Xog Dagaalka Harti oo Weerar 3 Geesod kaso qaaday iyo Difaaca Isaaq? 2 qodob oo Qarsoon Dmaca Darod?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Xogogaal Warbaahin Badax banaan ka hel Xogo Sirdoon Warar Waraysiyo Falaqayno iyo Siyaasada Soomaalida waa kasta oo Berya,Subscribe Like Share iyo Commant.
    BARAHA BULSHA FACEBOOK IYO TIKTOK BOOQO.
    / xogogaal_news
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 43

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 дней назад +4

    Majeerdheen ayaa ka Danbeeya Dagaalka Bariga Somaliland. Dadka reer Somaliland wax ha fahmaan. Cadowgu waa Majeerdheen iyo Somalia-Talyani. Runta iyo Balantu waa Laascaanood, Boosaaso iyo Garoowe. Waa in reer Somaliland dhaafaac Xadka Somaliland iyo Yoocada.

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 6 дней назад +2

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 6 дней назад +3

    Sacabkoo tima yeeshay saabuun xoor Laga waayay iyo wa dameer sanmadaw Sina loo arkimaaayo wanay suura galayn in aad Soo noqotaan ood cerigaabo timaaaaaado

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 6 дней назад +2

    Naag garcatay wasmo hore ayay ku nabad gashay baa la yidhi 😂

  • @Maxamed-q7f
    @Maxamed-q7f 5 дней назад

    SSC guuuuyyl guuuuul

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 6 дней назад +2

    Cirro waa FAQASH #1

  • @MuunaXazan
    @MuunaXazan 5 дней назад

    Guul. Dadkii. Laga beray. Somaliland ha nolato. .

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 6 дней назад +1

    Raga ama iska celiya DAWLAD iyo somliland oo raali ku nodaan ha helo hadii kale sida ay rabtaan Hala yeeloo inta ay degaan halaga yimaado labadan wixii ka dheexeyaa waa doqonimo u Gaara somliland

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 6 дней назад +1

    Adeer burcaad ku eekaan hadaanad weerarin ragan muuse iyoo nuux tagay yaad eedayn

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 дней назад +1

    3xisbi qaran waa habarjeclo,wariye,waydi, xirsi iyo xunbawane

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 дней назад

    Berbero 1990

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 дней назад

    Hargeyso 1990

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 6 дней назад

    Fariid

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 6 дней назад +4

    Naag garcatay wax horey ku babad gashaye soo soco siraadeey somalilnd is not easy guul m.allaah allaahu akbar 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 5 дней назад

    Harti hadii Xoog Lagu heysan karo Laascaanood lagama soo baxeenee Isaaqow Ceerigaabo Xaafadahooda udayaa intaan la isku dhamaanin.

  • @NimcoMuse-m6s
    @NimcoMuse-m6s 6 дней назад +1

    Han weynaaa dhulbahannte kkkkkkk calankeee

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 дней назад

    The Isaaq are a Somali tribe but in 1990, when the Siad Barre government fell, they used force and tactics to seize the land and people of Laascaanood and Erigavo, Harti Darod,

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 6 дней назад

    Iska kaaya celiya habar hagooganey nacnacdii wey dhamaataye

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 дней назад +1

    𝐜𝐨𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐢𝐫𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐞😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @qabdiidmohamed6834
    @qabdiidmohamed6834 6 дней назад

    Hadaad shegashada dhulkooda daysaan ayagana way ini dayni

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 дней назад

    Subxanallah 🎉😅

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 дней назад

    Harti Darod is people of peace for 8000 years in Sanaag and Sool regions in Somali.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 6 дней назад

    Aad baan kuu bogaadinyaa inaad maanta garatay cidda aad la dagaalamayso...HARTI.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад +1

    Waxa lagu so baxyba lascnod waa xilad dagal ha wadan dagalka difaaca ino fiican markay waxay doonyan suurta gali waydo tuulada lascnod xadka ku taala iyo aygu isku so hadan bay gala yaacyan 😂😂😂

    • @AlisaladAhmed
      @AlisaladAhmed 6 дней назад

      Xeelad dagaal aaa
      Ilaahow doqon aan waxba ogayn ha cadaabin.
      Dhimashada maalintii 25kii August hadaad ogtahay inta la diwaangaliyey ee bisha aruurisay, walhi markaasaad xaqiiqsan lahyd halaaga meesha ka dhacay

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka 6 дней назад

    waar wax iska celiya hadii kale ceerigaabo ka samra

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад

    Waxay ku sheegyan xudud cusub ban gala dhex dhigyna hawiye isaq dal cusub ba laga dhex samynaya somaliland somalia dhexdoda blse mapka yari la ordayan hal bacad noqday noqon doona 😂😂

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 дней назад

    Burco 1990

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 5 дней назад

    😊😊😅😅😅😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 6 дней назад

    Beentii wey dhamaatay run baa lagu shaqeeynayaa

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 6 дней назад

    caLanka buLuga ah wa khasab niin hargesa jyo buurco Lageyo e waaLan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 дней назад

    Hebelkaa shabeel ma nool yahay saxaafadu wax ha ka weydiiso iyagaa odhan jirey laascaanood waa lagu haystaa Dhulbahante e ha la weydiiyo maanta dhulbahante haday xukumadoodii ka soo fiid kiciyeen laascaanood waxa ay ka doonayaan Ceerigaabo iyo Burco haday hebel Shabeel iyo intii la afkaarta ahayd maalintaa dhulbahante difaacayeen Oo lahaayeen dhul koodii baa lagu haystaa maxay maanta u difaaci la yihiin Isaaqa Ceerigaabo iyo lagu haysto deegaama dooda meeday warbaahintii u kala dheeray jirtey in ay Axmed shabeel iyo ibtii khaayimul wadaniyiin ta ahayd Ee ubadnaa Xildhibaanadaybu ku khasaaray ? Maxay maanta u waraysan waayeen maxaa wadanka daba dhilif garan goori iyo gabaarey ka buuxda Allahayow cadaw gayaga fashili

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 6 дней назад

    Isaaq dad masaafura ayey qabsadeen qaarna caynaba kudileen

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 6 дней назад

    ciidanka qaranka maxaa oog loogu hayaa maa kolba qayb la fasaxo

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 6 дней назад

    TooLow isaaq maxa ka maqan o ay udhiman dhuLkoda yaku socda gadeyiga gaLa biixiye ma waLan yahay kan beenta dhuraya

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 дней назад

    𝐢𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐮𝐮 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐭𝐚 𝐨𝐨𝐝𝐚𝐲𝐚𝐥 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐪𝐚𝐦𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 6 дней назад

    Haku hamiyin taas in aandib kuumaslaxo aad yar iska Soo noqo adiga oo callanka tawxiid kalle sidaa u dhunkanaya qoortana uu kuu sudhanyahay h k good bye

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 6 дней назад

    Magaalo lawada dago inlaysku ixtiraamo ayey ku wacantahay