Gen Gaafoow - Wareysi 2/3 - Khabiir Sirdoonka iyo Socdaalka dalka I Muqdisho 11.02.2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 266

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 месяца назад +2

    Maashaaallaah
    Waa taariikh dheer
    Alloow wadanka noo xasali
    ،

  • @abdisalamugaas
    @abdisalamugaas Год назад +1

    Shukran Wariye Ayaanle warbixinada aad Nala wadaagto oo dhaxalgal u ah jiilka soo Hana qaaday ee dalka usoo baxay

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Год назад +4

    Laba libaax oo is helay waxaa ka dhacay wacdaro mashallah general gaafow iyo ayaanle ilahey haa idin dhowro Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran

  • @abdulkadiryusufabdi
    @abdulkadiryusufabdi Год назад +4

    WACAN OO WANAAGSAN, dhammaantiin....!!! Caafimaad iyo ku WAARA cimri dheer oo QABYAALAD LAGA REEBAY....!!!!!
    VIVA SOOMAALI WEYN,
    WHEREVER YOU ARE...
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +3

    Mahadsanid ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @sagalyusuf3653
    @sagalyusuf3653 Год назад +18

    Mashallah. That’s my father his talking about Daynab! May Allah make his grave wider. Amin ya rabi🤲🏾

  • @umaddamediachannel104
    @umaddamediachannel104 Год назад +1

    Shukran Wariye Ayaanle warbixinada aad Nala wadaagto oo dhaxalgal u ah jiilka soo Hana qaaday

  • @shuceybjakarta7041
    @shuceybjakarta7041 Год назад

    Mahadsanid Ayaanle, howl aad u muhiim ah ayad heysaa.

  • @CumarxalaneCumarxalanejanaqowg
    @CumarxalaneCumarxalanejanaqowg Год назад +1

    Mahadsanid gaafow

  • @aliak_99
    @aliak_99 Год назад +2

    Gaafow ilaah kheer haku siiyee warbixinta toos usheeg ina adeer

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Год назад +8

    War horta waan yaabaye kuwa af ingiriiska ku soo qorayo ma ayaanlaa ka codsaday mase .... yaahuu umad nasaqantay luqadaada ka faan baa wax weeyn noqotay, duf kubaxa

  • @cubaydhusen4669
    @cubaydhusen4669 Год назад +5

    C.qasin salaad xasan ayan ka cudsanayna inaa kento 🙏

  • @caankaceelbuur7812
    @caankaceelbuur7812 Год назад +3

    G.gaafoow nin waa fog dhashay
    Oo dab badan ku joogsaday

  • @barehusen2164
    @barehusen2164 Год назад +1

    Hada so dhamaystay qaybti kowad isla marki ti labad baba so dhacday Thnks legend ayanle

  • @marianali6641
    @marianali6641 Год назад +1

    Maasha Allah gaafow waa nin fiican

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Год назад +15

    Hello!
    I want to thank you for the interview you did with General Gaafoow which was very professional and detailed. General Gaafoow is the one or among the last Somali officers who still have many of the secrets from the military regime. I know him through my father since 45 years ago and remember when we were neighbors for 30 days in Hotel Bullshalle in Garowe, Puntland in 2008.

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 Год назад +1

    Gaafoow wuxuu ahaa guulwade laaluush qaato ah weliba nacamleeya ah oo is dabaalinaayo!

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Год назад +3

    Masha alaah

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 Год назад

    Maasha alah Hanoolato udono War xiiselleh iyo dad Qaraami ah oo culus

  • @thesmartboychannel6700
    @thesmartboychannel6700 Год назад +9

    Gaafoow iyo iidle Yare waa isku lahjad😂😂

    • @abdirauf7948
      @abdirauf7948 Год назад +1

      Warniyow maa illaaragthy 😂😁

    • @adenmohamud5936
      @adenmohamud5936 Год назад

      Wlhy wan u fiirsaday Waa isku cod iyo isku lahjad

  • @EastAfricanbeaut
    @EastAfricanbeaut Год назад +4

    Excellent interview Ayanle, General Gafow is a national treasure we love this!!! ❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Год назад +2

    TEEBKA BAA I KHALDAY WAXAAN KA WADEY CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD DHAMAYSTIRAN ALLE HAKU SIIYO ANNAGANA SIDOO KALLE AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 Год назад

    Mahadsanid Gaafoow

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Год назад

    Mashallah ayaanle iyo general gaafow waa idin salaamay ilahey haa idin dhowro jazakallah kheiran

  • @ibrahimjanagale835
    @ibrahimjanagale835 Год назад +1

    mansha alaah

  • @maxamuudnuux2287
    @maxamuudnuux2287 Год назад

    Waan ku salaamay Gaaafow

  • @bulale4495
    @bulale4495 Год назад +3

    General gaffow waa shaqsi sidaacada oogawarbixiyay marxaladihii haydu N. S smartly
    Siday saxdaheed ugawarbixiyay
    Gen waa mahadsanyahay iyo Hanolaato adigana waan kagamahadcelinayaa xog ururinta aad sameyso

  • @Almacarif
    @Almacarif Год назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @enjoyer44
    @enjoyer44 Год назад +2

    Cabdulahi gafow Masha Allah siyasi rugcada ah

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Год назад +2

    Maansha Allah waa barnaamij qiimo badan, ayaanle thanks for your assistance brother.

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 Год назад

    Markasta waxaad noo soo gudbisaah interesting news, thanks

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 Год назад +2

    MASHAA ALLAH WAA WAAYO ARAG GAAFOOW. NIN DAACAD AH WEEYE EGY. AYAANLE CE3BTA AMBA XUMA UUSAN SIYAAD BARRE LAHAYN INUU INTUU BEENKA KUUSHEEGO WAAD JECLAAN LAHAYD BALSE GAAFOOW RUN BUU KUUSHEEGAY MASHAA ALLAH.
    MASHAA ALLAH. SOOMALIDA ABAAL MALAHALAHA. SIYAAD BARRE WUXUU AHAA GEESI DALKIISA IYO DADKIISA JECEL. NINKII HADLABA HAHADLEE. QABIIL IYO QUDHUN ILAHAY QULUUBTOODA SOOMALIDA HAKA SAARO. HADA WUXUU XASSAN DHIIQO SAMAYNAAYO EEGA MEELKASTA TOLKIIS AYUU UDHIIBAY MAANTA OO LAJOOGO FEB, 14, 2023.
    XUMAHA KAJIRA IYO QABIILIGA KALASOOCA XAMAR KATAAGAN. COMPARE TO SIYAAD BARRE TIME 100/95 SIYAAD BARRE AYAA KA CADAALAD SANAA XUKUNKA MAANTA KA JIRA SOMALIA EE XASSAN SOCDAAL MADAXDA UYAHAY LAALUUS, BILIQO, ISKUDIRIS BAHDILLAADA SHACABKA SOOMAALIYEED.

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Год назад

    The best interview ever 🎉

  • @sherminmehdi8748
    @sherminmehdi8748 Год назад

    Mohamed Jibril Awowgay Allaha U Naxaristo Nin dalkiisa iyo Dadkiisa uso shaqeeyay

  • @abdi-salamhassan4742
    @abdi-salamhassan4742 Год назад +4

    I hope many of us will get true the positive way of all this informations
    Am proud on how the ex general gives the answers and controls he’s words steps by steps
    We thank you all for coming to the table

  • @efootballtube
    @efootballtube Год назад +2

    Best intelligence

  • @johnfox4091
    @johnfox4091 Год назад

    Ayaanle # Hanoolato wareysiyada aad kasoo dayso waa kuwa xiiso badan,
    Please bring more interesting interviews.

  • @mohamedmahi6007
    @mohamedmahi6007 Год назад +3

    Wax badan ayuu qarinayaa gaafoow

  • @abdifatahmohamed5208
    @abdifatahmohamed5208 Год назад +1

    Gaafow inuu gob yahay waxa laga gadan karaa interview gan waayo qof walba wax fiican bu ka sheegayaa that’s positive mind.

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 Год назад +1

      1 marna qabiil afkiisa kama soo bixin waa nin reer magaala

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Год назад

    Mahadsind my prother ayaanle hussein cabdi shaqo fiican ayd noo haysaa guuleyso mar waliba iyo meel walbo the one and only legend always Legend Big fan 💯 🙏

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG Год назад +1

    Hal Suaal ah Oo la weydiiyey Caadi Ugama Jawaabin

  • @moneyman817
    @moneyman817 Год назад +1

    Gen Gaafoow 🫡

  • @ayamoha3022
    @ayamoha3022 Год назад +4

    Generalka maxuu difaac ugu jiraa, suaal uu caadi ugu jawaabay majirto, waxakaso horeeyo ''fiiri😳''

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 Год назад

      🤣🤣🤣 ma ila aragtey waaba ka yaabey wili cabsidii siyaad bare ku dambeyso 1977 uu soo marooya🤣

    • @abkisse8438
      @abkisse8438 Год назад +1

      Waa sirdoon xisaabta ku darsada

    • @Degaliah
      @Degaliah Год назад +1

      Wa sirdoon intiisa muqata intaa qarsoonba kabadan😂 wa oday balaayo dhan uso joogay

  • @ahzaabali
    @ahzaabali Год назад

    Hanoolaato waxaad noo soo badisaa. Ragii qibrada u lahaa. Inaad wareysato . Ee naga daa hogaamiyaal kooxeedka aad wareysaneyao

  • @rashaadali7540
    @rashaadali7540 Год назад

    Hanoolaato guuleysta

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Год назад +2

    Odaga waayeelkaa tuug haku sheegin waa nin goofkiisa degan oo xalaal lagu koriyay, baadiya kama imaan.

  • @hayehoo9731
    @hayehoo9731 Год назад +2

    Kan oo kale in taarikh lawaydiiyo mahayn ee in danbigiisa lagu soo ogay ahayd. Laaluush iyo shaqo fariisin dalkii oo indhihii ka damiyay buu iskugu daray!!! Cadaalada dalka haduu dhaaafo mid uusan dhafayn baa jirta

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 Год назад

    Ayaanle sxp shaqo adag ayaad haysaa guleyso 👍

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659
    @mrcabdiwaliyasinjabra2659 Год назад

    Gen gaafoow wa qoloma ya garanaya

    • @nuurdiinahmed960
      @nuurdiinahmed960 Год назад

      Murusade

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 Год назад +1

      Maxaa kaa galay qoladiisa ?waa soomaali ,caadi iska dhig, haddii laguu sheego waa nin karanle ah 3iyo9.

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040 2 месяца назад

    Nin kaan wax jira maaha gaafoow

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Год назад +9

    Masha Allah

  • @migo2444
    @migo2444 3 месяца назад

    Islamic republic of Somalia 💪🕌

  • @maxeditz04
    @maxeditz04 Год назад

    WAXAAD GASHEEN KA SHEEKEE HA MEERAYSANE

  • @mohamedjama7962
    @mohamedjama7962 Год назад +21

    This man can't answer a single question. The NSS arrested people and accused them SSDF or SNM supporters. How did he become a general? He is clueless.

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 Год назад +3

      Ma jawaab ka weyn baa jirtaa: ”waddanku gebi ahaan ba wuu burburay?”

    • @ibrahimhori1711
      @ibrahimhori1711 Год назад +2

      waxba ma oga odaygan waana tuug budh cad ah oo hanti dad leeyahay ilaa hada xoog ku haystay, ilaa hada ayuu haystaa oo uu ku nool yahay guri xaaraan ku ah isaga.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Год назад

      @@ibrahimhori1711 odayga goofkiisuu joogaa ee adiga hantidii aad dowladnimada ku dhacday maa dadkii lahaa kala wareegeen

    • @mahadjama1481
      @mahadjama1481 Год назад +1

      Maxaadse ugu eedaynaysaa General Gaafoow wixii NSS-ta dadka ku sameeyeen markii uu madaxdoodii ugu horraysay Jeneral Duffle ahaa ka dibna Gabriil la wareegay madaxii sare ilaa 1991kii oo uu dhammaatay NSS.

    • @Rsdaal98
      @Rsdaal98 Год назад

      @@ibrahimhori1711 qoraalkaan aad soo qortaay cadayn ma u haysaa Ibrahimow? Waxa aad soo qortay hadee been tahay, ogoow in maalinta qiyaamaha laguugu qabsan karo.

  • @yussufhassan3651
    @yussufhassan3651 Год назад

    Waxan run ah ayu Ka shekeyey

  • @osmangaas1331
    @osmangaas1331 Год назад

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 Год назад

    Gaafow wallal qaali ah

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 Год назад +2

    Iyaa! Oo dagaal-kii 77 soomaali waa la galiyey miyaa. Adeerkay aabahay ka yaraa ayaa ku dhintay goday 20 jir ahaa ilaahow dadkeenii soomaaliyeed u naxariiso.

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 Год назад +1

    "77kii keddib maalin ka maalin dalka waa uu sii dumayey" macnaheedu waa sirdoonka Itoobiyaanka ayaa ka xoog battay iyaga.

  • @cosoblemaxamed2880
    @cosoblemaxamed2880 Год назад

    Wareysigan waa khaarij mowduuc,ma weydiin shaqadiisi,siyaasad Aya lugaha u gelisay.

  • @4Ilyas
    @4Ilyas Год назад

    Ayaanle tuug iyo taraawiix kasto oo ummada soo dhibaateeyay, qaarkood ilaa hada wali dhibaateeynaa wuu noo soo wareeystay cajiib!

  • @inaawale9995
    @inaawale9995 Год назад

    Buuga uu general gaafow qoray magicisa halaygu caawiyo

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali Год назад

    Fadlan ayaanle ama hanoolaato waxaa noo radisaa abdalle Ahmed Mumin kiis bal

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Год назад

    Waraysi qiimabadan su’aalo sare jawaabo sare shaqsi khibrad dheer leh wariye sare.

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Год назад

    Welcome back😋

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Warey sigii labad waan gartey cilaahi

  • @banadirshow5605
    @banadirshow5605 Год назад +1

    General Gafow nin culus waaye nin sirdoon ah oo hadana ku nool magaalo xaalkeda iska xun yahay ayaa rabta inuu sir ka hadlo difaac adag ku jiryaa

  • @Zeenka..
    @Zeenka.. Год назад

    War Gen. Gaafoow U Sheeg Xageed Ku Ilowday Jinsiyada Travel Documents Iyo The Hostage Dalmar. Igu Salaan Baraka Beelaha....

    • @AHH677
      @AHH677 10 месяцев назад

      Waa iga qoslisay
      Hahahaha
      Hahahahah
      Hahahaha
      Fadlan noo sharax
      Koleey Waa arin hoosaad aad wax wayn Ka ogtahay
      Ama adiga ama qof aad taqaanid ay ku dhacday
      Kkkkk
      Laakin aadbaan u qoslay

  • @aweismohamud6180
    @aweismohamud6180 Год назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamuudnuux2287
    @maxamuudnuux2287 Год назад

    waan ku salaa.ay

  • @cheyyene
    @cheyyene Год назад

    at @22 paspoortka ugu adag aduunka ahaa. 81-82 la furey kana faaideysteyn construction workers Carabaha aadey.

  • @ahmed-dekalimusse1175
    @ahmed-dekalimusse1175 Год назад +1

    Hanoolaato waad ku mahadsan tahay sida aad waaya araga uga reebayso sooyaalkoodii,
    Adoo mahadsan, xagee laga heli karaa Buugga uu Qoray General Gaafow.?

  • @mohamedmudey3674
    @mohamedmudey3674 Год назад +1

    Ayaanle waxaan kaa codsanaayaa in marka aad wareysaneysid aad ku celisid in ay qalad aheyd in nin taliye ah uu ku shaqeysto ku xigeenadiisa i sagana uu gurigiisa is ka joogo uu mushahar qaato uuna jaad ku cuno gurigiisa waa mushkilada ugu ee dalka heysata ilaa iyo maanta nin madax ah iyo mid shaqaala ah oo soo shaqatagenin ilaa 60dankii ilaa hada musuqmaasuq ragaa diyey dalka

  • @ahmedid6144
    @ahmedid6144 Год назад +3

    Waxaa run ah inaanad nuur bidaar hadal ku soo celin jirin
    Maalintii aad ii diidey ee tiri foomka kaa qabanmaayo.
    Markii uu yidhi usamee hadal kumaad soo celin ee deg deg ayaad u qabatay una samaysay.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Год назад

    Maxamed Jibriil Ma Sarkaalkii,Asluubta,Ahsa,Oo Ka Soo Shaqeeyay Laamta Buuro.iyo Taliska,Asluubta,Oo,Aan Anigu Kula Kulmey isaga iyo Colneil Josebe.iyo Taliyihii,Asluubta.Gen.Axmed Ciriiri.

  • @abbyhurt9854
    @abbyhurt9854 Год назад +3

    Waxaan kaa bogaadinayaa inaad waraysiyada nocan ah inaad so badiso waxan kalo codsanaya in waraysiyo ka so samaysid arimaha sir doonka ku saabsan

  • @leefrrt8429
    @leefrrt8429 Год назад

    Ayaanloow su’aalaha iska hagaaji wll

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 Год назад +3

    Adero wali waa sirdoon wax xog ah inuu bxiyana waa iska ilaalinyaa

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Год назад

    Good news

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Год назад

    waqtigaas waxaan aheen dad africa wax laga weydiiyo oo kolweliba lagala tashado sirdonkii somaliya 1979-1985 waxaay aheed mid salkeedu adkaa wadankuna wuxuu aha wadan nabad ah ee mareykan iyo carab ayaa wadankeena burburiyey

  • @duca_qaba
    @duca_qaba Год назад

    Sababta radio Mogadishu Ethiopia uga qaylisey waxa ka bixi jirey afan oromo ,cafar, Adari wixii laga qarin jirey ayaa radio mugadisho ka bixi jirey

  • @mohamedhassangarad8141
    @mohamedhassangarad8141 Год назад +2

    Bulshadda soomaaliyeed waxaa u haysaa howl adag Allaha kula garab kalo sida aad Mar walba waraysiyo wax ku uul ah aad ugu sooo Gudbiso

  • @abdiganimohamud5178
    @abdiganimohamud5178 Год назад

    Gaafow Waxuu sheegayaa daflihii 1970-1974 . Balse dafle 1975-1982 waa Ka duwanaa kas aad sheegayso wax walba Oo Somalia Ka dhacay Oo ahaa dilkii culimada, xarigii iyo jir dilkii Ilaa abuurki jamhada waad qarisay.!

  • @farhanmire8434
    @farhanmire8434 Год назад

    Dowladaha dariska ma jiraan wax sida saraakiisha oo kale bixiyo wareysiyada noocaan ah sida kenya ethiopia iyo afrikada kale mise inaga ayey nagu koobantahey ?

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Год назад

    Waan idin salaamay SCW, Ayaanle janaraalka u sheek waxuu yiri waligeey kama qeeyb galin ka horimaashaha dowlada ama burbur maxaa yeelay waxuu ahaa suurad reer dhan saran xafiiska siyaad bare dhadhan fiicana ku haaystay, janaraale hadii qof kastaa wax yar oo dhadhan ah haduusan alle ka yaabeen sidaada iyo ka daran buu ahaan lahaa, wax badan waan kaa aqbalay in badana waa sidii xariif horay yiri anbaa saabaan oran lahaa hadii....., salaamaad.

  • @soodaayare9253
    @soodaayare9253 Год назад +2

    Mala isdhihi Kara dumitanka dowladnimada Somaliya waxa kadambesay mareykanka

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG Год назад +2

    Odagu warkiisu ma fadhiyo hadalkiisu point maleh Waxba Kama fahmin

    • @Ahmedabdirisak
      @Ahmedabdirisak Год назад

      Ninkan shaqadiiso waa sirdoon mana jiro qof professional ah oo wuxuu doonu kuma hadlo

  • @safi-libi-12cks
    @safi-libi-12cks Год назад

    asc ayale nooloow

  • @kafakir
    @kafakir Год назад

    Isqaybinta iyo iska horkeenista somalida, Ethiopia inay kadambeeso (iyo saxiibqdood) waa wax u cad, cid kasta oo siyaasad fahmeeso.. taas waa in aanan la hilmaamin

  • @abdullahiabsuge2790
    @abdullahiabsuge2790 Год назад

    Gaafoow oo wali aaminsan in siyaad barre uu joogo

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Год назад

    Fiiri fiiri, odogu waa duqoobey ee iska dhaaf

  • @abdulkadirahmedfarahmadall4626
    @abdulkadirahmedfarahmadall4626 Год назад +1

    Gafoow ila hada hadalkiisu wa hadal sirdoon oo warba wa laga so saariwayay

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад +1

    Odagu run ayuu sheegay, Nuur Bidaar nin wanaagsan ayuu ahaa lkn gaafoow waagaas nin xun ayuu ahaa

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Год назад

    Gaafoow Xarash baan u hayaa baasaboor aan xaraystay 1987 dii ayuu iga soo kansalay.

    • @Degaliah
      @Degaliah Год назад

      36 sano kahor maaxa xarash uga haayn😂 passport ayaad kahadleysaaye wadankiidhama ayaaba burburee at somali aaa

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 Год назад +1

    Inyar oo wadani ah oo maanta noolilbaxna ah dowladnimo soo arkay kana soo shaqeeyay buu adeer gafow ka mid yahay fadka noocaan ah hadii somaliya talada u dhiiban laheed somaliya meel beey gaari laheed inta jaahil badiye ka imaaday tuug ah xoolaha umada dhacaayo qabiileyste ah xukunka noo hayo haduu dowlada dhexe noqon lahaa ama dowlad gobaleedka qaarna jaajuusiin yihiin badooda barigooda dekadahooda gadanayaan somaliyeey meel ma garaynotuulo kasta calan qabiil baa ka taagan madaxweynuuna rabaa kan tuulada jufadiisa u fadhiyo what the heck

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 10 месяцев назад +1

    Beenbu shegaya ninkani waxbadan ayuu qarinaya waa dadki dadka dhameyay

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Год назад +1

    Itobiyo weli somaliya wey dhibaneysa hadda dagallan lasacanod ayaga ka dambeyo side mustafe cagjar aya xoga kacag lo dhiibey odayasha lasacanod u yeer ha la shiran iney muse biixi ka so horjesta ila mareykan u diido inu somalilend so dego wa in saldhig itobiyo laga siiya seylac mustafe ma diidi karo wu shiriyey go'ankii markey so dhameysten 2 isbuc fadhiyen jigjiga aya odayasha lasacanod ku shiren lasacanod go'amadii jig jiga lagu aqriyey lasacanod farmajo wuxu qeyb ka qatey midiyaha inu lacag siiyo si ay odayasha lasacanod oga so horjestan lagu kaco somalilend itobiya is bedeshey been dheh

  • @daacadable
    @daacadable Год назад

    Madaxii sirdoonka ayaa nool , waxa kale oo nool madax ii counter intelligenceka. Gaafow wax badan kama oga haayada oo intii danbe waxa uu ku mashquulsanaa immigration. Waxa kale ee maanta nool rag badan oo ka mid ah raggii safaaradaha caalamka attachment ku ahaa. CIA iyo Mosuad ayaa ah labadii sirdoon ee ugu badnaa ee ku mashquulsanaa basaasida Soomaaliya. Waxa kale oo nool ragii ethiopia qasi jiray.

  • @fardowsogorod3204
    @fardowsogorod3204 Год назад

    Ayaanle waa xanaaqsanyahay sidii uu wax u rabay baa loogu sheegiwaayay

  • @daacadable
    @daacadable Год назад +1

    Waxaan ku koobaya arinta iyada ah in uu nasiib wanaag maanta noolyahay ninkii sarakiishi gafow soo xulay ee towbabaray.