Tan kale dhaxalka in muwaadiniinta Soomaaliyeed dalka Mareykanka laga siiyo TPS waxaa ugu horeyn billaabay xukuumaddii GOP sagaashameeyankii markii ay socdeen dagaaladii sokeeyee ee Soomaaliya.
Su aal mihiima ? Dadka soomalida ee darbiga kasoo boodey dhamaantood inta badan waxay wataan sharciyo kala duwan KENYA ,ETHIOPIA iyo DJIBOUTI Maxaa xal u ah taasi ka jawaabideeda
Yaa idinku yidhi Soomaalidu dal fiican malaha oo la dego. Arrintanu Soomaalida wax dhib ah kuma hayso. Sucuudiguba waa tarxiilaa. Adeer Soomalidu waxay leeyihiin dal fiican oo ay ku soo noqdaan. Waxaa aad u fiicnaan laheyd in Ali Xaraare laga bilaabo, lana xereeyo, la soo gudbiyo waayo wuxuu ka mid yahay dadka dabka shida.
Barnaamijkan waa xayeysiis loo Sameynayo Jabane. Somaali ayaad wax u sheegeysaan afar xabo ingriisi ahna waad ku hadleysaan. Bahaa bahaaa ayaad meesha la soo fadhiisateen.
Cali Xaraare waa wariye professional ah su'aalaha uu weydiinayo waa kuwii uu eeydiin lahaa qofka ay khuseyso guul baan u rajeynayaa
Masha Allah ali and lawyer information fcn micna bdn bixiseen inta sharciga haysan Alaha hasiiyo dhelinyarada
Allahuma Sali calaa seyidina muxamed jumca mubaarakah
Scw Scw Scw ❤❤❤
Waxan dhihi karaa the best journalist ali harari thanks wll
Cunsurigii ugu weynaa saxafada somalida ee loo aqoonsaday cunsuriyada waa CALI XARAARE
ALi xaraare aadban ku salaamaya
My brother Jabane guleeyso
Ali Xaraaare Waa ku Salamay sxb
Marakanku waa waalanyahay wallahay 4:09
Yaa baga
Tbs waamaxy cali
Temporary protection status
Anigu dalkayga kama tegin laakiin taram waxaan ku hanbalyaynayaa sida uu udiiday qomuludka. Siyasada somaliland. Iwm
Inadeerkeen jabane guleeyso
Somalidii Yurub iyagoo sharciyo ay ku shaqaystaan haysta oo ku sugaan sharciga wayn ka cararay Trump kuligood ha celiyo xaquuq umalaha inay Dib qaxooti isku dhiibaan kuligood waa dad liitada oo shaqaysan waana wada dabiileyaal
Trump ilahay baa usoo direy caalamka. Nabad Puntland ka bilaamanta fisha.
Ali Harare❤❤❤❤❤❤❤❤
TPS lkn Trump soomaaliya inuu ka saari doona ayay u badantahay garyaqaan soo ma ah?
Jabane
Tbs waa maxay cali
Temporary protector status (TPS) wa document lagu shaqeysto
Warbixin qiimo leh waa looyar aftahanimo leh
Hi
Tan kale dhaxalka in muwaadiniinta Soomaaliyeed dalka Mareykanka laga siiyo TPS waxaa ugu horeyn billaabay xukuumaddii GOP sagaashameeyankii markii ay socdeen dagaaladii sokeeyee ee Soomaaliya.
RAAF& TARXIIL /QAFAAL waa QASAB ciidan qorid
Waydii cali guruub 5
Somalidu waadad xun laakiin dhul fiican ayay iska dayaceen
Nolol xuna doortay iyo wixii Laga xishoon jirey
❤❤
Waxaan ahay qof falaay suga ah waliba falaay geeyga waxuu ku aadan yahay bisha labaad bilaawgeda anigoo jooga xerada qaxootiga dadaaab arintaas anaga wax saameeyn ah managu yeelaneeysa
Anagu maraykan ma joogno
Laakiin dadka soomaalida ah ee jooga maraykan
Qaabkee ayey ku joohaan
Mayaaney haysan cid u dooda❤❤❤❤
Off 🎉😢😢😢😅😅😅❤❤❤❤❤
Su aal mihiima ?
Dadka soomalida ee darbiga kasoo boodey dhamaantood inta badan waxay wataan sharciyo kala duwan KENYA ,ETHIOPIA iyo DJIBOUTI
Maxaa xal u ah taasi ka jawaabideeda
Somali Mooriyaan dhulkiini ku soo noqdaa oo tuugsiga iska dhaafa no.
😂 Ali spelling iska sax. Lowyer maaha ee waa lawyer.
Waad mahadsantahay. Waxaa ka sii daran Sharciga siduu u qorey- Sharciyad ku lahaa kkkk Waa jaahil dad indho la' wax u sheegaya.
Ameerika.dalkeda.waaba.lagu.haystaa.somasli.dalkeda.hatimaado.inthan.gacatnta.la.iDinla.iMaan.
Maxad nohaysaa😮
Trump iyo naagtisaba waa soo galoti
Yaa idinku yidhi Soomaalidu dal fiican malaha oo la dego. Arrintanu Soomaalida wax dhib ah kuma hayso. Sucuudiguba waa tarxiilaa. Adeer Soomalidu waxay leeyihiin dal fiican oo ay ku soo noqdaan. Waxaa aad u fiicnaan laheyd in Ali Xaraare laga bilaabo, lana xereeyo, la soo gudbiyo waayo wuxuu ka mid yahay dadka dabka shida.
Spelling Lawyer weeyaan iska sax
Reer walaweyni waa soo dhaafeysaan amerika somali ayaa ku ceebeeyseen menisota waa laga nadiifiyaa Usa
Qof caqli badan uma akid
welcome to africa best😂
How can U Deport so called America
Sida carabtu sameyso
A
Reer jibuuti naa
Doland 😂
Barnaamijkan waa xayeysiis loo Sameynayo Jabane. Somaali ayaad wax u sheegeysaan afar xabo ingriisi ahna waad ku hadleysaan. Bahaa bahaaa ayaad meesha la soo fadhiisateen.
Cinwaanka videoga maxaad beenta ugu qorteen? Idinkoon ka wada hadleyn dhammaan xeerarka uu saxeexay trump maxaad ugu qorteen inaad dhammaantood mid mid u dul istaagaysaan? Ma sidii yaryarka youtube-layda ah ayaa bilowdeen inaad viewska dadka ku heshaan cinwaan been ah?! 🤔
He came from poor family ruclips.net/video/uJ28FBabzP0/видео.htmlsi=AJ_uxl4KV0SbkvBW