Xogta Dagaal ka dhex Qarxay Mustafe cagjar & Abiye, Oromada oo Jigjiga ku dagaalamay, & Ciidankii Li

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 192

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 дня назад +26

    Mashallah waa war lagu farxo Alhamadullah
    Inshaallah guul iyo gobnimo
    Ilhaya ha jabiyo Ormo iyo regime Abi Ahmed Inshaallah

    • @taherdjama
      @taherdjama День назад +1

      Maagaca sxb maa houssein abdi waiss

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 дня назад +5

    Guul umada Somaliyed insha Allah Cadawgu ha jabo Axmaro iyo itoobiya illahay ha bur buriyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fourrayeh
    @Fourrayeh 2 дня назад +7

    Waa guul haka faa iidaystaan somalida itoobiya

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 День назад

      Somalida itoobiya ma nihin wll
      Soomaalida deegaanka dheh Ilayn dhulka itoobiya malahee

    • @ayishaibrahim8788
      @ayishaibrahim8788 17 часов назад

      Waa soomali galbeet ama deegaanka somalida dheh
      Maxaad uracineysa magaca itobiyo
      Soomali waa soomali hajooge konfur ama waqooyi ama galbeet ama nfd ama jabuuti intaba soomali baaleh

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 2 дня назад +6

    Guuuul dds guuuuul iyo gobanimo

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 дня назад +2

    Dagalki Oromiya iyo Somaliya o bilamay
    Wa in mustafe ku Dhawaqa génial isutaga Somali Galbeed

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 2 дня назад +9

    Warhooy soomaaliyeey toosoo isku tiirsada cadawgeenana aan u midoowno iyo soomaali diidka ❤

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 дня назад +3

    Guul reer soomaaligalbeed Mustafa geesi weeye ❤❤❤❤❤ waan tageeraynaa

  • @tawakal6273
    @tawakal6273 2 дня назад +3

    Guul somaaliya meel walba aad joogtaan guulesta

  • @fmjibriil
    @fmjibriil 2 дня назад +3

    War aadan hubin lama faafiyo ee xishoo ha ceebaynin saxaafada ee dib ugu laabo anshaxa saxaafada misa mabaadan baranin aqoonta saxaafada (journalism). Shame on you

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 2 дня назад +1

    Somali galbeed ka faaidaysta in tay ithobiya iyo Somali ya is hayan manta cidna lama Soo dhiibaye dhulka somalidu donaya kansar degdega ilaahay ha ku rido aamiin daalinkan kibray

  • @mohamedroblehdarar6944
    @mohamedroblehdarar6944 2 дня назад +2

    Guuleyso mustaf yo dowled deganka somalida ❤❤❤❤

  • @leylafiidow5484
    @leylafiidow5484 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤ HAYE HALOO SHEEGO ODAAYAASHII LAHAAY SOOMAALI MA NIHIN KA XAAB XAABIYA

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 2 дня назад +1

    Soomaalida wayka adagtaha itoobiya

  • @simeh4522
    @simeh4522 2 дня назад +3

    Guul ama Geeri.
    Diinta, Isirka, Dhulka iyo Dhaqanka, Somali way Difaaci.
    ONLF ha ku dhawaaqdo Halgan.

    • @kadarindho4
      @kadarindho4 2 дня назад

      OnLF waa qapiiL adeer0 ee ma mataLi karaaan somali galbeed o dhaN wd yarthy ayay ila taHE?

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 2 дня назад +5

    Alhamdulillah Thank Allah🤲🏽

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul umada Somaliyed

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 2 дня назад +1

    Ooma ma laynayo in warkaasi uu jiro
    Haduu jirana cagjar Waa la xirayaa

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 дня назад +4

    Very interesting news I hope Mustafa Cagar will think into his principle and never show any coward or any weakness towards Abi Ahmed regime
    Inshaallah he will live as heroe and die as heroe
    Inshaallah Allah will accept our dua to give victory to Somalia nations Inshaallah

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 дня назад

    Abiye wuxuu rabaa dhulka iyo shidaalka iyo badda inuu oromada oo u gooyo. Guuuul somali galbeed. ❤❤❤

  • @fatimaabdi8996
    @fatimaabdi8996 2 дня назад +3

    Waa benale war illahay ka baq umada islamka ka daaa beenta

    • @MuxyadinShadka-k6n
      @MuxyadinShadka-k6n День назад

      Waxaa jira adeer waana layska celinaa oromo inshaa ALLAAH inshaa ALLAAH inshaa ALLAAH

    • @YassinAbiib
      @YassinAbiib 10 часов назад

      war waa wariye beenale ah wxba ismaba haystO​@@MuxyadinShadka-k6n

  • @apclf
    @apclf 2 дня назад +1

    Ha nolaadoo madaxwein Moustapha

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 2 дня назад +1

    Mustafow awoodada muuji cidna ha u jojin ilaahayna talo saaro

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 2 дня назад +1

    Waa War fiican haduu runyahay

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 День назад

    Waa duulimaad cad soomaalidaa lagala baxayaa jigjiga

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 дня назад +3

    Guul guul oromo guuldarada iyo qoomiyaha oo dhamaan way lacoloobeen marka kani waa waalan ee hadii lahelo aqoon yahano iyo wax garad oromo ah oo diida ? Hadiila waayo way udhamaatay oo oromo wy godoontay kkkk kani wuu burburiyay itoobiya xonimadii g ogadeen miiskay timid inshaa allaahu aamiin aamiinallaha awooda leh

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 День назад

      Waa ceeb in aad qabiil meshakento anagoo Somalinimo hiisaneyna naga daa bahasha

  • @Aamina-e7k
    @Aamina-e7k 2 дня назад

    Guuul somalida dawlad deeganka

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 дня назад

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 22 часа назад

    Allahayow Somalia 🇸🇴 mideey kilinka 5 aad iyo nfd no so celi

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 дня назад

    Abiye Axmed Allah hasoo hadeeyo
    Islam haka dhigo Sidii Boqor Najashi

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 дня назад +1

    Sababta waa boob iyo inay xoogaan guryaha iyo beeraha iyo hablaha taas waa gunimo cagjar iyo S.galbeed waa inay ka tarxiilasn deegaankooda orromada oo usoo xirxiratay inay boobasn dhulkooda iyo hantidooda orromo waa burcad ka xun xukumadihii isbedbdelsyay ee xabashids Diridhabeey qaateen iyo Harar ,waxayna rabaan inay qaataan dhulja soomaaliyeed suda jigjiga godeey dhagaxbuur qabridahar iyo dhamssn deegaanka soomaaliyeed ee jamhuuriyada weyna xadeeyeen waa in lagu shahiidaa orromada burcada ah waxay u gali waayeen eratareya tigre iyo amxaarada soomaaliday ka arkeen jilicsanasn iyo kuwa doonasya inay gumaysato iuagoo ku vedelanaya sandareerto dadkooda in la gumaysta qarniga21aad waa xawayano kuwa soomaskiya madaxda sheeganaya gebigood oo gimaysiga u shaqeeya oo qaainul wadan ah in yar mashee.

  • @GuledBarkale
    @GuledBarkale День назад

    Guuul ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedSanye
    @MaxamedSanye День назад

    Waa guul soomaaliya

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 дня назад

    itobiya ilahay hajabiyo itobiya way jabtay wayna jabi doon taa insha allah

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 дня назад +2

    😂😂😂😂 yarku been badana

  • @Gctcenter
    @Gctcenter 2 дня назад +1

    War aan kalsooni lahayn qiiro camal

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 День назад

    Anigu fursad ayaan arkaa xiligaan halaga faa iideysto si nadaamsan oo laga fekeray. Guul Somali galbeed

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d День назад

    Walalaheen somali galbeed waa iney ku jihaadan injireyda waana fursadi ugu ficnayd ay dagaalka anaga iyo itobiyan wa ino dagaal hada ban xamar iska so hubeyn doona si aan wadankeena uga bixino amxaarada insha allah

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 дня назад +2

    Waar beenta nagayaree waxaad kawanaagsan tahay kuwa facebookyada iyo youtubyada kale.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 дня назад

    Waan soo dhoweynayaa Warkaa haduu run yahay Somali galbeed hays difaacdo

  • @MaxamedCabdir
    @MaxamedCabdir День назад

    Ilahow somali guileey

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 2 дня назад

    Somalia dalka Ethiopian wa in ay Guriya kasameystan dhulja Hostiisa waayo Gumestaha wa yahuu Aslalkoo Bahashu jir naxay kunayaale gala dhulka xostiisa Haddii kale mar wad un yaabi dontan ❤❤😂😂😂🎉😢😮😅😊😊😅😅😮😮😢😢😢😮😮😮😅

  • @AxmedyreSa
    @AxmedyreSa 13 часов назад

    Hanbalyo dds

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 2 дня назад

    Saaka waan ogaa warkaagii run iyo been midna ahayn.

  • @xamarimohamed1947
    @xamarimohamed1947 2 дня назад

    Adigu waxaad ka hadlaysaa jigjiga ee miyaanad ogayn in maamul gobaladii somaliya oo ku dhawaaqay inay ku birayaan Ethiopia. Reer bayow yaa ku leh.

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 2 дня назад

    Somaali Haadeey caaqLiiLeedaheey Haaiisgaarrabtaagto

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 2 дня назад

    Somaali maanta Niinbaakasoobaxeey

  • @aishayurub-wv9hr
    @aishayurub-wv9hr 2 дня назад

    Guul masax Wayne mustafe

  • @hasanbana7354
    @hasanbana7354 6 часов назад

    Darood daar uudumiyo moyee ma Mustaqbalkaaga ayuuleyahay
    Soomaalaakukhasartay
    Hogamita umada

  • @mohamedabdo-qb7zp
    @mohamedabdo-qb7zp 2 дня назад +1

    War beenta Dadka kadaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 дня назад

    Abiy iyo itoobiya way bur buraysa casimadi aya la qaban raba Abiy inu cararo aya u hartay guul

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 дня назад

    Waa in dadka somaliyeed uheshiyaan damaca oromada oo kibirtay itobiya ilahay hajabiyo

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 День назад

    Hagaag moustaph wan bokadinaya jigjigana waa casimada somlida waan uu dhimaneyna

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n День назад

    Guuuuuuulesta geesiyasha mustafe iyo inta geesinimada lawago

  • @abdirashidcusmaanhori5638
    @abdirashidcusmaanhori5638 2 дня назад

    Jigjiga ayaa la rabaa in lala wareego khiyaamada ha la iska ilaaliyo soomaliyey .

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 дня назад

    Umalayn maayo inuu Mustafe xiniinyahaa leeyahay oo ku dhaco inuu ka hor yimaado Abey
    Waa sugaynaa.

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 дня назад

    Imikaba Amxaaro iyo Oromo iyo dhamaan Ethiopiaan oo dhan oo Somalida kaga xiquuq badan jigjiga ee naga daa beenta

  • @AhmedMohamed-oo4hm
    @AhmedMohamed-oo4hm День назад

    Itobiya marna somaali jceyl u.a hayo soomaaliyeey ka digtoonaada.

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 дня назад

    Abiye wuu waashay, Ilaahow Soomaalida badbaadi

  • @XusenNuur-sj6jm
    @XusenNuur-sj6jm 2 дня назад

    Xusen @12.waxan umahadcelinaya. Mudane mustafe muxud cumar.. talabada. Uqaday mayelido nomagasomalida. Olfltiro. Mayelayno

  • @AbudarJibriil
    @AbudarJibriil 2 дня назад +1

    Guud ahaan ciidanka somaliya jooga Ethiopian in Dabka lasaaro weeye kuwa somali galbeed iyagana badkaa lasaari waalabadaa ciidan kale majiro xabashi adisababa ha qabsato anaguna diribo ayaanu imaan doonta joota daasad baanu u garaaci qumac ku khasaarin mayno lkn Dad baan jirin

    • @FaysalMohamed-h9z
      @FaysalMohamed-h9z День назад

      Dagaalku hadii uu bilaabmo anigu Hargeisa ayaan Ka soo dagaal tagayaa , dhiigu biyo ma aha

  • @fadumoxassangalbeed816
    @fadumoxassangalbeed816 19 часов назад

    Talis yahoo Warner
    Sani war li,idaa walee
    War li,idaa abiiyoow
    War li,idaa?soomaalya
    Guuuuuuul guuuuuuuul
    i

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 2 дня назад +1

    Warkan xageed ka keentay

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 2 дня назад

      Waa mu’allif weyn, kkkkkkk waa jaamac gallad kale, niyadduu dadka ka kicinayas

  • @CibaadoCali-d5c
    @CibaadoCali-d5c 2 дня назад

    Soomaaliyee idhaha furo oo ii laasho dhulkiina

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 2 дня назад +1

    War beenta Nala dhaaf l

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 2 дня назад

    Suldaa jabhadda soomaali nimada diiday waatee

  • @jibrilabdullahi5946
    @jibrilabdullahi5946 2 дня назад

    Dhalinyarada somaliyeed wxee diyaar u yihiin inee difaacidonaa jigjiga hadii oramada dagaal lagasho somalida

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 дня назад

    Somalida diridawa ayaa laga qaaday hadana jighiga
    War dagaalama
    Walee sida falastiin dhulka looga qaaday baa laynooga qaadi hadaynaan hada dhinishada ogolaan

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 2 дня назад

    Ilaahow walaalaheen Somaali galbeed ka xorey cadawga ka faaiida waqtigaan ey itoopia kaladaadsantahay

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 дня назад

    Guul shacabka somali galbeed sharaf iyo karamo ku.nolado qiyaano weyn abi uwatay qatar ummada soomaaliyed hadi aay uu hirgali laheed waa udhaman la.heed shacabka soomaaliyed guumisi halis weyn ilahey naga baxashay

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk 2 дня назад

    Anigu waxaan la yaaabay oon arkay somali rabta federalka yacni Ethiopia ha noo imoooto ogaadeen ma rabno
    Dad dhahaya arkay
    Yacni cadownimada noocaasa waa maxay

  • @apclf
    @apclf 2 дня назад

    avec président moustapha c la souveraineté de la grande soma😢somalida

  • @osmanabdullahi5719
    @osmanabdullahi5719 2 дня назад

    Guul wacn somalia

  • @AliAbdi-cw3mp
    @AliAbdi-cw3mp 2 дня назад

    Ilahow somali guuleey

  • @NastehoBadri
    @NastehoBadri 2 дня назад

    Guul manta waa malintan kaxorobilahayn gumaysiga madaw wajanis dhaman fadhiga kakaca

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 2 дня назад

    Mustafa 🎉

  • @fahadaxmed-mk7bi
    @fahadaxmed-mk7bi 20 часов назад

    Guul somali haisraacdo

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 2 дня назад

    Musdhafow ina ader wan ku garab taganahay halka
    kasi wad waligana
    ha is dhibin dadkaga oo dhan aya ku garab
    tagan wadna ka gulaysan murtadkan
    Muwaladka ah ee jaha warersan in laga atkado oo uu dalka ka cararana qarka usaran waxba ninkas
    haysu jilcin dadkagana latasho
    oo kici sharafta ka doro ina gumed nimada wari mayside
    war haka hadho ina ader geyska afriko dhan aya isla holci done oramana waliged dhul nagamay
    qadan nagamana qadan karto wayna ku
    fashilmen iney itobiya hogamiyan wayna dhaca yan insha allah...
    وبالله التوفیق: وااسلام علیکم ورحمه الله وبرکاته...

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 2 дня назад

    Goormad ogateen hada .waxa fiicnan lahayd in orimada ay somalida gumeysataa.wayo ayaga sida yiri manta somalina gargar.kama heli doonaan wayo odayashii aya noqday microfoonkii lagu garacaye somalida .manta wan sugaye tanoo kale

  • @AliAbdi-cw3mp
    @AliAbdi-cw3mp 2 дня назад

    Somaliya waa mid

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 17 часов назад

    Guuuul mustafe lkn muwadiinita geri koombe ee logu layenayo dagmada tuliguuled maxa loga hadle layahaye

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 дня назад

    Masha Allah Hambalyo madaxwayne

  • @MahadsanDuale
    @MahadsanDuale 2 дня назад

    Masha Allah vive ce Jeune president digne

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 дня назад

    Oromada ha la isku diyaariyo

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 дня назад

    Maamulada soomaaliyeed haku quusqatan DDS oo dhulkii soomaaliyeed abii axmed ku taliyey in la baa biyo dhamaan dhulka soomaalida calanka la bedelo ha idiin quus goyo oromka waalan oo dhulka doonayo in uu qaato ciidanka niyuublis la baa biyo arka kan u cararayo xabashi

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 дня назад

    it's not need somalian for miltery ethiopian it's inaf

  • @SadamSaxane
    @SadamSaxane 2 дня назад

    SomAali ma dadbaad moodi waligoo isku dayi mahayaan❤

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 2 дня назад

    Dhiiga biyo ma ahan Oromo godkeeda biyo ugu galeen😅

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 2 дня назад

    Waa qabsadho casriya wuxui donaya inay somalida xad beenadka xolohoda ku fhacaan diida diida

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 дня назад

    Waaba nin fiicane oo nin qadiyad leh.ayuu.noqdaye waroy daylo.lax.bay noqotay ogow mustafe cagjar madax banaani.wuu heli.karaa

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 2 дня назад

    AaLeelaha waaniin Lamaaoodhonkaro waaniimoyoouuw

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 дня назад

    Itoobiya Hanoolaato Nebigaa Uduceeyey Ina Cagajar Waxaba
    Sheegi Maayo Dabaqoodhi Xabashida
    Ushaqeya Weeye Ogaadeen Cagadheer Futada Xabashiga ayey
    Leefan

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 2 дня назад

    Warkaan ayaa igu soconaya .had uu run yahay.

  • @sharifhassan4756
    @sharifhassan4756 2 дня назад

    Waa yaab adoomihi amxaarada ayaa somali amar siinaysa miya somaaliyay itobiya oo dhan meel amarka abiye lagafuliya wa dagaanka somalida siyaasiinta somalida ilaahay wa dameero dadkooga iyo dalkoogaba duleeyay mahelayaa siyaasi nahado

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir День назад

    Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeesaa waqtikii dhabaayo wowdhaqaaqidoonaa

  • @Husseinnoor-g6d
    @Husseinnoor-g6d 2 дня назад

    Warhooy soomaaliyeey fadhiga Kama a difasca jiidahore halo Jacob away onlf kacaay Warkacaa

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 дня назад

    darood we we now you are inte oromo we fishing you

  • @ArdoAbdi-c4w
    @ArdoAbdi-c4w 22 часа назад

    Inutu wiil naga nool yahy ogormo jigjiga qabsan mayso adeer angu waxkasta xoog banku hela hadan nahy somali gabled oromo waxba naga qadi mayso

  • @AbdirahmanAliAdan-k3e
    @AbdirahmanAliAdan-k3e День назад

    Gobbonimo 💪

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 2 дня назад

    Way you layer that's true gigega it's timbered city

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 дня назад

    Wax la qaadan karo ma aha amarada gumays taha itobiya ilahay hajabiyo