Somalia ku kasto xil rabaa waa baahan yahay wana tuug in uu wx dhaco wx boobo mooyane dalka io dadka somaliyed ee bAhan qaraha io duruufaha la daala dhacaya majiro mid dantooda wada midkasta oo dulufana wx lagu doranayaa qabil s/land in la daba ordo ama lagu mucaarido mahn ba waayo dal io mustaqbal ahaan iyaga ba na dhaama intan mesha tagan io inta hysa toona somalia faaido uma.hayaan dhac mooyane😢😢
Ethiopia waa cadow soo jireen ah marna ma heshiin karno. Nimankaan meesha taagan mid ku dhiira kara majiro inuu dhaho Ethiopia waa cadow soo jireen waligeedna way ahaadoontaa
Nin baahan gob ma aha. Not one inch Our ports and sea is not for sale Our sea belongs to our people Ethiopia needs to respect our borders Somalia ha noolaato
Adeer ingriisida jeebka gasho. Soomaalida af somali ayaa deeqa. Kuwan aad la hadleyso ama itoopiya ama turkiga waa in aad toos ugu qortaa ingriisi oo toos ugu sheegtaa.waxaad rabto. Masiibada ina heysataa waa afar xaraf oo ingriisi ah oo soomaali loola imanayo.
Maashaa allaah ukaca. Wadanka mawaxaa dooneyesaan sida falastiin
Jazaakumulaahukhayran
Khayr Allaha siiyo Prof Abdi Samatar, wuxu ka hadlay wax walboo qof walboo muwaadin Somali ah qalbiga ku hayey, dalka mugdi buu galay wuxuuna u baahanyahay badbaado shacab, HSM iyo dawladiisa Damjadid way ku fashilmeen xukunka dalka!
Inshaa allah yaa rabi soomali midnimo sii😊❤❤❤❤❤
Alahu akbar ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin waad na tufsteen inaan hogaamiyayaal somalinimadu ku wayntahay leenahay,somaliya guul
Somali iyo dalkeedaba way udhamaatay, May God have mercy on them.....😢
Wariyahasha. Waa akhlaaq xun yihiin
aqoontii maleh iyo talentgii inta badan mikrofanka waa iska wataan lkn xil.manta sifiican ayey u hadleen
Barlamaanku waa queen ma diido
Way mahadsanyihiin dhamaantood❤ runtii meel adag ayey kasoo baxeen Abdi Ismaiil Samatar runtii waan ku hambalyeynayaa inuu nimankaa af-aygaranayaan kula hadlo
Waa nimanka inaga qabta waxa hadhay waa dadkii uun inay iibsadane😢
Illahow itoobiya bad sii xaasidiinta somalida xasidnimo ha waazhane
Oromo, hana habaarin badsa Allah baa nasiiyee.
Baddaadii Eritrea 🇪🇷 malain cad kaa xoogtay Tan Somalia 🇸🇴 hayhaata ay kaatahy waxaad na arki Addis Ababa oo Amhara iyo Oromo isku dilayso 🔜
Somalia ku kasto xil rabaa waa baahan yahay wana tuug in uu wx dhaco wx boobo mooyane dalka io dadka somaliyed ee bAhan qaraha io duruufaha la daala dhacaya majiro mid dantooda wada midkasta oo dulufana wx lagu doranayaa qabil s/land in la daba ordo ama lagu mucaarido mahn ba waayo dal io mustaqbal ahaan iyaga ba na dhaama intan mesha tagan io inta hysa toona somalia faaido uma.hayaan dhac mooyane😢😢
Ciir WAAYE WAAYE ""Waaaaye"
Illahayow waan kaamgan Kalney maxawaeeney Bahan
Somalia Alle aye ledahay
👍👍👍⭐️⭐️⭐️❤️❤️❤️
Hadii runta laga hadlo abiya aalagu jeesteeyay inta aduunki dhan laga soo xirxiray ayaa wadankiisi loogu tagay aa lagu qoslay dalxureeye
Ethiopia waa cadow soo jireen ah marna ma heshiin karno.
Nimankaan meesha taagan mid ku dhiira kara majiro inuu dhaho Ethiopia waa cadow soo jireen waligeedna way ahaadoontaa
Odayga mesha haysta ayan odhan karin 😅😂.
Warkaas Xasan halo sheego
Nin baahan gob ma aha.
Not one inch
Our ports and sea is not for sale
Our sea belongs to our people
Ethiopia needs to respect our borders
Somalia ha noolaato
Midi weligiiba caabsho wan kuniqoin midna imaankii ayaa rafacmay sidii kurisaga mar ugu fariistay midna sakharadbaa kahadalsiisay isma dhaantooy arin edebdara eheen inoo keena
🥺🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Xasan ha la shirqoolo
Xasan dameer sidaas English uguma hadlikaro
One man one vote waxba kuma helisid adigu saa waaye waaye
Ciirta dhakada nalogaga shubo 😂😂
Xasan reerkii uu kadhashay away ma asagoo kale miyaay noqdee iguna war ninkaa kabadbadiya dalka iyo dadka sumcadiinii ayuu ku ciyaarayee war
Axmmad siciid Samantha waxaan kuweeydiinayaa. Dalka maraykanka doolantaraam. Mabixinkaraa
Ahmed lama yidhaa ninkan.
Ragaan ilahow nodaa nohagachi
😂😂😂😂he is nin waalan😂😂😂😂😂😂😂come to your home crazy prof😂😂😂😂
STOP BEING RACIS! HE IS IN HIS OWN HOMELAND. HE IS NOT IN A SMALL CONTAINER LIKE YOU!
Been Qaangaadh ah 2025 😊
Dal-xoreeye means a new somali beginning! Hadaad laqabsan weyso habartaa aa laguu dhisaa!!
Hadaan ethiopia 🇪🇹 nahay xoog ayn idinkaqadanay bad anagoo xasan baahane adeegsanayna
@@abdinasirjibril4450 Badahiina horay baad usiiseen Daarood& isaaq...Beenta naga daaya
Umada soomaliyeed waxaan leeyahay maanta meel meel dhanta majirto waxaa ina helay gaarayacuun iyo dhiig miirato dhamaantood halagu kaco dhegtana dhiiga haloo daro kolkaa kadib soomali haisku timaado hana tashato waxna hadhisato
MAR WAA CADAWGEENA MARNA WAAN DHUNKANAYAA MARNA USUJUUDAYAA MARNA WAAN U QOSLAYAA MARNA WAAN UMAHADINAYAA DHAQAN KAN MAANTA SIYAASADA SOMALIA KAMUUQANAYA OO CAALAMKU LAYAABAN YAHAY SOOMALIYEY WAA IGA SU AALE mamidii SOMALIA jiritaankeeda qarannimadeeda soo Afjarilahayd miyaa maxaan kusheegnaa soomalidu madaawasho ayay katahay katahay naxashkii lagu qaadi lahaa maydkeeda mustaqbal
Mw.xasan waa fuley nacas ah
Xasan garguutheh waa fashilmay Wle
Turkia xata marabno Asa fitno nagu wado itopia gadal Ku wato
Madaxwayne Muse biihi libaax libaax Dhalay, wareeriso ayuu madaxa kaga xidhay Somalia.
Jamhuriyada Somaliland way tagtay.
Wuu shubmay, taariikh madow buu ka tagay: sool xaguu geeyay?
Madaxawaynihii ugu xumaa taariikhda somaliland. Xataa ciidankii dawlada, tangiyadii, gawaadhidii, beebeeyadii ayuu sharaf ku haystaa : waxuu rabaa shuqulkii xamar ee warlord ka, barina habsado qabiil ayuu galabta u galisay agabkii ciidanka.
Paralamaan dhufaanan
Kkkkk magudba yaal dhan baa meesha isugu yimid
tuugo xasan ka sii daran
Canqara maahee waa ankara. Halkaa iska sax saaxiib.
Muuse biixi kahor miyaanu Mohamed Abdulahi farmaajo itoobiya lasoo heshiin
shirif wa tuug si araranaya ,wilka suasha u wadiyay uka kululaday,kamana jawabin suasha ah Ethiopia markad macaradka tihin wa cadaw markad xilka qabatana wasaxib wa runti wilkas wana farid,sharif iyo farmajo HSM dhaman watuug,wadanka isu bad badalaya
Big old liar!!!!!!
Adeer ingriisida jeebka gasho. Soomaalida af somali ayaa deeqa. Kuwan aad la hadleyso ama itoopiya ama turkiga waa in aad toos ugu qortaa ingriisi oo toos ugu sheegtaa.waxaad rabto. Masiibada ina heysataa waa afar xaraf oo ingriisi ah oo soomaali loola imanayo.
Adigaa malaha hadalka ka bogane markii hore soomaalida buu afkooda kula hadley, ka dibna wuxuu yidhi Tuki iyo itobiya iyo inta ingiriisiga dhageysata ayaan iyagana u sheegsyaa, waa runtii waa in duul walba afka ay fahmayaan lowgu sheego arinkan, qoraalna wey ku gudbiyeen.
hooyadaa iyo hargeysaba was dowlada somaliland baanu quudhayn cajuuska xun
Dawlad aday ku tahay xanbarta adunka xalke laga aqonaday, aaway sool 😂
madaxweyne doqon ah boob iyo tuugnimo udheertahay hadana fuleynimo kudarsaday iyo dabadhilifnimo hadana kudarsadau dhul boob😊
Xaad heysataa oo lagaa boobaa?? Igaar goofkiisa joogo adigana kuu ogolaaday adigoon dadkiisa ogoleyn! Allah maxaad jaahil tahay!!!
@@omarhussien8958 Dhulka dowlada ma goofuu leeyahayaa qabyaaladaa kumadax martey
Dunida muslimka hal family ayaa utaliya, Qofkii rabo inuu somali ahaado, beautiful Mogadishu kunoolaado ama waxa loogu yeero Somalia waa inuu Abgaal osman maqlaa ama ciidda cunaa! Bal eega jaahilkaan prof isku sheegayo????
Aleylehe adigas kaa muuqataa caqli xumo iyo jaahilnimo.
pro. uwahay midka jahilka wa adi,casimad manoqon karto muqdila dhigi umada idin gubaya iyo xuulihi dadka somaliyed
hooyadaa iyo somali midaba was
Ma oromadii jiraneyd baa meesha soo gashey oo caytamaya😂😂😂😂😂 Diiftii goojacade iska soo dhaq eedo.
Madaxwayenha Hargeisa 🧐🤨