Xamse Warfaa oo laga wareystay go'aanada Donald Trump iyo Qorshaha ....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 69

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 дней назад +28

    Hamza is a good example for Those kids living overseas
    specially in the
    west lets keep
    learning your
    potential and
    schooling to heighest level
    to achieve your
    goals and actualizations

  • @alisham3413
    @alisham3413 9 дней назад +7

    Maa Shaa Allah Hamza warfaa is very smart , educated and intelligent person ❤midnimada iyo wada shaqayntana aad ugu weyn tahay oo siday muhiim u tahayna u tusay dadka oo dhan ❤May God bless and protect him, may God grant him all the happiness, health and prosperity Amen 🙏 ❤

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 9 дней назад +5

    Masha Allah hamse Warfaa midnimada Umadda Waa In lagu Dadaala Siduu Sheegay Hamse Warfaa Mahadsanid

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 10 дней назад +8

    Ku saliya nabiga ❤

  • @ista-istar
    @ista-istar 8 дней назад +2

    masha allah he is smart young man

  • @lutho.xayimpi
    @lutho.xayimpi 9 дней назад

    Well done Mr Hamza that was incredible job keep on going.

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 10 дней назад +5

    Wa mahadsan tihiin qasatan xamse warfaa wa masuul dhalin yaro ah o guulestay hormar ka rajey neyso alaha ku sahlo wa dadka dalkena iyo dadkena ubahan yihiin wa radina buugada

  • @maxamedwali9775
    @maxamedwali9775 9 дней назад

    Waa barnaamij iyo waraysi aad iyo aad u xiisa badan wayna mahadsan yihiin mudane XAMSE WARFAA iyo WARIYE XANAANO

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 дней назад +2

    Hadii aad dooneyso in Somaliya hankeeda kor loo qaado hadaad rabto maad xaasideen S/land.

  • @rhhtf
    @rhhtf 9 дней назад +1

    Masha Allah qoriga itobiya joga eesomalida makacuusobo

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool 9 дней назад

    Masha allah jawaabo aad u waafiya

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 9 дней назад

    Dear sir Hamse warfare Go A'head Inshaa ALLAH Aammiin Aammiin Aammiin Yaa ALLAH

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 10 дней назад +1

    Gabar aad u wacan

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 9 дней назад +2

    Wadankeena waa Somali balse aan isku tashano oo aan dhisano, wadan shishaayi in loo ooyo waa laga fiicanyahay

  • @abdulibakale545
    @abdulibakale545 10 дней назад +5

    Maxa somaliya laga jaajuusi waaba doowlad fashilanteye😂

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 9 дней назад

    masha allah huri usoco

  • @ASHRAFSHOW25
    @ASHRAFSHOW25 6 дней назад +1

    Why she ask him some questions that he answer already she need more training this lady!

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 8 дней назад

    ❤😢😢😢❤😢❤❤😢❤😢❤😢❤😢😢❤😢❤😢❤❤😢❤😢❤😢

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 9 дней назад

    War manta xabad shidan baa keentin

  • @rhhtf
    @rhhtf 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rhhtf
    @rhhtf 9 дней назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏😊

  • @abdiyussuf3048
    @abdiyussuf3048 9 дней назад +1

    Inta ila fahantay Xamze hadalkiisa 19:20 oo ahaa inay ceeb tahay in dibada looso kala dacwodo. Xasan: Hello Mr Biden, I cannot work with Deni and Madobe. I would like them to be sanctioned. Biden: Assistant, who is Danny and who is Madibu? Which countries do they represent? Assistant: Sir, they are regional leaders in parts of Somalia. Biden: Then tell him to discuss the internal issues with them. We don’t deal with regional leaders, we only work with governments. Assistant: Sure sir, I will pass that message on. Biden: Great.

  • @JosephHassan-z3c
    @JosephHassan-z3c 9 дней назад +1

    Somalia waa dal aad iyo aad uweyn. Waxaana larabaa inlaQaato.
    Qabiil waxba tarimaayoo...
    Midooba oo ilaashada dalkiina.
    Dadbaa toosh kuraadinaya iney dhacaan. Carab iyo yaahuu. 😅

  • @mohamiir741
    @mohamiir741 10 дней назад +1

    Subtitle ka waxa ay ku qortay iyo waxa ay ka waraysatay isma lahan 😂😂

  • @DalmarQorane
    @DalmarQorane 10 дней назад +3

    Maya kani waa xamze hogaanka meelkagalay , balse maxaa lagaa jaajuusi se maxaa kaa maseersiiyey

  • @ahmednur1791
    @ahmednur1791 9 дней назад

    Wariye Hanan iyo Hamza warfa Asc wraxma waa wareysi qiimo badan oo wax badan laga faa idi karo aad ayad umahadsan tahiin labadiinuba

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 9 дней назад

    As I'm AHMED ADAN Subscribed Xogmaal Media

  • @GarseyJigas
    @GarseyJigas 9 дней назад

    Asc xamsa xaga khali kara book is badale doonka

  • @JosephHassan-z3c
    @JosephHassan-z3c 9 дней назад

    Somali maxaa dhib haysta. Xamse waa jaajuus ushaQeeya groupka laynaya dadka masaakiintaa. 😅
    We support Trump.

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 9 дней назад

    Xamse san diego ca 92105

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 9 дней назад

    Somaliya waa in ay barato sida iskaa wax u qabso loogu shaqeeyo. Midda kale dhaqaalaha la sheegayo waa midka waddanka lagu burburiyay oo maamul goboleedyada Xasan Shiiq ka mid yahay ay ku dhibaan masaakiinra.

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 9 дней назад

    Inu af soomaliga si fiican uyaqaano uma haysan

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 9 дней назад

    Lottery

  • @Abdikarinomarali
    @Abdikarinomarali 9 дней назад

    somalida Dibbadaha Joogto Qaar badan Waxeey isasiiyeen dalalaka ee joogaan.Taasoo micnaheeydu tagay ineeysan ba laheeyn Dal Hooyo!!!!!

  • @JosephHassan-z3c
    @JosephHassan-z3c 9 дней назад +1

    Baadida ninbaa kula deydayi, daalna kaabadane.....

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 10 дней назад

    Gabadhu professional mahan. Qofka hoosta kama gali kartid aad wareysanayso.

  • @MustafeShadhaq
    @MustafeShadhaq 8 дней назад

    Bulqas.mido

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 9 дней назад

    Qaar baa leh waa jajaus oo somalia maxa u qarsan 😂😂

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 9 дней назад

    Lottery is black or still working

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 10 дней назад

    Sax.weeye.sogalaytiga.laraafo

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 9 дней назад

    What abort lottery

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 10 дней назад

    These peoples obsession with Tahrib is funny. War wadankiina Iman sada. Tuug guryo dad kale uu dhacayo is what this is.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 8 дней назад

    Sheekadaan soo helay meeshuu ka yimid trump ruclips.net/video/uJ28FBabzP0/видео.htmlsi=AJ_uxl4KV0SbkvBW

  • @abdihakiinhassan-v9t
    @abdihakiinhassan-v9t 8 дней назад

    He is zero activeties

  • @rhhtf
    @rhhtf 9 дней назад

    Qoto IGA jooga itobiya wax kacuso

  • @qoorc499
    @qoorc499 10 дней назад

    Waarkan. Maxay. Gaaladu. Ku. Arag. Tay

  • @MamacadnaFarhan
    @MamacadnaFarhan 10 дней назад

    She isn’t really professional journalist

    • @Kalidx11
      @Kalidx11 9 дней назад

      Who says she’s Professional?

  • @Marshalquebec
    @Marshalquebec 10 дней назад +1

    kan wa jaaaajuuuus ee iska ilaaaliya waxu sheegaayo ama ay sheegayso wa beeen iyo bufis. qofka xun wajigiisa bay ku taala ninkan wajigiisa u firso hada fahmi doono yaabka adonka

    • @SagalmohamedSagal-bs9rb
      @SagalmohamedSagal-bs9rb 10 дней назад +1

      jaajuus iyo baastarba adaa ah dee idoox

    • @Subxanalah
      @Subxanalah 10 дней назад +1

      Shabaabka le dhaho dadka guulestay e hormarka garay umada wax tarka uleh ku tilmaman hadaladas wayo ayagu hormar malahan an is qarxis aheyn

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 10 дней назад

      Wecel garac ah baad tahay

    • @Marshalquebec
      @Marshalquebec 9 дней назад

      @@najmanajma6752 yaabka adunka abaha ba garac ah ee ma abaha oo kaale baad i mooday waayo naag garac dhalay un ba dadka kaale garac mooda yaabka adunka ee liska maka dubeeya please abaayo

    • @Marshalquebec
      @Marshalquebec 9 дней назад

      @@Subxanalah ma jaahilkan baa umada wax taar u lee yaabka adunka kan wa caabtooy jaaaaajuuuus ah ee iska ilaaali

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e 9 дней назад

    Kani waxba makala ogee maad inaga daysaan ninkani hayad iidoorka u dooda buu ku xidhan yahay oo nin nigerian Ahi madax ka yahay

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 9 дней назад

      reer shiikh isaaq illaahbaa sharfay ee oohinta yaraysta waxba ma yeeli kartaan

    • @AbdirahmanAbdi-k5e
      @AbdirahmanAbdi-k5e 9 дней назад

      @aminafgh2127 saw naga meel walba kasaaray

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 10 дней назад

    Khasab miyaad igu baraysaa waligay Maa maqlin mana arkine,wll.

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 9 дней назад

    Lottery