra'yi baad tahay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +9

    Marka hore Hambalyo Hambalyo Hambalyo warbaahinta hanoolaato ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel
    General gaafow wa waaya joogii hore ee dalka Allaha siiyo Cimri dheer iyo caafimaad

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Год назад +4

    War Ayaanloow Aniga Naxwe Ahaan Wuu Ila Khaldanyahay Inaad Tiraado " Aniguna Waa Ayaanle Xuseen Cabdi" Halkii Aad Ka Oran Lahay Aniguna Waxaan Ahay Ayaanle Xuseen Cabdi Ee Kelmeddaas Baaritaan Ku Samee.

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Год назад +12

    Iga daa waa markaan cafimaad qabnay oo aan wadaniyiin aan aheen ilaahay baan ka baryenaa in uu sidaay ahaan jirtay ku soo celiyo amiin

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Год назад +1

      Hadii dalka laga ilaaliyo digteetar sidii siyad bare dalka ugalay wan ku noqon karnaa sidan ahaan jirnay😢

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 11 месяцев назад

      ​@@muktarmohamud937siyaad bare ma dawladnimo ayaa ka danbaysay

  • @mankeyofficialchanel9870
    @mankeyofficialchanel9870 Год назад +46

    Finally hanoolaato team we have reached 300k congratulations to you all thank you

  • @mohamedhassangarad8141
    @mohamedhassangarad8141 Год назад +5

    Mahadsanid ayaanle Hussain abdi Mar walba shacabka soomaaliyeed wxaaa isoo gudbisaaa dad wax gal ah waraysigooda

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 Год назад +5

    Waa dadkii hore ee xalaasha ahaa. Dawladdu Markaas qorshe ayey ku soctay. Wax walba waa toosnaa. Allaha noo soo celiyo dawlad iimaan qabta oo xoog qabta oo ummadda midaysa.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Год назад +1

      Digteetar hadii dalka laga ilaaliyo sideni wan kusoo noqon karnaa

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Год назад +2

    Mashaa Allah waxaa wadanka haysatay dowlad qaacil hogaaminaayey, Sitaad wuxuu kafararaayey dalkiisa iyo dalkiisa waxyaalaha watarka uleh shacabka Soomaaliyeed Ilahayoow Siyaad Barre oo kale dalkeena usoodir. Sayad Barre wadanka iyo shacabka ayuu jecelaa inuu horumariyo.
    Gaafoow waa qabiir waaya arag ah. Mashaa Allah

  • @halyay_alqassm5324
    @halyay_alqassm5324 Год назад +16

    Ha noolato iyada laftirkeegu ha noolato 🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedahmedq6709
    @mohamedahmedq6709 Год назад +7

    Mashaa Allah ayaanle ilaheey ha ku barakeeyo waxaad tahay qofkii u horeyay ee soo bandhigo tarikho ka
    Qarsonaa dadka somaliyeed hore u soco meshaas ka sii wad

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 Год назад +3

    Gaafow waxaad tahay qof wadanka u soo shaqeeyey guuleyso aamiin

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Год назад +6

    Maansha allaah waa wareysi aad u qiimo badan, Gen, Gaafoow iyo Ayaanle waa mahadsan tihiin.... Guuleysta.

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 Год назад +1

    masha allah waraysigii siyaad ku saabsanaa iyo taarikhda wadan keena kii ugu qiimaha gen gaagow wa khabiir wax badan haya oo taariikh ah ayanle wa ku mahad san thy soo gudbintaada adna dhowr wareysi oo kle ka qaad xasuus bay u noqonaysaa ummada soomaaliyed eh 🇸🇴❤🙏

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 Год назад +2

    Hanoolaato waa fuday`diyaha qoraaga soomaaliyed uu ka heli karo xogo lagu kalsoonyahay example qofkii raba inuu wax ka qoro soomaliya.
    Sababtoo ah dad badan oo dhib noqon lahayd in laysla helo ayaa afkooda kaga dhergaysaa halkan iyagoo ka hadlaya xaaladihii ay u soo joogen.
    Mahadsanid hanoolaato.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 23 дня назад

      Waana xog la hubo xaqiiqadeeda oo haduu qofka wax qaldo la helaho kuwo kale oo saxo illeen qofka waraysiga dhiibayo waa la arkaa. Dadka wax qoro intooda badan wax badan kama run sheegaan oo qabyaalad iyo caadifad baa hogaamiso in yar oo Alle ka cabsanayao, wadaniyiin ah ma ahanee.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Год назад +10

    Hanoolaato iyo Gen Gaafoow guuleysta ❤❤❤

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Год назад +3

    Anigu abaalka aan u haayo waa
    Wuxuu isiiyey bababoor iyadoo la ogoleyn in la bixiyo baasaboor oo waddanka Laga baxo waan xasuustaa qaabki leygugu keenay iyo meeshii leygugu keenay oo aan aheyn xafiiskii basaboorada iyo gurigeyga intaba xataa qof lama socon isaga aniga sidoo kale wax lacag ahna leyma weydiin xataa fiigii leyska qaadi jiray, mahadsanid mudane

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Год назад +6

    Mashallah ayaanle iyo general gaafow ilahey haa idin dhowro sheegko caajib

    • @ahmedmaxamed7780
      @ahmedmaxamed7780 Год назад

      Gafow waxba ka qaldan ha isisaxo 1.wuxuu yiri waxaan aha dadkii hay,ada lagu asasay 1976 2.hadana wuxuu yiri waxa 73 la ibadalay hargeysa xisabtu isma xireyso

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Год назад +1

      @@ahmedmaxamed7780 waa saxanyahay markii hore 73 uu hargeyso kayimid ayaa nabadsugida loo qaatay isla sanadkiina hargeysuu u noqday 1976 maba sheeginee adiga amaad qaldantahay

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 Год назад +2

    Maasha Allaah Gen Gaafoow Allah ku xifdiyo qof sharaf badan oo qiimo tahay ayaa tahay. Waa ina halgama xogentada

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Год назад +5

    JENERAL Cabdullahi Gaafoow Maxamuud waan ku salaamay Taliye🙏

  • @salmanabdi6764
    @salmanabdi6764 Год назад +10

    Aniga siyaasina ma ihi hanoolatana cidna igama hor daawato😂

    • @abaasabdi4221
      @abaasabdi4221 Год назад

      Yeelka

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 Год назад +1

      @@abaasabdi4221 maseera kaaso urooya

    • @abaasabdi4221
      @abaasabdi4221 Год назад

      @@TruthNeverHurt462 hhh maxa idhah day yariisay kor isku qoo qadan xapipti😂🤣

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney Год назад +6

    Waxaan jecelahay faafinta quruxda Soomaaliya ee soo fiiri waxaan soo galiyay kanaalkeeyga.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Год назад +1

    Mahadsanid ayaanle warkaas waan ubaahnaa aad iyo aad

  • @143-k1d
    @143-k1d Год назад +7

    Ayaanle Shaqo Culus Aa U Heysa Umadda Soomaaliyeed Allaha Ajar Kaa Siiyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +3

    Very interesting interview

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Год назад +2

    Barnaamijkaan hanoolaato waa barnaamij fiican masha Allah gafoow nin magac weeyn legend

  • @aliabdiibrahim
    @aliabdiibrahim Год назад

    Qofkii ugu cuslaa uguna weynaa ee hanoolaato laga wareysto gen.Abdulahi Gafow Mohamud.

  • @abdisalamugaas
    @abdisalamugaas Год назад

    Masha Allah shekoyinka wadan kena ad aya ujeclahay madama an nahay ilmhi 90 wixi ka dambeyey dhashay oo Somalia oo nabad ah arkin ❤❤ hanolato thanks

  • @zaimkaelmi8884
    @zaimkaelmi8884 Год назад +9

    Msha allah Ayanle Hussain Abdi wad ku mahadsan tahay in aad bartaada RUclips ka ah aad had io jeer inoogu so casumtid dad waayo arag ah waxna ka og tarikhda dalkeena hooyo Allaha ku sharfo mr ayanle Hore usoco wax badan ayan ka sugeeyna insha allah 🤝🙏🇸🇴

  • @zahara2970
    @zahara2970 Год назад +2

    Ayanle iyo hanolato waan idiin salamay Gipping aboowe shaqo fiicaan ayad uheeysa umada somaliyed

  • @MRALI-pd9ot
    @MRALI-pd9ot Год назад +5

    Ayaanlow nuuc warbaahineed oo cusub ayaad soo kordhiday horay uso

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 Год назад +4

    Gen gaafow nin adag

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Год назад +1

    masha allah gaafoow in maanta joogo waa odoyaasha lobahanyah in lagafaideysto

  • @haliseid020
    @haliseid020 Год назад +1

    Très important long vie

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 Год назад +1

    Manshallah General. Ilaah ha u naxsriisto Siyaad Barre-na.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Год назад

    Nolol mcn iyo dawladnimo waxbarasho free iyo ummad is jecel ayay soo mareen, anaguna burbur iyo hoog iyo ba' ayaan ku dhalanay, sidaasaan ku gaboobin doonaa anagoo qabiil isku hysana,
    Xiriirka alle iyo salaada yaan laga tagin ✍️💯

  • @libanmohamudjama393
    @libanmohamudjama393 Год назад

    Ilaahey hakuu naxriisto G.Maxamed siyaad baroow

  • @ismailsheikh4250
    @ismailsheikh4250 Год назад +11

    Ayanle thanks your work ,please go to Ahmed saleman dafle that man is the most important person

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Год назад +2

      Why because he was married to siyad barre's daughter 🤔 that's called nepotism and nothing good comes from people like that the world over unless he is you tribe then he is important to you only.

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Год назад +1

      Dafle Hal sual hala weeydiiyo muxuu adeerkeey General Salaad Gabayre Kediye AUN u shirqoolay? Wiilkiisa dhintay ayaanle isku galaas aa aheen

    • @ismailsheikh4250
      @ismailsheikh4250 Год назад

      Dafle worked military intelligence before he become head of Somali intelligence agency, even he can help to build better somali intelligence agency.olso he he is treasure of somali government when it comes this area . But he did atrocities no one took his to court , though we too ali samatar was taken to court kkkk

    • @ismailsheikh4250
      @ismailsheikh4250 Год назад

      @@Tamsim3358 this man he was the head of intelligence services for teen years a lot of people were killed in those year , he did atrocities by using Somali government

  • @ayanmohamed5784
    @ayanmohamed5784 Год назад +5

    Ayaanle allaah ha ku xafido dadka taarikhda hayad keentay

  • @AliSamatar-cq4ev
    @AliSamatar-cq4ev Месяц назад

    Waan ku salaamayaa saaxiib

  • @mnb496
    @mnb496 Год назад +3

    Walee dowlad waa laheyn , bal fiiri sida wax u habeysnaayen

  • @abdiyusuf8729
    @abdiyusuf8729 Год назад +1

    General Gaafow abaal ayaan uhayaa jizakalah General Gaafow

  • @mohamedguti5837
    @mohamedguti5837 Год назад +4

    Sirdoon Wadanka Heer Sare In Tiigsadan Aye Raben Mar Hadi Sirdoono Jaamiciyin Waagas Ladiray Runti Waliba Waxa Igula Yaab Badned Marki Loso Diray SarkaaL Ka Dhaadhiciya Sababta Waxyabahas Loobarayo Si Barito Wadamada Kale Ubahan Iskufilnasho Buxdo Ugaaran Insha Allah Wadankena Wuu Hagaagi Donan Maalin 🙏🏾🫂

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 23 дня назад

      Maxaa waaye calamadahaa isticmaashay? 🙏 kan waa qalad hadaa Muslim tahay. Kanaa sax ah 🤲. Balse midka kale maan fahmin. Fadlan emoji aad isticmaalaysaan iska hubiya qaar badan diimaha christaanka iyo shaydaamaha ayay u taagan yihiin.

  • @libanali1317
    @libanali1317 Год назад +5

    Masha alaah brother
    Well done, malinba malinta ka dabeeysa wareeysi xiiso leh iyo ogaansho waxa dhacay taariikhda wadankeenka ayaanle Mahadsanid wll .
    On behave of my friends thanks ayaale.

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot Год назад

      Adeeer gaafow allow cimri dheer sii amiin

  • @adonallah
    @adonallah Год назад +6

    Abdullahi gAfow AMaal ayaan u hayaa Wan ku AMaal gudi inshallah

  • @abdullahadam4620
    @abdullahadam4620 Год назад +4

    Ayaanle masha aalh wareysi xasiisi ah baad waddaa soo qabo muuse suudi yalaxoow

  • @ismaelabdalla8200
    @ismaelabdalla8200 Год назад +1

    Waxaan ka helay waraysigan Mr Gaavoo arimo muhiim ah oo Siyaasada Somaliya khuseeya iyo Dawladii Siyaad bare + Xidhiidhkii CIA maraykanka iyo Dagaalkii Itobiya, Waad mahadsantahay Hanoolasto Chanel, Thanks.

  • @kadanaliisa9998
    @kadanaliisa9998 Год назад +3

    Asc niyaw ayanlow walal waan ku salaamay waxan ka mid ahay dadka kugu xidhan.
    Laakiin caajigan allaah khayr ha siiyo 2017 horanteedii anaga oo qaxoontiya oo ubadan dad kasoo galay dhanka saudi arabia illaa syria dalka turkiga ayaa wakhtigaa dadka somalida ah 2week ayay kusii dayn jireen waxay na siin jireen waraq laba bil wadanka kaga bax ah.
    Hadaba waxa dhacday in dadkii tahriibaayay oo dhami ay somali sheegteen kadib wadanka turkiga ayaa waxa uu goistay in dadkan la aruriyo oo loo keeno dad safiirada wadankooda ah oo meelahan ka dhaw.
    Kadib waxa dhacday in laba bilood dadka laga soo aruurinaayay dhamaan gobolada turkiga layskuguna keenay meel dhexe oo garoon weyn ah.
    Waxanu ahayn 500 oo somali ah .
    Oo 150 dumar yihiin caruurtuna 50 bay ahayd malahaiyo dad an tiri badnayn oo afrikanda kale iyo siralank iskugu jira.
    Anigu waxan kawaramaya dadkayagii laga soo qaaday dhinaca syria, aya waxa nagu jiray itobiyan dhawr dumar ah iyo qar siralank ah.
    Al muhiim laba bilod markii nala ururinayay ayaa waxa la yiri waxa maanta idinkala saarayay safiiro wadan kiina ka socda.
    Waxa layskugu kaayo keenay anaga oo xadka syria ku xifhnayn iyo dad badan oo dafa turkiga laga keenay meel garoon weyn ah oo ay joogeen xaajigan iyo raysal wasarihi wakhtiga somaliya itobiya u fadhiyay waxa la oran jiray laqanyo.
    Hadaba waxadhacday markiiba waxa nalaga qaday sawiro go home nalogu dhajinaayay aya dad hada ka hir liibiya laga celiyay oo ay ka mkd ahayd farxiya cali qaajo walashed faay iyo wiilkale yirahden waalayna celinayaa kadib dadbaa u tagay oo yiri manala celinayaa waxanu yidhi maya waxa laydin samaynayaa kibli card, ama ciqamada turkiga lagu joogo.
    Markii sawiradii nalaga dhamaystayna waxa nala geeyay jeel weyn oo kilkillaari layiraa oo xadka turkiga iyo bulgariya ku yaala. Oo ay kuso qaxen qaxobtigii bosniya hada ka hor.
    Laba week mar kanu jognay ayanu niri nalama sii daynayo miyaa. Waxa la yiri dayn hasheegin ee dalkiiniiba laydin wada wana idinkii saxeexay sida ula socda.
    Markaa wl meesha 10 bilod banu ku xidhnayn dhibatoyin badanba nagu gadhay markaa anigu allaah dartiiban u cafiyay lakin alle hawga toobad keeno dhibka ay dadkaa ehlu sabilka ah u gaysteen isaga iyo laqanyo.
    Ugu dambayn waan salaamaya reer kilkillaari meelkasta ooay joogaan wcs
    Khadan.
    Khadan

    • @muqtaarisaaqxasan1163
      @muqtaarisaaqxasan1163 Год назад

      😭😭😭😭😭😡😭😭😭😭😠😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Год назад

      Wll maa ogtahay ina danjire Cabdikarin Faarax Laqanyo u geeriyooday June 2009 oo qarax lagu dilay. Iska cafi oo uso ducee.

    • @kadanaliisa9998
      @kadanaliisa9998 Год назад

      @@kenedidhadi8701 asc allaah ha u naxariisto, anigu alle dartii ayan u cafiyay cidna waxba uma qabo lakiin dad masuul ah oo maati ibru sabiil ah (Musaafiriin) sidaa u galaya alle haka cafiyo.
      Malaha habarkii umada ku dhacay.
      Waxan xasuusta buranburo ay tirin jireen dumar buran buri jiray
      Waxay na oran jiren
      Xerada kilkillaari
      Markii kamka laygu
      Xidhay korkaa ixanuunay
      Oo waaba lay kub dhabay
      Ee kadeed kaa kii
      Ibaday kaw alaw kasii
      Waa lacaqyo iyo gafaw
      Markaasay qaar u jiibinayay
      Oranayan.
      Kadeedkaa kii ibaday
      Kaw allaw kasii kursiga aad haysata aalagaa kacshaa.
      Halahasban ka xasustaa.
      Alle haka cafiyo.
      Askartuna markanu mudaharadnaba way na layn jireen.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 23 дня назад

      Maxaa lagaa haleeyay hadii dalkaaga laguu celiyay intaa xabsi dal shisheeye ku jiri laheed. Alxamdulillaah dheh ee xalkaaga dhiso.

  • @aweismokhtar4536
    @aweismokhtar4536 Год назад +3

    Allaaha ha ku xifidiyo ayaanle

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Год назад +4

    Meesha waxaa ka jirtay Dawlad

  • @jamaal_vlogs2526
    @jamaal_vlogs2526 20 дней назад

    Awoowe Abdullahi gaafow mahamuud

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Год назад +4

    Hambalyo walalkey Ayaanle 300K Sub people

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Год назад +1

    Asc viva7up waaaaa Garmalka Gallbeeeed Ma aha san fillaaaa Garmalka Bari

  • @abdullahiabashir4903
    @abdullahiabashir4903 Год назад +1

    Masha Allah Ganeral Gaafoow Allah ku dhowro

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Год назад +4

    Xog cajiib ah ayuu bixiyey cimrigiisa Alle ha dheereyo rag rag dhalay meeshaas waxaa ka cad in Arabi asxaan noohayn baqti baqti dhalay waaye 😢

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Год назад

      Hadeyna kasii xunyihiin markaas tuugeysi ayba aheydee hada madaxweynaheyba xukumaan

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 Год назад +1

    Wariye Ayaanle xusen waxaan Rabaa in Aan wareysi kula yeesho Ama Aan Noqdo cida ugu horeyso ee ku wareysato
    Iso jwb haa ama maya taay Noqotaba

  • @Hello-ev5tu
    @Hello-ev5tu Год назад +2

    Save the copy for the future 🎉🎉

  • @sadaamali8805
    @sadaamali8805 Год назад

    Allaha u naxaristee aàbahii baa ka mid ahaaaa yuusuf dhagaweyne

  • @MolaAbdi
    @MolaAbdi Месяц назад

    Ciyal Gafow maqli jiray warlaliz

  • @iqroomar8891
    @iqroomar8891 Год назад +2

    Congratulation 300k masha allah

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 Год назад

    Ayaanlow wariyeyaasha Muqdisho ku sugan ee qisooyinka cajiibka ah haya soo wareyso

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Год назад +1

    Masha Allah

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Год назад +1

    Xafiiskii aad ka shaqeeyn jirtay iyo shiirkolo ofishalo.Labadana,maanta Waxaa heeysto Mooryaan.Muqdisho ku soo barakacday.1991
    Oo aan garaneeynin,shaqadaas,qiimaheeda.

  • @wadaniga
    @wadaniga Год назад +2

    Oday soomaaliyeed general cabdullahi gaafoow maxamuud waan la soo shaqeeyay 2007 ilaa 2016 saraakiishii immigration ka ayaan ahaa general ku waa nin qiimo leh.
    .

  • @tripplec7320
    @tripplec7320 Год назад +1

    Keep going Ayaanle from Burao

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic Год назад +1

    Dawladnimo wanaagsanaa

  • @abdallahirsiroble5332
    @abdallahirsiroble5332 Год назад +16

    Congratulations 300k hanoolaato Team❤️‍🔥

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 Год назад +1

    Shaqa fecan bad haysaa hanolato

  • @hassanshobow4996
    @hassanshobow4996 Год назад +1

    Hanolato hanolato

  • @aaminaabdullahi685
    @aaminaabdullahi685 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimelmi4427
    @abdihakimelmi4427 Год назад

    Ayanle wee dhibaysaa in siyaad bare allaha uanaxaristo ladhaho gaafow waa nin waxbadan og

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 23 дня назад

      See ku ogaatay ma qalbigiisaa ku jirtaa?

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +1

    masha allah anyale

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Год назад

    Thank you Ayaanle

  • @maxamuudjoobane
    @maxamuudjoobane Год назад +1

    Ayaanle horey usoco Waxbadan ayaan ogaanay waraysigaaga

  • @mahmudaweis
    @mahmudaweis Год назад +2

    Xog-ogaal muhiim u ah dib u dhiska dalka.

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 Год назад +2

    Hanoolaato noolada🇲🇵🇲🇵❤️❤️

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack Год назад

    Gen gaafow waa masuul waayo arag lex runtii wax badan baan ka faaidney adna waad ku mahadsanthy ayaanlow

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 Год назад +1

    Hambalio 300k 1M i.a

  • @jirdecabdi610
    @jirdecabdi610 Год назад +2

    Gen gaafow, nasiib badnaa inta dugsi sare dhameeyay isbatoor NSS loo qaatay. Kadib cuba 🇨🇺 loo diray si uu soo barto cilmiga beeraha waayo national security-ga meel walbaa ayuu galaa oo noolasha ah. Only dowlad un baa sameeyn karto waxaas. Halka maanta la isku darsaday waxbarasho tayo la'aan ah, shaqo la'aan & dowlad xumo aan 30 sano laga baxeeynin.

  • @abdinoorgarane7569
    @abdinoorgarane7569 Год назад

    Ma Shaa Allah

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Год назад +1

    Mnsha Allah waxaas ayaa Doowlad lagaa dhahaa runtii waaan qiiroday markii aan dhageestaba Alow dowlad caadil ah oo Diinta Dalka Dadka Anfaca nasii oo shareecada islaamka nagu xukunto Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @abdiladifosman6846
    @abdiladifosman6846 Год назад

    Mdxweyne siyaad rabi hku nxriisto wxd abaabushay dowlad dhnkasta kadhmstirn

  • @haashimthaahir3505
    @haashimthaahir3505 Год назад

    msha ina abti good job wlhi hore u soco ❤

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад

    Gen.gaafow iyo ayaanle waad ku mahadsantihin bar naamijkan wax badan oo taariikhda dalkeenna ku saabsan oo muhiim ah ayaan ka faa'iiday, dhanka kale hambalyo kanaalka hanoolaato 300k, !!!!!.

  • @yking5612
    @yking5612 Год назад +2

    Hanoolaato media network markaan fiirsado wareysiyada uu qado ayaanle waxey la barbar dhigmaan CNN IYO BBC.

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 11 месяцев назад

    Intaan in nalagaarsiiyo Larabay waana gaarnay . Maca salaama

  • @adnaanlove4336
    @adnaanlove4336 Год назад

    y very lucky Farmaajaa ka tagay Mogadishu

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 Год назад

    Hada qolodii ugu horeysay oo dhilqaha laga dhigay hhh gafoow janaraale waa ku salamay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Год назад +1

    Familyyyyyy

  • @caamirbashaar1467
    @caamirbashaar1467 Год назад

    Alla warbaahinta soomaalida yaa kadhiga sida AYAANLE iyo c/salaan Hereri. Dad nidaaafa edeb iyo akhlaaaqleh 😍😍😍

  • @rocky4066
    @rocky4066 Год назад +2

    WAXAAD NAGA BURBURISEEN DOWLADAAS QIIMAHA BADNEEYD EE DALKA HORUMARKIISA KU DADAALEEYSEY OO AAD NOOGU BEDDESHEEN FOOWDO IYO BURBUR WELI NAGU SOCDA IYO QABYAALAD AAN DHAMAANEEYNIN SOOMALIYEEY KA WAANTOOBA DADNIMO XUMADA INA HAYSATO EE DALKIINA U HIILIYA

  • @LiibaanMaryama
    @LiibaanMaryama 7 месяцев назад

    ❤❤

  • @maxamedsalat9878
    @maxamedsalat9878 Год назад +1

    Walallahi anaa jacel lakkin hada dada

  • @qaasintiego
    @qaasintiego Год назад +1

    Waad ku mahad santahy howsha aad Soomaaliya u hayso wanna kugu bogaadinayaa taariikhda bugag ayaa laga qori karaa decomentry mahadsanid
    Madaama aad itustay taariikhda Soomaaliya mahadsanid 🙏🙏🙏

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Год назад

    ALLAAH Hu akbar walillahil'hamd
    Inta ay noolyihiin suaalo badan oo mahiima kadhur jawaabahiida please bro.
    Wax wax nabara meesha kumanhayne raggan wax nooga reeb walaal.
    Such vital info

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Год назад +1

    Kkkkk 54tii iyo genaral kkkk nabee run mahan laguma sheegin

  • @gaabshamedia3877
    @gaabshamedia3877 Год назад

    masha allah waa wareysi muhiim ahaa

  • @mohamedduufaan8274
    @mohamedduufaan8274 Год назад +1

    Podcast samee ayaanle.

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Год назад +2

    War waa nin khabiira waana shaaribo ciro leh ee diif ma leh ee xishooda wax xun arag ha noqonina

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 Год назад

    Abdullahi Gafow Mohamud...isoowac please....Aniga oo ah Nin aad ugashay Abaal-Weeyn ee isoowac